Тёмный

Qamar Suugaani | Ka Raystay Dhibtaan Mutay | Hees Cusub 2020 

Waqal WStudío
Подписаться 2,5 млн
Просмотров 3,6 млн
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,4 тыс.   
@abdalaqeys660
@abdalaqeys660 4 года назад
kani waa mucjisada fanka soomaaliyeed ee qamar suuugaani kani waa fanaanka aan ugu jeclahy soomaalida inta jecel qamar suugaani like dhac ku siiiya
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
subscriber igu sharaf wll
@cawogaradag4607
@cawogaradag4607 4 года назад
Qamaar zugana 🤭❤✅
@duceysane-pp1vu
@duceysane-pp1vu 4 года назад
Wlhy fannkan wa u haayaaaaa❤❤
@muqtarosman5754
@muqtarosman5754 4 года назад
Fnan somaliyeed
@mohamedmoh3490
@mohamedmoh3490 4 года назад
@@cawogaradag4607 fzva
@Showayste365
@Showayste365 4 года назад
WLaLayal hestaan wa heees macaan lkn Wax walba o macaaan waxaaa kasiii Macaaan hadalka ilahay Hada tas ograhy Like isaar wLL❤👈
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
subscriber igu sharaf wll
@omarosmanibrahim7732
@omarosmanibrahim7732 3 года назад
Hldka allah hla barbardhigin hesta Hdlka allahna like Haku radinin wtf
@prettyprinceshamish3047
@prettyprinceshamish3047 2 года назад
Don't compare Qur'an wd song plzzz🙏🙏🙏
@umalkairapdiadam2873
@umalkairapdiadam2873 4 года назад
Marxalad si'aan laygu garan ismuuji wakhtaanku jiray😢😢😢 farxadu matalaad ahayd rajaase muquuniso niyadi igamaahsanaynd matoor kiciyaan u helay😇😇😇 alhmdulillh🤲🤲 karaysty dhiptaan mutoo nimcaan majaroorsada🤴❤🤴
@hindasiciid8688
@hindasiciid8688 3 года назад
quuruxbadantahay baybii
@Somalisongs388
@Somalisongs388 4 года назад
Bal Fiiri Sida Laxanka Loo badbadalayo Wuxuu Ka Heesi Karaa Toon Walba, Qamar Suugaani Ayuu Gaar Uyahay Codadka Noocan Ah Well done 👍
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
subscriber igu sharaf wll
@qalbihanad9711
@qalbihanad9711 3 года назад
@@sagalaftax2826 ok
@sir__cmc
@sir__cmc 4 года назад
Hdd ogtay in *Heesuhu qalpigay dilaan* *Quraankana quluubtaa ku xasisha* like saAr 👇🙏
@jacksonpro484
@jacksonpro484 4 года назад
wllky subscribe ku saray adna ismuuji
@sir__cmc
@sir__cmc 4 года назад
@@jacksonpro484 hye Adna
@zamiiraahmed4748
@zamiiraahmed4748 4 года назад
Hhhh dadkan mxykafaidaaN Subscribe 😂😂
@sir__cmc
@sir__cmc 4 года назад
@@zamiiraahmed4748 wx yroo cas😁
@sir__cmc
@sir__cmc 4 года назад
@@mostaphaothmanfarah589 Inaan adi ku wacdiyo ayn U imi meezha
@calijidaw4097
@calijidaw4097 4 года назад
Ninkani heerkii fanaaanimo wuu dhaafay heestuu soosaaraba tii hore kadaran
@yamosaid6683
@yamosaid6683 4 года назад
Wlhi ma ila argtey
@calijidaw4097
@calijidaw4097 4 года назад
Haaa
@bigfansharma1
@bigfansharma1 5 месяцев назад
Xaqiiq
@asmahussen3562
@asmahussen3562 4 года назад
Reer hargaysa waligiin somalida shamac baad utihiin dhinaca fanka inta igu tageertay like ta dhac👍🏻
@mahadjeesto4428
@mahadjeesto4428 4 года назад
mahad sani wll qali
@hamzaabdiwahabibrahim5143
@hamzaabdiwahabibrahim5143 2 года назад
Mahadsanid wllo
@mohamedbashiir3960
@mohamedbashiir3960 4 года назад
*Xiliyada kala miirankee 😌* *Magaalada seexataa 😇* *Anigu soo miirsan jiree😍*
@apdirazakjamac8897
@apdirazakjamac8897 4 года назад
Qamar suugaNi waa mucjizo lapa codleH😄💯🤪
@yaasiinmorata2480
@yaasiinmorata2480 4 года назад
Waxaan noqday qofkii u horeyey ee soo muqda intey dadka hurdayen ciyal dhafar nolasha qurbaha wa sidan beri mrkan soo gaco I.a 300 like ban rajeyna Best Song legnd Qamar Sugaani
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
subscriber igu sharaf wll
@badriabihi248
@badriabihi248 4 года назад
Heestan inta aragtay markay hurdada kaso kacday like dhac haku siiso😂
@Aaqilka
@Aaqilka 4 года назад
Halsaac anosojedo aan arkay
@guure8725
@guure8725 4 года назад
😂😂😂😂
@eidali3960
@eidali3960 4 года назад
Me hh
@almasabdi3730
@almasabdi3730 4 года назад
Hadaan soo kacay
@binuyaminmohamed3916
@binuyaminmohamed3916 4 года назад
Hhhhhh kugu racsanahay
@suhaybisguji301
@suhaybisguji301 4 года назад
😃 Qamarka Hirgalay inu Messi iga fanka Yahay Ya ila arakay From🇩🇪🇩🇪Douchland🔥
@lpabdimohamud8914
@lpabdimohamud8914 4 года назад
Nicht Douchland Das heißt Deutschland 💯 mach Wieter Lernen Ich weiß Das Das ist Nicht Deine Mutter Sparache💯✅
@rahmaali5777
@rahmaali5777 4 года назад
Haa wlhi ninkaan fanan ka wacan ma jiroh
@apdifatah1813
@apdifatah1813 4 года назад
Lp Abdi mohamud du hast richtig erklären😂😂😂😂
@munaabdi8862
@munaabdi8862 4 года назад
💯💯💯👌
@inaboqortoyo2090
@inaboqortoyo2090 3 года назад
Ronaldo ga fanka waa gulled simba 😈👿
@onejaanis6198
@onejaanis6198 4 года назад
Heesaha qamar suugaani inta ila daawato misana jecel dhamaan heesaha qamar suugaani like ta ha ila dhaafin
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
subscriber igu sharaf wll iso
@liipojochannel8599
@liipojochannel8599 4 года назад
kkkkk
@buunicabdi9577
@buunicabdi9577 4 года назад
Waqal heesaha xiligay SOMALIDU soo jeedo soo geliya, 5:12subaxnimo ayad soo geliseen keligaybaa daawanaya wadankii qurba joogta mooyee😂 Saxibkey Aamiin Samadoon ayan salaamayaa oo heesta sameeyay✋
@fartunmaxamuudfartunmaxamu1532
@fartunmaxamuudfartunmaxamu1532 4 года назад
😂😂😂ani xita hada arkay
@ahmedmohammed3732
@ahmedmohammed3732 4 года назад
Adigu Ma Heesahaad ku waabariisataa Mise Canjeeladaad ku dubtaa😂😂😂
@samiirajibriil8806
@samiirajibriil8806 4 года назад
Fbgii ka fadhiyi kari wayay hlkan ma timi wllow😁😃👊
@taygarotg8680
@taygarotg8680 4 года назад
Fanan iga dheh
@abdishakoursaed4300
@abdishakoursaed4300 4 года назад
walahi adaban ku taagera buuniyaw malagu soo daayey uun
@riuumoha391
@riuumoha391 4 года назад
Xiliyada kla miiranke magaaladu seexataa anigu so miirsan jiray Axsan Qamar fanankena😍
@sirdoon1
@sirdoon1 4 года назад
qamar suugani isku fasal ama classmate ayaanu aheyn Malin Dhaweyd ayu i arkey Macalin noo wada dhigi jirey markasu igu dhahay saaxibka fanaan ayuu noqde adu maxaad qabata kkkk markaasan ku idhi Masaajid dhan ayaan Furayaashisa Haya Maclinki waa qosley kkkkk lkn waxan u sheegay inaan hayo shaqo if iyo aakhiro ii fican macalinki madax ayuu iga dhunkadey kkkkk qamaroow macalinka waan ku sheegay waxaad sameysid kkkkkk aan ku qabto ayuu ku yidhi @Hargeisa@
@amansanmahommed2954
@amansanmahommed2954 4 года назад
Hhhhh😂😂😂😂
@zamzammohamed8803
@zamzammohamed8803 4 года назад
Hhhhh iga qoslisy bro noloshu kum xumysoh
@sirdoon1
@sirdoon1 4 года назад
@@zamzammohamed8803 kkkkkkk
@zuuzuuchenal9325
@zuuzuuchenal9325 4 года назад
Hhh wlo masajid furihisa hadaad hayso maxa madashan ku kenay mise zxbkabad waxa ugaso shegaysay
@zamzammohamed8803
@zamzammohamed8803 4 года назад
Oonbeelow still m qoslysabah
@somaliwise2248
@somaliwise2248 4 года назад
Heestan 1m markay gaadho dhac igu siii
@bigfansharma1
@bigfansharma1 5 месяцев назад
3m Maroosa 😂
@samiiraaxmed2037
@samiiraaxmed2037 4 года назад
Ninkani waa mucjisada fanka
@deeqsijrofficial6166
@deeqsijrofficial6166 4 года назад
Walee Qamar wuu na waalayaa. Hdii uu messi yahay king of the Football Qamar suuganina waa Boqorka fanka maanta. Keep going bro. Waqal iyo Qamar suugaani 🤴🏿🤴🏿❤️🤟🏾
@FaaraxYare-tr5df
@FaaraxYare-tr5df Год назад
Goat loe messi 🐐
@shaakiraxmed2994
@shaakiraxmed2994 4 года назад
رسول صلى الله عليه وسلم فخر الامة الاسلامية❤
@keynaanpoi8865
@keynaanpoi8865 4 года назад
Scw
@abdihakimhusen9784
@abdihakimhusen9784 4 года назад
صلى الله عليه وسلم
@cawaalemohametofficial
@cawaalemohametofficial 3 года назад
صلي الله عليه وسلم
@muztaqiinhassan9457
@muztaqiinhassan9457 3 года назад
♥️♥️
@lpabdimohamud8914
@lpabdimohamud8914 4 года назад
Hadey Hestan Dhageysato Waxan Rajeyna Iney Dib Iguso Labato Isoo Labo Bbe Adaan Adunka Kujeclahaye Hadad Xaladan Kujuro Igula Jurto Is Muuji😭😭😭❤❤❤❤💯✅
@lulahmed9303
@lulahmed9303 4 года назад
Mcn waikan 😭😭😭❤❤
@lpabdimohamud8914
@lpabdimohamud8914 4 года назад
@@lulahmed9303 Bbe😭😭😭😍💯✅
@abdisalemmoalimhussein5080
@abdisalemmoalimhussein5080 4 года назад
Walalayaal maidinka runbaa😭
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 4 года назад
@@abdisalemmoalimhussein5080 flim ka tartiib u daaawo🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdisalemmoalimhussein5080
@abdisalemmoalimhussein5080 4 года назад
@@fatmabarre6037 fudeed igu jiray noh igu qado quruxeey😅😂
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 4 года назад
Mucjiasadda Fanka casriga ah, Qamarkii Hirgalay waan ku wadanaaa🏃‍♂️
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 4 года назад
Niyadii iga mahsanayd Motoor kiciyan u helay! Qamar sugani legend🙏🙏
@sacdiyaabdirashid4975
@sacdiyaabdirashid4975 4 года назад
😭😭😭 ilahw ninkaygaa nabd iguu geey mudadan kalaa maqnyn maqanaa jgaan ahaa my love 😍
@mohauniquetech4410
@mohauniquetech4410 7 месяцев назад
Hada ma U tagtay wlala mana miirsatay hhh
@xabsomohamed6893
@xabsomohamed6893 Год назад
goobaha heesaha kadaya saliga nabiga s.c.w wllyal😰❤️
@narmanasah4553
@narmanasah4553 4 года назад
Qamar suugaani halyay isaaq guul saxib ku taageeraa laki kuso ducynayaa fanka ale hakaaso hadeeyo
@narmanasah4553
@narmanasah4553 4 года назад
Wàadhab
@manaanbbe2945
@manaanbbe2945 4 года назад
My husband iga fog yhyh ilaheey hanuskakeeno 💔😥😥inta laga maqan yhy like 👍
@hindasiciid8688
@hindasiciid8688 3 года назад
🌷👍😍🥀
@aishohassan8850
@aishohassan8850 4 года назад
Qamar suugaani caadi ma,aha sanadkan heesaha ushidan asagaa qaaday fananaan iga dheh🥰🥰
@Mustaqbal-Tv
@Mustaqbal-Tv 9 месяцев назад
Yaa 2024 heestan dhagaysanaya like ku cimamad 😮🤩🤑
@abdullahmetjiite3525
@abdullahmetjiite3525 4 года назад
Heestan qofeey quseyso hadu jiro like ta hala i dhafin
@FF-li1bu
@FF-li1bu 4 года назад
🤣
@basramahamed1239
@basramahamed1239 4 года назад
Waa wllkin capp0 2020 8 27 alle ha ifudeydiyo dhoof rabayee inta ila jecel ducada lime igitusa😍🤩🤩🤩🤩🤩
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
subscriber igu sharaf wll
@ifrah8940
@ifrah8940 4 года назад
Borsada igu sii qado wll😂😂😂
@qaahiramohamed4269
@qaahiramohamed4269 3 года назад
Heestan Xasuus Ee igu ledahay Wexee So baxdey maalintii Arooskeyga❤😭
@fatximaxamed2129
@fatximaxamed2129 4 года назад
ina marky hurdada ka so kcday oo argty farta taag😂ani cml🤣🤣6:21 subxnimo arky🤣🤣🤣🤣🤣💋♥️qamar lenged waqal istudeo
@ahmedmohammed3732
@ahmedmohammed3732 4 года назад
Heestan Saaka Ma Canjeeladaad ku dubtay😂
@fatmamohammed3935
@fatmamohammed3935 4 года назад
Aniga cml from Sweden
@fatxicumar6835
@fatxicumar6835 4 года назад
🤗👆
@gudaalyare5597
@gudaalyare5597 4 года назад
iqaday heestaN wlahi
@ayaanlemaxamed3744
@ayaanlemaxamed3744 3 года назад
Qaamari suugani
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 года назад
Heestan waxay Ku Socota Lamaane Kasta Oo Wakhtiga Iyo Waayaha Kala Fogeeyey Runtii😞 Qofkasta Oo Laga Maqan Yahay waxa U Rajaynayaa Inay Nabad Iskugu Imaadaan #Thanks_Waqal_Farodahable🥰🥰
@muniiraupdimiir8937
@muniiraupdimiir8937 4 года назад
Adiga saas ku haystA 🙃
@maamemo7277
@maamemo7277 4 года назад
Heestan inta dhagysnysa Iyado quracan like isar
@farxaanliilo4001
@farxaanliilo4001 4 года назад
M ALLAH
@shukriyasin3783
@shukriyasin3783 4 года назад
Qamaarka lixda dhumod keep goin
@shanazagirl414
@shanazagirl414 4 года назад
Meqo cod kuhesaya hada ila aragtay Like Igu Qabo 👈
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 4 года назад
Guuleed iyo amiin samadoon xariirka ka dhaxeeyaa waynaa masha alaah heeso bu ku hafiyey muno iyo guuleed
@abdikaremjanaalle4491
@abdikaremjanaalle4491 Год назад
Bal wuxu samaynayo day muftaax cadceed Maxamuud Ducaale on the beat ax yaa another level amazing macalin aabihii ❤❤🎹🥰❤️‍🔥
@zerqeyz4185
@zerqeyz4185 4 года назад
MagaLadu SexataN AniguH Soo MirsaN JireY😂🇸🇴🙏
@ifrahabdilahisllwws5837
@ifrahabdilahisllwws5837 3 года назад
Hank is a 2s non fiction author 6graduate k
@mohamedabdi4519
@mohamedabdi4519 4 года назад
Qamar la Qaban Waayay Wiilkan Gacan Baan u taagay waar warka yaan dheerayne Like uun isiiya Gaadhi igu jiifa iga toosin maysaane😂😂🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️
@maxamudmuuse6691
@maxamudmuuse6691 4 года назад
😀😀😀😀
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 4 года назад
Qamarka hirgaLaY ❤ Inta qamar tageerta heeshisa ismujiya😁🤗........ ........ xazuz bah xazuz ka mudaN😊
@samiirshiine4787
@samiirshiine4787 4 года назад
Kan fanaka an tagger haze ahatee haduu quranka zaa u akhrin lahaa maxuu noqon lahaa taa iz waydiyey mucjizda fanaka
@cadceedvlogs3025
@cadceedvlogs3025 4 года назад
Heestan Walee way Qaraxday😂💋hees ka xumaatay qamarka ma Arag walee Isku halayn bilaa video ku qarxayaanba heesihiisu lyrics Ayaabay ku qarxayaan Fanaaniitakle Waxn usheegayaa nikan in lagudaydo Erayo iyo laxba Intaad Soo xulataan lakaalayo Hh waa idinka sugaynaaa 💋 FANAANKA 2019_2020 BA HAYSTA QAMAR SUUGAANI KEEP GOING 👑❤👋
@canabquen380
@canabquen380 4 года назад
Hees uu qamar qaady oo aanan macaneyn wan wayay😲😚😍
@djxabiipofficial8328
@djxabiipofficial8328 4 года назад
Qamar sugaani wan ku wata gar iyo gardaraba 👌👋👋🔥🔥🔥 nice song. ✅🔦🔦🔦🔦🔦
@suhaylatu8354
@suhaylatu8354 Год назад
Marxalad si an la igu garan Ismuuji waqtan ku jiray Farxadu matalaad ahyd 😭😩😥💔22/1/2023
@Adnan-Joker
@Adnan-Joker 4 года назад
Laxanka iga gadan hesahaga dhan qamarka keep going inta ila midka ah an hoos 👇👇
@asmahussen3562
@asmahussen3562 4 года назад
Anuu bari hore ayaan sheegay qamar fankaa ubaahan
@Monehhhh
@Monehhhh 4 года назад
Ax yaa hees boqoki fanka nolal warta wllo qamarka❤️❤️
@c.rizackdh2323
@c.rizackdh2323 4 года назад
Amin samadon.nin wayn✌💙
@abdifatahtube5720
@abdifatahtube5720 4 года назад
💕
@dignishsomali8018
@dignishsomali8018 4 года назад
Qamar sugaani laf dhabarta fanka 👋😍inuu yahay inta igu racsan like ta dhac ku siiya
@jacksonpro484
@jacksonpro484 4 года назад
like iyo subscribe iga mudan tahy adna ismuuji wlljy
@zabnabintuahmed1570
@zabnabintuahmed1570 3 года назад
Qamar suugan nin legend ah baa taghay keap going pro
@calijeenyo8539
@calijeenyo8539 4 года назад
mudadi an kala fogeyn maqane joogan ahy ayyyyyyy best song🔥❤️ iga gadan heestan qamar suugani Fanaan qaran❤️💋20 Dhuumodle🔥legend waqal🔥
@hamdahassanmahamed1841
@hamdahassanmahamed1841 4 года назад
Heesan qamar qadan Ma dhagaysto illahye amarkii mucjisada faanka
@hamza_sancho
@hamza_sancho 4 года назад
Mucjisada fanka mohamed wardi 😀
@xaliimaaxmed9560
@xaliimaaxmed9560 4 года назад
Woooooow Abwaan Amiin Samadoon iyo qamar suugani iyo waqal WStudio Oo is helay 👌❤🙏
@djmunirmofaarax9526
@djmunirmofaarax9526 4 года назад
Waaw waa erayadii libaxa Samadoon iyo codki qamarka iyo walalka inoo da'aaya qarniyadan (waqal)
@maxamedxasan183
@maxamedxasan183 4 года назад
Gamarka xidigashiiiqiyay
@lukhmaanpato8308
@lukhmaanpato8308 4 года назад
Heesta labo laxan in ay ledahay inti illa aragtay like haila dhafin🙏🙏🙏🙏
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 4 года назад
Omg 😮 wlhi wxn idhaa magrnyo bcz ninkan codkisa waa mcn runti 💝🙏🏼
@galaydhkaduula8795
@galaydhkaduula8795 4 года назад
Intee ila argtay inuu laba codlaynayo qamar farta taag ☝️
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
subscriber igu sharaf wll
@mariammohammed489
@mariammohammed489 4 года назад
qamar waxba lagama qawan kareee keep going😘😘😍😍💫🥂 inte cod bu ku heesin halka vedio
@mohamednorisack7171
@mohamednorisack7171 4 года назад
That's Qamar suugaani best Somali singer ever
@amalomer2853
@amalomer2853 3 года назад
Nalba meel iiga hidey xasuusba xasuus ka mudan erayo iga dheh dhac like ku siiya Fans ka Qamar Suugaani
@ahmedbaahane7959
@ahmedbaahane7959 4 года назад
Raer xamar hade slada subax kasobaxnaY like ✊🏽✌🏽
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
subscriber igu sharaf wll
@libanahmed3851
@libanahmed3851 3 года назад
@@sagalaftax2826 ok
@mohamedabdi4803
@mohamedabdi4803 4 года назад
Walee waa fanaan tagay mucjisadii fanka qamar suugaani❤
@amranahmed8914
@amranahmed8914 4 года назад
Waaw the two voice of qamar sugani are in the song !!
@hodanadan7255
@hodanadan7255 4 года назад
Best fanaan 2020 3cod ayuuku heesayaa majiro fanaan la tartami karo
@Badra_lucky
@Badra_lucky 2 года назад
26/10/22 🌎🫣misana kolka aan dhankiyo hareerha milicsada❤ qalbigu murugoon jiray ❤️‍🔥🍁🔥
@mukhtaarismaciil811
@mukhtaarismaciil811 2 года назад
😳
@abtiadeer3878
@abtiadeer3878 4 года назад
First ani waaye like isaar xaasid nimada iska dhaaf wll 🥰❤❤
@abdiyareofficial3227
@abdiyareofficial3227 4 года назад
Inta ku wareeray 3ex Codeynta is mujiya 3ex qof maa qaadaa Is leedahay #qamar_tagay
@hamzekusow6818
@hamzekusow6818 4 года назад
MUCJISADA fanka waan ku wata Like ta wac igu sii Qamar fans
@mukhtarosmanjama6676
@mukhtarosmanjama6676 4 года назад
INTA KA HESHAY LAXANKA mucjisadii fanka qamar sugani 🇸🇴 like 📌👈
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
subscriber igu sharaf wll iso bookhooo
@mukhtarosmanjama6676
@mukhtarosmanjama6676 4 года назад
@@sagalaftax2826 hye wllo
@ahmedyasin4649
@ahmedyasin4649 4 года назад
Wlhi ninkani waa wax kale maxamed wardi cabdi cabdi laahi bulxan (qamar_suugaani) fananadeyduna waa deeqsan cl nasir macalin caydiiid team fansan
@WllistaCade
@WllistaCade 6 месяцев назад
ka raystay dhibkaan mutay from 2021😂❤
@faadumohuseen3783
@faadumohuseen3783 4 года назад
Hadad mopilka gacanta bidix ku hayso Walipa kabo la,aaaaaaaan daawanyso like😁😁😁
@shaahidaskar8789
@shaahidaskar8789 3 года назад
Halka kabo la,anta ayunba Ku Kala baydhnay
@farxancabdi9328
@farxancabdi9328 4 года назад
tani waa heesta ugu macaan somalida
@abdirisaakdanan9254
@abdirisaakdanan9254 4 года назад
Aniga ugu horeyea cawah Cimaamada🤣🤣🤣🤣
@masalaxabuukar1887
@masalaxabuukar1887 4 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤩🤩🤩🤩😭😭
@ahmedisse2516
@ahmedisse2516 4 года назад
Waa fananka kaliye ee halmar laba cod iyo kabadan halmar kuwada luuqeen karo 🥰✌️
@nimcocali1371
@nimcocali1371 4 года назад
allay lehe qamar sugani boqorka codka weye masha allah hes iyo badh weye runtii💚💚❤😗😗😗
@sareyoissack5229
@sareyoissack5229 4 года назад
Heestan wxa ay leedahay dareen gooni ah lkn dadka oodhan mafahmi karan wxa fahmi kara qof dareen leh💙💙💙💙💙❤❤❤❤❤
@yahyeahmed9783
@yahyeahmed9783 4 года назад
Horta yarkan wan ku wareray ee imisa dhuun ayuu ka hesaa bal ila tiriya 😂😬
@adecamalabo9792
@adecamalabo9792 4 года назад
Wlky yaxye xidig hno gacntu waqolfofe qalbiga kuslmy😘🖐
@trustdotcom8242
@trustdotcom8242 4 года назад
Kkkkkkkkkk wllhi beentaa ma ahan boqolaal toon ayuu leeyahay
@hemedyofficial9565
@hemedyofficial9565 4 года назад
@@adecamalabo9792 hjh
@adecamalabo9792
@adecamalabo9792 4 года назад
Hemedy official warwaxy suxe wlkyban arke
@hemedyofficial9565
@hemedyofficial9565 4 года назад
@@adecamalabo9792 aawe wllka😀😀
@onejaanis6198
@onejaanis6198 4 года назад
Axsan hees and axsan cid wlhi walal sare qamar suugaani waan ku wataa aniga
@rihaanaademrihaanaadem8048
@rihaanaademrihaanaadem8048 4 года назад
Mucjizda fannka wllhi adn kuu qry inta qamar si dhaba u jcl like ha iisrto😥😥😥
@Ammanle
@Ammanle 4 года назад
Waa faananka qarniga 21 badalaay qabka heesaha somaliga
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 4 года назад
Waqal KineMaster wax kuma editing gareeye ee heestan waa loso diray
@jacksonpro484
@jacksonpro484 4 года назад
waxgarat subscribe iga mudan tahy adna ismuji wllky
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 4 года назад
iftiimiye waan ku zaray wll
@mohamedeidnouhbhd2306
@mohamedeidnouhbhd2306 4 года назад
Qamarka Qamarka Qamarka🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 We Are Qamarka Fans🙏🙏 Qamar Qumane Qamar Sanaaci Wee wee 🔥🔥💯👍🙏🙏👑👑
@zalmaqueen4213
@zalmaqueen4213 4 года назад
Qamarka hirgalay wllkei iinolow
@tiktokremixmeisar88
@tiktokremixmeisar88 4 года назад
Waligey hesta qamaar sugaani madageysanin my first music from qamaar sugaani wlhi
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 4 года назад
Qamar la aan ayaa ishaa Kuu yeeshay 😁
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 4 года назад
Qamarka fankiizu zida dayaxa iyo cadceeda ayuu uga dhex nuuqdaa hargeisa Somaliland yaa igu raaczan
@karamoige5268
@karamoige5268 5 месяцев назад
Qamarka ama Qaraami. Still listining 30/05/2024.🎻🔥
@waskedrisleniozayidthyrunt5489
@waskedrisleniozayidthyrunt5489 4 года назад
Dirisle abdi wan ku ogahay inad ka bixin doonti leagshin ee hestani way mcn thy
@nuurcarab7946
@nuurcarab7946 6 месяцев назад
Heestan waxaan dhageeysan jiray 2020 waxay ahy waqti aan gabar aan jeclaa ay iga sii jeeday muda kadib wan kala tagnay waxaan is baranay gabar kale iyadana xanuunka igma iloowsiin iyadana wan kala tagnay 2024 waxaan isbaranay gabar aad u qurux badan cod macaan naxariis leh xishood badan wax walba ilowsiisay
@Cabdizaki1
@Cabdizaki1 4 года назад
Cirbixyeenka Hawada sare 🪂 legendary #Qamarka_Hirgalay 👑👍
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 4 месяца назад
Jabkaan isla soo marniyo jaceylkeenii mudnaa marnaba ma ilaawi jirin Sumayadayda caashaqa legendmad weeyan wlhie inantaan is jecelnhy ❤️✌️
@zaadiqhussein5671
@zaadiqhussein5671 4 года назад
Njnkan waa tagay 🙆‍♂️🥰✋
@daahirsebrie9815
@daahirsebrie9815 4 года назад
Qalbiguu murugoon jiroo qof najecel allah hanasoiyo😢😢😢😢
@faraxyusuf6237
@faraxyusuf6237 4 года назад
Haduu xiisihu mac yahey hadey wax maqlaan dhaguhu dibnihu mar kale qoslayaan😍❤
@jimcomaxamuud5642
@jimcomaxamuud5642 4 года назад
Heestan Dareen dhaba xabaarsatay💝💞💓💜💔
@khalidhunter7598
@khalidhunter7598 4 года назад
mnshlh qamar suugani allaha kudaayo
@ifiyahanolosha1468
@ifiyahanolosha1468 4 года назад
1 hees intaas laxan yaab mucjiso fanka ku jiraa thy lesma xaqire abti 😂😂❤️
@bigbwehel9220
@bigbwehel9220 4 года назад
Ninka kali ah fanka ka tagaroo
@abdirisaqcawl6497
@abdirisaqcawl6497 4 года назад
ninkan mooye nin kale ma tageero wardi qamarka mucjisada fanka
Далее
Remembering Allah - Mohammed Isaaq
25:18
Просмотров 3 тыс.
Бокс - Финты Дмитрия Бивола
00:31
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Просмотров 395 тыс.
QAMAR SUUGAANI 2021 ADAA NUURKA IIDAYRAY HEES CUSUB
6:01
QAMAR SUUGAANI NASIIN OFFICIAL MUSIC 2020
3:22
Просмотров 3,5 млн
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31