Тёмный
No video :(

QADO BAASTO SALDAATO IYO HILIB KALAANKAL 

Nasra Abtidoon
Подписаться 927 тыс.
Просмотров 278 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 479   
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 4 года назад
*Hilib kalaankal sidaan usameeya* Inta Ka daawo 👇👇👇👇 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ChYG0a71rNY.html
@mabruukafarhan1352
@mabruukafarhan1352 4 года назад
mnzh allah wllsh qali Nasra Abtidoon
@maryanmacalin9252
@maryanmacalin9252 4 года назад
Nasra cdey masha llh alhaa kuga fidhoo❣❣❣❣
@dr.marianabdirahman7972
@dr.marianabdirahman7972 4 года назад
Masha Allah Mahdsnid Nasra💯 جزاك لله خيرا
@shsulubsiiropro2552
@shsulubsiiropro2552 4 года назад
Hilib kalankal
@umoaxlaan9529
@umoaxlaan9529 4 года назад
Masha allah xapiipti nasra qurux shukran
@dhgyvjbknc2609
@dhgyvjbknc2609 4 года назад
Aniga bisbaaska waa ku dhintaa inta bisbaaska jecel like
@sahromaxamud9577
@sahromaxamud9577 4 года назад
anaa kaa daran cunto bisbaas la aan ma cuno
@dhgyvjbknc2609
@dhgyvjbknc2609 4 года назад
@@sahromaxamud9577 ani xitaa Malawaxa bisbaas ayaa ku cunaa
@faadumocabduqadir3470
@faadumocabduqadir3470 3 года назад
Masha allah nasro sxbey gacantada alle haku barakeyo
@fardowsoabdirizaqhassan4196
@fardowsoabdirizaqhassan4196 2 года назад
2 years ago muqal aha ban manta ka faidayzty thank you Nasro Abti doon🙏🙏🙏
@fardowsamahamod4671
@fardowsamahamod4671 4 года назад
Mansha allah wan kahelay baasto saldaata iyo kalankal wad ku mahadsanatahay nasro abayo sidaad noogu hagar baxdo marwalba guulaa kuu rajaynaa xabiibtii inta jecel nasra like isaara iyo subscribe waa iga codsi
@hamdacadey6394
@hamdacadey6394 4 года назад
Nasra maanta ayaa 1iiah commntaga mrka like igu cawiya
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
xamdi Cadey isoo boqo abaayo
@xabiiboxaaji9954
@xabiiboxaaji9954 4 года назад
@@nazlinbeauty8797tuugsi badanaa😠😠😠
@hamdacadey6394
@hamdacadey6394 4 года назад
@@nazlinbeauty8797 insh alh Xpti
@ikrammohammed554
@ikrammohammed554 4 года назад
@@xabiiboxaaji9954 abayo waLigey ma arag qof xabiibo la dhaho oo aqli leh abayada wax faideyso ii dhahdee maxaa la qeylineysaa adiga 👊👊👊
@abdullahiamiin257
@abdullahiamiin257 4 года назад
Inta ka hesha muqaalda Nasra like U Saar
@sumaaamaxamed5622
@sumaaamaxamed5622 4 года назад
Waw mnsha allh xpipti nasra abtidoon wxn kugu jclhy codsiyada aad txgiliso instgrmkn ku arky wn ka codsady ind so gliso wna nooso glisay mhdsnid macalimdeyda love u❤nasra
@izaqali8659
@izaqali8659 4 года назад
Jazakallah , cooker Keena matihid xppti waxa tahay macalimadena qali🙏💯
@sacdiyomohamud8327
@sacdiyomohamud8327 4 года назад
Mashllah shalay xaajiga u sameyey ducada adunka jizakumullahu khyer abaayo
@sacdafrmcy3933
@sacdafrmcy3933 4 года назад
Maashallh جزاكي الله خير اختي الغاليه
@zowdaqueen7606
@zowdaqueen7606 4 года назад
Nasro qurux I love you wlhi maanta channelkaaga bis ayaa daawanooyaa waayo mardhow aya martiqaad sameen rabaaa ♥️♥️♥️♥️♥️
@shukrimohamed7461
@shukrimohamed7461 4 года назад
Mansha allah hapo waan rajeeynaa waxan kaabarto waa faraxsanagay ma tihid qof isla weyn hapo markaa bilaawada ilaa hada waan ku dawadaa keep going
@abdullahimaxamud2934
@abdullahimaxamud2934 4 года назад
Wcs abayo nasra abtidoon allaha ku barakeyo geep goingn 💞💞💓💓💓💕💕💕♥️♥️♥️❣️❣️❣️❣️❤️❤️Wllshey aan jclhy guleyso ana uhoreyo manta ad ayan u faraxsanahay
@zulekabishar9601
@zulekabishar9601 4 года назад
I don't know what wil do without u nasra cadey love you so much abayo thank you
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 4 года назад
Mashaa allah 😍 nasra cadeey 😍
@farxiyoaxmed4407
@farxiyoaxmed4407 Год назад
M.a mhdsnd abyo gacmahaga allaha kubarakeyo❤❤❤❤
@SacdiyowSacdiyow
@SacdiyowSacdiyow 28 дней назад
M.a abaayo mcn ilaahey haku xifdo cuntadaada waa kalaiskaarag m.a mcnyy❤❤❤❤
@ictimaadibrahim3719
@ictimaadibrahim3719 4 года назад
maasha Allah macalimadayda qaaliga Alle haku xifdiyo noolow intay nololi jirto hore usoco markasta insha Allah guushu waa xagaaga
@sagalmohamud8127
@sagalmohamud8127 4 года назад
waaaw macaankiisa intu igu imaaday mcnto msha allh ilaah haidin daweyo nasrow sxbey aan daris kula noqdee isojeri kkkkk mcnto noooh hoooore usoco my queen dumar
@cashoshikhey58
@cashoshikhey58 4 года назад
Mashaalah
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 года назад
Masha allah abaayo mcn alle haid xifdiyo adiga iyo caruurtada iyo xaajiga
@dooljr2648
@dooljr2648 4 года назад
"Inay dhiin dhiin'tahay inta kadeemosiin"😋 Nasra Abtidoon.
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Dool Jr subscribe isaar wll please
@fartunabdi9052
@fartunabdi9052 4 года назад
Maasha.allah horay usoco
@suuldheer5926
@suuldheer5926 4 года назад
mashaa allah wnka helay abyo wxn kugu jeclahay sida aad wax noo fahan sido
@ramlaabdullaahi8520
@ramlaabdullaahi8520 4 года назад
Macalimadeyda qaali allow kudhoow waanka xumahy istuu iga maqnaa youtube ayaa iga lume
@sadiomohamoud1603
@sadiomohamoud1603 4 года назад
Gaaajo i qabatay Abyoh hhh masha allah allaha ku barakeeyo gacantada Qali ❤️🥰🥰🥰🥰
@ruqiyadaauudruqiya1897
@ruqiyadaauudruqiya1897 5 месяцев назад
Nasra abayo bariis surbiyaan noo soo gali waad mahad santhy waan ku taageeraaye
@qamarcabdule675
@qamarcabdule675 2 года назад
Wwwwwww nasro cadey qurux waaaye allah ku barakeeeyo wlshy qali
@MaryamaUmabdirizak
@MaryamaUmabdirizak 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤
@maryanqalanjo7306
@maryanqalanjo7306 4 года назад
Masha alaah ilahay gacanta hakuu barakeyo
@sheemoqurux5442
@sheemoqurux5442 4 года назад
Allaha ku barakeeyo abaayo cafimad ku cun ileen waxa taqano waxkale lagaga dhiga ogu daran
@hafsadaher3420
@hafsadaher3420 Год назад
Maclimdh Masha alah ilahay hakubarakeyo
@nacimomohamed6163
@nacimomohamed6163 4 года назад
Masha Allah asxaabta anika u so hormaray we like ii saraa
@nacimomohamed6163
@nacimomohamed6163 4 года назад
Masha Allah abaayo nasro waa ku raba ee see ku helaa
@DRTIMAJILAC
@DRTIMAJILAC 4 года назад
💓💓💓 CUDURKA GAASKA GOORMA AYUU KANSAR SABABAAA ??? KA DAAWO DR TIMAJILAC 🔴🔴
@rahmaabdi5359
@rahmaabdi5359 4 года назад
Masha allah
@abdullaabdulla5200
@abdullaabdulla5200 4 года назад
Dr time jilac
@ummucayn2474
@ummucayn2474 4 года назад
Maasha Allaaah baasto isku rog ayaan uaqaanaa baasto saldaato markaa dhahaysay waxkale ayaan umalynayay.. Thanks nasro keep on❤💖💘
@sharmaakerockstar140
@sharmaakerockstar140 4 года назад
anoo baahi i heeso an arke videogan isla markiiba pastadan aa sameeste🤲🏼🤲🏼🔥
@farduuscali1880
@farduuscali1880 Год назад
Msha Allah Allah yaa xafiidkum
@leyloaragsan3195
@leyloaragsan3195 4 года назад
Masha Allah xabiibti waan kahelay masha Allah horay usoco ilaahey ha ku xifdiyo
@isbadalnololeed3122
@isbadalnololeed3122 4 года назад
M.a my sis waanka Haley gacantaada Allah kubarakeyo ❤❤👍👇
@calas12yare62
@calas12yare62 2 года назад
mshalh ilahey hakudhfo hacmhaga wakahaly runahati waxyabadan ayakafaiday horo usoco abayo
@calas12yare62
@calas12yare62 2 года назад
❤❤❤
@hafsamohamedarab1274
@hafsamohamedarab1274 4 года назад
M.a abyo wa waxyaro fudud shukran xbibtii
@fardowsomaxamed1408
@fardowsomaxamed1408 4 года назад
Wxn ahy qofkii ugu horeeye ee asxbta like isara
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 2 года назад
Masha allah mcalimadena qaali illahay haku xafido
@quruxsanfiicanbadn6131
@quruxsanfiicanbadn6131 4 года назад
Wlhi markaan arkay muuska sidaaa usoo diraarisay ama aad ujar jirtay waxaan soo xasuustay hoyadee sidaan noo yeeli jirtay maraaa caruurta aheee hoyo farxad caafimaad ku nooloow cadoowga cagta ka hoos wan ku jeclahay maaamii
@xamdimuxumad8279
@xamdimuxumad8279 4 года назад
mash Allah abyo nasro ilaah haku xafido amin markasta ducada.no ducesid ilaah haku jeseeyo ducadaas dadka dhan mawada duceyan
@maryamamohamed8830
@maryamamohamed8830 4 года назад
M.a Allah kubarakeyo Allah kusaaidiyo abyo nasro
@haniabdullahi2334
@haniabdullahi2334 4 года назад
Wcs wlshey nasra abtidoon allha ku barakeyo xbbti hori usii soco ❣❣
@sundusasad1008
@sundusasad1008 4 года назад
Mansha alah wan kahelay basto baradho fiqeda wan karestay hada kadib afarahaan lee oga so tura reerka thanks xbbti ❣️
@nazlinbeauty8797
@nazlinbeauty8797 4 года назад
Sundus Asad subcribe isaar abaayo please
@halimokitchen1284
@halimokitchen1284 4 года назад
Thanks sister alyaxafidkum xbbti
@xabiibasheikh5321
@xabiibasheikh5321 4 года назад
Masha allah alpo gacantada alle haku barakeyo 🤲🤲🥰🥰🥰
@AhmedHassan-rr5zf
@AhmedHassan-rr5zf 4 года назад
Abayo nasro abti Don iskabulada aniga aan kamid ahay macalimada uthy thnkis walasheey mcn abaal ku haya
@qureshfarah865
@qureshfarah865 4 года назад
Manshaa ALLAH xabibti alle ha hanoo ka dayo
@quurshoyare8620
@quurshoyare8620 2 года назад
Masha Allah wllo
@MunamahamedMunamahamed-mb9dm
Masha allah abyo
@shukrishacni1793
@shukrishacni1793 4 года назад
masha allaah gacantada Allaha ku barakeyo
@maryamaxasan9221
@maryamaxasan9221 4 года назад
Abayo gacanatad ilaahey hakubarakeyo mcnto
@analiizaupdalla2631
@analiizaupdalla2631 4 года назад
M.a Nasro guuleyso
@xamdawardhere3922
@xamdawardhere3922 4 года назад
Masha Allha xbbti nasro abtidoon Allha ku barakeyo ❤❤❤🌍
@sabayonabdullahi5550
@sabayonabdullahi5550 4 года назад
Mash alah xbti mahadsanid wax bdn wan ka faiday ❤️❤️❤️
@hawaali2346
@hawaali2346 4 года назад
M.a m.a m.a gacalo gacmahaga Allaha kuu barakeyo muqdisho darta inan u imada igaso dhaw aad iso cayiliside hhhhhh intas waa iga kftan nasro Abtidoon qof ku dayasho mudan
@mashaalaahcabdi4922
@mashaalaahcabdi4922 4 года назад
Masha allaah abaayo mcn nasra cadey ilaah haku dhowro adiga iyo caruurtada
@drsiqraahmedciyow3113
@drsiqraahmedciyow3113 4 года назад
Ma sha allah qaali pdnteyda alle haku barakeyo ku jeclahy xaqiiqdii.🌹❤💝💋
@cabdiroobley7070
@cabdiroobley7070 2 года назад
masha Allaah cunto wanaagsan o weliba sameynteda fudud ayas ino fa ideysey wll kuwa kalena wan ka sugeynaa
@daadirmaxamuud386
@daadirmaxamuud386 4 года назад
Thnks abayo
@decomahdi4463
@decomahdi4463 Год назад
Masha allah abaayo
@sojatuibraahim3487
@sojatuibraahim3487 2 года назад
M.a allha ku xafido gàcntada allah ku barakeyo
@nashaadabdullahi9414
@nashaadabdullahi9414 4 года назад
Mashaa allah baayo waan kahelley runtii😍
@umusheymaa3201
@umusheymaa3201 4 года назад
M.a abayo allaha ku barakeeyo lkn qaaliyey abayo (Bajiyo) noso gali adoo mahadsan
@quenfaraxsan6306
@quenfaraxsan6306 4 года назад
M.a my quen nasra allaha kubara keyo gacan taada
@anabsiyad8013
@anabsiyad8013 4 года назад
Masha allh mcney gcnta alle hakuu barakeeyo tnx💋💋💖💋💖💋💖💋💖💋💖👑💯
@amranmodalofficials2657
@amranmodalofficials2657 4 года назад
Masha Allah wllshy mahadsanid
@hoyoocadeycooking1
@hoyoocadeycooking1 4 года назад
Amran cadey isoboqo sharaffey subscribe isar abaya qaali
@mashaalaahcabdi4922
@mashaalaahcabdi4922 4 года назад
Masha aalaah abaayo mcn illaah ha Naga deesto yarabi nasra cadey la anta aqbar waye
@ruunruuhi1762
@ruunruuhi1762 4 года назад
Tomato 🍅 ama yaanyadas yaryar korme iigu danbeesay Lee 😩😩😩
@nasteexoabdihakiinali2183
@nasteexoabdihakiinali2183 4 года назад
Jzkllah abyo adban uga helay m.a toortana ina noso smesa wanrjena I.a
@abdidayib1681
@abdidayib1681 4 года назад
Macaanbadanaa baasto balbalaar.mahadsanid adeer
@abdidayib1681
@abdidayib1681 4 года назад
Waa.baasto caaqibaleh
@samiirasuldaan5522
@samiirasuldaan5522 4 года назад
Wcs abyo nasra abtidon allha ku barakeyo
@maxamuudaadan4306
@maxamuudaadan4306 2 года назад
masha allh
@lugayar9163
@lugayar9163 4 года назад
Masha allah quruxey 1m in aa dhagtit nasro cdy
@aaminaaadan6114
@aaminaaadan6114 4 года назад
Hore soco sista🌹👑
@ayaansiyadofficial8867
@ayaansiyadofficial8867 4 года назад
sharafey shukran macalimadeyda aan ku daydo
@ayaankoosmedia450
@ayaankoosmedia450 4 года назад
Waaaw my queen nasriin mnsha allah tnkz qaliyeey sakay malawaxii ayaa tijabiyay mcn kalay iska arak bu ahaa baastadana wa tijabin dona xapipti allah no ka dhaafo😍😍😍
@mariaweyrax6343
@mariaweyrax6343 3 года назад
Mashllah
@ubaxbaash3847
@ubaxbaash3847 2 года назад
Mash allah
@hanimacalinkhalifmuhumed8593
@hanimacalinkhalifmuhumed8593 4 года назад
masha allah abayo nasra quruxey gacantada ilahay ku barake walhi sidan ku jecelahay ilahayow marnu ii kaa tus
@zahrakiin4548
@zahrakiin4548 4 года назад
Masha Allah baahi dag dag iqabatey nasro xabbti gacantada allaha ku barakeyo yummy,,😋😍
@munamxamedsharif3248
@munamxamedsharif3248 4 года назад
Masha Allah waan ka helay nasra xbbti jazakalah kheyr 😍😍😍
@mishtiimaxamed4803
@mishtiimaxamed4803 4 года назад
Mash Allah tnks xbbti
@nimofarah8193
@nimofarah8193 4 года назад
Manshaa allaah nasra abtidoon qaali allaah haku barakeeyo 💞💞💞💞💞💞🌟🌟💖💖👍👍👍
@badriyahassan5678
@badriyahassan5678 4 года назад
Mansha allah xbbti qurux alle gacanta haku barakeeyo
@hannacxaliim8597
@hannacxaliim8597 4 года назад
M.a gcntada alaha ku barakeyo abayo nsr noso gali sida tortaha lo sameyo iyo waliba alabaha romance ah hore u socod wcn alpi gul insha allah love you
@maxamedcalicismaan3253
@maxamedcalicismaan3253 2 года назад
Masha allha abayo
@Raabica7961
@Raabica7961 4 года назад
muxadaro Aad u qima badan kuna socota tumarka la qabo ama kuwa guurka isku tiyaarinaya➡ Halkaan ka Daawo subscriberu-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-KyqLtmBf9vw.html
@abshiroabdimohamed2534
@abshiroabdimohamed2534 4 года назад
Masha Allah Allah kubarakeyo abyo
@user-fr1fg6mo2c
@user-fr1fg6mo2c 4 года назад
Qacanta Allaah hakuu barakeeyo Nasra Abtidoon xbbt
@hanadmire3077
@hanadmire3077 4 года назад
Mash alaah hunguri cun cun ayaa nagu riday 🤔🤔
@aliidmanmohamed8443
@aliidmanmohamed8443 4 года назад
Mashallh bayo
@faizaluzah4148
@faizaluzah4148 4 года назад
M.allah
@sacdiosuusan699
@sacdiosuusan699 4 года назад
Ku jecliyaa abayo waxwalibo aad soo dhigdo tijaabiyaa abaayo here usoco
@naagweyn5078
@naagweyn5078 4 года назад
Wixii aragooda kudeeqaa uuntoodana ku anfacdaa masha allah.
@maryanibrahimcabdi876
@maryanibrahimcabdi876 4 года назад
Masha allah abyo qaali horay usoco allah ha ku xafido 😘😋😋😋😋
@fartunabdikadir45
@fartunabdikadir45 4 года назад
mashallah, quruxey mahadsanid waxbadan kafaiday.
@hawaluulamohammed1058
@hawaluulamohammed1058 4 года назад
Mashllah abyo mcnt nasra qeer bdn allh ku siyo marwalbo waadno faiideysa hormar wacan asagaga ugu horeeey xbbti
Далее
Gelik yoki Velik?
00:20
Просмотров 433 тыс.
Cazuumad aad u Fudud oo Dhameystiran
16:30
Просмотров 250 тыс.
sida ugu fudud ee basto bur losameyo ka faa,ideyso👌
10:30