Тёмный

QABYAALADISTE DOQONA XASAN DHIIQOY IS DHAGAYSO, MUSE JUUDAN O DHULBAHANTE ISKA SO DHIGAY & CEEBTA😂 

Abdifatah Boodhari
Подписаться 185 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

23 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 208   
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n Год назад
Guul guul SSC xaq u dirirka ilaahey ha guuleeyo snm alaha jabiyo argagaxisada weerarka ah
@yaska089so7
@yaska089so7 Год назад
absolutely xasan dhiiqo waa qabyaladiste wana da,adi maydka dufoow sida dameraha lo dhaqdo ayu yaqanaye shaqadisa haku noqodo
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Год назад
Ameen yaa rabi ellahay hanaga qabto Hassan dhiiqo iyo kuwa lamidka
@fahmonadar4335
@fahmonadar4335 Год назад
Xasan shiiq guul iyo gobonimo❤️❤️
@SofiaAhmed-ij9js
@SofiaAhmed-ij9js Год назад
Waan ku salamay bodhari waxuu ku hadlayo ma oga xasan dhiiqo unuka leh...viva putland ssc harti and darood ❤❤❤
@ilhaan2863
@ilhaan2863 Год назад
Kkkkkk hada ma xasan shiiqa xaramka udiidee daaroodow waa walateen rasuulka caleyhi salatu wasalaama tireheen waa daarood hadana xaramkan leenaha dhihirabtiin alaha idin caafiyo xanuun xasan iyo xamsaa idinku dhecee
@kaltundahir3812
@kaltundahir3812 Год назад
SSC Khatumo State of Somalia GuuuL GuuuL iyo gobaniimo mansha allaah mansha SSC GuuuL GuuuL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💙💙💙🤲🤲🥰😘🎉🏇🦁🦁🦁🦁🌹🎉😘😘🤲🤲💙💚💚💚
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Год назад
xasan dhiiqo madax weyne maha ee wadadka madax weyne halo doorto inshaa allaah
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Год назад
guuleysta ciidanka xaq udirirka ssc khaatumo meel kasta iyo markadta idanka allaah
@dahirjama8359
@dahirjama8359 Год назад
ManshaAllaah 😮😅
@safihasan9987
@safihasan9987 Год назад
keep going Mr boodhary
@abdallabro11
@abdallabro11 Год назад
WXAAN CODSANAYAAA IN SALAADA LAILAALIYO KHAASATAN SALAADA SUBAX😢😢 KOL XTAA TELKA ALARM ⏰ KU XIRATO MAHADSANIDIIN ❤❤❤
@kaltundahir3812
@kaltundahir3812 Год назад
Hartii waalaal GuuuL GuuuL iyo gobaniimo mansha allaah mansha SSC GuuuL GuuuL iyo 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🏇🏇🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🌹🎉🎉😘😘🥰🥰🥰🥰💙💙💙
@ibrahimwarkajkulane2084
@ibrahimwarkajkulane2084 Год назад
Kan qabiil uu ku waashay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Год назад
ar wasiirku laadheereysana guul inshaa allaah ssc
@hibaqali3456
@hibaqali3456 Год назад
Madaxweynaha alaha soo hadiyeeyo Ina abati
@fadumojama22
@fadumojama22 Год назад
Masha Allah geesi guuleyso Boodhari habo
@Jammaad
@Jammaad Год назад
Guulaysta jamaahiirta darwiisheed allaah hadin garabgalo kujhaada waxuushta guul iyo gobanimo ❤love you my people
@haldhaa804
@haldhaa804 Год назад
Afdheertu reer laascaanood ma aha waaba afdheere❤❤❤walee boodhariyoow magacyada dadka u bixisid waa inaan buug ku qoraa..❤❤❤
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Год назад
WAA QOYS AAD U GAAJEYSAN CEEB U DHINTA UUUUUUFFFFF
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 Год назад
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Год назад
Farmaajo guul❤❤❤ yaa rabi nolow ader waxba kaama qaadayaan 🤲🤲
@a.hassanjama4571
@a.hassanjama4571 Год назад
Adeer shuruudaha tawbadda waxaa ugu horreeya inaad celisid wixii aad dhacday ama boobtay haddana arrintaas LA samayn towbaddaasi aqbal MA aha.. من شروط التوبة أن تعيد كل ما كسبته بالطرق الملتوية والخيانه..
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Год назад
Maan sha allah Abwaan Boodhari Geesi laloodin waayey laandheere ah ilaahay haku xafido adiga iyo inta kale halganka utaagan guul puntland iyo SSC Khaatumo State guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n Год назад
Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama caleyhi salaatu wa salaam
@abdiladiif1462
@abdiladiif1462 Год назад
Afkiisa iyo dhagihiisa isma maqlan xasan dhiiqo😂😂😂😂😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Год назад
xasan mooryaan qaranka soomaaliyed ilaahay haka qabto wa munaafi an soomaalida naxariis ulahayn
@user-lk4fr7cn6d
@user-lk4fr7cn6d Год назад
Viva Darwish ❤
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 Год назад
Xasan sh salaad soon duco iyo cimro midna laga aqbali maayo illaahey cibaado kama aqbalo nin xaaraan kabuuxdo oo dhacey ummad dhan hantidooda dhulkooda iyo guryahooda
@sadam1318
@sadam1318 Год назад
ilaahay ha naga qabto khaaimiinta guul harti iyo ssc 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Год назад
Xasan dhiiqo Alaha qabto Aamiin
@myasmamysumaya3382
@myasmamysumaya3382 Год назад
Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabi Ya Rahman inshallahu guul iyoGobonimo soomaali weyn and ssc💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💙🇸🇴💙🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💙🇸🇴💙🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🤲🤲🤲🤲🤲
@asmaxirsi5589
@asmaxirsi5589 Год назад
Boodhari mujahid hadal yaqaana guulayso indr ❤
@mohamedaden8748
@mohamedaden8748 Год назад
Hi Abwaan Boodhari You hit the nail on the head . Only membership holders ( family & few bonehead looters ) are allowed to take the ride . He is conducting the train by accident , and it will soon derail off the track .
@aishaluulcadysay5470
@aishaluulcadysay5470 Год назад
Q00N HADII ALE GARABKIISA BOXO HORJOOGIHIISA AYUU XUMEEYAA ALOO XANO NAGA QOBO😮😮😮😮😮
@abdullahiraabi2398
@abdullahiraabi2398 Год назад
@@aishaluulcadysay5470 ❤
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 Год назад
Guuuuul iyo gobanimo warata ciidamada jamaahiirata xaqaudirika ee SCC power ❤❤full 🐎🐎🐎🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💯💯
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Год назад
GUUUUUUUUUL SSC KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA VIVA ALAHA GUUUUUUUUULO WAAWEYN IDINSIIYO AAMIIN GUUUUUUUUUUUUUUL PUNTLAND VIVA CADAWGIINA ALAHA JABIYO AAMIIN CADAWGIINA ALAHA JABIYO AAMIIN
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Год назад
INU MUNAFAQ YAAHEY WAJIIGISA BEY KA MUQAATA QUSHASHA DHEEH
@cabdale_5967
@cabdale_5967 Год назад
WAR.KAN.MADAXWEYNE.MAEHE.ALAHA.KEENO.MADAXWEYNE.WADANI.AH.XASAN.DHIIQO.WUU.FASHILMY.WA.DOWLAD.FIMILKISA.KUKOBAN.XASAN.MUSUQ.WAXKALE.MAYAQANO
@nuuradiinaamir9925
@nuuradiinaamir9925 Год назад
MAAMULKA ARGAGAXISADA AH EE SNM. . . . . Nuurka Nederland. Senior Political Analyst.
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Год назад
War weli xabiibul malaayiin may weli haystaan 😂😂walee meel xun buu ka dugay sidas maa looga cabsanaa Farmaajo ❤❤❤aqli ma jiro
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 Год назад
Aamin, Aamin,Aamin, Ilahay waddanka hakaqabto kuwa kushaqausta qabyaaladda iyo boobka hantida umadda lagabobayo. XasanSheekh iyo kooxda madaxtoyada jooga waa lamid.maantana wuxu ku jirnaa sidii u dastuurka u furan lahaa,kadibna ugu darsanlahaa(muddo korarsi)taaso uu kuladagaa lamay Farmaajo.
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Год назад
Xassanowa lacgat somali oo dhan ka dhaxesay aniga hadabo qebtaad kum cafini
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 Год назад
Viva our Daraawishland Guuul iyo gabanimo Ameen InshaAllah Ameen ya Rabi🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪🥰🥰🥰🥰🥰🐎🐎🐎🦁🦁🦁🎊🎉🎊🎉🎊🍀
@abshirmohamed1038
@abshirmohamed1038 Год назад
war waxatago duug iyo dadxun sanadahan dabe majiro qof mako iyo madiino dagay oo muslim ah
@Somfox1
@Somfox1 Год назад
Xasan sheekh Xasan waa Beenaale waliba Doqoniimo u dhashay!!!!
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 Год назад
waa tuug xasan waa beenale 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤
@barwaaqomahad6335
@barwaaqomahad6335 Год назад
War daaroodka mooye dadka kale wax mayaqaanin miyaa qabyalada idinka baa leydinka bartey
@sharmaakejama3463
@sharmaakejama3463 Год назад
Xassan duufle gurgurte wa Nacas qabyaladiiste aan dowladnimo waxba ka garanayn
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Год назад
Mansha Allah abdifataax boodhari eegaay
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Год назад
MORYAANKAN LAHJADI SSC MABA LAAHA WAA SHARANSHURTI
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Год назад
Sax sax
@shireabshir2535
@shireabshir2535 Год назад
Masaajidka ilaahay waxaa qof xoolo xaalaal wata! Xaramku xaaraan waa ka mamnuuc.
@wr34419
@wr34419 Год назад
Boodhari you are legend keep going brother viva ssc people inshallah
@sharmaakejama3463
@sharmaakejama3463 Год назад
Kan argagixisada SNM ee idoor dhulbahante ahay hooyada was wacal wacal dhalsy oo garac sidada oo kle ina muuse juudan aabaha aya ku sodiraya bacaaac iyo been ayey Naf ka dhigteen idoorkii
@mohamedahmed4602
@mohamedahmed4602 Год назад
Rajo maleh somaliya inta xasan dhiiqo Katalinayo u xisaabi maalmaha Qaloocan qaraar iyo macaan mid keey tahay Waqtigiisu wuu dhamaan Waanu u xisaabineynaa Maalmaha
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Год назад
Abwan dhiiqeso Hassan dhiiqo abawan kusoco wan kulasocdaye
@maxamedijo8999
@maxamedijo8999 Год назад
DarWish guul guul ssc
@sawdaibrahim4503
@sawdaibrahim4503 Год назад
Masha allah guulayso wariye bodhari ❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamzeahmed2394
@hamzeahmed2394 Год назад
Afdheertu waakuwo lacaydh saday fule xamar ucararay waxbahawaydiin wasiir mahadsanid❤❤❤
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 Год назад
legend Bodhariga Caashaqa nolow bro 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Ruun-finder
@Ruun-finder Год назад
Eegeey nin culus ❤❤❤
@xanfaresh2024
@xanfaresh2024 Год назад
Guleeysta jamahiirta khatumo state of Somalia 🇸🇴
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Год назад
Salalaahu calayhi wasalam
@shamsonuur9781
@shamsonuur9781 Год назад
WAXAAD WEYSAY LACAGTII FARMAYO KU SIINJIRAY Musiibo Meelsha Soo Fadhido Waad Wabaa Wvaa Reer Ooyaaye
@hooyofiican9796
@hooyofiican9796 Год назад
boodhariga caashaqa allow adookale noobadi ❤❤
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 Год назад
Absolutely this is true good point bro boodhari
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 Год назад
MASHA ALLAH WA RUNTA BOODHARI ❤❤❤❤❤❤
@jamac7119
@jamac7119 Год назад
Cidaan darood la,arti,ahayini magaala ilaa inacabdila xasan cidaan darood laargti,ahini wagaalo sudaa waxa qaba argtida daroodismka ah
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Yuu madaxweyne u yahay Xassan sidii la ogaa ayuu Ku yimid kursiga
@hayadosman7321
@hayadosman7321 Год назад
Bodhari geesi geesi dhalay keepgoing
@bahja7805
@bahja7805 Год назад
EEGAY BOODHARI NIN KARMEED BAAD AHEED LAAKIIN INKAAR BAA KUGU DHACDAY. WAR QOFAAN KUU JAWAABEEN OO RABBI KUGU DAAYAY WAA KU DHIB QABTAA INAADEER IS QABO INTAAD NOO SHAHAY OO XASSAN SAYIAADKIISA HA QAADAN.
@Khadijo60
@Khadijo60 Год назад
kii umada laayo iyo kii umada waxooda xado waa xajinaa allahu akbar
@saafifood6518
@saafifood6518 Год назад
Lascanod maxaa kaaga qorsheysan, maxa logu jawabey, xabad😂😂😂😂😂 Qac maka yeertey wiilkow
@drmariacarabiyo6251
@drmariacarabiyo6251 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍💞💞💞my legend bro 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 you're so funny 😂😂😂😂😂😂😂 af dheer kulahaaa hhhhh
@hibokhalif8781
@hibokhalif8781 Год назад
Guul SSC iyo gobanimo
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 Год назад
Xasan dhiiqo Ilaahey haka qabto wadanka yaarabi
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 Год назад
Allah noka xafido Ameen Ameen InshaAllah ya Rabi Ugaas kaa My Dear indr qaali 🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 Год назад
War heedhe boodhari Daarooda gobanimo u daah ❤❤❤❤❤
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sawdayusuf4150
@sawdayusuf4150 Год назад
❤❤
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 Год назад
My brother u are the best Mashallhe 👏👏❤️
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 Год назад
Afku KUMA go'o SSC GUUL IYO GOBANIMO WAARTA INSHAA ALLAH
@hawoahmed8759
@hawoahmed8759 Год назад
Viva darwiish❤❤❤❤❤
@Khadijo60
@Khadijo60 Год назад
ku soco abwaanka
@shamlandhaqane9836
@shamlandhaqane9836 Год назад
صلى الله عليه وسلم
@abdirujaaladow8415
@abdirujaaladow8415 Год назад
Ku soco bareeg ha u qaban cidna
@fartunismail5546
@fartunismail5546 Год назад
masha allah, Allaah ha noo kaa daayo 🥰
@fikramalldheere2519
@fikramalldheere2519 Год назад
Hogaamiyaha D5 Ugaas Abdifatah 😊😊🟦🟦🐴🐴⬜️⬜️🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿❤️❤️❤️
@sadiyoguleed5512
@sadiyoguleed5512 Год назад
Allaha naga qabto xasan dhiiqo iyo muuse juudaan
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Год назад
Xasan sheekh ma aha qof u qalma hogaamiye umad wuxuu ka turjumayaa burburka ku dhacay bulshada soomaaliyeed
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Год назад
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@user-fd2ol9dh7n
@user-fd2ol9dh7n Год назад
Hassan dikoooowwww
@bahja7805
@bahja7805 Год назад
DOQON IYO QABYAALADIISTE WALLEE ADAA AH OO INKAAR QABA.FAN BAA KUU AHAAN JIRAY LAAKIINSE AFKAAGA XAARAANTA KA BAXEEYSA LAMA DHAGEEYSAN KARO WAR RABBI KA BAQ AAKHIRANA WEEY KUU DANBEEYSAA.
@user-ku2ng6yt6n
@user-ku2ng6yt6n Год назад
Xasna 😂😂😂😂😂 2:41
@caraweelo2673
@caraweelo2673 Год назад
Hassan bahanee iyo reerkiisa waa dad gaajo aah oo diciif aah lakiin liq liq liq liqi maysiid aa kaa dambeeyaa
@fahiye
@fahiye Год назад
Kkk ar boodhariyow Ina adeer waa madax Wayne soomaaliyeede jafida kayaree
@fahiye
@fahiye Год назад
Dagaal waa soconayaa inta oromada iyo Soo galootiga dhulka laga saarayo
@f.fiicam
@f.fiicam Год назад
Alaha ku xafido cbdifatax boodhari ,cod karnimada iyo xaqiida aad soo bandhigto hadjeer.mash.Alaha.😅
@abobasement346
@abobasement346 Год назад
Masajidkah ilahay waxaa tagah ibnah xalal ah waxaan kah xumahay in xasan dhiqoh iyo villa family nogah shekeyoh dowladnimoh kkkkkk😂😂 xasan munafaq
@leylasadiq-ml2iw
@leylasadiq-ml2iw Год назад
Labada munafaq ee ah Adna iyo xasan diiqo isku Dara masixa dajal haiska dalane
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Xasan dhiiqo iyo reerkiisu waa ma xishoodayaal
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Ilaahow xasan dhiiqo umadda ka qabo
@shadiyaabdirashid2350
@shadiyaabdirashid2350 Год назад
Waa LA ogaa inu qabyaladeyste weyn yahey ma ninki laha maxamadow so bax hadii 91 kowdi lolabana
@maryammohammed1605
@maryammohammed1605 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤
@maryammohammed1605
@maryammohammed1605 Год назад
BOODHARIYOW KUSOCO ❤❤❤❤❤❤❤❤ RUTA USHEEK MADAXKUTIDA
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 Год назад
Laa aaqbalu munafiqaqinta😂Dalminta Allah naga qabto Ameen 🤲🤲🤲Xassan dhiqo fadhiso😂😂😂😂😂😂😂😂
@ridwanbirre8310
@ridwanbirre8310 Год назад
waa marexan dodisho wasiirka amniha iskastoo buul yaho balayo ku shaqesaneyso hadana xoga kuwo badan waka roon yahay ba la isdhihi karaa
@habiibaabdulle2875
@habiibaabdulle2875 Год назад
gull gobanimo caadowgaga haajaabo abwaane boodhaari
Далее
Meet the Press NOW - July 29
49:59
Просмотров 980 тыс.
ARIMAHEENA iyo BOOTADIISA MADAXA WAXA KUGU DHEGAN SHEEG
21:24
Hallie Jackson NOW - July 30 | NBC News NOW
1:42:55
Просмотров 443 тыс.
Каха заблудился в горах
0:57
Просмотров 9 млн
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Просмотров 7 млн
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Просмотров 7 млн