Тёмный

Qalka fa’iidada uu leeyahay waayaabeeysaa/Cafimat Fican 

Cafimat Fican
Подписаться 254 тыс.
Просмотров 143 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 307   
@qalbixarago6035
@qalbixarago6035 6 лет назад
magacayga yasmiin waaye kusoo dhawoow caafimad fiican 😍😘 i like those words abayo yasmin ilahay cimri dheer haku siiyo 😍
@umumaher7141
@umumaher7141 6 лет назад
falis xarago abayo aniga kilmadahaas ku jeclaaday mama yasmiin masha allah habo farxad ku nolow iyo cimri dher cibaado suuban ❤️
@amalamal6087
@amalamal6087 6 лет назад
Abaayo yasmiin waan ku salaamay hooyo nuujisaa ahay ilmo yar ma isticmaalikaraa please iso jawaab qaali thank you
@fredericktristan3542
@fredericktristan3542 3 года назад
i realize Im quite off topic but does anyone know a good website to stream new movies online ?
@karsonjoshua828
@karsonjoshua828 3 года назад
@Frederick Tristan Flixportal :D
@fredericktristan3542
@fredericktristan3542 3 года назад
@Karson Joshua thanks, I went there and it seems like a nice service =) I appreciate it!
@user-nw4mu8xg3q
@user-nw4mu8xg3q 5 лет назад
Mansha allah yaasmin alleh haka abaal bariyo markista wax fiican ayaad noo soo badhigta khayr alleh haku siiyo adiyo qoyskaga
@xilkascade
@xilkascade 6 лет назад
Kkk masha'allah cajiib dooro aa soo socoto wey qeylinoysa raali ahaada
@sucadhasheikh673
@sucadhasheikh673 6 лет назад
MashaAllah abyo qofki naska nujinayo macabi karaa
@shamiselmi5168
@shamiselmi5168 6 лет назад
Aniga waan istcmaalaa subax kasta inta aan wax cunin sidaan baa loo isticmalaa calooshaadoo maran hal koob oobiyo candaca ah kudar hal qaado oo mid shaaaha isku walaaq kabacdina sug mudo 20 daqiiqo ah. Mahasanid walaalo 👍 👍 👍
@shukriahmedfarah585
@shukriahmedfarah585 5 лет назад
somalia maka helah xbbti
@anuushali9099
@anuushali9099 5 лет назад
Shamis Elmi xage ka heli kara qali ado mhdsn
@dhagawayneabdixafiid7283
@dhagawayneabdixafiid7283 5 лет назад
Wall calool aya naftii i keentay waxan rabaa inan iska jaro e i faaideey wall Frence ayan jogaa maka heli karaa mgcisana isheeg
@nasta3229
@nasta3229 5 лет назад
Abaayo adiga ayaa tijaabiyay caloosha kaliya ma iga jaraa jirkeyga kale waa ok ma rabo in aan saa id isku caateeyo 58klo ahay
@zamsaram.8801
@zamsaram.8801 5 лет назад
Mashalh waxan jelecahay af Somali fiican baa taqaan ee ma qori kartaa saan wax yaala badan kuu soo work ukhti
@qadroumueyman7890
@qadroumueyman7890 4 месяца назад
Masha Allah fiican macaanto
@khalif-w
@khalif-w 4 года назад
ثبت أن النبي صلى الله عليه وسلم أكل الخل ، ووصفه له بأنه إدام ، وأثنى عليه في مجموعة من الأحاديث الصحيحة ، فمن ذلك : قال صلى الله عليه وسلم : ( نِعْمَ الإِدامُ الخَلُّ ) رواه مسلم ( 2051 ) . وروى مسلم أيضا (2052) بسنده عن طَلْحَة بْن نَافِعٍ ، أَنَّهُ سَمِعَ جَابِرَ بْنَ عَبْدِ اللهِ ، يَقُولُ : أَخَذَ رَسُولُ اللهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ بِيَدِي ذَاتَ يَوْمٍ إِلَى مَنْزِلِهِ ، فَأَخْرَجَ إِلَيْهِ فِلَقًا مِنْ خُبْزٍ ، فَقَالَ : مَا مِنْ أُدُمٍ ؟ فَقَالُوا : لَا إِلَّا شَيْءٌ مِنْ خَلٍّ . قَالَ : فَإِنَّ الْخَلَّ نِعْمَ الْأُدُمُ . قَالَ جَابِرٌ : فَمَا زِلْتُ أُحِبُّ الْخَلَّ مُنْذُ سَمِعْتُهَا مِنْ نَبِيِّ اللهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ . وقَالَ طَلْحَةُ : مَا زِلْتُ أُحِبُّ الْخَلَّ مُنْذُ سَمِعْتُهَا مِنْ جَابِرٍ ) . وعَنْ أُمِّ هَانِئٍ بِنْتِ أَبِي طَالِبٍ قَالَتْ : ( دَخَلَ عَلَيَّ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ فَقَالَ : هَلْ عِنْدَكُمْ شَيْءٌ ؟ فَقُلْتُ : لَا ، إِلَّا كِسَرٌ يَابِسَةٌ وَخَلٌّ . فَقَالَ النَّبِيُّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : قَرِّبِيهِ ، فَمَا أَقْفَرَ بَيْتٌ مِنْ أُدْمٍ فِيهِ خَلٌّ ) . رواه الترمذي في " السنن " (1841) وقال : " هذا حديث حسن غريب من هذا الوجه...وسألت محمدا - يعني الإمام البخاري - عن هذا الحديث قال : لا أعرف للشعبي سماعا من أم هانئ ". وحسنه الألباني في " صحيح الترمذي "، وفي " سلسلة الأحاديث الصحيحة " (رقم/2220) . أما حديث أُم سَعْدٍ ، قَالَتْ : دَخَلَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ عَلَى عَائِشَةَ ، وَأَنَا عِنْدَهَا ، فَقَالَ : هَلْ مِنْ غَدَاءٍ ؟ قَالَتْ : عِنْدَنَا خُبْزٌ ، وَتَمْرٌ ، وَخَلٌّ . فَقَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: ( نِعْمَ الْإِدَامُ الْخَلُّ ، اللَّهُمَّ بَارِكْ فِي الْخَلِّ ، فَإِنَّهُ كَانَ إِدَامَ الْأَنْبِيَاءِ قَبْلِي ، وَلَمْ يَفْتَقِرْ بَيْتٌ فِيهِ خَلٌّ ) فقد رواه ابن ماجه في " السنن " (3318)، ولكنه حديث موضوع ، فيه عنبسة بن عبد الرحمن متهم بالوضع، ومحمد بن زاذان متروك .
@daganstyle1814
@daganstyle1814 6 лет назад
Masha allah habo amuuu sida kolorinka yahay ani jikadaan ku dhaqda iyo talajada waana arkay asagoo salat ku sawirantahay
@ismaaciilmaxamedaadan6995
@ismaaciilmaxamedaadan6995 2 года назад
Maasha allaah maama caafimaadka alle hakuu siyaadiyo
@hiboahmed930
@hiboahmed930 6 лет назад
Maama Yasmiis Odaygayga Ayaan Siiyaa Habeenkii Iyo Subaxa Hore Weight loss Ayuuku Jiraa. Maa Shaa Allaah xbbty Faa'ido Badan Ayuu Leeyhy This Vinegar.. Thanks Xbbty
@dhagawayneabdixafiid7283
@dhagawayneabdixafiid7283 5 лет назад
Odaygu is badal maku hayaa masoo qataa wall Mahadsanid
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 4 года назад
Aamiin abaayo yaasmiin adigana qeyr badan Allah haku siiyo wax badan ayaan kaa faa,iidnaaa runtii maasha Allah
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 6 лет назад
Masha allaah wllo waad ifaidaysay waxa aan ubahna jaskallaah khayran❤😍😍😍
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 6 лет назад
Masha Allah
@faaisoabdi1666
@faaisoabdi1666 6 лет назад
Masha Allah abayo waa mahadsan tahay anaa isticmalo misankeyga wuu is dhimay gaska adbu ugufican yahay
@fardosanuur5657
@fardosanuur5657 6 лет назад
Faaiso cabdi see u isticmashay aniga gaas nagta ikenay uurka waa lehay ma isticmali karaa
@umuahmedbeautychannel8912
@umuahmedbeautychannel8912 6 лет назад
Qof nuujineso ma cabi kartaa
@ismayare6439
@ismayare6439 6 лет назад
Faaiso Abdi khadra dheeman wll (isma yare) waa channelkeyga subscribe iidheh wll thnks
@habonosmanosman3764
@habonosmanosman3764 6 лет назад
Masha allah tabarakallah illahey haku xifdiyo xabiibtii xaqiiqatan ani waan kaa faaiday 💝💝💝💝💝
@Saudi_Arabia_XD
@Saudi_Arabia_XD 6 лет назад
Masha alaah xabiibti waad mahasantahay siquruxbada ayaa noogusharaxday
@alahayowarligeygukiiisraac4225
Masha allah yasmiin akhlaaq wanaagsan ayaa alla ku siiyey
@sumeyaosman4528
@sumeyaosman4528 6 лет назад
MashaAllah May Allah bless youbeautiful family
@xamdibeautychannel3936
@xamdibeautychannel3936 6 лет назад
Mashaallah abaayo khayr badan allah hakusiyo amiin
@qalanjoqaali8024
@qalanjoqaali8024 6 лет назад
Shukran habo yasmin jasakalaahu qeyr mamo
@halimaabshiro9112
@halimaabshiro9112 6 лет назад
Mashallah my sister thank you dear may Allah SWT bless you and your family 😍
@nimcohido9028
@nimcohido9028 5 лет назад
Mansha Allah tabarakallah illahay ha ku xafido ilxumi idinma argto my sis waxad tahay qof qimo badan 👑💞💝💖💘💕
@Fatush03
@Fatush03 6 лет назад
Amiin yaarabi Same to you abaayo mcn❤️
@ismayare6439
@ismayare6439 6 лет назад
Fadumo Hassan khadra dheeman wll (isma yare) waa channelkeyga subscribe iidheh wll thnks
@ebtisamcumran5963
@ebtisamcumran5963 5 лет назад
Masha Alllah sister ilahyhakuxafiido
@user-ky1dx4me8h
@user-ky1dx4me8h 9 дней назад
masha allaah
@sabahdahir2343
@sabahdahir2343 6 лет назад
Manshallah tabarikallah my beautiful allah blessing u all in jannah ad ban uga hela waxad noso dhigto dhan allah hagtum wallo macanto
@user-kb6il9gl4z
@user-kb6il9gl4z 7 месяцев назад
Amiin Amiin Amiin yaa ALLAAH
@fartunnuur5196
@fartunnuur5196 5 лет назад
Amiin Amiin Amiin ya Allah illahoow no qurxi aqiro & adunkaba nolosha
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 2 года назад
Masha allah abayo wax badan ban ka faideysaney keep going
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 месяца назад
Abayo allaha kucaafiyo 5year kaso wareegtay video markaa nosoo dhigaysay adna sidii hore matihid allaha kuxafido dhamantenba aamiin
@farxiyoabdiabdi3457
@farxiyoabdiabdi3457 6 лет назад
Umuh taymiya walal ilahay hakufududeyo hacabsanin ilahay iskuxir ilahay hakusaqiro walal
@kadragurey2452
@kadragurey2452 6 лет назад
Masha allh jiska lah shukrn mamo
@nimcoahmed1178
@nimcoahmed1178 4 года назад
Yaasmiin abaayo ilaahy haku xiiftyo
@mucjisoxaaji2146
@mucjisoxaaji2146 4 года назад
MAASHAA Allaaaaah Sister
@user-dj5ln3gi7w
@user-dj5ln3gi7w 6 лет назад
iilahehakucafiyabayo. .hakusiiyocafimat..badman. .aamiaamin
@drnajaxkassim8350
@drnajaxkassim8350 6 лет назад
Wcs beautiful mum hope you are doing well.Thanks for urs prayer 🙏.can I suggest something for good for our Somali ladies especially those who love 💕 to beauty their bodies and faces.love u ❤️❤️💗💗💗💕💕💕💕🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️💋💗💗💕💕💕💕💕🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💕🌹🌹🌹🌹💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@ismayare6439
@ismayare6439 6 лет назад
Dr Najax Kassim khadra dheeman wll (isma yare) waa channelkeyga subscribe iidheh wll thnks
@sadiomohamedali8638
@sadiomohamedali8638 6 лет назад
Maasha allaah abayo jizaakallaahu qeer
@qaasinfarah9944
@qaasinfarah9944 5 лет назад
Masha allah yasmin allah kuxafidho Amin
@hibosaid3066
@hibosaid3066 6 лет назад
Asc my dear sister, I love you for the sake of Allah. The vinegar your talking about is in my cupboard and I started using it 3 days ago. But I bought it to lose weight and it's the exactly the same one you have in your hand. Jazakallah Khair you always benefit us. May Allah bless you and give you the benefits back.❤💘💓💔💖
@ismayare6439
@ismayare6439 6 лет назад
Hibo Said khadra dheeman wll (isma yare) waa channelkeyga subscribe iidheh wll thnks
@saidabdiabukar8422
@saidabdiabukar8422 6 лет назад
Mansha allh abyo qyr allha ku siyo
@yusufjama3353
@yusufjama3353 6 лет назад
💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞✋✋✋✋✋✋
@faiidomedia7709
@faiidomedia7709 6 лет назад
Abaayo Yasmin gabar uur leh oo caloosha hureeso ma isticmaali kartaaaa shugrn ❤❤❤
@ismayare6439
@ismayare6439 6 лет назад
tawakal channel khadra dheeman wll (isma yare) waa channelkeyga subscribe iidheh wll thnks
@umuabdurahman3639
@umuabdurahman3639 4 года назад
Jazakallaah wll
@cookingshow7298
@cookingshow7298 4 года назад
Abayo yasmiin fa'ido baddan ayaan ka helay jazakallah qeer
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 2 года назад
Abayo yasmin wan ku salamey illhay haku xifdiyo qof xaamilo ah ma isticmali kartaa iso jawab abayo
@mohamudhassan12
@mohamudhassan12 2 года назад
maya wllo waa udaran yahay urakujirat ama imah caloshaku jiro
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 6 лет назад
Gabdhaha Qurux badan please channelkeyga I so boqoda ina subscribe gareya insha allah
@sucdihalane5607
@sucdihalane5607 6 лет назад
Asalamu calaykum abaayo waa kusalaamay sharafay qaaliyay waxaan qalka ufiinyahay infection hoists Ku dhaca aniga daawo wax waa igatariyayday girls ama Lana fur baan kudhaqaa waa buskooday. Abaayo Allaah hakubarakeeyo insha'Allah
@ismayare6439
@ismayare6439 6 лет назад
Sucdi Halane khadra dheeman wll (isma yare) waa channelkeyga subscribe iidheh wll thnks
@maryanabukar3247
@maryanabukar3247 Год назад
Salalah caleyhi wasalim
@user-ix9dt9qu9r
@user-ix9dt9qu9r 7 месяцев назад
Kuligeen alx
@drsmaryanmukhtar6522
@drsmaryanmukhtar6522 6 лет назад
maasha Allah Allah haku xafido
@nadaahmed6908
@nadaahmed6908 6 лет назад
Asc masha allaha abaayo qeer allaha ku siyo aso tugaax eh mala isticmaali karaa gaas tiriik xun ayaan qawaa
@naftaadaqurxi3432
@naftaadaqurxi3432 10 месяцев назад
😢kan shaaxa u eg Mala cawi karaa
@ashajimale2265
@ashajimale2265 6 лет назад
Asc abaayo Yasmin Mansha Allah Waa ku Jecelahay Adiga iyo Family ga . Thanks 🙏
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 месяца назад
Dalkaa kuu baahan Yasmiin abayo horta adi Muqdisha Cadey ma hIlmaamtay hee😂😂
@safiyoaxmed751
@safiyoaxmed751 5 лет назад
Jazakallah khayr
@nastehahassan7225
@nastehahassan7225 4 года назад
Mahadsanid Mamo Yasmin
@shamsomohamed2946
@shamsomohamed2946 6 лет назад
Allah ku daweeyo
@shamiselmi5168
@shamiselmi5168 6 лет назад
Waa runtaa ilahay waxuu inoo soosamayay dhir, khaar koodna waa daawo waan ogahay walaalo mahasanid 😆😆😆😆😆💕💕💕💕💕👄👄👄👄✔✔✔✔🌹🌹🌹🌹🌹
@fathamohamed456
@fathamohamed456 6 лет назад
Yasmin abaayo overian crys maxa u fiican kasohadal
@fathamohamed456
@fathamohamed456 6 лет назад
Thanks
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 6 лет назад
jzklh kheyr abaayo taleefankaaga maheli karaa
@qadromahamud2475
@qadromahamud2475 6 лет назад
Mansha allaah abaayo mhadsnnid
@hibonuura1550
@hibonuura1550 4 года назад
Masha allaah xabiibti amin
@Hijabnaturalsom
@Hijabnaturalsom 6 лет назад
Wcs abayo Yasmin wan ka qade Allah Amiin🙌🏼💕
@Afnaan181
@Afnaan181 6 лет назад
Masha allah jzk allah caddey
@umcalimohamud3739
@umcalimohamud3739 6 лет назад
wcs abaayo yaasimin masha allah
@ebtisamcumran5963
@ebtisamcumran5963 5 лет назад
Masha Alllah sister Xeege kasowacikaraa abayo macanto
@calidaahir7137
@calidaahir7137 5 лет назад
Qalka waa laysku caateeyo waliba kan ay hada yaasmiin sharacayiiso anaa isku dhuubayi sanjabiil iyo liindhanan iyo malab baan ku darsada subaxi iyo habeenki marka seexanaya caba walaahi calooshi waa iiga yaratayi wali iigama wada dhaman waan wada dadka jarmalka ula jooga tukaanka internetka ee Amizon Ka gata Isaga laba cisho gudohood buu iigu keena marka Ka dalbado isago organic ah bayiina ku keenayan adoo aqalkaga fadhiya halaysk dhuuqo baan idiin leeyhyii dhuubni waa laysku arkee
@omarjamal4614
@omarjamal4614 5 лет назад
Wllo pls isheeg sidan u heli karo
@khadradheeman1772
@khadradheeman1772 6 лет назад
Wcs maasha allaah jazaakalaa kheer
@ismayare6439
@ismayare6439 6 лет назад
khadra dheeman wll (isma yare) waa channelkeyga subscribe iidheh wll thnks
@aminadacad3648
@aminadacad3648 5 лет назад
Masha abyo aad ayan ku jeclhy runtii daganey alaah hakudhowro
@abdulahiahmed4963
@abdulahiahmed4963 5 лет назад
Masha allaah jazkalluhakhaxr xbti yasmiin😘😘😘
@user-rm8hw8ir3z
@user-rm8hw8ir3z 6 лет назад
Waad ku mahadsan tahay wll yasmiin
@badrinr5345
@badrinr5345 Год назад
Yas 5 sano ka hor Apple 🍎 ceder vaneger ayaa no sharxese dadna hada ayeey so fahmeyan inuu faido leyahay thank you
@wanaagjecel5982
@wanaagjecel5982 6 лет назад
Jazaakallaah qeeyran abaayo
@ismayare6439
@ismayare6439 6 лет назад
wanaag jecel khadra dheeman wll (isma yare) waa channelkeyga subscribe iidheh wll thnks
@foziamohamed3114
@foziamohamed3114 6 лет назад
Hooyo uur leh ama nuujineyso ma isticmaali kartaa Abaayo Yasmin thanks
@qamarnadafad4687
@qamarnadafad4687 5 лет назад
fozia Mohamed abyo waxa maqlay umA fiicno ilmaha
@xawosugwaay1552
@xawosugwaay1552 3 месяца назад
Soomaaliya ma laga helaa
@hamer1610
@hamer1610 4 года назад
YASMIIN WAA HOOYO AQOONEEDA DADKEEDA U SOO GUDBISAY KHAYAR BADANALAAH HA KU SIYO
@samawadetube6294
@samawadetube6294 5 лет назад
Ma Biyo Qabow Aya Lagu Cabayaa Mise Ku Qandac Ah ? Biyo Qandac Ah Khalka Liin dhanaanta Malabka Intaa Hadaan Isku Darsado Kwrn ?
@najmodahir5777
@najmodahir5777 6 лет назад
Maasha allaaha abaayo
@faadumomaxamed811
@faadumomaxamed811 3 года назад
Abaayo adoo mahadsan oona raali ah maxaawaaye derbigaad oo dhinacaaga ah ma calaamadi kiristaanka miyaa mise ?????????????????? Sikele ah ii fahamin
@khaliilmuuse3903
@khaliilmuuse3903 5 лет назад
Mama mantaan soo gatay asaga iyo celery geed ladhaho cafimaad baan daremaaya alx
@sungul6877
@sungul6877 3 года назад
Masha Allah hooyda nujineso ma isku cateyn karta
@debs9213
@debs9213 6 лет назад
Jzklh khyr Wall.
@jijahaji4640
@jijahaji4640 5 лет назад
Masha Allah shugran xabibti
@nololwcn2658
@nololwcn2658 5 лет назад
Thnks mamo mcn
@ifrahifka160
@ifrahifka160 6 лет назад
Mnshaa allah abayo
@lagger_cheater6284
@lagger_cheater6284 6 лет назад
Asc ameen ameen yarabi
@zakariaabraham8368
@zakariaabraham8368 5 лет назад
Maashaa alaah
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 6 лет назад
Wcs mama yasey mahadsanid
@amaalabdi5320
@amaalabdi5320 6 лет назад
Mahdsanid
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 6 лет назад
Shukran abaayo
@zahradirie5562
@zahradirie5562 5 лет назад
Asc abaayo noo soo gali wax lagu caawin karo dadka thyroid ka qaba labada noocba adoo mahadsan
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 6 лет назад
Maasha Allah naag uur leh macunikartaa
@ismayare6439
@ismayare6439 6 лет назад
Hodan Ahmed khadra dheeman wll (isma yare) waa channelkeyga subscribe iidheh wll thnks
@fuadiman6589
@fuadiman6589 5 лет назад
Kkk digaagna ma dhaqataa mnsh
@naciimomohamed8911
@naciimomohamed8911 3 года назад
masha allah
@user-qj8oi5cs4x
@user-qj8oi5cs4x 6 лет назад
Masha allh xabiibti
@fadumaosmaan3852
@fadumaosmaan3852 5 лет назад
Abayo yasmin waaxan qaada babasir
@Somfox1
@Somfox1 6 лет назад
waa run ilaa taariikho hore baa la isticmaali jiray dawo ahaan "apple cider vinegar". laakin wax walba dunida waxa ay leeyihiin " side effects" marka sida aan meelo badan ka akhiriyey Apple cider vinegar uma fiicna dadka qaba Gatric ama caloosha nabar ku leh .. bal inta aan la isticmaalin si fiican ha loo aqristo macluumadka laga qoray cabitankan ..
@ruunmaxud1871
@ruunmaxud1871 4 года назад
Haa wa runtaa wll sidoo kle ilkahana dhawac buu gaarsiya
@drnajaxkassim8350
@drnajaxkassim8350 6 лет назад
My suggestions is I see a lots of Somali people especially ladies who uses chemical for to clean their bodies which bring many harmful effects for future so can u give them advice and make them herbal for beauty.thanks a lots 💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️💗💗💗🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋💋💗💗💗❤️❤️❤️💕💕💕💋💋💋
@CafimatFican
@CafimatFican 6 лет назад
Dr Najax Kassim , hi there my love. I am ahead of you Mashaallah. I have a video called make up/ qurxinta wajiga on Cafimat Fican and did a natural herbal make up. Please take a look that video. Thank you so much sweetie 💕💋💕💋💕💋💕💋💕
@canabaxmed6214
@canabaxmed6214 2 года назад
Asc
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 5 лет назад
Masha allah alle ha ku barakeeyo adiga iyo intaad jeceshahay
@suhaylahaajimahamuud8994
@suhaylahaajimahamuud8994 Год назад
Yasminey xsus gara igu ledahy ayeydey ad kudwan jirty 2015 kudwan jirty wilka cadnka io adi hda ayeyde wedhimty😢
@Hafsonor22
@Hafsonor22 3 месяца назад
Alle ha u naxaristo ayeeyo
@madbacaddaexcel6224
@madbacaddaexcel6224 5 лет назад
maamo mahadsanid sidaad noogarab taagantahay een waxaan maqlay qalka waa la isku caateeyaa caloosha ayuu caateeyaa jwb mahdsanid
@zahrasahin8145
@zahrasahin8145 6 лет назад
ASC sister can pregnancy women drink vinegar
@sagalcabdi4088
@sagalcabdi4088 6 лет назад
Asc Yasmin ani odaygi ba bidaar iga gashay bal naso cawi 😁😁😁😁😁 dadka uurka leh macabi karan qali qurux alle hanoka dayo
Далее
MAXA KU CAATOWI WAA TANA JAWABTINA
11:32
Просмотров 132 тыс.
Casharkii 71aad: Cuntada iyo Caafimaadka
4:11
Просмотров 15 тыс.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 6 млн
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 277 тыс.
Qumbaha saliida faiidada ay leedahay/Cafimat Fican
16:30
SIDEE UGU FUDUD MIISAANKA LEYS KAGA RIDI KARAA?
17:57
Просмотров 119 тыс.
Shahwada sida lo kordhiyo/Cafimat Fican
10:57
Просмотров 193 тыс.
Dumarka hoos Vaseline malalarinkaraa/Cafimat Fican
14:35
Waa Maxay Faa'idada Uu Leeyahay Khiyaarka????
5:15
Просмотров 115 тыс.
Wareysi cudurka Tuberculosis ama Qaaxada .mpg
40:01
Просмотров 3,6 тыс.
Laabjeex waxa ufiican|cafimat Fican
11:01
Просмотров 55 тыс.