Тёмный

QALADAADKII GAMEKII DILKA CARUUSKA IYO SIDA U DUUBAY QOSOLKA IGA DHAMAADAY 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,3 млн
Просмотров 443 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 3 месяца назад
Noloshada ku raxeyso saladana ilaali likne hayga ilabin 😂😂🎉❤
@amalhassan6735
@amalhassan6735 3 месяца назад
Haye😂wll😂😂😊
@user-pp7nf4kk6o
@user-pp7nf4kk6o 3 месяца назад
Hhhh tuug
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 3 месяца назад
Sax wye Wll 😂😂👍
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 3 месяца назад
Amine inchllh kheir lakine aduu tiinta xiiir oo siiida nabikeeni maxamed usku eegeysi
@ismaaciilcumarcali
@ismaaciilcumarcali 3 месяца назад
Qofkii aduunka ugu wangasan wuxuu ahaa nabi maxmed scw❤❤ku sali
@ShaficiBoy-ky1cf
@ShaficiBoy-ky1cf 3 месяца назад
Waanku saliyay alx🎉
@SakaryeMaxamud
@SakaryeMaxamud 3 месяца назад
Scw
@user-qj2yt8wm9o
@user-qj2yt8wm9o 3 месяца назад
Scw scw
@user-jg4kq4qh5i
@user-jg4kq4qh5i 3 месяца назад
Asad waxad dhibkaas iyo rafadkaas u Martaa say asxabta iyo dadka kugu xidhan wax fiican oo qanciya aad u soo Duubto wllhi 10 million ka badan u qalantaa hadaan caawa kaliya ku gaadhsiin karo waan ku gaadhsiin lahaa ❤❤❤
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 3 месяца назад
Soomaliduba maaho 10 million bro be calm😂
@aliderie4978
@aliderie4978 3 месяца назад
Laakiin sharta ka reeb adigo raaliiya
@aliderie4978
@aliderie4978 3 месяца назад
​@@JaamacSheekomaxa uhaartame laftinaga maamkudaley😂
@Intisarcreates
@Intisarcreates 3 месяца назад
Wuxu wxaso dhib u maraa si uu lacag badan u sameen lahaa not inuu adi kuqanciyo😂😂😂😂😂😂😂
@SuheibHassan-yc1hj
@SuheibHassan-yc1hj 3 месяца назад
​@@Intisarcreateswaxesa lacag ayuu raba ee athi kumaqancinayo usheg😊😂😂
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 3 месяца назад
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤😊❤
@Rahmanow-l2l
@Rahmanow-l2l 3 месяца назад
Intee jirtee cumer
@UbaxHAJJ
@UbaxHAJJ 3 месяца назад
Scw ❤ xabibkena muxamed❤ salalahu calehi wasalam
@mariaadow9704
@mariaadow9704 3 месяца назад
scw scw
@sihamsheikh8691
@sihamsheikh8691 3 месяца назад
Scw
@user-ou9yo8uw1y
@user-ou9yo8uw1y 3 месяца назад
Scw scw ❤
@Bintulcaqli
@Bintulcaqli 3 месяца назад
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤
@AshaShalle
@AshaShalle 3 месяца назад
Kokomcnto yankutakara wallshey❤❤❤❤❤❤❤
@Rahmanow-l2l
@Rahmanow-l2l 3 месяца назад
Kiki isn't easy
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar 3 месяца назад
صلى الله عليه وسلم
@amalhassan6735
@amalhassan6735 3 месяца назад
M.a ❤❤❤🎉🎉
@SaciidoMaxamed-jc8cz
@SaciidoMaxamed-jc8cz 3 месяца назад
Scw❤❤❤scw ❤❤❤
@nimcoxassan5371
@nimcoxassan5371 3 месяца назад
Dhibka iyo rafad kas anaga dartena aya u marta asad Thanks😩
@Hibo6875
@Hibo6875 3 месяца назад
Darteena uma marayaan lacag darteeda u maraayaan
@ileysmohammed6858
@ileysmohammed6858 3 месяца назад
@@Hibo6875iga qoslisay 😂😂😂
@hibaaqali5083
@hibaaqali5083 3 месяца назад
Hadii dawadaha qancin lacag see ku helaa
@abdinorahmed5127
@abdinorahmed5127 3 месяца назад
waxaas yaa kuu sheegay shaqadiisa waye lacag ayuu ka sameynaaaa
@naciimo3199
@naciimo3199 3 месяца назад
​@@Hibo6875jahh qof aan isku fikrad nhy adaba ka arky yqei 😂❤
@SleepyAbyssinianCat-bn4dh
@SleepyAbyssinianCat-bn4dh 3 месяца назад
Ku sali nabiga maxamd scw♥️🌎
@GodeyGacalo-zk3qs
@GodeyGacalo-zk3qs 3 месяца назад
Ladan quruxleyy wye inta igu raacsan one like ❤
@falishassan3662
@falishassan3662 3 месяца назад
Wlhi shaqo adag eheed 😢❤mhdsanid sida aad noga qosolsisid oo no madadaalisid ilaahy haku xifdiyo meel dheer waku gaarsin doonna garabkga nahay
@Guuuuuuu678
@Guuuuuuu678 3 месяца назад
Wll igula sali xabiibkeena scw scw❤❤❤
@umalhazzan7894
@umalhazzan7894 3 месяца назад
Ani behind the scenes wxa sugayey marku dhacay caruusku e ay ku dul oyeysay inta ila sugaysay qaybta o ila wayday like saara😂😂😂
@najma87
@najma87 3 месяца назад
Ku sali xabiibkeena Muhammed scw❤
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 3 месяца назад
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕
@HassanHamse-n4y
@HassanHamse-n4y 3 месяца назад
Runta Sheeg Imisa Jeer baad Searching Garaysa Asad Hagio inuu Wax Soo Dhigay Markuu Daaho Anigu Walahi Dhowr jeerban Searching Gareeya the Goat 🐐 Asad hagio 🙌🏻🦾
@maymunadirir8974
@maymunadirir8974 3 месяца назад
Malintii 5 mr
@HassanHamse-n4y
@HassanHamse-n4y 3 месяца назад
@@maymunadirir8974 sidaydoo Kalaad addicted Kutahay 👏👏
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 3 месяца назад
Aniga wa ii soo dhacaya wuxuu so fasaxo kor arakaya
@user-fo6qx7iy8k
@user-fo6qx7iy8k 3 месяца назад
12mar kabadn😢😂
@AyaanMaxamad-vt4db
@AyaanMaxamad-vt4db 3 месяца назад
Ani waa isoo dhacaa🎉🎉🎉
@Abdicaziizbadde24
@Abdicaziizbadde24 3 месяца назад
ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muxammed (🕋❤️💯🌎)
@simanahmed17
@simanahmed17 3 месяца назад
Ilaaahow asadkena no cafi mar walpa wuu naga farxiya oo waa legend kena ❤😢
@PhatmaMagale
@PhatmaMagale 3 месяца назад
AMIIN
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 3 месяца назад
Alla Imk wuu mahad san yhy maadaa uu kula taliyy qaladaadka inaad nosoo duubty thank you noso badi yqy qaladaadka asad
@laylamuxudiinroble2705
@laylamuxudiinroble2705 3 месяца назад
Asad waa nawashey wlhi 😂❤ lkn waa kuwadaanaa hal hbn nagaa maqneed janalkagaa 5 marka badan waa imadey😢
@aliderie4978
@aliderie4978 3 месяца назад
Dhartu maxey aheyd nacala sheydan ku yaale😂
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 3 месяца назад
Inta kufaraxsan in qalaaladka lakeeno😂😂😂
@MaxamuudHassan-jj9bb
@MaxamuudHassan-jj9bb 2 месяца назад
Aniga walaahi
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 3 месяца назад
‏‎الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله إلا الله. الله اكبر الله اكبر ولله الحمد. الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا وصل الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🤍
@Hindaaliabdalle
@Hindaaliabdalle 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@Sihaammostaphe
@Sihaammostaphe 3 месяца назад
Team Samia one like 👍😢❤
@XaawoMaclin-cn1nn
@XaawoMaclin-cn1nn 3 месяца назад
Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿📿📿🤲🏻😭🙏🏻
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 3 месяца назад
Team Samia xishood badan one like ❤❤ Asadkeena keep going Mr 3m inshallah 🎉🎉❤❤
@user-or9kn8hp2e
@user-or9kn8hp2e 3 месяца назад
Igula Sali nabigeena muxamed 《scw 》
@Umubushra1Zahrasheikh
@Umubushra1Zahrasheikh 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-rx8kd1hq9k
@user-rx8kd1hq9k 3 месяца назад
Scw Scw
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 3 месяца назад
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢😢
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 3 месяца назад
اللهم آمين ياربي يارب العالمين🤲❤💚
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c 3 месяца назад
Ninkani waa fariid ilahay lugu hiisa ha u soo celiyo waa geesi
@HAElmi
@HAElmi 3 месяца назад
IAMK waa Real producer wlhi inta igu raacsan like saar
@aliderie4978
@aliderie4978 3 месяца назад
Dhaarta iskadaa waxa camal laguna sharteadigo raliyoah
@aliderie4978
@aliderie4978 3 месяца назад
Dhaarta iskadaa waxa camal laguna sharteadigo raliyoah
@Rayaan277
@Rayaan277 3 месяца назад
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 3 месяца назад
صلي الله عليه وسلم ♥️
@caishahaji8839
@caishahaji8839 3 месяца назад
Scw❤❤❤
@NajaxAbdi-qi8fg
@NajaxAbdi-qi8fg 3 месяца назад
Asad rafadkan u martaa si asn no farxad galiso😢thanks ❤
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 3 месяца назад
24:13 wow wiilka acting kiisa mid fiicn waye halmar u sacbiya m.a❤👏👏👏
@bisharcabdijamac2605
@bisharcabdijamac2605 3 месяца назад
Hadaa nabiga jeceshahay like isaar ❤😢
@ShaficiBoy-ky1cf
@ShaficiBoy-ky1cf 3 месяца назад
Maku saaraayi like n
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 3 месяца назад
SCW SCW SCW🤲❤❤❤
@Ahlaammoha2
@Ahlaammoha2 3 месяца назад
Asad xaq buu uleeyhy inuu noqdo the best RU-vidr 👏🏻👏🏻👏🏻❤❤❤
@maxaadNuur80
@maxaadNuur80 3 месяца назад
Ku sali xabiibkeena muxamad scwﷺ❤🎉
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 3 месяца назад
Noloshada Ku Raxeyso Salaadana ilaali Like Heyga iloowin 😂❤
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm 3 месяца назад
Plzz ikulasaliya nabi Mohamed SCw
@shukriahmed9003
@shukriahmed9003 3 месяца назад
Vediogii xalay wlhi perfect buu ahaa inkasto dhib bdn laga marayo lkn wan jeclan lahyn inaa vedioyadas okle noso badisid❤
@Sucad.28Suu-qo3ig
@Sucad.28Suu-qo3ig 3 месяца назад
Ilahay amarkis qaladadkaba ka jeclahy video😂😂
@mandeqKhaliif
@mandeqKhaliif 3 месяца назад
Somahan wllhi behind the scenes waakuraxaystaa ani😂
@user-xu8ry1rx5g
@user-xu8ry1rx5g 3 месяца назад
I thought that was Only me😅​@@mandeqKhaliif
@hanielmi8074
@hanielmi8074 3 месяца назад
Anni qaladaadka majecle wixii dhan marax ilanoqonayaan siipa flims ka
@fizuu00
@fizuu00 3 месяца назад
40 qof ducadooda waala aqbalaa iisoo duceeya hamigeyga inuu alle ii rumeeyo ❤
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 3 месяца назад
Alle haku rumeeyo riyadaada wllo❤❤❤
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 3 месяца назад
Wlhi Xalay Muqaalkaas markan arkay Anoo Waadan Ayaan Daremay Dhibka aad kasoo martaty😢😢
@ALPHA_Official731
@ALPHA_Official731 3 месяца назад
Everything Iamk is the best because isaga ka dambeYaY Dawashada muqaalkan🎉🎉🎉🎉🎉
@user-gf8vq1je9u
@user-gf8vq1je9u 3 месяца назад
Sidu wallki asad timha ugu hagajinayo allow walaalo hano wayin😢
@AxmedCadkow
@AxmedCadkow 3 месяца назад
Kusali nabigeyna maxamed scw❤❤❤❤❤❤❤
@Rayaan_Husein
@Rayaan_Husein 3 месяца назад
Qofkii ugu horeeyey ee reply soo galo❤🎉 ha dhaafin saliga scw❤😢
@leyloismaciilcalileylois-hr7sy
@leyloismaciilcalileylois-hr7sy 3 месяца назад
Scw
@ruqiyaruun7938
@ruqiyaruun7938 3 месяца назад
M.a wllkey Asad hagio horey usoco wx tahay qof maskax furan taalanti leh insha'Alla wxn ilaahey kagabaryaa inuu markale lugahagi kuusoceliyo
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 3 месяца назад
TEAM asad one like ❤😊
@AxmedMustafcalim
@AxmedMustafcalim 3 месяца назад
Ok
@Rahmanow-l2l
@Rahmanow-l2l 3 месяца назад
King ceyda salan igagudon zxp aahey aahey
@SaciidoMaxamed-jc8cz
@SaciidoMaxamed-jc8cz 3 месяца назад
IMK Waan arka cayda adiga. Ku,aaway
@SaciidoMaxamed-jc8cz
@SaciidoMaxamed-jc8cz 3 месяца назад
Thank. You👑
@gurayboonkaofficial8344
@gurayboonkaofficial8344 3 месяца назад
ALA LIINTA LIINTA LIINTA INTAN LIINTA 😂😂😂 Koko,? Cayda ?Amiiro ? Sundis jinka Time Soomaliland diid buuga waykujiran haday yimadan
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h 3 месяца назад
Quruxda io waxtarka qofka quruxmahan xogna mahan xaragona mahan wa qalbiga kanol io hamigisa oo sareeya
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o 3 месяца назад
ilahay haku fuduudeeyo walal anagu si fuduud baa udawaana lkn kuma qasaartid lacagba ka hesha ❤
@AbdiladhiifIshaan
@AbdiladhiifIshaan 3 месяца назад
Team Koko one like 👍
@amiirmahad3619
@amiirmahad3619 3 месяца назад
adna wad dadasha waanad ku daashay duubista muqalada anaguna kumanan hakran o waxan ka dhigna mar kasta kan ugu horeya youtuberada somalida
@ASADHHAJIYOW
@ASADHHAJIYOW 3 месяца назад
kusali Nabi Mohamed Scw 🎉
@esraaa2238
@esraaa2238 3 месяца назад
Muqalkana wuxu noqday mid aan caadi ahayn xalay bas 4 jeer dawaday dadalkina kuma qasarysan i.n 😍
@tawalyusuf1851
@tawalyusuf1851 3 месяца назад
5 jeer daawadey wali xiisaa iga haya
@esraaa2238
@esraaa2238 3 месяца назад
@@tawalyusuf1851 kula mid ahay kwrnn😂❤
@hilalnor9395
@hilalnor9395 3 месяца назад
team 27 fadlan sameeya film production company, Astaan iyo Bile media waa ka qatarsantihiin. hore u socda.
@nazriin2332
@nazriin2332 3 месяца назад
Wlh raafad laga maray so wanla dhacnay tnx asad
@aminosayidahmed1611
@aminosayidahmed1611 3 месяца назад
ASAD HAJIYOOW walaalkeyga ILAAHEEY dertisa ku jeclahey
@XasanCadow-bj4pt
@XasanCadow-bj4pt 3 месяца назад
Kusali nabigeena maxamed scw
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 3 месяца назад
M.a🥺😫armaaan axsaan wll asad o hoshisa iska wato asineh tinta asad bo ku maqn yhy❤
@Dasamoha
@Dasamoha 3 месяца назад
27:51 Waye ficaan tahay thanks imk taladada waxbadan ka faidaye wllhi
@Deeqoabdulqadir-zg9or
@Deeqoabdulqadir-zg9or 3 месяца назад
Kusaliya nabigena maxamed scwscw ♥️♥️♥️
@abdullahibezen5714
@abdullahibezen5714 3 месяца назад
Team asad xajio let's gather here one love ❤❤ liketa haiga ilawin
@user-eb3ty1wz1x
@user-eb3ty1wz1x 3 месяца назад
Calaf iyo ashaaq intaa sugosa qaldadkaa one like😂😂😂😂😂😂
@umalcali4700
@umalcali4700 3 месяца назад
MASHA ALLAH TEAM 27 AMA TEAM ASAD XAAJIYO Waxad Tihin dad Aad u WNGSAN Oo Aad u akhlaaq Badan Waxan ubogay wlhi akhlaaqda wiilasha Iyo gap dhaha u dhaxayzo masha Allah .Dad Oo KALA ajaanip ah isla shaqay nayo Hadana nadiif ah . ALLAHUMA Baarik. Waxan is oran Kara horo Mar kaste Waxad Ku gaarteen raali Ahaan shaha ilaahay .Hmplyo WAAN idin jeclhy ❤❤ILHY Haydin jeclaado. ALLAHUMA Aamin
@Zubeyrahmed-gi6qw
@Zubeyrahmed-gi6qw 3 месяца назад
Saliga.nabiga ankusalino ....inta kusalisy like saar
@AbyanMaxamedahmed
@AbyanMaxamedahmed 3 месяца назад
Asad aboowe makaxdaada Allah kuu daayo maskax lee dahay m.a❤❤❤❤
@haniabuukar5160
@haniabuukar5160 3 месяца назад
Waa jeclhy every day inan daawado videos kaaga lkn markaad hal maalin inoo gambisid calosha iska cun cunaa balse dhibmlhn thanks asad❤
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 3 месяца назад
Team Amiiro qurux love isaar xppiyaal😂
@Wiil_hoog...
@Wiil_hoog... 3 месяца назад
Mcn bdny sidas dhan mxd ugu qurux bdan tahy yaqy😭💋❤️🫂😂
@MaxamedCilmi-r5y
@MaxamedCilmi-r5y 3 месяца назад
Hadii lay odhan lahaa dad yaa ugu jeceshahy jaebtaaydu waa team27
@WllkaWllha
@WllkaWllha 3 месяца назад
Asad asagaaba funny ah wlh naa hooley kulahaa😂😂😂😂
@Zaarah1234
@Zaarah1234 3 месяца назад
Waa iga qoslisay wllhi 😂😂😂😂
@queenali9475
@queenali9475 3 месяца назад
Asad mashalh ilahey fikaraaada ha ku barkeeyo waa yutuberka kaliya ee sida musalsal xafdeen aan u wad sugno video waaan talatigaada mashalh keep going walkey juhudi iyo lacga iyo waqtiba waad galisaa is video is dawadayaashada aad wax u fiican u so gudbiso mashalh alhuma baarik walkey
@cabuud16
@cabuud16 3 месяца назад
sxb hore u soco
@copitaanosheed8936
@copitaanosheed8936 3 месяца назад
One like 👍 team Manchester City 💙
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h 3 месяца назад
❤MANSHALLAH gabdhaahena dhemanka ah dheeldheel mahan dhamantod adunka ogu hareeyo Aadbaan idin jecelnahay ❤❤❤
@dagenmohamet9088
@dagenmohamet9088 3 месяца назад
Hhhh ala asdow shactiirole tahy iyo wlll qalpi wngzn huno la'aanta waxaas dhalin yaro ah ee somliyeed kumay kulmeen teamka 27 Horumar intan ka sii balaadhan ba idiin rajaynaaa dhamaantin ❤🙏🏻 From hargeisa
@tawalyusuf1851
@tawalyusuf1851 3 месяца назад
Daveecadaa kaaga daran uu isku wado intaa oo dhalinyaro kala deegaanaa kala dabeeco ah
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 3 месяца назад
TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊
@falxadcisman6768
@falxadcisman6768 3 месяца назад
Masha allh allh Haku barkeeyo wll asad hagio allh Haku fududeyo farxd igu nolaw imk sidu ku cawiyay allh ha cawiyo allh Haku aqbalo wll asad waan ku duceyay Wan somanhy
@reedaboriyaaq123
@reedaboriyaaq123 3 месяца назад
gabadhaha is best iyo wiilkuba jilinkoodu ladana woow weeye actor
@cristiano.ronaldo-x5l
@cristiano.ronaldo-x5l 3 месяца назад
Paysii yaa ila dhibsaday😂
@user-nz1ld2cx5y
@user-nz1ld2cx5y 3 месяца назад
Kula mid baan ahy😂😂
@user-tk9wf9je4e
@user-tk9wf9je4e 3 месяца назад
Ani😢😂😂
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h 3 месяца назад
My team qoftan walashen ah ha is asturto please waniya
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 3 месяца назад
Qofteeee
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h 3 месяца назад
Mida oo camerada tinta qaawan
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 3 месяца назад
Father 👨 of social media haduu jiro waaaa asad hagio editor wlhi
@Udug.carale
@Udug.carale 3 месяца назад
Soo badi vedio yadan ilahay hakugu garab galee HADA AROOS AA SAMEESE MARKA KALE ARDAY KADHIG❤
@mohamedosmanahmed7986
@mohamedosmanahmed7986 3 месяца назад
Armaan. Walaalkiisi. Waajecelyahay masha allah
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 3 месяца назад
🫂💑💝💯❤️💚
@suubanmaxamuud2141
@suubanmaxamuud2141 3 месяца назад
Asad sida hda filmkas usameysay cml musalsalo uso samey top wye wlhi
@FadumoxajiaweysFadumoxajiaweys
@FadumoxajiaweysFadumoxajiaweys 20 дней назад
M.a Allah nidhaafo timtuw nsawan cadaw Allah nigaqabto
@user-wx2wu6iu3r
@user-wx2wu6iu3r 3 месяца назад
Armaan ayaan kahelay siduu asad timaha ugu habeynaayo màsha allaah wllnimadu wawehel masha allah mash allah
@SULTHAN27
@SULTHAN27 3 месяца назад
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan COMING SOON 2.5M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
@Naagnool102
@Naagnool102 3 месяца назад
Inta ila jecel in samiya RU-vid lo sameyo❤❤🤚
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak 3 месяца назад
Asdow lugahaaga ilaahey ha Kugu istajiyo🤲
@MissCayuush-bv2yo
@MissCayuush-bv2yo 3 месяца назад
Team sundus like❤👍
@xamdaharuun1577
@xamdaharuun1577 3 месяца назад
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@FaraxsanAli
@FaraxsanAli 3 месяца назад
filmki soonka kana ka fican best wye 😂
@SalmoTahliil
@SalmoTahliil 3 месяца назад
Daractar ina tahy lahubaa ee ado 10 M marka garto film hade somalidena jilayan Darcter waa hesana markas
@jawaahirhassan4290
@jawaahirhassan4290 3 месяца назад
asad hajiyow illaahey dartiisa ayaa ku jaclhy❤❤❤❤❤😊😊
@adnamed1793
@adnamed1793 3 месяца назад
I love you from somaliland
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 3 месяца назад
Allah is one 😢❤☝️
@shahad2629
@shahad2629 3 месяца назад
wax duubow rafaad waaye anaga raxo aan kufiirsanaa masha alaah eymkey khatarwaaye saxiib fiican waaye
@ABUUALQaasim
@ABUUALQaasim 3 месяца назад
Inta xaley game ka ka hashey like /team 27 1m like ❤❤❤
@AmiinAbdirahman-pw3fw
@AmiinAbdirahman-pw3fw 3 месяца назад
We support asad hagio shp Salan sare lupaah adoo lugahaga ku socdan ku riyoode shp alle ha ino rumeeyee
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 3 месяца назад
Asad director fadhiyaa tahay habeen maqneened wa ku tabeen dawadayasha lkn xalay comments dhan waxay ahayd asad xalay maqneed video u dhigmo ken tahay masha allah keep going
@QueenNajmita
@QueenNajmita 3 месяца назад
Allah is One ☝️❤️
@Aamina970
@Aamina970 3 месяца назад
Ninkan waxn ki jeclahaÿsì reality ah ayuu wax u duuubaa❤
@YusufMuhumed-r4f
@YusufMuhumed-r4f 3 месяца назад
War walaalayaal imtixaanka dawlada aan galayaa barri ee iisoo duceeya❤
Далее
ДОМИК ДЛЯ БЕРЕМЕННОЙ БЕЛКИ#cat
00:45
Introducing iPhone 16 | Apple
02:00
Просмотров 4,5 млн
SHEEG QOFKA MADAXA KUGU DHEGAN WAA LAGU KALA HORMARAY
17:15
LASHEEKEESO SAXBKAA ADOO MAQLIN
16:42
Просмотров 628 тыс.