Тёмный

QAYS QAYSER OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY 

Dhambaal Digital
Подписаться 104 тыс.
Просмотров 89 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 407   
@Maahirmohamet_87k
@Maahirmohamet_87k 3 месяца назад
Abdala Jamal
@Maahirmohamet_87k
@Maahirmohamet_87k 3 месяца назад
@abdaleshaacir45
@abdaleshaacir45 3 месяца назад
@Cawoizmail2383
@Cawoizmail2383 3 месяца назад
Marwalba Cabdala jamaall So qabo Ayan kuso Qornaaye So qabo❤
@YusufRizak
@YusufRizak 3 месяца назад
Aduu maad ku haysataa 😮
@nimcaanyare870
@nimcaanyare870 3 месяца назад
Kama Soo qabanayo qasab mahaa
@caynabyare3133
@caynabyare3133 3 месяца назад
Ninkaan ninka xiiirka waydiinaya muxuuu ahaaa 😂😂😂😂😂😂 gabdhahaa su aalahaas lahaaye agah
@naazirsayid-nr4ks
@naazirsayid-nr4ks 3 месяца назад
Maaragtaa waa sheeko kale😂
@dajiye1
@dajiye1 3 месяца назад
waatan anba la yaabana 🤣
@samakaabchannel3093
@samakaabchannel3093 3 месяца назад
Waaba naxay kkk
@khaledabdirahmansalsal6333
@khaledabdirahmansalsal6333 3 месяца назад
Hahaha yaabeyba wlh 😮​@@samakaabchannel3093
@HamseMire-jb5qd
@HamseMire-jb5qd 17 дней назад
😂😅
@AhmedAhmedmahamed-w6m
@AhmedAhmedmahamed-w6m 3 месяца назад
Next abdalla Jamal inta igu raacsan 👍
@AsiyaelmiahmedAsiyaelmiahmed
@AsiyaelmiahmedAsiyaelmiahmed 3 месяца назад
Dhakhtarrr soo qabo ninkaas maalina Lama waraysan wax badan baa laga ogaan lahaa oo uqarsoon Hala soo qabto❤😂
@Asli256
@Asli256 3 месяца назад
Dumar uun bu ka shekaynaya kolay😂
@AsiyaelmiahmedAsiyaelmiahmed
@AsiyaelmiahmedAsiyaelmiahmed 3 месяца назад
@@Asli256 hhh sowmaha
@MUBAARIGBULSHAAWI
@MUBAARIGBULSHAAWI 3 месяца назад
​@@Asli256dumarka yaaka maarma😂❤
@MarwaMukhtaar-q5z
@MarwaMukhtaar-q5z 3 месяца назад
Abdala jamaal soo qabo wlhi nin funy ahee ❤❤😊
@4545-b9b
@4545-b9b 3 месяца назад
Cabdale jamaal so qabo wll plz 🙏 😊
@khaalid713
@khaalid713 3 месяца назад
kkk qays qaysar waa nin funny ah sida oo kale waa nin su,aalahu anay dhibayn oo si fudud uga jawaabaya 😂😂😂😂
@SuhaybhusenHasan
@SuhaybhusenHasan 3 месяца назад
Abadala jamaal so qabo nio😂
@geenyoogadeen1641
@geenyoogadeen1641 3 месяца назад
Qofka social media ah ku jiraa ama wax soo duuba ka ma baqaan su’aalaha dadka
@XasanSaleebaan-b4w
@XasanSaleebaan-b4w 3 месяца назад
Cabdale jamaal next ❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Geeeeesi qaysa qaysar reer somaliland
@CrahmaanAkram
@CrahmaanAkram 3 месяца назад
Abdala jamaal ninkaas soo qabo teeda kale raga xaga hore so mari Naagiska xaga dambe mari❤
@FadumoMacalin-kk4le
@FadumoMacalin-kk4le 3 месяца назад
Qeys walahi waa qof fariida😆 wuu dacad hadlaa ❤️ horey u soco alle haku xafido wllo 🙏
@NaimaEbrahem
@NaimaEbrahem 3 месяца назад
Miskiinka xidhiidh by ku waaleen waar inanka daaaya waa fariide 😊
@salmaanmohamoud3406
@salmaanmohamoud3406 3 месяца назад
Zxp laba makarafoon iska samayso kicistaas waa laga qurux badanyey🙏
@AbduraxmansaidAwale
@AbduraxmansaidAwale 3 месяца назад
Nin xidhiidh waydii subxanalah
@dajiye1
@dajiye1 3 месяца назад
hhhh
@MubarikMohamed-ov8kk
@MubarikMohamed-ov8kk 3 месяца назад
Qays qayser soorry bilaa. Xiidhiidh. Ku wacan ban ku soo rajeynyaa zxp
@Muuna_MuhuYodiin_15
@Muuna_MuhuYodiin_15 3 месяца назад
First🔥Marwlpa wxan kuso qoraa next apdikariin ali shaah👌
@HalimoJamac-m33
@HalimoJamac-m33 3 месяца назад
Ha cabdikariin kuso xiji pls
@HalimoJamac-m33
@HalimoJamac-m33 3 месяца назад
Haa cabdikariin kuso xiji pls
@HalimoJamac-m33
@HalimoJamac-m33 3 месяца назад
😊
@SacdiajaamacDahabo
@SacdiajaamacDahabo 3 месяца назад
Qays waa qof qalbi furan su,alaha lawaydiinayaana ma dhibayaan ❤❤
@AhmedmaxamedAhmedmaxamed-x2u
@AhmedmaxamedAhmedmaxamed-x2u 2 месяца назад
Waxyaabaha Aan kayaabo waxa ka mid ah nin Rag ah oo nin kle kule xidhiidh maleedahay 😂 tolow miyuu guursanayey
@OdayAhmed-tl7cs
@OdayAhmed-tl7cs 3 месяца назад
Qays waan tageeraa wlhi waa nin qalbi wanaagsan 🎉❤
@Cambe-66
@Cambe-66 3 месяца назад
Su'aalo jilicsanaa naagahan yar yari 😂😂
@AdnaAragsan-s7m
@AdnaAragsan-s7m 3 месяца назад
Ha wllhi tan marya modow lagu qaty 😂
@AhmedDeeq-ok7wi
@AhmedDeeq-ok7wi 3 месяца назад
😂😂 t0p
@Kanadiidofficial
@Kanadiidofficial 3 месяца назад
Zxpky cabdi jirijiray oo kle weye
@zuldaankoke984
@zuldaankoke984 3 месяца назад
Wllhi qays hadan been la sheegayn waa xarabe jawabuhu bixinayo waa si excellent balse funny ku jira next abdala jamaaal soo qabo😂😂
@ZelmaanAli-fg7xs
@ZelmaanAli-fg7xs 3 месяца назад
Abdalle jamal
@Dawladhajji
@Dawladhajji 2 месяца назад
Inta cabdikariin cali shaah Rabta ✌
@Geeeyo12
@Geeeyo12 3 месяца назад
Abdala jamal
@Caaliyaquru-wh5fy
@Caaliyaquru-wh5fy 3 месяца назад
Abdallah jamaaal
@HoussenAbdi-fc2ls
@HoussenAbdi-fc2ls 3 месяца назад
Qeys wllhi isbaba dhibayaba su allha si fudud uga jawabayaa😂😂
@haybealifarax8812
@haybealifarax8812 3 месяца назад
Abdikarim Ali Shah keen Mesha ama iska laab Meesha.
@NadiyaSiciid-g6f
@NadiyaSiciid-g6f 3 месяца назад
Qeys qof an tagero oo wngzan qlpi wcn nolow wll❤
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 3 месяца назад
Dhambaal keep going nice video
@cadaani468
@cadaani468 3 месяца назад
Waxay ninkan weyne xidhidhkisa weydinya miyu la samyn laha🤦🏻‍♂️
@sakariyeahmet7639
@sakariyeahmet7639 3 месяца назад
Next abdalla jamal abdalla
@hamdajama3809
@hamdajama3809 3 месяца назад
Naagahan jil jilicsan maxay ahayn E nagun kashekenaya😂
@MunawarsameJamac
@MunawarsameJamac 3 месяца назад
Na Ma argtey ninka wxklepa maweydinayaane 😂
@loreysane1940
@loreysane1940 3 месяца назад
Abdi karin ali shah😂
@Mudan143
@Mudan143 3 месяца назад
Maxamedoow magacaagaad noo faaiidaysay hadaan ku arki laa waxaan kudhihilaa inankii dhambaal
@moapdikarem144
@moapdikarem144 3 месяца назад
SOMALIYEY SU'AALAHA DADKA MALA ISKA WAYDIYA UUN WAXAY NINKA NINKA DHAHAYA XIDHIDH MA LE DAHAY ?
@khadardhego
@khadardhego 3 месяца назад
Next abdalla Jamaal
@MaxamedSiyam
@MaxamedSiyam 3 месяца назад
Gabadha dharka greenka xidhan qays Bay ku crash garowday Qaysow ka War hay chp gabadha😅😅😅🤣
@habonsaed4047
@habonsaed4047 3 месяца назад
😂😂😂😂
@ruqiyaibrahimofficial4106
@ruqiyaibrahimofficial4106 Месяц назад
Ninkani waa codkar hadal yaqaan aftahana cidina magaadi karto hakusoo lug go.ina naagahow.annagaa kujecel xiisolaha nin lacagle oo ilbaxa cidina ma.diido
@Footballandgames386
@Footballandgames386 3 месяца назад
Kkkkkkkk Dadku maroodiga ma baqdin mise naxariis bay lacagta ugu dhiibayaam
@zakirboss143
@zakirboss143 3 месяца назад
100 Xabo ee Harimacadka ahi hdana cid u soo dalxiista malaha. Dhulkeena nimcaa fadhida
@RamlaAli-h3v
@RamlaAli-h3v 3 месяца назад
Marodi kkkkkkkkkk dhulkena waax kagabadnaamajiro lakin hadaamajogo walalaayay waxad aarkeysa melo dhulakaa kamiid aah olaguu magacaabo maroodi shafmaroodi folmarodi maroodi gangaan
@Haqabtire.Media.
@Haqabtire.Media. 3 месяца назад
Abdala jamaal my best freands
@CabdulaahiMaxamed-vm3xc
@CabdulaahiMaxamed-vm3xc 3 месяца назад
Next cabdi kariin cali shaah taliye 😊
@11naa44
@11naa44 3 месяца назад
Qays wa yaaban yhy 😂😂😂
@geenyoogadeen1641
@geenyoogadeen1641 3 месяца назад
huno khadra silimo soo casuum wll
@xadariaxmed2598
@xadariaxmed2598 Месяц назад
adaan ku rabnaa anagu
@Goalchannal20
@Goalchannal20 3 месяца назад
Barnaamijka waxaa ka khaldan raga xaga danbe lamariyay aniga oon haweenka gacan bidixaynayn lkn qorshahaas waa mid lidku ah diiniyan
@abshircarab18
@abshircarab18 3 месяца назад
Sax waan kugu raacsanahay sxb raga safka hore ku haboon
@cabdikaafikhaliif9970
@cabdikaafikhaliif9970 3 месяца назад
Mawel ken nio
@AbdirahmanAbdale
@AbdirahmanAbdale 3 месяца назад
Cabdikarin cali shaah isooqabo plz❤
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml 3 месяца назад
Hablayajow hamiga guur wuu hawla badan yahay waana lama huraan
@abdikarimsiciid7164
@abdikarimsiciid7164 3 месяца назад
nidhaa yare xga hore fadhida ee dharkaa akhtarkaaa qays wy kuhaysataa ila fahma😅
@AbdifstaxAxmed
@AbdifstaxAxmed 3 месяца назад
Qeys qeysar wan wata wllhi 😂😂😂
@CaliyaCabdi-x6n
@CaliyaCabdi-x6n 3 месяца назад
Dhakhtra soqbo wll❤
@Ahmeddeeq123
@Ahmeddeeq123 3 месяца назад
Qays legend❤
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 3 месяца назад
#Qays Qayser Waa Ciyaalkii Xaafada 😂
@habonsaed4047
@habonsaed4047 3 месяца назад
ridwi waxay doonaysa inay ninka raacdo ooy is qaawiso alleh hakuu sahlo
@HamzeJama-mi1lg
@HamzeJama-mi1lg 3 месяца назад
Waar ka duliga ee ninka xidhiidh ma ledahy waydinaya muxu ahaa ma wuxu waydiiyo wayey ninka?!!!
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 месяца назад
Ardadku mixnad sana xisoolihi baa lasooqabtay😂😂
@maxd-6129
@maxd-6129 3 месяца назад
Clkariin cali shaah soo qabo pls
@NimcoAbdulaah
@NimcoAbdulaah 3 месяца назад
Dakhtar soo qabo
@KhadraBaashe-ik1cc
@KhadraBaashe-ik1cc 3 месяца назад
Wll soqabo Abdala jamaala ❤🙏
@arkahargaysa
@arkahargaysa 3 месяца назад
dhiladii siilka weynnayd ee asma kujirta
@YasmiinRooble-iw8xg
@YasmiinRooble-iw8xg Месяц назад
Qees qeesar edo hooray uu soco ❤❤❤
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar 3 месяца назад
Ninbaa nin ku Odhanaya Xidhiidh Maleedahay yaab!
@SaleebanjamaHassan8-l8l
@SaleebanjamaHassan8-l8l 15 дней назад
Abdala jama or abdy kriin cali shah
@HamseSADRI
@HamseSADRI 3 месяца назад
Raggan maxaa Ka Qaldan Nio Waa Xidhiidh Maad Leedahay Ma inantiinaad Udiyaarisey
@mahad_cazka2
@mahad_cazka2 3 месяца назад
Qays legendary 🔥
@yaasiinabuukar6795
@yaasiinabuukar6795 3 месяца назад
adoo nin ah sidee u waydiin kartaa nin xiriir ma leedahy waxaan oran kara wuu dag daga ninkaasi😂😂 cajiib waa duni macadanta laga dhameestay
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 2 месяца назад
Runtaa weeye
@haboondeeqa3959
@haboondeeqa3959 3 месяца назад
Abdala jamal
@HamdaOmer-q8p
@HamdaOmer-q8p 3 месяца назад
Qays qayser nin Rageed su aaLha u Ku raxysanya❤❤❤❤❤❤
@asmahassan1692
@asmahassan1692 3 месяца назад
Abdisamed maaweel ninkaa so qabo
@DekmohamedmahadDekmohamedmahad
@DekmohamedmahadDekmohamedmahad 3 месяца назад
Goat Cabdi Kariin Cali Shaah Soo Qabo Nio
@ClcasiisFayslaxmed
@ClcasiisFayslaxmed 20 дней назад
❤❤❤❤
@wardaaxmed4737
@wardaaxmed4737 3 месяца назад
Abdle Jamaal
@tt-yb7cq
@tt-yb7cq Месяц назад
Waa maxay ninkan ninka xidhiikah weydiinyah 😂
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 3 месяца назад
Nin nin kale xariirkisa waydinaya wr adun godoon wr wxa mesha ka sara oo dhabiyeya waba qomalude kkk😂😂😂
@SuhaybXasanmahad
@SuhaybXasanmahad Месяц назад
MAJAAJILAYSTAA LAGU MOODAA
@SamiirBoss-j5i
@SamiirBoss-j5i 3 месяца назад
Abdikariin ali shaah ❤
@Abdirahmaanmohamethhasan
@Abdirahmaanmohamethhasan Месяц назад
Zxp kii dhakhtar sooqabo zxp
@RaxmaMaxamed-w4l
@RaxmaMaxamed-w4l 3 месяца назад
Cabdala Jamaal sooqabo Dee zxp oo waliba ku kale haka horaysiinin❤❤ wll
@sergiomahad3394
@sergiomahad3394 3 месяца назад
De midkaan xirir ka weydinayah waa xey
@MawliidMaxamed-u2y
@MawliidMaxamed-u2y 7 дней назад
Nukudha soo qab dhabaal sxb bls
@NadiyaSiciid-g6f
@NadiyaSiciid-g6f 3 месяца назад
Qeys qeysar wan tagera❤
@SurprisedFjord-yz2un
@SurprisedFjord-yz2un 3 месяца назад
Thanks wll dhanbaal❤
@zuhaybahmed1644
@zuhaybahmed1644 3 месяца назад
Geedi Sahan sooqabo zaxiip
@LovelyNoodles-nu1xm
@LovelyNoodles-nu1xm 3 месяца назад
𝗮𝗮𝗿 𝗱𝗵𝗮𝗸𝗵𝘁𝗮𝗿 𝘀𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗯𝗼❤
@XamseBukhaari
@XamseBukhaari 3 месяца назад
Abdale Jamal so qabo
@Khadarabokor510
@Khadarabokor510 2 месяца назад
War nio Cabdale soo qaboH😂
@MaryamaMaxamed-c8y
@MaryamaMaxamed-c8y Месяц назад
Mashllaha ❤
@DaadaxYuusuf
@DaadaxYuusuf 3 месяца назад
Apdikarriin cali ShaaH zxp illahaYppaan kugu dhaariyee
@KadraSuleiman
@KadraSuleiman 3 месяца назад
Abdalle jamcal so qabo Qaysqays keep going
@Goalchannal20
@Goalchannal20 3 месяца назад
Barnaamijka waxaa ka khaldan raga xaga danbe lamariyay aniga oon haweenka gacan bidixaynayn lkn qorshahaas waa mid lidku ah diiniyan
@historynerd7549
@historynerd7549 3 месяца назад
That’s true
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 3 месяца назад
Beautiful smile 😊 legend 😊
@ZamiiraCapdi
@ZamiiraCapdi 3 месяца назад
Dhakhatrr ku soo xeji
@FaaraxCabdi-j1c
@FaaraxCabdi-j1c 3 месяца назад
Asc wan kuqosalay marakaan arakay qayas oo dirindiir cunay nabiibiy wll
@FadilaMustafe
@FadilaMustafe 3 месяца назад
Abdale jamal so qabo😂
@ayaanahmed449
@ayaanahmed449 3 месяца назад
Barnaamijkan waaa in reer comment looo ogolaaada yaanay dadka caaanka ahi isku koobin suaaalah😂😊
@zuldaankoke984
@zuldaankoke984 3 месяца назад
Reer comanent land bad uhadadhay😂😂
@Isracabdi-rm1hk
@Isracabdi-rm1hk 3 месяца назад
Qays geesi wlhi
@faadumomahamed9725
@faadumomahamed9725 3 месяца назад
Apdalla jamal ku xigsi
Далее
Qays Qayser & Dhakhtar Suaalo Qosola
14:43
Просмотров 95 тыс.
ISKA DHIG QOFKa KU SOO  BAXA {Chalange qosol badan}
26:08
Barnaamijka Madasha Furan & Mustafe Dollar
20:10
Просмотров 25 тыс.
WEYDII LII CAATO & QAYS QAYSER
25:11
Просмотров 384 тыс.
MAXAMED MAAME OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
48:18
Просмотров 181 тыс.
Nolosha Geeljiraha | A day For Geeljire
15:29
Просмотров 621 тыс.