Тёмный

Qabyo 2 Part 1 

AbDiLaHi IbRaHiM
Подписаться 23 тыс.
Просмотров 1,6 млн
50% 1

Somali Film Qabyo 2

Развлечения

Опубликовано:

 

28 мар 2011

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 768   
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 5 лет назад
ilaaahay ha unaxariisto Maanta oo 18/6/2019 ah ayuu Geeriyooday abwaan maxamuud Cabdulaaahi singub😢😢😢 intee duco ah ayuu inaga mudan yahay.
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 5 лет назад
muudey xamaraaawi Ilaahayow marti la jecelyahay kadhig😭😭
@ubahchanal2435
@ubahchanal2435 5 лет назад
Maba aqaane ninka aad shevyso midka hadloyo miyaaa
@naimaibrahim9389
@naimaibrahim9389 4 года назад
Alla ha u naxariisto😪
@kowtharfuad9131
@kowtharfuad9131 4 года назад
Allah hanuxaristo
@cabdulaahimaxamed7999
@cabdulaahimaxamed7999 4 года назад
Allh unaxariisto janatul fardowsa allh geeyo
@CookingItAllWithYasmin
@CookingItAllWithYasmin 4 года назад
So nostalgic ! Wow I watched this as a kid with my family . And still here 2020🙏
@nhassan4874
@nhassan4874 4 года назад
Misz Yasmin even me too I'm still here with very interesting for this drama ....
@akkimohammed5112
@akkimohammed5112 4 года назад
Stfu u pirate
@angeljoachim4393
@angeljoachim4393 4 года назад
Im dating Sangubs daughter, we plan to get married...God bless his soul
@abdisamadadam288
@abdisamadadam288 3 года назад
I watched 2008. The actor deid 2019.oh sorry. It was fan in my childhood
@europekhayre6906
@europekhayre6906 3 года назад
Warun 👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@iimanaden157
@iimanaden157 5 лет назад
Yaa daawanaaya kadib geeridii abwaan sungub aan uwada ducayno walaallayaal Allow kuu naxariiso 😣😥😢😢
@farxiyocalifarxiyocali6675
@farxiyocalifarxiyocali6675 5 лет назад
Iiman Aden aniga abaayo oo jooga Kenya gar ahaan mombaasa raha
@rahmonuur9824
@rahmonuur9824 5 лет назад
aniga oo joogo America aamiin ilaahey ha u naxariisto
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Год назад
Amiin
@nhassan4874
@nhassan4874 4 года назад
I watched this when I was a kid with my uncles and aunties. At hargeisa but I'm watching to day after I graduated my university at burco .. love you all thank you for such amazing drama
@xyzabc6626
@xyzabc6626 5 лет назад
who is watching after he died. May Allah have mercy on him. he is a true legend.
@kg6987
@kg6987 3 года назад
Nakruma deserved an Oscar for this😭😭AUN queen, she was a legend, childhood memories❤️
@CabdixakimKa
@CabdixakimKa 5 лет назад
Abwaan Singub inta u ducaynayso Like ha ila dhaafina Allow u naxariso maantu dhintey
@safaalibare7445
@safaalibare7445 4 года назад
inta iga danbeyso danbigin Allah haa dhafo abwaan sangub iyo intii dhamatay ee muslima aha Allah u naxristo tarikhidii intaa dawan doonto cimri dheer iyo caafimaad 2020😍😚
@mimiag6425
@mimiag6425 Год назад
It's almost 2023 I'm not even from Somalia but.. 13:20 😭😂😂🤣🤣
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 3 года назад
maanta oo ah 21/02/2021 ayay nakruuma Geeriyootay ilaahay ha unaxariisto janadiisana haka waraaabiyo qabrigana ha uwaasiciyo 😥😥😭
@faymelanin5063
@faymelanin5063 Год назад
Man this was my childhood 😭 Iam crying watching this. Its nov. 2022 😭😭😭😭😭😭
@nimohassan9084
@nimohassan9084 6 лет назад
I used to watch this as a kid when I lived in Ethiopia. Brings back so many memories.
@sadiqdigaledigale8914
@sadiqdigaledigale8914 5 лет назад
Wlhi ..when you watched this video ..did you a kid...that is a a amazing ...The first I Watched this video I was 67.year.hhh.it's 2001.
@abdinajibsheikhabdi1278
@abdinajibsheikhabdi1278 5 лет назад
Amal ahmed at that tym if u r 67 years what about now. I think almost ur 80 something
@abdirisaqmawlid4707
@abdirisaqmawlid4707 Год назад
Haa
@ALHIDAAYA93
@ALHIDAAYA93 Год назад
nazerat ku daawaday wlh long time 2008
@yasinabdi8157
@yasinabdi8157 5 лет назад
Wlh filimkan wax wayiin bu ka qabtay qurbo jogta allah kor u qaado magacoga inta gacanka gaysatay ugu horeeyo abwaan sangub.manta ragbadan ama gabdho badan waxay raacilahayeen ajaneebi lakin illahay bu wafajiyay abwaan sangub inta jecel somali nimada 😚😚😚😚😍😍😍😍💪💪💪💪💪💪💪
@mohamoudhassan7167
@mohamoudhassan7167 5 лет назад
yasin abdi ha allaha u naxaristo abwanka
@daaudbaba9949
@daaudbaba9949 5 лет назад
Mohamoud Hassan amiin allaha unaxaristo abwanka wano hagar baxay hadan dhahay shacabka somaliyed
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 года назад
Galada qofna ma qasabto qofkasta waa suu iska dhigo somali anoo yar ba legaso waday galana ma racno
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 года назад
Aad iyo Aad
@raqad4642
@raqad4642 4 года назад
yasin abdi waxay gaalada maxkamada beenta ugu fureen abwaan sangub oo wadanka uga cararay inuusan umadan somaliyeed ee habowsan uusan wacyi galin
@yasinereg8148
@yasinereg8148 4 года назад
Who else's watching this while in Coronavirus lock down?. I watched this 17 years ago for the first time. It sure brings some good memories.
@jasmineali5699
@jasmineali5699 4 года назад
What's the name of the Somali song
@yasinereg8148
@yasinereg8148 4 года назад
@@jasmineali5699 I have no idea. I'm not a great fan of songs (music). I barely listen to any music, hitting mute or skip the songs part of everything. Sorry.
@somalilandburco4
@somalilandburco4 5 лет назад
Ina lilaah wa ina ilayhi rajicuun. Illahay haa uu naxaristo abwaan, halgama, filosofer Saanguub. Dhamaan umaada afka Somaliga ku hadasha ee 5 ta ah bu ka baxay ee......Amiin Amiin
@rainfall1653
@rainfall1653 4 года назад
Most epic line ever !!!! He’s my blood ! Whatever 🖐🏾
@youssouf200020
@youssouf200020 10 лет назад
nkruma you are a true legende... big kisses from borama
@halimaahmed6765
@halimaahmed6765 Год назад
Watched this when i was in class one and now witching as a University graduate,memories are sweet
@shucaybcawil7380
@shucaybcawil7380 11 месяцев назад
Same❤
@mohammedabdisalam8355
@mohammedabdisalam8355 5 лет назад
hadaad marka geerida sangub maqashay aad halkan soo gashay si aad dib u milicsato riwaayadii qabyo liketa ha ila dhaafin please
@peaceandstability9962
@peaceandstability9962 5 лет назад
ILLAHY NAXARIS WASACA HA SIIYO ADERKAY MOHAMUD 🤲😓
@faizamohammed5854
@faizamohammed5854 5 лет назад
Ilaahay unaxaristo aamiin yaa rab
@ridwanfarah3262
@ridwanfarah3262 5 лет назад
Ilaahay Ha u naxariisto abwaan sangub.
@aadanmaxamed86
@aadanmaxamed86 4 года назад
Sax
@fatxachanal8139
@fatxachanal8139 4 года назад
Alle hoow naxariisto abwaan sangub
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 года назад
Still watching because i have an exam in College.😂Stress dartiis madaxa i qarxin halkan isku nafisin kkkkk
@AhmedMAbdi-bw2vq
@AhmedMAbdi-bw2vq 5 лет назад
Abwaan Sangub alle ha u naxariisto. Amin. 👍
@libanalijamamohamed266
@libanalijamamohamed266 2 года назад
2004 daawadey hadana 2022 soo xasuustey 👍 👌 🙆‍♂️ 🆗️ 🆒️
@faizam523
@faizam523 Год назад
Allaya raxma raximiin to both Nakruuma and Sangub.🤲❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 7 месяцев назад
Watching this because i have an exam in university🙂 Stress dartiis buu madaxu i xanuunin halkan ban isku nafisin..
@mohamedwajib6923
@mohamedwajib6923 2 года назад
Nostalgic......Old good days.... Remember watching with my siblings during my primary level......wow
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 Год назад
DALKII WAA DUMEEYEY GURIGEYNI SHINGAANI IYO SAFARADA USA WAXAA BURBURIYEY JANARAAL CAYDIID IYO MAXAMED NUYR GALAAL OO ABTI U YIHIIN MAJEERTEEN ANIGUNA ABTI BAAN U AHAY MA JEERTEEN OO DHAN DOO BOIQDA SHINGAANI AMM.SALIM SHINGAANI
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 5 лет назад
Ilahay ku naxaristo M A singub Abwan wayn ayuu aha oo Wadani ah Ilahay qabriga kuwasici !😭😭ila malinka yara Ay So baxday Qabyo Kama dalo qiyas maleh intan Dawaday! Mustafe kiko Iyo Fanininta kale Ilahay hacifdiyo Inta nool.
@sudaysiomar4210
@sudaysiomar4210 6 лет назад
2018 yaa fiir sanaaya Gacanta Taag
@hassanmusara7882
@hassanmusara7882 6 лет назад
cabdinuur cumar anaa daawaday oo Ku salaamay adeer macaane
@beigelover95
@beigelover95 6 лет назад
cabdinuur cumar 👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽
@nadiayaqup4157
@nadiayaqup4157 6 лет назад
, yes me i am watching feb, 20 2018, this part is my favorate one
@idilyussuf8032
@idilyussuf8032 6 лет назад
aniga
@hamdihayaad3588
@hamdihayaad3588 6 лет назад
Abdinor Šweger anaa hadda daawanay ☝️☝️☝️
@hodenabdirahman7204
@hodenabdirahman7204 5 лет назад
Illahay ha u naxariisto abwaanka May Allah grant him to Jannah amiin
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 лет назад
2019 yaa fiirsanaayo gacanta taak like na ku qabo
@fadumonalka8857
@fadumonalka8857 5 лет назад
😂😂😂ani macaanoow
@ardouzumusafa3179
@ardouzumusafa3179 5 лет назад
🙋
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 лет назад
Amiin fashion VIP boy me kama daalo
@mohamedsayid7362
@mohamedsayid7362 5 лет назад
Haaheey
@BERDILAACSHE
@BERDILAACSHE 5 лет назад
Amiin fashion VIP boy ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@NejiDAli
@NejiDAli 3 года назад
My childhood!!!! Oh good times. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@frankabdurahman1029
@frankabdurahman1029 5 лет назад
I watched 2008 In Djabouti up to Now 2019 Thanks For Allah
@somaliapo5393
@somaliapo5393 4 месяца назад
These people are treasures, way ahead of their times, faduma cali nakruuma isn't typical Somali women, she was highly prideful boasted and egotistical and so beautifully Majestic. You can't help it but to enjoy her performance every minute, she was catchy hadaad mar aragto qalbadaada ka bixi mayso. Allow ku jannee❤. This is so nostalgic and colorful
@deeqwaaberi9928
@deeqwaaberi9928 5 лет назад
Who is watching 2019???
@dekofarah3627
@dekofarah3627 5 лет назад
Me
@nafisanuura1553
@nafisanuura1553 4 года назад
Deeq Waaberi 🤘🏽
@peaceandstability9962
@peaceandstability9962 5 лет назад
NAXARIS WASACA ALLAH HA SIIYO ADERKAY MOHAMUD SINGUB 🤲😓 AMIN FADALAN AMIINTA I RAACIYA
@ridwanfarah3262
@ridwanfarah3262 5 лет назад
I'm watching now 03/ 06/ 2019 Uk it's ramadan after suhur. This concert is so funny.
@abdisharif1565
@abdisharif1565 4 года назад
Riwaayadan anigu yar ban London ku dhawaaday kadibba anigu ninweyn ayee sheegdan igu dhacday, markaan naag ka keenay somalia, bal mahaan adeer sungub igu toosala khaadan wayey😭😭 Allahu ha unaxariisto. Intaa 2020 ila mid ah like saar
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Год назад
Walaalkey makaa dhabbaa 😭😭
@MaidaHassan-gw2he
@MaidaHassan-gw2he Месяц назад
2024 baan dawanya anoo 8 jir meelaha ah universal ka dawadey hdan 18 jiraa 😭😭😭🤌😊
@rahmahassanali8686
@rahmahassanali8686 4 года назад
Allah unaxaristo 2020 ya dawan hayu somali wayn nolada ❣❣❣❣❣❣❣❣ allah iga kin dhaliyay aya mahad leh
@araleisak4048
@araleisak4048 3 года назад
Rahma masha Allah thanks dear
@randomchannel7359
@randomchannel7359 4 года назад
Lmao I use to live across the street from this house in Owatonna Minnesota. I was way too young when this took place somewhere in 2001 or 2002.. RIP legend one and only Sangub
@nhassan4874
@nhassan4874 4 года назад
Grow With Me amazing huno
@qabridahareboy842
@qabridahareboy842 5 лет назад
Allaha unaxaristo Abwaan Sangub manta oy tariqdu tahay 18th Jun, 2019 ayu geriyoday😭😭😭😭
@Sayidka_Exchange
@Sayidka_Exchange 5 лет назад
ABWAAN SiNGUB ALLAHA U NAXARIISTO, IMISAA HALKAAN TIMID GEERIDA ABWAANKA DAWADII.
@hodonhodoneey4628
@hodonhodoneey4628 5 лет назад
Ax ax ax alla haw naxriisto awowe sangub geeri xuun aya umaada Somaliyad kudhacdy ax ax 😭😭😭😭😭😭😭
@hodanabdinasir1745
@hodanabdinasir1745 5 лет назад
Aniga kamid ah walalo alah haunaxaristo
@abdiladiifosman3143
@abdiladiifosman3143 5 лет назад
Aamiin Alla ya arxamu
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 5 лет назад
Ismael ali 😭😭😭
@HirabDigfer-iu3rs
@HirabDigfer-iu3rs 10 месяцев назад
Old is gold
@hakeemadam6771
@hakeemadam6771 5 лет назад
Markaan arkay filimkan Qabyo2 durba waxaa igusoo dhacday geeridii dhawayd ee abwaan SINGUB naxariistii jano Allaha ka kawaraabiye
@hiboyousuf4614
@hiboyousuf4614 10 месяцев назад
Ilahy ha unaxariisto intii tagtay 2023❤😢😢
@adelali4210
@adelali4210 5 лет назад
Abwaan Sangub Alle haw naxariisto 26/06/2019
@abdirahmanahmed1939
@abdirahmanahmed1939 4 года назад
Allah ha u naxariisto abwaankeenii waynaa Allaa wayne ,ruwaayadani waxay ka hadlaysa dhaqankenii subana sidi uu qurbaha xun ugu baabay war hablo iyo ragoow ilashada dhaqankiina
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 3 года назад
Riwayadan 2005 ayan dawadey wana jeclahay runti Illahay xau wada naxaristo abwan sangub iyo mama nakruma qabrika wasac iyo nuur Illahay xauka digo 😭😭😭😭😭
@cilowali4662
@cilowali4662 Год назад
Been badaniidaa 2005 aah 2010 wye😅😅😅😊
@zamsammuusemuuse51
@zamsammuusemuuse51 Год назад
Aniguba 2005 baan dawaye waa ruunti
@munaamaanka7389
@munaamaanka7389 3 года назад
Alaha Una xariisto mama nakruuma iyo ader sangub
@mohamedmuparick8573
@mohamedmuparick8573 5 лет назад
Kulahaa ana noo keen cajaladii maxamed saleban ee aad naga qaadatay kkkkkkkkkk wlhi fani 2019 .7 26
@imraanarababdi4609
@imraanarababdi4609 5 лет назад
Ala ilahayoow unaxariiso dhamaan musliminta anagana noga daba naxariiso
@omarnour3709
@omarnour3709 2 года назад
Watched it 2009 And still a legendary....... 2022✌️
@Last_King2023
@Last_King2023 4 года назад
*_7:55_**_ i cannot stop laughing and may Allah have mercy on your soul 😥_*
@bintuugaas8718
@bintuugaas8718 6 лет назад
2018 wixii jooga like iisaara
@darwiishsool2396
@darwiishsool2396 6 лет назад
😀😀
@adansantur4677
@adansantur4677 4 года назад
Don’t forget sharmuuteeysi , prostitution, useless.
@fathimo3363
@fathimo3363 5 лет назад
Meshan waxan usogalay inaa xasusto ader sangub intaa ila tagtay ama uusan qalbigisaa kagoikarin like isaraa
@danguudtv6552
@danguudtv6552 5 лет назад
Allow kuu naxariiso Abwaan Singub, bal daawo riwaayadaas uu sameeyay, oo ka hadlaysa xaqiiqooyinka Qurbaha nagu heesata, bal qof kasta oo daawada dib ha u daawado riwaayadaas.
@yahyefaroole560
@yahyefaroole560 2 года назад
22-02-2022 maalin aan soo laaban doonin waligeed ayaan heestan ku dhagaysanayaa magaalada berbera 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@newworld7193
@newworld7193 4 года назад
2020 inta wali ila dawaneyso like iyo comment ka bixiya 😂
@fathimo3363
@fathimo3363 5 лет назад
Ilahay hawo naxaristo Amin yarabi manta ayaa laasay 6/22/2019
@araleisak4048
@araleisak4048 4 года назад
Aamiin yaa Rabi qabriga kuu nuuri oo kuu waasici oo guri jano kaaga dhig
@mahamudabdullahi763
@mahamudabdullahi763 2 года назад
Wallahi this unlocked memories omg 😂😂
@s.f.4553
@s.f.4553 4 года назад
Allahu Naxreesto the legendary Sangub 🤲🏾
@xirsiqoor7290
@xirsiqoor7290 5 лет назад
Alla haw naxariisto Abwaan Singub
@aliyare6764
@aliyare6764 4 года назад
2020 yaa dawanaya abwan sangub alle naxariisti jano ha siiyo
@caaishokiin6068
@caaishokiin6068 5 лет назад
Hada kahur waxa da waney 2009 hadane waxa silama dawanaya 2018 inta ila dawaneyso 2018 like isar
@ahmedabdalla3145
@ahmedabdalla3145 3 года назад
Inanilahi waina ileyhi rajacuun Allah hau naxariisto janatul fardawsana haka waraabiyo wa geeri naxdin badan Mamo fadumo 😢😢
@cabdifataax7042
@cabdifataax7042 11 лет назад
Fadumo is the best actor I've ever seen I love her xxx
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 11 месяцев назад
Clfataaxoow manooshahay sxp😮😂😂
@kamaalabdi5987
@kamaalabdi5987 5 лет назад
2005 baa soo xasuustay iyo asxaab aan aduunka ku kala baahnay iyo qaar meeshii loo badnaa aaday . Maalmo iyo waqti aan soo noqon doonin .
@muscabaxmed2100
@muscabaxmed2100 6 лет назад
wlh xasuus riwaayadn anoo ceeldheer fasax la igu geeyay 2006 ayaan ku daawady cajaldihi hore. 13 baan ahaa .Alla muxuu waqtiga ordaayaa. Nostalgia.
@abdiazizroble3946
@abdiazizroble3946 6 лет назад
cinemo cabdi bii maa kafiirsatay
@isoraac3244
@isoraac3244 6 лет назад
Mo3ap Ahmed xaafadee ceeldheer ka jooktay
@abdulkadirabdi3821
@abdulkadirabdi3821 5 лет назад
Free women kulahaa kkkk
@abdulkadirabdi3821
@abdulkadirabdi3821 5 лет назад
Kkk
@najiibalamalam7216
@najiibalamalam7216 4 года назад
Alle maxaan xasuustaa abahay baa noo soo gadi jiray canjaladaha qabyo anaguu caruur ah waan xasuustaa ma ilaawo ax ax allow aabahay cimrigiisa daa
@tahrancadey5075
@tahrancadey5075 7 лет назад
bacwenaha la shegabo mom nagruumo aa kentay👏
@najmaahmed6112
@najmaahmed6112 3 года назад
Allaha u naxaristo mamo fadumo nakruumo😭😭💔👍
@qoranedaadax1438
@qoranedaadax1438 5 лет назад
waryaa ila jooga 3,5,2019 Habeen axad soo galayso isniintana waa ramadan insh Allah🇸🇴❤☝️
@khadijah9527
@khadijah9527 5 лет назад
Alle ha unaxariiiisto sangub anigoo yar baaan kaaaseedka ka daawan jiray
@manderayouthcommunity5781
@manderayouthcommunity5781 5 лет назад
Amin wllo may janna be his final abode.
@ayannadiamond8306
@ayannadiamond8306 2 года назад
YaranteydA AYAN AAD UXISEYN JIRAY QABYO2 XASUUs qali ah 2008
@xh1857
@xh1857 4 года назад
I am arab and i don’t understand anything but I love it
@odeefannoopost4454
@odeefannoopost4454 5 лет назад
2019 hoosteyda yaad registration kutihiin
@suleikhamohamed8811
@suleikhamohamed8811 4 года назад
Alle ha u naxariisto abwaan sangub manta ooh 18.6.2020 oo geridiisii sanad ka soo qaregaya ayan dawanayaa ...alle naxariistii jano ha ugu deeqo
@youngfadxi6652
@youngfadxi6652 10 лет назад
i love it qabyo 2 part 1 songs
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Год назад
U gurmo Allaha kuu gurmadee abaarta geeska Africa 🌍 Dr Abukar abdi warsame gaaray
@ubahkeyse5350
@ubahkeyse5350 4 года назад
Omg ! I cant imagine inan dawanyo riwaydan 2020 2000s ayan hoyooyinkay ladawan jiary man fahansanyn baryahan lkn imika sifcn u fahmay 👏🏾
@araleisak4048
@araleisak4048 3 года назад
Maxaad ka fahantay bal an anigana adiga kaa fahmee
@beigelover95
@beigelover95 6 лет назад
watching this because i have an exam. stresska baa iska kala yareynaa
@sudaysiomar4210
@sudaysiomar4210 6 лет назад
Iqra Qaali hhhh 👍👍❤️❤️
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 лет назад
Iqra axmed did you pass your Exam
@dolphinenergylimited8727
@dolphinenergylimited8727 5 лет назад
Iqra plz prepare exam and stop watching
@caajismoon2133
@caajismoon2133 5 лет назад
@Iqra Qaali Hhhh. Hope you have done well
@qalbilula8872
@qalbilula8872 5 лет назад
Ani xite exam leyahy meshan isku mashqulinoya
@ahmednurgele4356
@ahmednurgele4356 5 лет назад
Majeerteen meeel walba fidno ayay la joogaaan Abwaan Sangub ayagaaa Dacweeeyay oo yiri ninkaan Dhaqankiina ayuuuu Halis ku yahay oo wuxuu rabaaa in dhaqankii Somalia 🇸🇴 eee gumaysiga halkaan noogu keeeno😭 sharcigiii waa laga ceshtay waana lasooo tarxiilay abwaanka
@abdirahmansoomali9947
@abdirahmansoomali9947 5 лет назад
mudane ilma cune ma hubtaa brother 😥😥 majeerteen allaha cadaabo gabigood 😪
@mxmed5179
@mxmed5179 4 года назад
@@abdirahmansoomali9947 sxb hana habaarin waa beentiis xamaasad ayuu u ahaa mj..waxba kama jiraaan warkaas... hhh Waligay ma arkiin qof qabiil habarayaa adiga ayaan ku arkay.. habarka nagadaa
@mxmed5179
@mxmed5179 4 года назад
Mudane uqdad ayaa kugu jirtaa sxb wlhi waxaaas waa laga tagay..
@leilamohmod6600
@leilamohmod6600 5 лет назад
my fav ruwaayad 😍 😍 8/2/2019 snad guuradi frmjo nbad iyo nolol🤘
@kidaparani9644
@kidaparani9644 3 года назад
I was kid when I watch in 2005 Somali Now I’m in Dubai I’m miss that’s days Lool still hear 2021 / April 15
@hibaqxxx
@hibaqxxx 2 года назад
Same! I used to watch this when I was 10 years old and this was my favourite Somali film.
@arafaatabdirahmaan6165
@arafaatabdirahmaan6165 3 года назад
"Hooy ruuxad leedahay haduu hii uun ku leeyahay oonu hadalka kaa gurin ka hadh sow ma fiicnayn" ilahay ha u naxariisto abwaan sangub 2011 ayaan dawaday qabyo
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 года назад
Riwaayadan markii iigu horaysay waxaan ku daawaday magaalada Muqdisho sanadii 2001, degmada Huriwaa. Ree Huriwaa farta taaga.
@faizamohamed1565
@faizamohamed1565 11 лет назад
waaaw amazing i love it
@hodangelle9856
@hodangelle9856 11 лет назад
love it
@Lifestyle10017
@Lifestyle10017 5 лет назад
2019 yaa dawanaya 😂😃
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 года назад
Qabyo kadib Kaaf iyo Kala Dheeri ayaa Soomaali ugu fiican 🥇🥇
@Ak-rd3pb
@Ak-rd3pb 5 лет назад
Alle Naxariistii Jano hala waraabiyo Abwaan Sangub
@nasramohamoud4186
@nasramohamoud4186 Год назад
Mama Nakruuma iyo Abwaan Sangub ilaahay haw naxariisto Mama Nakruuma meel bay iiga taal waligayna live Uma arag Ilaahay marti la jecelyahay haka dhigo🥲
@fahadyare6854
@fahadyare6854 5 лет назад
2 ❤️ 😍 9 Old is gold abwaan sangub 💯✔️✌️
@Hoyohoyoelfje
@Hoyohoyoelfje 11 лет назад
i love it roob ba dayoo
@najiibalamalam7216
@najiibalamalam7216 4 года назад
Aabahay baa anagoo yar yar na daawasiin jiray anagoo caruur ah allow waalidkeena hanaga qaadin ax ax wakhtigu waa ordayaa sangubow alle kuu naxariiso adeero aduunka waa labadiisa galin
@sahraayaan1015
@sahraayaan1015 3 года назад
2021 Intii fiirsaneso aan u wada ducenno Nakruuma allah unaxaristo janadi firdowsa Allah kawarabiyo 🤲❤🥰
@TheRumi1234
@TheRumi1234 12 лет назад
this woman is my idol
@Shireliban
@Shireliban 4 года назад
Ilahay haku naxariisto Abwaan sangub😢
@user-xj7ns6ol7k
@user-xj7ns6ol7k 5 месяцев назад
My childhood memories back bardhere, around more than 15 years ago
@deeqoaxmad4287
@deeqoaxmad4287 5 лет назад
2019 yaila dawaa 😍
@mohamedabdiahmmed
@mohamedabdiahmmed Год назад
bahdan jilayaasha ah ee halkan kuwada jira yaa imika kasii nool intooda badani way dhinteen alle haa u naxariistee
@najaxc.rizaaq5819
@najaxc.rizaaq5819 3 года назад
Alh ilhy hawa naxarisato abwan Sangub inth dawanysah 2021/ 6/ 18 like dhacku ziiyah
@sumiyahani9436
@sumiyahani9436 5 лет назад
I remember in the year 2008, I used to watch it😍😍
Далее
Qabyo 2 Part 2
14:35
Просмотров 616 тыс.
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 5aad
15:20
Просмотров 695 тыс.
СМОТРИМ YOUTUBE В МАЙНКРАФТЕ
00:34
Просмотров 720 тыс.
БАТЯ И СОСЕД😂#shorts
00:59
Просмотров 2,2 млн
Qabyo 2
4:43
Просмотров 830 тыс.
Qabyo 2 Part 3
14:27
Просмотров 1,3 млн
RIWAAYAD KAFTAN MA'AHA KULANKA WAABARI MINNESOTA 2004
10:01
Sheeko Gaaban lab dharii socunoow
25:46
Просмотров 514 тыс.
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
QABYO 2 FULL AH
2:03:43
Просмотров 516 тыс.
Abwaan M.C. Sangub & Somaliya vs Aduunka
3:10
Просмотров 480 тыс.
Папа гений
0:23
Просмотров 2,4 млн
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Просмотров 56 млн