Тёмный

Qasaid Houssein Ali 

Assajog Studio
Подписаться 179 тыс.
Просмотров 515 тыс.
50% 1

Brought to you by Assajog Studio

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 166   
@Aboubakerahmed95
@Aboubakerahmed95 9 дней назад
Macha Allah ❤❤❤. Le 14 septembre 2024, après 20 ans inshallah, je souhaite revoir ce commentaire. Ce soir, c'est le Mawlid du Prophète Mohamed (SWS).
@Mooo24
@Mooo24 3 года назад
Taqriiban 2005-2006, anigoo aad u yar ayaan hooyaday macaan ladhagaysan jiray🥺aadt bay ujeclayd xaqiiqdii radio jabuuti 9:00 fiidnimo ayay soo gali jidhay allow hooyoy cimriga kuu barakay🤲xasuus qurux badan yaraantu dahabsanaa.....maantana waa 15.April.2021...maalinkii sadexaad ee bisha ramadhan.
@xidigtaqarankaofficial4895
@xidigtaqarankaofficial4895 3 года назад
Wlhi xasuuus 9.00 habenimo soogali jirty iyadoo musig saranthy
@abdisalanmohamed8682
@abdisalanmohamed8682 3 года назад
Radio Djibouti ayey ka bixi jirtay ayan filayaa
@abdullaslla562
@abdullaslla562 3 года назад
Wlhy aniguba 2005 bn maqlay ano tuulo u xagabaxay
@daganabdi2846
@daganabdi2846 3 года назад
Mshllllh
@FatimaMohamed233
@FatimaMohamed233 6 дней назад
2007 xasuus wan yara ayeeydy mcn radio jabuti ka dhagysan jirty tafsir ka hben walba 9:00 pm fiidnimo ilhow cimriga ku barake ayeeyo mcn❤❤
@abdikarimmahdi6569
@abdikarimmahdi6569 3 года назад
Mashaa allah qasiidadan waxaan dhagaysan jiray 2003 ila 2005 waxay kadanbayn jirtay tafsiirkii sh c/laahi nuux allaha ha barakeeyo
@IltiredoualePort
@IltiredoualePort 10 дней назад
Allah unaxaristo sheekh houssein ali❤❤❤❤scw scw scw scw scw djibouti le13/9/2024
@suldansaid2331
@suldansaid2331 4 года назад
Mansha Allah I used to hear this poem back in 2005 when I was very young spclly on Friday night from radio fm. I think fm was from djobouti. Tonight I'm very delighted to hear it for the first time in 13yrs alxm
@medali1796
@medali1796 2 года назад
@Kifo channel official j Ok
@hashkaaxmey1410
@hashkaaxmey1410 2 года назад
Wlh anii xita 2005 an magli jiray anigo joga tula kutalo mandera kenya o fino ladaha alx now after 15 yrs
@ibrahinmahedciid7162
@ibrahinmahedciid7162 Год назад
​@@medali1796❤
@abdicabduga7501
@abdicabduga7501 2 года назад
Abo alow kunaxariso waxa ku garadaystay abahay oo Tafsirkan dhagaysan jiray marku mirqamayo DJabouti adunyo wa nocba noc 2002 Waxa kaso waregta 20sano ana 26 sano aya jira hada wlhi adun xasus qiro leh rebta Wakhti an so noqon donin 😭😭😭
@mahamoudnajah651
@mahamoudnajah651 9 дней назад
Ereyadi aun abwaan ibrahim gadhle Iyo luuq sheikh hussein cali Labadooda ba rabi haw naxaristoo iyo umada islaamko dhan
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 5 месяцев назад
♥️ALLAH AKBAR ♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️ ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
@jasmine-007
@jasmine-007 4 года назад
Allah Ya raxma raximiin Sheikh xusen cali 🤲 qasiido Xasuus mudan😍
@naimamumin3044
@naimamumin3044 2 года назад
Allah ha U naxariisto sheekaas waxba muu reebine Allah janada haka waarabiyo amiin hanti ayuu nooga tagay amiin amiin 🤲🤲🤲🤲
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 4 года назад
Alloow naxariistaada ugu deeq Alloow JANATUL FARDAWSA ku sharaf Aamiin
@cabdulcasiisadanmahamed196
@cabdulcasiisadanmahamed196 3 года назад
ALLAAH ha ha u naxariisto sheekha waxaan ka dhegaysan jiray Radio Djibouti 9ka fiidnimo xiliga tafsiirka qur'aanka, bishii may 1994 ayuu ku geeriyooday Djibouti waxan joogay Djibouti tacsidiisii ayaan telvisionka ka arkay I was young..nin dhalin yara ah baan ahaa ...aad baan uga naxay..Allaah ha u naxariisto
@bakarali5086
@bakarali5086 3 года назад
1994?
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 3 года назад
1994 waxaan joogay Utanga Refugee Camp
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 3 года назад
waakan xaqqi ee ilaahoow nabar nagu noolee nagu dil nahaleeshii nafahamsii najeclaysii naga aqbal nagu cafi laa ilaaha illaah muxamad rasuullullaah AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@MohamodAbdulS
@MohamodAbdulS 3 года назад
الله اكبر Xaqiiqdii Aadbaa ujeclaa xiliga kasoogali jiray Radio 📻 90:00 Fiidnimo 2006__2005 Anigoo 7 jir ahaa Waliba Hurdada Dartii usoo jedijiray Ani iyo Hooya Aabe Rabiyow Cimriga idin Barakeeyi Hooya iyo Aabe
@MohamodAbdulS
@MohamodAbdulS 3 года назад
Ma
@LydiaAhmed
@LydiaAhmed 3 года назад
Listening Ramadan 2021 (01/05/2021) juste après afuur. Masha allah illahow u naxarisoo Houssein Ali and all
@issaomer3421
@issaomer3421 4 года назад
2020 aya dhegaysanaya mashallh wlhii runbu shegay
@saidsomali6690
@saidsomali6690 Год назад
2001 ,2002 ayaaan kadhagaysan jiray radio jabuuti hadii uu noolayahay sheekan ilahy habarakeeyo haduu dhintay allah unuurro qabriga
@makokaireh244
@makokaireh244 4 года назад
Masha Allah illahow u naxriirso amiin ya Allah
@strawbxrriii5069
@strawbxrriii5069 4 года назад
Maschallah K Allah acuiel son paradise je aimer sh huissein ali Allah la illaha ilallah Assajog Good job
@abdihassan8244
@abdihassan8244 4 года назад
Scw
@beINgUpdyka
@beINgUpdyka 3 года назад
Allah hakuhafidho aboo mcn walai hasus waye ila hada wan jecla inan dageysta ❤💯
@dahaboelmi9735
@dahaboelmi9735 3 года назад
Allah unaxariisto iyo imbadan ka mid aa. Allow noo naxaariisto Amin.
@yacoubibrahimhassan5580
@yacoubibrahimhassan5580 Год назад
ALLAH YARHAMOUH. J'écoutais dépuis longtemps ,ses paroles dou,harmonieux et pure verité qui touche le coeur. Que DIEU L'ACCUEIL DSANS SON PARADIS ETERNEL ,AMIN AMIN
@libanalijamamohamed266
@libanalijamamohamed266 3 года назад
Maaasha alaah Dhagahii la oodaa Aayaadka deeqinee Hadalka shekha dhahaayo dhamaan waaa saxanyihiin yaa daawanayo April 2021.
@MohamadAli-tc3kx
@MohamadAli-tc3kx 3 года назад
Sagaashamaadkiibaan hooyo ladhageysan jirey caadi u garan maayo taariikhda lkn kolay 1992-1991 kii baan ku qiyaasayaa inay ahayd aad baan u yaraa caruurnimada waxba lama ilaabo alle ha u naxariistee hooyaday qaali waxay geeriyootey 2006 maanta waa 29.04.2021
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 3 года назад
Eebe ha u raxmado hooyada
@AsadAliKhanKhanPapa
@AsadAliKhanKhanPapa 6 месяцев назад
Amiin Amiin wll Allah ha u naxariisto hooyo iyo dhamaan muslimiinta
@umusubeer7439
@umusubeer7439 2 года назад
Illahay abaalkaagi jano haka dhigo rabi haku naxaristo ilaa malinta yomalqiyameh inshallah
@dekabilanoubah9801
@dekabilanoubah9801 6 месяцев назад
I think this nabi amaan dates from 1995 and recorded in Djibouti 🇩🇯❤ it is one of my childhood memories😊
@NrcAhmed
@NrcAhmed 9 дней назад
Asc maya 1988 anigoo yar aya ka maqli jiray tafsiirkì chekh Cusmaan shireh ayu ku soo bilami jiray
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 3 года назад
Allow jano FARDOWSO ugu deeq aamiin yaarabi 😭😭😭😭🙏🙏 Ramadan kariim
@libanalijamamohamed266
@libanalijamamohamed266 3 года назад
Aaamiin yaarabi
@xamudjama8998
@xamudjama8998 Год назад
RABBI NAXARIISTI JANNO HA UGU DEEWO SH XUSEN CALI
@mohamedhoussein4341
@mohamedhoussein4341 4 года назад
Allah ha kunaranisto mon pere naranisto jano amin amin amin amin
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 3 года назад
Amin huno Allaha janneeyo
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 года назад
Walaal sheekh xuseen cali wax kalle hadaad ka hayso soo gali ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo aamiin
@saalaxbootaan3345
@saalaxbootaan3345 3 года назад
Masha Allah qasiido aad u macan Alleged ha u naxarista sheikh xuseen cali
@saidsomali6690
@saidsomali6690 Год назад
Majiraaa qof meshas fadhiyay ilahay cimri iyo cafimaad ha kusiiyo 2000 radio jabuuti kadhagaysan jiray
@hassanokieh1612
@hassanokieh1612 6 месяцев назад
Haa
@dahaboelmi9735
@dahaboelmi9735 3 года назад
Allah yarhamka ya sheikh Houssein Ali iyo jamicaan
@ayanekaire9541
@ayanekaire9541 3 года назад
Allah yarham houssein ali 😔😥
@deeqabdikariimjama4902
@deeqabdikariimjama4902 Месяц назад
2006 ayaan dhagaysan jiray wakhti hore ayey ahayd runtii
@abdourahmanrobleh5304
@abdourahmanrobleh5304 10 месяцев назад
Tout est présent dans ce poème je me lasse pas à écouter
@Geeljire3
@Geeljire3 Год назад
Erayadii abwaan Ibraahim Gadhle.
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 года назад
Maashaa Allaah Illaahoow noo naxariiso dhamaan muslimiinta iyo muslimaadka Aamiin
@Abdillahi_zoo
@Abdillahi_zoo Год назад
Amiin 😢😢
@bishaarocabdulaahi4289
@bishaarocabdulaahi4289 2 года назад
Dhagihii la owdaan ayaadku deeqine yaa rabi noo fur 👂 🤲
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 3 года назад
ALLAH WARHAM CHEIK HOUSSEIN ALI ALLAH ACCUEILLE AU JARDINVALLEY FIRDAWS HAALAH KAWABIRO GABRIGA WASSAR HOUGA DIIGO TOWGAKEIGII JANNOHINGAAS RODAARIANEE AMINE ALLAH
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 года назад
Jazakallah kheirre Katira Amine Allah Douhaahi by TV ASSAJOG BARAKALLAH FIKOUM SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ALLAH ALLAH AKBAAR ALHAMDOULILLAH ALLAH AKBAAR SCW
@OroCover
@OroCover Год назад
i remembered my childhood ~♡ East Oromiya hararge Galamso~♡
@abdihassan8244
@abdihassan8244 4 года назад
Walahay wan QIIROODEY AXAD WEEYE EBOO SAMAD WEEYE XAQIIQ WEEYE WAXA UU KAHADLAYO SCW WAN OO AYEEY
@mhared604
@mhared604 4 года назад
May Allah grant him janatal fardus ya rab!
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 2 года назад
Allah irhamo janatal firdouz al aclah
@Master__Bvlogs
@Master__Bvlogs 2 года назад
MashaAllah Qasiido Xasuus iigu mudan Mar Aan yaraa, yaan waxaan ka maqli jiray Radio Abtigey Dhageysan Jiray, Weliba Qasiidadan Waxaay Soo Gali jirtay Tafsiirka Quranka Kareemka Ee Sheikh Abdullahi Nuur Kadib, Anigane Markaan Maqlo Waan usoo Carari Jiray Si Aan Ugu raaxeysto Dhaqeysigeeda, Allah Hau Raxma Sheikhan
@saidsomali6690
@saidsomali6690 Год назад
Radio jabuuti tabsiirika soo galijiray 20.30. Aaan umalaynaaa
@cawaaleaxmed2378
@cawaaleaxmed2378 3 года назад
Laa ilaaha ila laah muxameda rasuul laah alle haka jaza mariyo
@kaydkadirir5253
@kaydkadirir5253 Год назад
Ma ogola alwaaxdani amarkii raysuulkoo Kii aadan diida ku ugaadhsanayee Ehlu naarku waa u nacab ruuxii islaamoo Ogobeey salaaduna waa Faral adoonkiyo illaahy u dhexeeyoo Waa adhaxda diintee Ashaahaata oo qira udgoonow rasuulkii Laa ilaah ilalaah
@aragsanmoh532
@aragsanmoh532 4 года назад
Laa ilaha ila llaah👆
@lilabdaaz2965
@lilabdaaz2965 4 года назад
Xasuuus wlhi 2006 Ayaan Radio jabuti kadhageysan jiray 2020 dhagaysanaye
@khaledabadid9695
@khaledabadid9695 3 года назад
Mashaallah qu'Allah accueil son paradis éternel
@bakarali5086
@bakarali5086 3 года назад
2005 ayaan 9: 00 fiidkii kasoo geli jirty aad ayaa loojeclaa wayo xiligaas islaax iyo salaf majirin . suufi lee jirty wlhi waan xasustaa sida loosoo wada xaadiri jiray xilga soo gashay. İllahow noo dembi dhaaf. Culimada ajir kasii inkastoo aan la isku waafaqsaneyn hadana wax qalad ah ugama jeedo meeshaan .
@5hanl3
@5hanl3 3 года назад
wow allow kuu naxariso 😔😪
@sisirobert3966
@sisirobert3966 4 года назад
Ilahay ha u naxaristo
@muxiyadiinmaxad2214
@muxiyadiinmaxad2214 4 года назад
Barakala
@muxiyadiinmaxad2214
@muxiyadiinmaxad2214 4 года назад
Ma sha alah
@som-asiachannel...abdiqani8564
@som-asiachannel...abdiqani8564 3 года назад
allaha hanaxariisto sha allah
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 года назад
Allah ha uu naxaristo
@seidabdi751
@seidabdi751 9 месяцев назад
VIVA AL-RAMADDAAN 2024
@MuxibMuxib
@MuxibMuxib 5 месяцев назад
الله أكبر ❤❤❤❤❤
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 3 года назад
Heart touching Words 😭💔🤲 Allow Xaqa Nagu Sug
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 2 года назад
Absolutely
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 года назад
Machallah Tabarak ALLAH ALLAH WARHAM CHEIK HOUSSEIN ALI ALLAH ACCUEILLE AU JARDINE FIRDAWS AMINE ALLAH AMINE GABRIGA WASSAR HOUDAWA DIGO ALLAH KAWABIRO JANNADI FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH ALLAH RASOUKEINAA MOHAMEDAMIN JAHAARREJAHAARRE KALADIKE ALLAH RARTOUMAA KHEIRRENT HANIGOU WADA DHAMBAISIWO DHAMTAINNENT ALLAH TARABALLE AMINE ALLAH AMINE ALLAH DOUHAAHI GABOULANNE ALLAH TARABALLE DOUHAAHI GABOULANNE FATAHA MARDIHANNE BY COURANKARIM AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@sucadxabib4013
@sucadxabib4013 6 месяцев назад
Masha allha ❤
@hassanokieh1612
@hassanokieh1612 6 месяцев назад
Qui écoute 2024 ?
@somalibubg8176
@somalibubg8176 4 года назад
30.april 2020 manshaĺlaha like
@bandhigaxogaha4265
@bandhigaxogaha4265 2 года назад
Since 2008 still i m listining 😪😪
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 3 года назад
allah yaa arxama raxim sheekh hasuian ali
@daahirmuhumed1444
@daahirmuhumed1444 3 года назад
walaahi waxaan ka dhageysan jiray radio ha walaalkey iga wey anoo aad u yar oo eithopia jooga #Adduun dadbaa katahaye illahow towxiidkaga nagu dil
@sakeriyesaleeban1351
@sakeriyesaleeban1351 2 года назад
Laa ilaaha ilalah
@a.j1166
@a.j1166 4 года назад
لا اله الا لله 🗝🤲🏽❤️
@aadanafrico1531
@aadanafrico1531 2 года назад
♥️♥️♥️
@abousahal
@abousahal Год назад
I remember when i entered jabuuti
@iltiredoualedirecteur
@iltiredoualedirecteur Год назад
Allah arhama cheik housssein ali
@ilmeali9865
@ilmeali9865 2 года назад
Allahllailahilalah
@mowlidawaleh9953
@mowlidawaleh9953 2 года назад
Mâcha allha allow unaxarisooo 🤲🤲
@osmandaliey-tj7ng
@osmandaliey-tj7ng Год назад
Jabuuti TV .
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 Год назад
Allah irhamak janatal firdouz al aclah
@aswansamatarhassan737
@aswansamatarhassan737 3 года назад
ramadan moubarak
@faiza-go9lb
@faiza-go9lb Год назад
Salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi ❤❤😭😭😭😭😭😭😥😥😥😥 xaqiiqo
@xabiibiyaaxabiibi4809
@xabiibiyaaxabiibi4809 3 года назад
mzha allah ilaahay ajar haka siyo AABO
@dahaboelmi9735
@dahaboelmi9735 3 года назад
Laa ilaaha ila Allah 🤲🤲🤲🙏🙏🙏
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 года назад
NABIKEINAAA OUDGONNA MOHAMED CHARAF NARISTOO YO NABADGALWO KORKISSA HA HAATO AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR ALHAMDOULILLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW ALLAH LAAHILLAAHILLALLAAAAAA ALLAH ALLAH AKBAAR ALHAMDOULILLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 3 года назад
Mansha Allah Allaahu Akbar
@moh_ibra6243
@moh_ibra6243 3 года назад
Sheekh jabuutaawi miyaaa
@akanicaze6800
@akanicaze6800 3 года назад
War may may
@amyeden8616
@amyeden8616 3 года назад
Wuxuu ahaa reer jibuuti
@MounaElmi
@MounaElmi Год назад
jibuuti
@mohamedhummels8696
@mohamedhummels8696 4 года назад
Masha Allah ❤
@ummushueb1548
@ummushueb1548 Год назад
Mashaallah...lailaha ilalah
@mohazat5009
@mohazat5009 2 года назад
Mashallah allah yarhamu C est une vérité
@mohamedidrissmahamoud8172
@mohamedidrissmahamoud8172 3 года назад
Félicitations bonne qasaid
@gcc8058
@gcc8058 3 года назад
Laa illaha illa llah laa illaha illa laah
@mohamedbarkadyoussouf6571
@mohamedbarkadyoussouf6571 2 года назад
Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah Machallah
@ayanlehismail6153
@ayanlehismail6153 4 года назад
ALLAH yar xama
@hanimaxamud4496
@hanimaxamud4496 3 года назад
Yes Good to see you again for
@PacificBruva
@PacificBruva 2 года назад
Video sheekh Hussein Ali oo duceenaya aya raadinaya oo aan mar ku arkay youtube ka,, anybody that have that link please reply me with the link. thanks
@muktaromer9084
@muktaromer9084 4 года назад
Manshalla manshalla
@Tvtardy
@Tvtardy 3 года назад
Marsha Allah 🙏🙏🌺🌸
@mustafeadan6539
@mustafeadan6539 4 года назад
Allhu akbar💓💓❤️❤️♥️♥️♥️💕❣️❣️
@hanimaxamud4496
@hanimaxamud4496 3 года назад
Yes salamu caleykum
@AhmedMahamuud-bd7tc
@AhmedMahamuud-bd7tc Год назад
Maa shaa Allah
@ayshaiaismanys2789
@ayshaiaismanys2789 4 года назад
Perfect 🌹🌹💐💐❤Alahu rahimou
@BaabulahichannelBaabka
@BaabulahichannelBaabka 3 года назад
Ashahaata oo dhaha la ilaaha ILALHU. ! LAYDINKU KARI WAA
@rashidindo
@rashidindo 4 года назад
Jazaakalaah
@nimcoxasan-rq1xx
@nimcoxasan-rq1xx Год назад
Llilha ilal❤❤
@ayoubayeh2821
@ayoubayeh2821 Год назад
When i heard thjs salatu for this I am very glad happy of lesson it br Muslim so u came at Friday khi I we'll be happy came it together ok how to supported it ok btby
Далее
Mowliidka Nebiga (scw) Sh. Xuseen Cali & culumo ka
1:13:15
Kasayid
53:49
Просмотров 186 тыс.
Unique deep painful back massage for Lisa #chiropractor
00:11
Ozoda - Lada (Official Music Video)
06:07
Просмотров 3,8 млн
HA-HA-HA 👊  #countryball
00:15
Просмотров 2,7 млн
Cumar aadan dugsiiye  - qasiido
53:31
Просмотров 302 тыс.
sheekh waro oogo nabi amaan iyo allabari
58:30
Просмотров 353 тыс.
Qasaid harari
26:26
Просмотров 99 тыс.
Nabi amaan macalin sheylilaah xafidahu laah
12:30
Просмотров 340 тыс.
Furshed - qasaid
13:35
Просмотров 138 тыс.
YAA MUXAMAD┇NABI AMAAN┇ BY: CABDI QAYS
16:16
Просмотров 376 тыс.
HOBOLADDA WAABERI  -  Nabbi Amaan
1:08:02
Просмотров 42 тыс.
Qasiido Nabi Amaan Ah (Asalaamu Calaykum)
18:18
Просмотров 148 тыс.