Тёмный

QAMAR SUUGANI, DEEQSAN ABDINASIR, ALI ZAKI, CABDIYARE, HEES AROOS AHLAN AHLAN ALI ADAN & MARWADIISA 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 530 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 296   
@zayparumaanofficial6078
@zayparumaanofficial6078 4 года назад
Cabdi yare markan arky Alla maxaan farxay illhy hku siyadiyo bowe Amin♥️🙏🙏
@salaadaadan3446
@salaadaadan3446 4 года назад
@@zupriyaapthi4944 wrt
@ubaxabdi2943
@ubaxabdi2943 4 года назад
Qamar
@najaxmaxamed7052
@najaxmaxamed7052 4 года назад
Aduun xaal Qaado😭cabdi yare illahay Haku Cafiyo wllo 🤲🤲😪is Kadaa FankaN adunku wakaaze shalay iyo manta ☝️
@zhadiyaupdi5082
@zhadiyaupdi5082 3 года назад
😭😭
@millionierezaalim1299
@millionierezaalim1299 4 года назад
CABDI YARR libaax lapo ma ahan QAMAR SUUGAANI mugjisada FANKA 😙😍👋💋❤👑💎
@hamzemjampeir1386
@hamzemjampeir1386 4 года назад
Intii qamar suugani darrie u dhagyzaty heztan 💗
@aminaabdi1889
@aminaabdi1889 4 года назад
Wiilkan jeclaa maskiin xanuunka waa laga dareemayaa Cabdi yare raga duruuf xanuun inay kamuuqato uma wacna ilaahay cafimaadka kusi yaadi 😭❤️❤️🙏🏻
@nasramuse905
@nasramuse905 4 года назад
Cabdi yare markan arky alla waan ku farxay alx, illahy ha ku siyadiyo cafimad 💕
@barkhatismail5099
@barkhatismail5099 4 года назад
Deeqsan darteed ayaan udhageysanaya heestan mnchalh cod macanaa waar like nasiiya ..😂❤️🙏🏻👋🏻
@ismoapdi8400
@ismoapdi8400 4 года назад
WlHi zhpkey Wllalkey Capdi Yare Mrkaan arkay Wan Farxay lknze zhp qli Izka dhaaF fanka InTa Igu RaaCzan Like✌😪
@albertoyahya
@albertoyahya 4 года назад
Cabdi yare mncha allah indeer qaaliya iskadaa fanka intaad ku jirtay waadba ku jirtee yaa ila qaba in uu iska daayo
@mabsuudabdi7253
@mabsuudabdi7253 4 года назад
Manshaa alllhaa wa wiilki cabdi yare allo cafimaadka usiyaadi allow isha xaasidka ka xujab allow wiilka cabdi yare cimriga udheere wa wiil an heesihi sa jecel hay maxan u duceyaye raamadanti allow aada dayine cafimadka usiyaadii wa alle mahadii
@amiincabdi9702
@amiincabdi9702 4 года назад
Fananka fananinta cabdi yare codka ga ayaa dahaba sxb keep going
@juweeriyahaybe1065
@juweeriyahaybe1065 4 года назад
Mnsha allah cabdi yare oo soocaafimaadaybaan arkaa Mansha allah alle hakugu wado brother🙏
@cadceedvlogs3025
@cadceedvlogs3025 4 года назад
Qamarka hirgalay waleee wataa isagaa ugu cod macaan🥰👋
@ibtisaamaragsan5048
@ibtisaamaragsan5048 4 года назад
Abdi yare alx dheh wall waana jecelaan lahaa in aad iskaga baxdi fanka 👏 plz waa codse
@hibonuura7787
@hibonuura7787 4 года назад
Waaxay heesahan afar afarta loo wada qaadayo Walee hargaysa fan laguma gaadho
@muniiraupdimiir8937
@muniiraupdimiir8937 4 года назад
QamaR suugani ninja kaliye mesha shidaya💯
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 года назад
Cabdi yare 😍hadaad cafimaday ma jeclayn inaad fanka siiwado oo heesihii dib ugusoo noqoto balse illahay cafimadka hakuu siyaadiyo qof aan taageero ayaad tahe😘
@YahyeSalebanmuse
@YahyeSalebanmuse 4 года назад
Wr cabdi yare heeso cusub nala.so gaadh wan ku tabnaye cafimadka ilHy hakusii dheeereyee
@MohamedSalah-gr5dt
@MohamedSalah-gr5dt 4 года назад
Qamar sugani inta markey aragtay so oroday like
@ibrhinyaremusci3948
@ibrhinyaremusci3948 4 года назад
Qamarka meshaal jidy
@Neima_Omer
@Neima_Omer 4 года назад
Wlhi anaa soo cararay😥
@ayaanhassan9593
@ayaanhassan9593 4 года назад
Naemah official hkkkkkkgddgttyyyyyyyyuuuouuyyyu is ykkii ood you know oi
@assanmohamud4747
@assanmohamud4747 4 года назад
#Qamarka miyH lGa maqnan kraa meLuu joGo
@Neima_Omer
@Neima_Omer 4 года назад
@@ayaanhassan9593 hhhhhhhh😂
@XOGTAQARSOON2024
@XOGTAQARSOON2024 4 года назад
cabdi yare in aan ku aaragno waa noo farxadayada maanshaa allah
@cabdiqadiryasinjamac7131
@cabdiqadiryasinjamac7131 4 года назад
Qamar taageerihisaan ahaye like ku booba booba
@mabsuudabdi7253
@mabsuudabdi7253 4 года назад
Walal waxan indiinka cod sanaya fanka cabdi yare ingu duceya inu alle cafimadka usiyaadoyo allow wiilka isha aadamah ka xujab
@NuSAbdi
@NuSAbdi 4 года назад
King is back cabdi yare big legend💞💞💋
@Amalina12
@Amalina12 4 года назад
Mash Allah cabdiyare adoo caafimad qabo ayan arkey alhamdullah ilaahey ha ku siyaadiyo caafimadkaga walal ❤️
@fatimaahmed6329
@fatimaahmed6329 4 года назад
Abdi yare wali xanunkii ayaa kamuqda😥alle haku siyadu cafimadka wllo qali
@khuludjibril5719
@khuludjibril5719 4 года назад
fansan waa iftinka magaladah Special qamar sugani Keep gowing dhamantin 🏆
@samiiracabdilaahi9915
@samiiracabdilaahi9915 4 года назад
Inta cabdi yare kanaxsan like saar
@farihaosman4769
@farihaosman4769 4 года назад
Inu xanun kaso kacay wa laga daremaya wu dhubtay
@raymasharif8715
@raymasharif8715 4 года назад
IlhY caafimd ku sii abdi Yare wllo😥🙏❤
@nasradheeman3770
@nasradheeman3770 4 года назад
Walhi wan kanxay miskiinka xuus buu noqday lkn codku waa halkii
@nasradheeman3770
@nasradheeman3770 4 года назад
Ilahay cafimaad kusiiyay umahad celi my brothre
@mahamedawaadan1449
@mahamedawaadan1449 4 года назад
@@iqrushppe8052 7mgl
@Boqorkatiktok
@Boqorkatiktok 4 года назад
Cabdi yare haduu ilahay imtaxamay ooo caaafimadkiisiii usooo ceeeliyey inuu fisqiga ku noqdo may ahyn
@naimayousef6188
@naimayousef6188 4 года назад
zax weeye wl inuu alle umahad celiyo ayay ahyd
@ahlaamahmed3167
@ahlaamahmed3167 4 года назад
Ala cabdi yare marki hore sada u uqurux badna io imka ina u xanuun kaso kacay wayka muuqta alleh caafimdka io cimrgba haw dheeryo wlhi cabdi yare waa iska jecelhy alleh haku sharfo wll
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 4 года назад
Mansh allah cabdi yare waa ku farxay ilahay cafimadk haku siyadiiyo aamiin aamiin
@abdimajidahmed8630
@abdimajidahmed8630 4 года назад
Music iga gadan Amazing 🔥🔥🔥🔥🔥
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 4 года назад
Ninkan qamar suugaanii yaa naga qabta wuu nawaaalee maalinba cod buu noo saarayaaye
@fkchannel6495
@fkchannel6495 4 года назад
Deqsaneyy hppti love you more wlhi❤❤❤😭
@apdishakourbaska8476
@apdishakourbaska8476 3 года назад
💜💜💜🖤🖤🖤💓💓💓
@apdishakourbaska8476
@apdishakourbaska8476 3 года назад
😍😍💜💜
@fkchannel6495
@fkchannel6495 3 года назад
@@apdishakourbaska8476 😘😘
@elmanzariomontez2072
@elmanzariomontez2072 4 года назад
Qamar intii Jag ku ah like ha Lagu shubo
@marwaahmed2542
@marwaahmed2542 4 года назад
Woooooow cabdi yare soo noqday Alhamdulillah 😍
@aboudiqaadac7816
@aboudiqaadac7816 4 года назад
Inta fahantay inuu qamar laxanka leeyay oo lagu magacaby maftuux like dhac kusii 😁
@drsayana9611
@drsayana9611 4 года назад
Maftuux ba leh
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 4 года назад
Qamarka Inaad Ka Cod McntahaY Waad U ZheegaTaY FanaaniinTa Kale
@fardawsacabdalla8605
@fardawsacabdalla8605 3 года назад
😆😆😆😅 ninka FaNkaH ngu haYoH la antiiz awaar😜
@apiitohofficialchannel1923
@apiitohofficialchannel1923 3 года назад
mazhal wllo mcn
@raxmacumar338
@raxmacumar338 3 года назад
@@fardawsacabdalla8605 qwqw
@kassahunsefu6225
@kassahunsefu6225 4 года назад
From Ethiopia I like Somali song
@hodanupthirahman9437
@hodanupthirahman9437 4 года назад
Amesaganalu
@najahhussen5886
@najahhussen5886 4 года назад
Abdi yare Allahe yaashfyaka wllo
@Hooda36
@Hooda36 4 года назад
Cabdi yare aragtidaada waan ku farxaay i miss you fanaan an jeclahay nolow❤❤❤❤👏
@cadceedvlogs3025
@cadceedvlogs3025 4 года назад
Qamar suugaani igu codnacan runtiiii
@amaalhabiib3899
@amaalhabiib3899 4 года назад
Masha Allah wa cabdi yare🤴🤴🤴🏅🏅🏅💯💯🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲ilahow si cafimad tamaaa wllo wanku ducenenaaaa🤲🤲
@hipaakosman7954
@hipaakosman7954 4 года назад
Cabdi yare alle caafimadka hakuu siyadiyo
@mutawakil9167
@mutawakil9167 4 года назад
Abdi yare came back
@shugriqali5248
@shugriqali5248 4 года назад
Wn ku farxsanahy inuu Abdi yare caafimaday msha allh alle hakugu wado
@sucaadsaalax2446
@sucaadsaalax2446 4 года назад
Abdi yare xanuunkii wuuku soo xuunady😭😭😥🥰🥰❤❤❤❤fanaankygii
@abdiaziizmohamoud5495
@abdiaziizmohamoud5495 4 года назад
Abdi yare waa la imtixaamay ma uu fahmin dib buu fankii ugu soo noqday alle inuu ulaabto ahayd
@mukhtarosmanjama6676
@mukhtarosmanjama6676 4 года назад
Qamarka fanka
@caduunlyrics1360
@caduunlyrics1360 4 года назад
Aniga ugu Horeyay Inta qamar Taageerta Like Saar
@umumaahir8806
@umumaahir8806 4 года назад
Abdi yare wuu cagimady alx waa laga dareemaya inuu xanuunki la hary lkn haduuba caafimad helay quruxdii hasugi weyn came soon waaye❤
@salmabila6099
@salmabila6099 4 года назад
alx cabdi yare arkaaa alleh caafimaadka siiyey aya mahad leh nolow wll
@drsayana9611
@drsayana9611 4 года назад
Qamarka hirgalay.wlhy ninki qurux bay kasoo saarty nasiim
@marwanmohamed4637
@marwanmohamed4637 4 года назад
rasuulka scw igula saliya wallo heesaha nagdaayoo like isaar plz
@nimcocabdi7598
@nimcocabdi7598 4 года назад
meesha heesahu ka socdaan nabiga ha keeniin wadiga kitaabka suuliga dhigo kale wadi heel comment ayaay ku raadinaysaa
@marwanmohamed4637
@marwanmohamed4637 4 года назад
@@nimcocabdi7598 naagaha lama sheek3ysto anigu iga raali noqo lidkaa raadso 😂😂
@canabquen380
@canabquen380 4 года назад
Cabdi yare wlee wuu dhamaday ilahay haku soo hnuuniyo
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 4 года назад
Alle caafimaadka haku siyaadiyo Abdi yare😍😍DUCOOY AAMIIN😍😍
@farhiyomohamed1498
@farhiyomohamed1498 4 года назад
Abdi yare allah cafimdka ku siyaadiyo aragag wanku farhay
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 4 года назад
Ninkii cabdiyare ma caafimaaday maad ilhy unaqatid ilawzhiyo dhawidaa
@younisabdielmi7581
@younisabdielmi7581 4 года назад
Cabdi yare libaax labo ma aha soo dhawow mar kale
@zamshire1
@zamshire1 4 года назад
Qamar sugaani💖🙏💞
@anhaarfarhan8688
@anhaarfarhan8688 4 года назад
😳😳Cabdi yare libaaxi soo laabay allaha kuusiyadiyo cafimadka wll
@xamdaguuliman7345
@xamdaguuliman7345 4 года назад
Inbaatigey ali adan iyo dumaashiyo sharaf masha allaha noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏❤❤❤👏👏❤❤👏👏👏👏❤❤👏❤❤👏👏👏❤❤❤❤❤👏👏👏❤❤❤❤👏👏❤❤❤❤👏❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤👏👏❤❤
@subaidamohamed4
@subaidamohamed4 4 года назад
Mch allah cabdi yare Allah caafimaadka kugu wado
@cadceedvlogs3025
@cadceedvlogs3025 4 года назад
Qamarka hirgalay waleee wataa
@hannamuhammad6745
@hannamuhammad6745 4 года назад
Alla Cabdi yare moo soo ficnade Alhamdulillah waye walhi wan ka murugode my fanankeyga ❤❤🙏
@somalitiktok8323
@somalitiktok8323 4 года назад
Qamarka
@asmahamoud7499
@asmahamoud7499 4 года назад
So glad bro to see again in alife bro my God bless you in your life Abdi yare keep goind . I hope you to you health and wealth frère du cœur💝💖
@MUBAARIK__mm
@MUBAARIK__mm 4 года назад
AROOSKII QARNIGA IGADHE WAA 21 FANAN OO WADA QADAYA HEES ANIGU WAXAN TAGEERA FANANKA QARNIGA QAMAR SUGANI
@deeqaabdi3091
@deeqaabdi3091 4 года назад
Cabdi yre xanuunkiiH wuu ka muuqdaaH wuuu madhay wllhi wll ilhy cafimaadka hakuugu wadoH😍
@mohedabdi926
@mohedabdi926 4 года назад
Heestaba inta qamar uunban udaawaday
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 4 года назад
Cabdi yare is back alxa zi niyada ayan ugu farxay
@mohashiine
@mohashiine 4 года назад
Legend qamar 💚
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 4 года назад
Waaw. Halkan ayay ka shidantay. Abdiyare welcome back bro. Caafimaad taam ah inshallah.
@habzaabdi9763
@habzaabdi9763 4 года назад
m.a lamanaha qarniga isku wara abidkiin waaaw aleh ha ubarakeyo codka mcnka bdn iyo fanaaninta qarniga cali zaki tagerahayga 1baad goool
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 4 года назад
Qamarka hirgeley
@kayseaxmedkayseaxmed5437
@kayseaxmedkayseaxmed5437 2 года назад
King is back cabdi yare big lengend💞💞
@cabdiqanimaxamedcabdi401
@cabdiqanimaxamedcabdi401 4 года назад
Maxamed cabdi cabdillhi bulxan #qamarsuugaani
@Zeynab-wh8dt
@Zeynab-wh8dt 4 года назад
Cabdi yare waalo qali cimri dheer iyo caafimad an dhaman ku rajena walaa noolow
@khadaradan2856
@khadaradan2856 4 года назад
Maasha Allaah cali aaden hambalyo caruus
@hazzanabdullahisalaad7585
@hazzanabdullahisalaad7585 4 года назад
First one marki ugu horeysay like isaar
@ayaancismaan3302
@ayaancismaan3302 4 года назад
Alle cafimadka haku siyadiyo cbdiyare
@asmanour8506
@asmanour8506 4 года назад
M.a waxaan ku faraxsan abdibyare oo soolabtay ilahay ku cafimaadshaa mahadle alaha cafimaad iyo cimri dheer ku siiyo💋💋💋🥰🥰🤲🤲🤲
@ikraanabdirisaq887
@ikraanabdirisaq887 4 года назад
Qamar io ali saki yaa ila taageersan
@zaamiyacdy7395
@zaamiyacdy7395 3 года назад
aniga
@mosalat7086
@mosalat7086 3 года назад
Arooskaan waala isugu tagay fanaanin
@fadumofarah3214
@fadumofarah3214 3 года назад
wow mansha allha
@aichahassan3130
@aichahassan3130 4 года назад
Cabdi yare wallo heesa iska dhaf ilhay baa ku cafi xanun wad so Martha illhay Haa kaa masax fosoqa heesaha wan ku farxay badway 🙏🙏🙏🙏
@niciimaahmed245
@niciimaahmed245 4 года назад
Cabdi yre ilhy caafimdka hkugu wado wllo😭🤲
@nasradheeman3770
@nasradheeman3770 4 года назад
Wooow habalyo habalyo. Isku waara ubada khayrle kala hela
@farhanyare1258
@farhanyare1258 4 года назад
Abdi yareeeeeeeeeeeee libaaaaxi waaaa soooo rogaaal celiyay Aaad baaankugu farhay Wllhi bra Allah ha ku dhowro
@mohamedxabeeb9163
@mohamedxabeeb9163 4 года назад
Cabdi yare please bro iska daa fanka because waad aragta aduunkan sidoo sii noqonaya anagana Allah naga mado beeyo
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 4 года назад
I am from burco but i like somali song😅😘
@assanmohamud4747
@assanmohamud4747 4 года назад
#Qamarka ninkii xidigaha damiyay
@gerogia890
@gerogia890 6 месяцев назад
3 years ago still one of the best 🎉qamar suugani
@claahimaxamud6163
@claahimaxamud6163 4 года назад
Abdi yare alla cfmdka hakuu sii siyaadiyo
@fardawsacabdalla8605
@fardawsacabdalla8605 3 года назад
abdiH YareH 💎💎✌❤❤ mohamed wardiH✌✌😍
@Neima_Omer
@Neima_Omer 4 года назад
Cabdi yare wll sawkan baabay 😥
@hamdaali9387
@hamdaali9387 2 года назад
Masha allh masha llha masha llha
@xubidubbe8639
@xubidubbe8639 4 года назад
Cabdi yare inta la yaaban farta taaga wll illhy u noqo mar hadad caafimaday alx
@salmanalfarizi556
@salmanalfarizi556 4 года назад
Deqsan codkeda wllhi wn necebahy naa iskada fananimada
@mktopdesign2204
@mktopdesign2204 3 года назад
Ali zaki mansha allah cod mcn
@istahilqaali8316
@istahilqaali8316 2 года назад
Qamarka kawta
Далее
🎙А НЕ СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🕺🏼
3:06:10
QAMAR SUUGAANI NEW SONG AROOSKA  RAYAAN 2023
4:27
Просмотров 1,1 млн
QAMAR SUUGAANI XARUMAHA JACAYLKEENA ERYAL TV 2018
6:04
🎙А НЕ СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🕺🏼
3:06:10