Тёмный
No video :(

QAYBTA 1-AAD XALQADA 8-AAD EE BARNAAMIJKA XAQDHOWR OO DHAMEYSTIRAN 

Xaqdhowr_SOM
Подписаться 77
Просмотров 300
50% 1

Iyadoo iftiinka xerada barakacayaasha ee IDP uu liito, Sufi wuxuu si adag isugu dhajinaya Leila. Waxaa indhaheeda daboolay ceeb iyo qalbi-jab balse waxaa adkeynaya awoodda Sufi. Miyey nafisi doonaan?
XALQADA SIDEEDAD HADDA WA TOOS Laga billaabo 4-ta ilaa 4:30 galabnimo Radio Kismayo Mowjadda (90.0); 2:30 ilaa 3-da galabnimo Radio Xogmaal Mowjadda (88.5) 5-ta ilaa 5:30 galabnimo Radio Baidoa Mowjadda (89.5) iyo Radio Koonfur Galbeed Mowjadda (88.8)
Haa ilaawin inaad nagala socotid Baraha Bulshada si aad u hesho waraar dheeraad ah oo ku saabsan Xaqdhow!
Facebook: Xaqdhowr SOM
X: Xaqdhowr_SOM
RU-vid: Xaqdhowr_SOM
#RiwaayadSoomaaliyeed
#XaqdhowrSOM #DhageysoXaqdhowr #RiwaayadHawadaKuJirta

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
Далее
meecaad miigane
10:54
Просмотров 741 тыс.