Тёмный

Qadar | Dal yar oo awood u leh inuu iibsado aduunka oo dhan! 

Подписаться
Просмотров 105 тыс.
% 7 937

Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Развлечения

Опубликовано:

 

23 дек 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 319   
@naaruto9331
@naaruto9331 3 года назад
Magacaygu waa cabdiraxmaan cumar halkanina waa wabari media kusoo dhawaada daawadayaal muuqalkeena maanta
@funnyboy-et7ft
@funnyboy-et7ft 3 года назад
M.A wll sxbow wxn ku ahy tageero wey ♥ 😍 👌 lkn wxn inad warbixiso dadka somali usoo soo halgamy taasi ayaa ah fikradeyda dadkii igu raacsan like 👍 😑 😄 saar hore usoco
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 года назад
Msh Allah Illahy hausiyadsho nimcada rabiyow ha tusin wax Hagar daamiya 🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦anagaa dhib Soo aragnee eebeheen dhibaato ma tuso
@sowe8641
@sowe8641 3 года назад
11k km ayaa 30% billionaireska dunida kunool yihiin woow Somalia allaha inoo nabadeeYo❤️
@mahatazizi3526
@mahatazizi3526 3 года назад
Nice statisrics
@bawiibawii1650
@bawiibawii1650 3 года назад
Wll walahi chenelkaga waxaan ku xirnaa markaad mareysay 2.4k waligeena wax kaa macodsan.marka adoo mhdsn no ken maclumad ku saabsan dalka Kuwait
@maxedwali3567
@maxedwali3567 3 года назад
Mashallah Allaha ku barakeyo aqoontaada wll Plz like ii saar 🙏🙏🙏
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 года назад
Jasakallah Ustaad warbixintada cajiibka.!❤
@ainisomali6410
@ainisomali6410 3 года назад
Masha allah ilahow u siyaadi🇧🇭
@mahamudabdilahi3511
@mahamudabdilahi3511 3 года назад
Cabdiraxman cumaroow somaali ilaahay dabayl caafimaad ha ukeeno curbaa ku habsaday wali aan daawo loo hayn waana qabyaalad
@ajtv6510
@ajtv6510 3 года назад
Wax badan ban sugayey inaad ka hadasho masha alLah keep going legend
@RJ22536
@RJ22536 3 года назад
Somalia haday horay uso cotaa 12 sano kaliya hadii lodayo farmajo wlhi somalia libax laso labaneysa 4 sano kaliya ayanba aragna wax qabadkiisa wlhi aniga ku qabiil mahi HG, qabiil waxba mataro.
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
Keep going
@paultwocock5421
@paultwocock5421 3 года назад
Awdal. Ayaa labo jibar ka weyn qatar Bari ayaa lix jibaar ka weyn Qatar Lkn Dawlada somaliya ayaa tuugsi weydiisata Qatar 😕😕😕😊😊
@cabdicasismusic9530
@cabdicasismusic9530 3 года назад
HadaL Saxeexa
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 года назад
Inagaa halkaa isdhignay
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 года назад
Aabahaa ayaa somali kasoo jeeda iyo adiga iyo xataa aniga Saa darteed xanuun ayuu igu hayaa hadalkaa
@paultwocock5421
@paultwocock5421 3 года назад
@@Turjumaanka waxaan is lee yahay xanuunka uu adiga kugu hayo amuu ka bdn yhy kuu igu hayo sxb lkn waa xaqiiq hada taagan oo indhaha laga saaban karin
@ahmedothman9791
@ahmedothman9791 3 года назад
Masha Allah.. Allah ha guuleyo Wadamada islaamka ... hore usoco waaberi MEDIA ✔️
@asioaxmed875
@asioaxmed875 3 года назад
Mahadsanid wllo👍❤
@maliifigure7616
@maliifigure7616 3 года назад
Axsan Warbixin 😍😍 Thank You sxb Notification ka xtaa waa furtay caawa baana bogaan iigu horaysa 😍😍
@sumayamahamud2097
@sumayamahamud2097 3 года назад
nin aan sugaynay c/raxmaan xikmad🤗😍
@abdiqaniahmedmohamed6413
@abdiqaniahmedmohamed6413 3 года назад
Mncha allah Allah hala abaal mariyo Dhiiri galinta 🥰🔥👑
@presdentabdulqadir9540
@presdentabdulqadir9540 3 года назад
khayrban ayaan kuu rajaynayaa soomaaliduna waxay tidhaahdaa illaahaw aan waageena waraabe cunin in sha allah waqtidhaw hadii eebe igu simo xilkana aan ku guulaysto waaxad arki doontaan wax aydaan weligiin malaysan oo hore mar iyo barwaqo ah bal aamiinta iraaciya hana quusanina
@kastaro4485
@kastaro4485 3 года назад
Jawiga inoo badal turkiga sida noogu waday turki ayan noqon rabaa eh
@mohamed5013
@mohamed5013 3 года назад
Asc wll shukran magaceyka waa maxamed wll waqtikeyga waan kafaa ideysan waayay bale waxaan kudadaalaa in Awlaadeyda Ay kafaaideystaan insha Allah somalia 🇸🇴 30 sano Ayaan waxaan maqlayaa Ereyga waan gaareynaa bale markaan weyka duwan tahay !!! Anigu waan is xilqaamay ee idingu is xelqaama
@farahali-ff1wi
@farahali-ff1wi 3 года назад
Alle haku siyaadiyo wll cilmigaaga, waxan rajaynaya insha allah kii soomaali midaynlahaa una horsedi lahaa horumar waara bashbash iyo barwaaqo hadi alle weyne laga helo
@saidabdirahman6707
@saidabdirahman6707 3 года назад
شكرا استاذ ❤🙏
@cabdallaqaxweyste5567
@cabdallaqaxweyste5567 3 года назад
I.a Dalkeena soomaaliya waxaan u rajynayaa horumar io napad gelyo
@BULSHADAMEDIA
@BULSHADAMEDIA 3 года назад
Waaberi Walaal waad Mahadsan tahay, muuqaal sababta aad usoo qaadatay waa in aan hurda ka kacnaa
@updirzakbazhir1280
@updirzakbazhir1280 3 года назад
Mn cHa allh a.rhman omerr🙏❤
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад
Masha allah thank you 🙏
@mohazibraparkat6442
@mohazibraparkat6442 3 года назад
Sxb ninkii reer ciraaq ee sniper ka ahaa ee magaciisa JUBA ladhahay sxb qisadiisa noo soo gali sxb
@Just2facts2
@Just2facts2 3 года назад
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما صليت على سيدنا ابراهيم وعلى آل سيدنا إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد وبارك على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما باركت على سيدنا ابراهيم وعلى آل سيدنا إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 3 года назад
Aaad Ayaaan kuu zalaaamayaa Brotherkeygii A.rahman Waaaberi
@adanmustafe3966
@adanmustafe3966 3 года назад
Tusaale aduunyada waxaan ugu necbahay xamar anigoo 2sano jira ayay dileen aabahay iyo adeerkay aqalkayagii oo hargeisa ku yaala waygubeen markaasay waliba kuleeyihiin saxbay ahayd in laydinlaayo imikana nagusoobiira waa wax aandhici karayn markaan maqlo aboowe waxaan xasuustaa dhibkii ay iigaysteen anigoo yar ayay waalidkay igaqaadeen ilaahay ha baabiiyo aamiin
@mowali4258
@mowali4258 3 года назад
😆👀 wasx wax lagu hadlo mahan
@xasansalad7014
@xasansalad7014 5 месяцев назад
Oo yaa kuweydiiye inaa xamar nacebtahe waxa wax qof weyn kuhadlo maha tariqda aqri somali oodhan baa lsbaabiye mrkas blse isku jiilba maba nihine dadki walidinta dile ayaga lee ilahey kudacwey maxa naga gle anaga jilka cusub anahe 1991 wixi kanbeye ay dhashen dadka aad necebtahe maba noolen xligi wlidinta ladilaye.mdkle xamar wa magaalo sida hargeysa camal ah intey ayadu so baxde kuma duqen see magalo wax ma dishe dadba wax dila indeer
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 3 года назад
Masha Allah waa muuqaal qiimoleh jazaka Allah
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 года назад
Wiil Qatari Ah saaxiibo nahey waa taajir Lacaguu mararka qaar isiiyaa ❤️😂😂😂🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦🇶🇦
@naaj2846
@naaj2846 3 года назад
Lol😂🤣😂
@daahircabdiraxman3755
@daahircabdiraxman3755 3 года назад
Loool Adaa ka taajir san ee ufikir lee sidaa wadan kaaaga uxureysato qeyraadkiisana ula soo baxdo 😶😶
@mursalsaidasal8775
@mursalsaidasal8775 3 года назад
@@daahircabdiraxman3755 qarada uh ka tirsantahay so ma ahan eeshiya mise Asia
@kralicelerinkralicesi2113
@kralicelerinkralicesi2113 3 года назад
@@mursalsaidasal8775 Asia iyo eshiya inte ukala wada WA uun isku qaradiye
@mursalsaidasal8775
@mursalsaidasal8775 3 года назад
@@kralicelerinkralicesi2113 kkk sas miya aduunku waa intee qaradod
@mahdihassan4580
@mahdihassan4580 3 года назад
Masha Allah thanks waaberi
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 года назад
Thank you Abdirahman Omar
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 3 года назад
Wcmz wllky Alleh ha ku sharfo wll
@abdiismail2688
@abdiismail2688 3 года назад
Mahadsanid sxb
@maxamuudcaddow8600
@maxamuudcaddow8600 2 года назад
Asc mahadsanid waaa Guubaabo wacan
@lipandhaqane5018
@lipandhaqane5018 3 года назад
Tnx bro
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 3 года назад
Maashaa alah ilaah ha u barkeeyo
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 3 года назад
Keep going bro mar walba waad noo faaidaysaa mahadsanid in badan👍👌❤️
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 года назад
mhdsnd sxb
@barredaahir9887
@barredaahir9887 3 года назад
Mahadsanid wllo qaali😍
@abdinoorhassan6605
@abdinoorhassan6605 3 года назад
Waamhadsantahy keep going bro 10million subscribe baa kuurajaynaa
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 3 года назад
Mahadsanid
@mohamedkeyse7024
@mohamedkeyse7024 3 года назад
Msha Allah ustaad c/Rahman cumar
@commenter6596
@commenter6596 2 года назад
Dalka ugu dhaqaalaha badan maaha, ee waa dalka ugu qanisan aduunka.
@abdimajiidshiiqow4876
@abdimajiidshiiqow4876 3 года назад
Waxaas u dhan waxa saldhig u ah inuu dalku leeyahay ( human management) dalku haduu leeyahay dad wax soo saar leh way u fududahay inuuu horumaro noqdana dal qani ah
@ridwaandayib6415
@ridwaandayib6415 3 года назад
Cabdi Raxmaan Cumar wan ku salamay
@ridwaandayib6415
@ridwaandayib6415 3 года назад
B Asc
@iftiinkanaal7493
@iftiinkanaal7493 3 года назад
Maashaa allaah mahadsanid walaal
@abdirisaq123yuusuf3
@abdirisaq123yuusuf3 3 года назад
M.a qatar hore usocda
@asmaibrahim122
@asmaibrahim122 3 года назад
Masha allah qadar halagu daydo galadaa qorigodaa halaiskaturoo see lkin qabyald iyo qorii ayu inatusay gaal namutusiin sidaan hormar u samen lahaayn hurdo halagaa toso intaa maqanaa haso labtan inagamaa fikir badnee rutii dalkiinaa hoyoo u solabtaa♥️♥️👍
@shiineyare8376
@shiineyare8376 3 года назад
masha allah waxaan rajenaa inaa garno intaan iyo inkabadan insha allah
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 3 года назад
Mahadsanid, illaa imka waan wataa janalkan
@hoodocali421
@hoodocali421 3 года назад
mahadsanid
@susuomar8246
@susuomar8246 3 года назад
Keep going bro💖💖
@Team27-v2u
@Team27-v2u 3 года назад
𝐀𝐬𝐜
@aniisaciise1558
@aniisaciise1558 3 года назад
😪😪walal waxaad kasoo hadashaa waxyaalah maskaxda aadamaha koriya waxan filayaa inuu mawduuc mihiim ah yahay dhalinta somaliyeedna ay ubaahan yihiin🧠🧠
@user-vh9eo2mv2d
@user-vh9eo2mv2d 3 года назад
Ma ognahay kasoo daawo hada Sida maskaxda loo goriyo
@Adnomo1234
@Adnomo1234 3 года назад
Hadad dooneysid wx maskaxda koriya wAa quranka karimka ah
@mxmaadcali4628
@mxmaadcali4628 3 года назад
اخي عبدالرحمن بارك الله فيك يا ليت يفهمو
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 3 года назад
Masha Allah
@mohamedabdirashid7719
@mohamedabdirashid7719 3 года назад
Mashallah ❤❤❤❤
@aliarole9715
@aliarole9715 3 года назад
Waberi media hala iso dhaweyo wa ku cusbahy chalenaka Team waberi sln sre
@trwquyghhf4965
@trwquyghhf4965 3 года назад
Waa sax
@user-op1rj3vy3q
@user-op1rj3vy3q 8 месяцев назад
Asc magacaygu wa sadaam xasan wxn qaba somali waxa udiday horumarka inay diden xukunki Allah isodajiyay wayo alihi ku aburay wuxu ku amray wa kufa ido wuxu karebayna wa kugu dhibato
@abdirahmaanmahamed2011
@abdirahmaanmahamed2011 3 года назад
Waaberi thanks 👍
@xaseyroble4283
@xaseyroble4283 3 года назад
M.a wllo Allaha ku arakeeyo aduunyo iyo aaqiroba insha.allah
@zamirpoi8697
@zamirpoi8697 3 года назад
Keep going 🤩
@iidlexuseen240
@iidlexuseen240 3 года назад
Maansha allaah cabdiraxmaan cumar guul baan kuu rajaynayaa wll
@ubahubah3949
@ubahubah3949 3 года назад
Waa runtii wallaahay ilaahay hayna qabto siyaasiyinta maanta jooga koonfur ila waqooyi inshaa.allah
@faham6920
@faham6920 3 года назад
MashaAllaah
@cadrane960
@cadrane960 3 года назад
C/raxmaanow markasta waxan fiiriyaa muqal ad sogalisay wan farxaa markan arko vediow cusub oo aad sogalisay codkaada iyo waxyaalaha muhimkaa ood kahadashid baana kugu jeclaaday iyo arimaha qarsoon oo aad daaha kafeydid iyo garashadaada dhanka diinta islaamka Mashallah halkaa kasii wad sxp
@kaltoumhoussein8395
@kaltoumhoussein8395 3 года назад
MachaAllah tabarakAllah allahuakbarr adowka illahay hakagabto horowmar iyo guul Qatar
@mohamedhassan-wu2od
@mohamedhassan-wu2od 3 года назад
ما شااللہ
@mrkoko4132
@mrkoko4132 3 года назад
Ilaahay somalia khayraadkeeda ha tuso😭😭😭
@gurillaarmy9484
@gurillaarmy9484 3 года назад
Qadaadweynay khayraad malihidiin
@sakipoi5986
@sakipoi5986 3 года назад
@@gurillaarmy9484 cuqdada iskasaar shuuba ku dhashe
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
@@gurillaarmy9484 qadaadweyne wa dalke Adga wadnkiina ha idn ku filnaado
@nazrazead
@nazrazead 3 года назад
Keep going wlloh Allah keep you
@ridwaandayib6415
@ridwaandayib6415 3 года назад
Asc
@aragtidaruntaah8844
@aragtidaruntaah8844 3 года назад
Mashaaallh ilhayoow dhulkaana noo barakeey
@aabikhadar8477
@aabikhadar8477 Год назад
mach allah
@qalimoowchannel3161
@qalimoowchannel3161 3 года назад
Mashlaah
@mohamedabdisamed3151
@mohamedabdisamed3151 3 года назад
Allah haku sharfo wallo
@farmaamohamed
@farmaamohamed 3 года назад
Keep up waabari media 🥰
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 3 года назад
*waad mahadsantahay sxb lkn somalida awoodoodu waa hadal bes, maxaa inoo diiday inaan hadalka ficil u bedelno ?*
@faysalmire7624
@faysalmire7624 3 года назад
Qadar viva
@upahahmed9002
@upahahmed9002 3 года назад
Asc cabdi raxmaan
@shiinefuelstationandsuperm5378
Mashallah
@nastexo480
@nastexo480 3 года назад
Keep going bro
@mohawalkamohawalka2972
@mohawalkamohawalka2972 Год назад
M.a nin wanaagsan aya thy lkn anaga waxa ILLAHAY NASINRABO Aya ka weyn insha allah
@manowmodricmanowmodric813
@manowmodricmanowmodric813 3 года назад
Keep going Wll
@Wafaa3-tx2wt
@Wafaa3-tx2wt Год назад
Qatar🇶🇦❤
@beksiartsanddecorationpain174
@beksiartsanddecorationpain174 3 года назад
Cabdiraxman cumar hore usoco
@lunibark9978
@lunibark9978 3 года назад
xagaan 100 dolar ka ka helno bishi ama wax ka yar ayay qofka dhalin yarade qadariga ka toabkun oo dolar ala ba ay dawladeena ayaa noogu wacan kursi jecel 😭😭😭
@omeresse2889
@omeresse2889 Год назад
Hambalyo jaaliyada qadar beesha isaaqa well come xidhiidh fiican aad
@sheikabdiwahab7881
@sheikabdiwahab7881 3 года назад
ماشالله
@khaysarkhaysar2232
@khaysarkhaysar2232 3 года назад
Mahadsanid walal mid hadi an kuwaydiyo side ku hormarinkarna dalkena Somalia ooo kunoqonkarna sida qadar oo kale ama dowladaha aduunka ooo kale
@Mohaad-media_24.
@Mohaad-media_24. 3 года назад
M.a waa markii iigu horeysay channellkaan waa ladhacay
@axmedmaxamed9095
@axmedmaxamed9095 3 года назад
Asc wll wxan ahay adey form four ah sideen Kuala scholarship.
@abdiraxmanwadani9286
@abdiraxmanwadani9286 3 года назад
Pro ❤️❤️❤️
@fuadmohamed7795
@fuadmohamed7795 3 года назад
hore usoco
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 2 года назад
Walaal hadaanu nahay dhalinta la jeclaysiiyay Wadamo cidkle dhisatay maxaad Noo reebaysaa fariid fadlan ... shukran waaberi media
@somalipatriot7160
@somalipatriot7160 3 года назад
Wa taajir lkn inta kugu baxeeso aya kq badan waxa ku shaqeso aniga ku daalay oo kaso tagi rabo daal badan kadib😀🤣
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
sida Swizerland okle wadnkasta dhaqaale wxb kama so galayaan
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 года назад
Qatar Yaraa Zxp
@sagalabdi8066
@sagalabdi8066 3 года назад
Wll dalka suuriya ka so hadal