Тёмный

qado iskudhelitiran fornada yar 🤤 cooking meat with microwave oven 

FARHIA KUSHIN
Подписаться 324 тыс.
Просмотров 86 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 134   
@salmaapdi2345
@salmaapdi2345 2 года назад
Ana uhoreeyo pin igu qabo
@naciimoofficial
@naciimoofficial 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-pORVJ_Fbyt4.html asc asxabey channelkan waigadansanyahee iishida qayr alaha insiiyee waxarajeynayaa inaa codsigeyga ii fulineysaan i.a🙏🥰👆
@maamaasha694
@maamaasha694 2 года назад
🙂☺😑
@hadiyaabdirahman5016
@hadiyaabdirahman5016 Год назад
Mashahl
@hafsadhuux9979
@hafsadhuux9979 3 месяца назад
Masha allh sidaan kaga faiday leee abyo illahy xooga xoolaha iyo caruurta iyo caqligaba hakuu barakeeyo ❤😊
@firdowzaahmed6898
@firdowzaahmed6898 6 месяцев назад
Maashaa allaah
@fadumaawil8814
@fadumaawil8814 Год назад
Mashaallh shukran xapiipti wey itaala fornadan birahana ma garaniynin isticmaal koda hada adiga ayan ka faiday mahadsanid
@AbdixakiinAbdilaahiMuuse
@AbdixakiinAbdilaahiMuuse 8 месяцев назад
Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah
@mohamedbaashi1528
@mohamedbaashi1528 Год назад
Ar adigaaa qeyr allaha kusiiyo 6bil ayey iitala wana fahmi waye jazakallh qeyr
@naciiimo8424
@naciiimo8424 2 года назад
Abaayo doolshaha so gali foornayada yarta aadana u mahadsantahay 🥰
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 2 года назад
Abayo mahadsanid malin dhaw ayaan soo ibsaday si loo isticmalo waanba ubahna alaha kaa farxiyo xapiptii 🥰🥰🥰
@maryamashire3402
@maryamashire3402 2 года назад
Meqa kasobixisay
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 2 года назад
@@maryamashire3402 abayo celis ayaan ku gatay wxaan ku gatay boqol dolar
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 2 года назад
@@maqsuudchannel4888 kkkkk xage jogta abaayo celiska waa 30$
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 2 года назад
@@raaqiyoibrhim8089 abayo isku mad ma ahn horta ovenada waa kala shirkad qofka aan ka gatay laba mar bes ayuu wax kusameytay weey cusuptahy wxuna ku gatay 16kun anagana 10kun ayuu iga siiyay
@abdiali8082
@abdiali8082 2 года назад
Abyo inte kaso gaday meqo waye
@khadrajaaamac6122
@khadrajaaamac6122 2 года назад
Mansha allah ilahay ha ku xiftiyo wllo waàn ka helay
@bintumuawiyah3999
@bintumuawiyah3999 2 года назад
MashaAllah abayo Allah hakubarakeyo
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 2 года назад
masha alaah 8naba cadi mashan😍😍😍😍
@qanarcabdiqadirfaracade7997
@qanarcabdiqadirfaracade7997 2 года назад
Bahamian gorontada qiiq maku aragtay abayo aniga wey ii Tala wanka baqay
@safiyaadam554
@safiyaadam554 2 года назад
masha alah ilaahay ha isku barkeeyo abaayo
@meymuamohamed9951
@meymuamohamed9951 2 года назад
Masha Allah 👌
@quennashaad9747
@quennashaad9747 2 года назад
Microwave kasto oven ahan maaloo isticmalikaraa sister
@mariyachannel4832
@mariyachannel4832 2 года назад
Masha allah walshy
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 2 года назад
MsahaAllah 😋😋😋
@ashheart9761
@ashheart9761 Год назад
Masha Allah 💕 Abaayo farxiyo horay u soco 👍
@fartunhusen8020
@fartunhusen8020 2 года назад
Masha allah🤩
@SuadoAbdi-i6m
@SuadoAbdi-i6m 8 месяцев назад
Asc farxiyo abayo lanbarkada isodir forno manta sogatay makasayo isticmalkida
@HooyomacaanRaxmo12344
@HooyomacaanRaxmo12344 5 месяцев назад
Ma ibisa foornada wll qali
@kowsarkiinchannel9969
@kowsarkiinchannel9969 2 года назад
Mashalh farxiyo cafimad ku cuna abayo meqa kuso gaday fornada
@farhiakushin
@farhiakushin 2 года назад
Amiiin yarabii 60 dollar
@anfacmc5871
@anfacmc5871 2 года назад
@@farhiakushin masha allah mcnto buskut iyo dolsho maku duban karaa
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 года назад
@@anfacmc5871 haaa ayadaa ba ka fcn tangaaka ah
@abdirahimibrahimhusseinhus6972
@abdirahimibrahimhusseinhus6972 2 года назад
@@farhiakushin abayo wan rawa xage kasogaday
@nashaadshariifmoalin8567
@nashaadshariifmoalin8567 2 года назад
Kenya mise
@raxmochanel3921
@raxmochanel3921 2 года назад
Masha allah 🥰
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 года назад
si fcn nogu sharax foornada insoo gataa rabaaa vidio nooga sameeee
@jawadjeknaan5152
@jawadjeknaan5152 2 года назад
Masha allah abaayo fornada yar ee korantadana sidan aad noosheegtey ma uisticmaali karaa iisoo jawaab abaayo qali mahadsanid
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 2 года назад
Haa wll waa foornada kale oo kale waad ku isticmaalikartaa waxkasta
@farhiakushin
@farhiakushin 2 года назад
Haaa sax
@jawadjeknaan5152
@jawadjeknaan5152 2 года назад
@@zahraabdullahi3008 waxaan kawadaa qiyaasta dabka loo geynaayo wall ❤
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 2 года назад
@@jawadjeknaan5152 haaa quruxey waysku mid wll
@bushrabintumohamed7513
@bushrabintumohamed7513 2 года назад
Mashaaalllaahh wn ku tabnay xppt
@fatumasaado7296
@fatumasaado7296 2 года назад
Masha Allha walal
@naimaburhan275
@naimaburhan275 2 года назад
Maasha allaah waa qurux ❤alle ha ku daaweeyo
@maidaqurux8371
@maidaqurux8371 2 года назад
Masha masha
@nacimomohamed9617
@nacimomohamed9617 2 года назад
Maasha allh abayo allh kubarakeyo
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 2 года назад
Gas miya wll
@nasramohamed8107
@nasramohamed8107 2 года назад
Masha allah cafimad ku cuna
@hoyoomumtazfamily
@hoyoomumtazfamily 2 года назад
Manshaallah abayo hormar wacan habibty
@umudekaabdi3025
@umudekaabdi3025 2 года назад
Masha Allah xbibti
@faadumomohamed1003
@faadumomohamed1003 2 года назад
Waw inba caadimaha
@CunaabiCali
@CunaabiCali Месяц назад
Thnks wan kaa faaidey abayo❤
@nasteexoxasan2473
@nasteexoxasan2473 Год назад
abaayo fornadaan hadana sogatay kornta badana miye keeene
@farhiakushin
@farhiakushin Год назад
Maya abayo
@mamanasra5127
@mamanasra5127 2 года назад
Masha Allah
@muusehassan5769
@muusehassan5769 Год назад
Mhdsanid wlshy mcn❤
@kherjecel1705
@kherjecel1705 2 года назад
Masha.allaah.caafimaad.kucuna.foornada.imisa.lagadaa?
@farhiakushin
@farhiakushin 2 года назад
60 dollar ❤️
@kherjecel1705
@kherjecel1705 2 года назад
Masha.allah.somaliya.malaga.helaa.mahadsanid
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 года назад
@@kherjecel1705 hay tukaan walbaaa lagu gadaaa
@KaahaCabdilahi
@KaahaCabdilahi 3 месяца назад
You misotu❤❤❤❤
@muunaxasan9320
@muunaxasan9320 2 года назад
Wll ado raliya qaba saxd aha e lo isatacmal no so gali fornad yar
@fauziamohamed7185
@fauziamohamed7185 2 года назад
Mansha Allaaha abaayo mcn. Congratulations ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@farhiakushin
@farhiakushin Год назад
Mahadsanid qali ❤️❤️❤️❤️😘
@FatimaAbdinaasir
@FatimaAbdinaasir Год назад
​@@farhiakushinwall glass miya lagu xiraya
@mssafrica527
@mssafrica527 2 года назад
M.a xbbti
@UmuAfnan-vj5rr
@UmuAfnan-vj5rr 2 года назад
Man Sha Allah abayo farxiya 🥰♥️🥰💋
@fadumaxuseen7671
@fadumaxuseen7671 2 года назад
Maashaaallaa abaayo
@umumaazimadem
@umumaazimadem Год назад
Wllo quruxey ma 3 hours ayaa la sugayaa intuu kujirayo
@nashwamire9684
@nashwamire9684 2 года назад
Abayo bisbaska saa u sameysay nosogali
@farhiakushin
@farhiakushin 2 года назад
Insha allah wan sogalin
@nashwamire9684
@nashwamire9684 2 года назад
@@farhiakushin mahadsanid wlsheey waa jeclahay cuntoyinkga wana kafaaida
@zetunodowa8308
@zetunodowa8308 2 года назад
Manshaallah walhe fornada cadi maahan aniga heysto cadi maahan
@miskicadey1643
@miskicadey1643 2 года назад
Abayo koronto miyeey cune qofkii muqdisho joogoo kale adi soomaliya miya jogta
@zetunodowa8308
@zetunodowa8308 Год назад
@@miskicadey1643 Maya xabibte aniga kenya ayan jogaa
@zetunodowa8308
@zetunodowa8308 Год назад
@@miskicadey1643 koronto said ma isticmasho wa Manshaallah maxa xamar walagu gadaa carwoyinka wa wen karadso wad hele
@naimakassim3402
@naimakassim3402 2 года назад
MashaAllah abayo
@Amina-hd4bn
@Amina-hd4bn 2 года назад
Wcs 🙏👁
@hanihanka5381
@hanihanka5381 Год назад
Abyo mcn aad ba u mahadsanthy plz adoo dolshe ku samaynayana itus San ubarto isticmalkeda
@muniiromank8371
@muniiromank8371 Год назад
Bacda almuniumk hadan hesan maxaa kusamen karaa
@XamdaMohamed-cu2mm
@XamdaMohamed-cu2mm 11 месяцев назад
wan haysta sida wax ugu smeyana grn wayay
@sophiahirsi9344
@sophiahirsi9344 Год назад
Abaayo ado rali ah iso jwaab ovenkaan baa sogaty mrka wxbaa kaawydiin lahaa ilasohdl plz ama whtspkaaga isoqor
@fatumahussein893
@fatumahussein893 2 года назад
Meqo waye abayo fornada yar
@farhiakushin
@farhiakushin 2 года назад
60 dollar
@zahrazahrazahrazahra7812
@zahrazahrazahrazahra7812 2 года назад
Abayo nairobi jogaa eh dukanka forna kasogadhi iso sheg
@anfacmc5871
@anfacmc5871 2 года назад
Masha allah mcnto allaha kuu barakeyo buskut iyo dolsho maku duban karaa
@sabrabilan3217
@sabrabilan3217 2 года назад
Haaa wll
@anfacmc5871
@anfacmc5871 2 года назад
@@sabrabilan3217 Mhdsnd Qli
@farhiakushin
@farhiakushin 2 года назад
Haaa abayo
@kingplayer4391
@kingplayer4391 2 года назад
Abaayo magaceeda noo sheeg adoo mahadsan
@khadraahmed4436
@khadraahmed4436 2 года назад
Man shallah
@MaanoShariif-hc9ej
@MaanoShariif-hc9ej Месяц назад
wsc abyo
@kayfmohamed544
@kayfmohamed544 Год назад
Abyo sadexda saac sacada ma uga eegi karah teyida da qiiqo kuma qorbeeh
@fardowsaali6846
@fardowsaali6846 2 года назад
Meeqa waYe abayo
@dekhanur
@dekhanur Год назад
Abayo how much .....
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 года назад
hhhhh hilib cunow aaa bilaawdy miyaa mclimeey anagana dhareer baaa naga dhamaaday
@farhiakushin
@farhiakushin 2 года назад
Maya 😆😆😆 wali waye aniga 🥰🥰🥰
@umuzahra3864
@umuzahra3864 2 года назад
Mashallah ❤❤
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 2 года назад
Abayo xagee lagu gadaa wana meeqa qaymaheeda
@xalawigeelejimcale6569
@xalawigeelejimcale6569 2 года назад
Moqdisho 75 dolar
@umasuheyla4175
@umasuheyla4175 2 года назад
Wey ii taaa fitnadaan hiiba aso ceerin aa toos ugalinaa abaay
@dekahassan2505
@dekahassan2505 2 года назад
Igu caawi meeqo kaso bixisay abaayo ani xitaa weyga halawdsy
@farhiakushin
@farhiakushin 2 года назад
60 dollar
@dekahassan2505
@dekahassan2505 2 года назад
@@farhiakushin shukran
@tash7356
@tash7356 10 месяцев назад
Royco iyo cusbo miyey is leyihin
@farhiakushin
@farhiakushin 10 месяцев назад
Maya
@maxameddeeq9227
@maxameddeeq9227 Год назад
Fornada magaceda noo soo qor
@dekahassan2505
@dekahassan2505 2 года назад
Koronta miYa cunta sida lo istimalo roodtida dolshads abayo nala sowadag
@farhiakushin
@farhiakushin 2 года назад
Insha allah wan sogalin
@marioyaska5609
@marioyaska5609 2 года назад
Abyo wanba kabaqa hady waxbadan daaranthy tana wan haysta tankalo taaga ahna wan haysta somliya ayn jooga korntada ayan kabaqa in ay igu qaraxdo 🙄
@UmmuAmira-sw6dh
@UmmuAmira-sw6dh Год назад
Kur iyo hoos imashidmeyso mar hoos marneh kur maba isladarmeyso wan kayaabay
@missisrastar9610
@missisrastar9610 2 года назад
Online nosheg an kadalbade
@farhiakushin
@farhiakushin 2 года назад
Number kisakusina ilasoxirir+254790610603
@missisrastar9610
@missisrastar9610 2 года назад
@@farhiakushin thank u abaayo
@qadrobeautisalon8519
@qadrobeautisalon8519 2 года назад
Meeqa kusogaday
@saafiamaalimahmed3936
@saafiamaalimahmed3936 2 года назад
Abyo inte kasogade
@umuhanii
@umuhanii 2 года назад
Online miyad kaso gadey
@farhiakushin
@farhiakushin 2 года назад
Haa
@missisrastar9610
@missisrastar9610 2 года назад
@@farhiakushin abA an online unahan igu caawi numberkada ama Mel lagahelo
@maryamaruunchanel
@maryamaruunchanel 2 года назад
Please isoo booqda subiscribe ii dhaha
@shukrimaxamuud3877
@shukrimaxamuud3877 2 года назад
Masha Allah
@halimamohamed7560
@halimamohamed7560 2 года назад
Masha Allah
@hiboxuseen5985
@hiboxuseen5985 2 года назад
Masha Allah
Далее
HOW TO USE THE OVEN🔥| sida lo isticmalo fornada.
10:05