Тёмный

QEYBTA 2aad: Wareysiga A/Dheere, doorashooyinkii, waayida kursigiisi, faragalintii JL & A/Madoobe 

Gaylan Media
Подписаться 350 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Cabdiraxmaan Dheere, doorashooyinkii dalka, waayida kursigii kufadhiyey, faragalintii Jubbaland & Axmed Madoobe waxa kala dhaxeeya

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 94   
@ummnyla2690
@ummnyla2690 10 месяцев назад
maasha alaah si fiican ayaad ugu jawaabtay nabad iyo nolol waa iftiinka umada soomaaliyeed insha alaah waadna soo noqoneysaan guul nabad iyo nolol waana xisbi weyn oo u taagan qaranimad umada soomaaliyeed guuleysta marwalbo
@engdhuguf
@engdhuguf 10 месяцев назад
ANAABA KAMIDA NABAD IYO NOLOL GAYLAN
@najiibkaraama
@najiibkaraama 10 месяцев назад
This guy is very intelligence and he is humble person he knows what he’s saying I like this conversation xilku wa wareegto xildhibaanka Tolkisa unba so doorta wuna saxanyahy kursi c/dheere y xiran ma jiran kursiga Re Aw Qudub ba iskalaha Ayakana xildhibaan kale u doortay Guul iyo Gobanimo mr waziir hore c dheere Guul nabad iyo nolol wan Aaminsanahay wayna so laaban donta insha allah 🇸🇴💙🫶
@mahamedosman1035
@mahamedosman1035 10 месяцев назад
Nabad iyo Nolol. Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Inshallah 15/5/2026🙏
@GuediAdawehMahamed-lq7vj
@GuediAdawehMahamed-lq7vj 10 месяцев назад
I am from Djibouti and i am first Djiboutiens who watch well this interview ❤❤❤where are Djiboutien
@ismaciilsulub6194
@ismaciilsulub6194 10 месяцев назад
U r somali😂
@GuediAdawehMahamed-lq7vj
@GuediAdawehMahamed-lq7vj 10 месяцев назад
@@ismaciilsulub6194 yes I am somali from Djibouti and you
@tamanmahamoud8617
@tamanmahamoud8617 10 месяцев назад
Here.. we are 😅
@ismaciilsulub6194
@ismaciilsulub6194 10 месяцев назад
@@tamanmahamoud8617 and you? Somali/Ethiopian? Somali/kenyan? Somali/american🥲🥲 or somali/puntland/jubaland/somaliland and landlandland🤔
@SAMADOONMEDIA2040
@SAMADOONMEDIA2040 10 месяцев назад
Nabad nolol
@shucaybabdalla9014
@shucaybabdalla9014 10 месяцев назад
Nabad iyo nolol
@mohahirsi5866
@mohahirsi5866 10 месяцев назад
Nabad iyo Nolol 🎉
@noradinyasin3961
@noradinyasin3961 10 месяцев назад
Ninkan waa ragii farmaajo hoga ku riday
@dahirabdi4275
@dahirabdi4275 10 месяцев назад
Nabad iyo nolol guul guul guul
@hassanmohamedibrahim-rv6jp
@hassanmohamedibrahim-rv6jp 10 месяцев назад
Maaaasha allaah waa runtis N N wan aminsa nahay ha dan nahay shacabka somaliyed 💯%💯 wana xisbi utagan midnimada shacabka somaliyed 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@sarahabdi1174
@sarahabdi1174 10 месяцев назад
Masha Allah ❤️ Nabad iyo Nolol xabiibul malaayiin mudane maxamed cabdulaahi farmaajo quluubteena ayaad ku jirtaa
@Muktarrage
@Muktarrage 10 месяцев назад
Team Nabad Iyo Nolol ❤❤❤
@HassanAhmed-jq3ed
@HassanAhmed-jq3ed 10 месяцев назад
This guy is very humble and i can say he is a well organised politician,he knows what he is saying.
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 10 месяцев назад
ninkan afkisa waxa kabaxaya waa wax uu oghayahay feedback giisa wana nin isku kalsoon 😊😊❤ legendary for political action
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 10 месяцев назад
Maasha'Allaah waa runtiis N&N waan aamin sanahay insha'Allah way soo noqon.Soomaali hadeey caqli leedahay waxeey daysan lahaayeen ,Xabiibul Mlaayiin waayo wadanka meel fiican buu uwaday .Oo carab iyo gaal xun oo dano gaara wata wuu iska qabtay .
@yuusufmaxamedxasan409
@yuusufmaxamedxasan409 10 месяцев назад
Abdirahman dheere Adigu caan maadan aheyne Kursigaa caan kaadhigey Kursiga kahor cidi kuma aqoon la soco midaas
@MohamedHassanAbdille
@MohamedHassanAbdille 10 месяцев назад
Great man❤
@Naske14
@Naske14 10 месяцев назад
Nabad iyo Nolol Abdinasir From Ethiopiå 🇪🇹
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 10 месяцев назад
Mahadsanid Faarax, Xildhiban/Wazir Cabdiraxman dheerena Wa Mahadsanyahay.
@dekoowabdullahi3028
@dekoowabdullahi3028 10 месяцев назад
Nn Guul guul guul
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад
NN❤️❤️❤️❤️
@HassanAhmed-jq3ed
@HassanAhmed-jq3ed 10 месяцев назад
The guy is very smart
@soyananow165
@soyananow165 10 месяцев назад
Nabad iyo noolol guul
@mohamedabdurahmanmohamed8964
@mohamedabdurahmanmohamed8964 10 месяцев назад
Musalsalki Kaadirinti Nabad iyo Nolol
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 10 месяцев назад
SalaamuAllah calaykum waraxmatullahi wabarakaatuh Ustaad Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤❤❤
@bashkahanuuniye2176
@bashkahanuuniye2176 10 месяцев назад
N.N guuul guuul
@osmanak5391
@osmanak5391 10 месяцев назад
N&N umada somaliyeed inta wadaniga somaliyeed ahi waa aaminsan yihiin ,,Hogaaminta wadanka waa ku so laaban donaan insha allah
@cabdiaxmed231
@cabdiaxmed231 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuul guuuuuuuuuuul N&N inasha allahu
@issanoornoordakat3070
@issanoornoordakat3070 10 месяцев назад
N&N ❤❤❤❤❤❤
@abdiahmed1448
@abdiahmed1448 10 месяцев назад
Ino been sheegaayo indhihiisa bay ka muuqata, sababto ah rajo siyaasado ka qaba, waa dadkii fara ku tiriska ah ee farmaajo xkunkiisa ku ciyaaray, allow alle.
@abdijaliilmohamed5139
@abdijaliilmohamed5139 10 месяцев назад
Habka waraysi oo aad wax u waraysanayso looguma talagalin hab waraysi xog helid ee waa hab waraysi danbi baaris oo la adeegsado markaad qofka cadaymo ku haysid
@yaasiinjaylani1046
@yaasiinjaylani1046 10 месяцев назад
Wariye hal tala kusinyaa suaasha shakhsiga iska daa si guud wax u waydii
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 10 месяцев назад
Farmaajo allaha soo celiyo mar 2 aad
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 10 месяцев назад
War
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад
Nabad iyo Nolol remain the only hope,they are quys with a National Vision devoid of Corruption Cheap Clanism and being Foreign Stooges. They were overthrown by Foreign powers like Imaaraat who don't want a stable Somalia
@axmedabdi2566
@axmedabdi2566 10 месяцев назад
❤❤❤❤manshalah gaylan
@sadiiqmohamud7449
@sadiiqmohamud7449 10 месяцев назад
Abtigey wareysigiisa sadax ayaa faham 1- Istifaac 2- faan 3- kiber abigey waxaa u sheega hadii fahad oo hal dagmo hiiran ka dago wax ka dhigi karo waa u joognaa abti hadii farmajo oo gado iyo caadbudwaaq dago hadii wax ka dhigi karo waa arkeynaa abti qader hadii wax niga dhigi karto neh waa arkeynaa abti
@SalanIsmail
@SalanIsmail 10 месяцев назад
Xildhibanka ugu nasiibka badan hawiye oo dhan ..ninka dir iyo daaroodba la shaqeeye😂😂
@abdikarimkadiye2060
@abdikarimkadiye2060 10 месяцев назад
Geelow Abdirahaman wuxuu iilawaye kurisiga Xildhiban uu so qaateye qaabkii lugu doortey iyo diiga ku daatey Waxad weedisa Abdirahaman daadkii lugu diiley yaa bixiye magtii waxad uu sheegaya inadreekey ruunta ka haadal Hadii kalee tariikhtada ayaa ku loomesa waan oognahey xaqiiqta
@xaamuddaliig6758
@xaamuddaliig6758 10 месяцев назад
Qofkasta waqtigiisa waa qaatay
@xasancabfi3201
@xasancabfi3201 10 месяцев назад
Nabad iYo NOLOL ANA KAMIDA
@ahmedqoslaye5274
@ahmedqoslaye5274 7 месяцев назад
Lkn kuraastii loobage agigaa maamulay sax
@abancadevlogsandvideos5002
@abancadevlogsandvideos5002 9 месяцев назад
maaamule qeybta sadexaaad aaaway plz linkgaas cidiii aragtay ha iisoo share garayso plz waa codsi
@kadroable
@kadroable 10 месяцев назад
Sxb hawshu waa kaa qaldan tahay, waayo arima shaqsi ee wllka aad warsanayso baad ku fogaatay inaad wax guud weydiiso iyo arimihii markaas cakakirnaa iyo iyo in waayoaragnimadii u ka dhaxlay bulshada wadaagay ahayd!
@doonmedia6512
@doonmedia6512 10 месяцев назад
NN🎉A. DHere❤
@ILASOCO24
@ILASOCO24 6 месяцев назад
Wareysigaan Qaybtiisa 3aad aaway maxaa loo soo deyn?
@binabari9842
@binabari9842 10 месяцев назад
Koxda Nabad iyo Nolol Tagero badan of about 65% yey kahestan umada , why cant people demonstarte for re election of N&N
@Samosheegismail
@Samosheegismail 8 месяцев назад
Gaylan media ma aqaan cabsi inay kaa tahay iyo inkale suaashii ugu muhiimsanayd maad waydiin wiilkan qalafsanaanta muujinaya suaashaas oo ah maxaad ka ogtahay kiiskii wiilkii reer jubaland ee cabdulaahi nasri
@egal2020
@egal2020 10 месяцев назад
Siyaasi cajiib ah agaasiman yaqaan waxa uudhahayo iyo waxa ka dhalan kara oo hadalkiisu miisaman yahay
@soyananow165
@soyananow165 10 месяцев назад
Ader wariyo qaabku wax u waraysan laha uiyarsan matihid marka waxan ku dhihi lahaa suaalahaaada adiga ayey kugu noqonayaan dib usugu noqo farahow
@calinuur1218
@calinuur1218 10 месяцев назад
Indha adeeg.kursiga ma rabin waa kursi axmed madoobe gacantiisa ku jira xoog iyo xeelad midna lagu heli karin waxaan wareysi mahan waa qiyaali iyo dafiraad Kursi qabil kada leyahay aya qadan weysay mrkasa rabta kursi reero kle ina mamusho
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 10 месяцев назад
Rag loodarsaday oo dawlad wadeyaqaan oo wax qabad lataabankaro qabtay waaya NiyoN waa dawladee ugu wax qabadka badnaayd wexee ka qaldamayna Naf iyoshadaan baa usababa guulaysta NIYO N ❤❤❤
@anabamed8607
@anabamed8607 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤ NN ♥️❤️♥️💪💯💯💪💪
@mms8525
@mms8525 10 месяцев назад
Faaraxaw Wall suaalaha aad ninka waydiinhayso waa su also qaldan. Maxaakaaqaldan
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 10 месяцев назад
Nabad iyo nolol waa shacabka soomaaliyeed
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 10 месяцев назад
👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤
@abdikadirsaid1721
@abdikadirsaid1721 10 месяцев назад
Wariye Abdikadir, wariye markad tihid waxa lo baahan yahay qofka in evidence ama Cadeemo in aad horkentid, si war aad ugu so saartid, lkn waxan ka xumahay Ninka in wax war aadan ka kenin, u ka gaabsade waxwalbo o aad weydiiso u ku leyhay, cadaamo Laga rabaa.
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 10 месяцев назад
Waraysi lama oran karo wa nin idacadi Fahad yasin u laha aya waraysanaya
@RaynRain
@RaynRain 10 месяцев назад
Nin bac ku xiran tahay wye
@mahameddekabdi379
@mahameddekabdi379 10 месяцев назад
siyasada wa sidaaa in qofka marku ka tago jagada in uu iska dac dacsado xasan waaa siyasi
@nimamuhammad4927
@nimamuhammad4927 10 месяцев назад
su'aasha udanbysa waxa saadal ah inuu kaga jawaabo fahad waydii 😅😅
@RidwanYassin-t3k
@RidwanYassin-t3k 10 месяцев назад
N$n
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 10 месяцев назад
@Ahmed-tu5wm
@Ahmed-tu5wm 10 месяцев назад
Yaa xiiso u qaba kan fiiri xitaa inta dawatey viewska
@IsmailBare-kr6oo
@IsmailBare-kr6oo 10 месяцев назад
Views waxba lugumaqimeyo😂😂
@abdikarimabdi9674
@abdikarimabdi9674 10 месяцев назад
Tuugadi wadanka kuso dushay Alle ka sakow waxa mahad mudan ragi so afjaray warkodi uguna horeeyo raysal wasaare ( Rooble) geylan media io farah wxn ka rabna waraysi ah raysal wasare (Rooble) isaga run io xaqiqoyinka odhan hayee
@abdikarimabdi9674
@abdikarimabdi9674 10 месяцев назад
WA hada Janis Ku heshan raysal wasaraha in kaste o u Adag yahay waraysigasi hada an dareemi karnona xaladaha lakin wakhti kaste o ay noqotapa Hadi Alle NAFTA ino daayo sanado Ka bacden xata ha noqote
@mohamedabdurahmanmohamed8964
@mohamedabdurahmanmohamed8964 10 месяцев назад
lacagti uu wadanka kaxaday ee nairobi ku malgashtay xaa kaso gaaray?
@akabdi9732
@akabdi9732 10 месяцев назад
Ninka leh rooble lacag xaday tii farmaajo fahad iyo kan halkan fadhiya hada aaway waxey wadanka ka dhaceen iyagoo haday dowladvadag jirto maxkamad u baahnaa in lageeyo
@abdikarimabdi9674
@abdikarimabdi9674 10 месяцев назад
@@akabdi9732 WA runta zxp aduunyada ah meel kaliya laysku cafiyo aakhiro cafis ma jiro Janis ayy haystan hada ay shacabkoda Ku waydistan cafis lcgta ay wadamada kusi dirsaden hadana ugu nool yihiin dadki laha way Ka gaajonayan wana shacabka somaliyed
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад
NN tuuganimo iyo dabadilif nimo shishiye laguma xanto
@mahadow
@mahadow 10 месяцев назад
NIN ADAG IGA DHEH
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 10 месяцев назад
Pic man ❤❤
@Yassin605
@Yassin605 10 месяцев назад
Ninkaan waa ninkii yiri hope ..... waxaan ku gatay 200k dollar mana iidan ila bixinin oo cadd, mar uu la hadlayay dadkii uu matalay, oon goob joog u ahaa. Adiga iyo asaga wax isma dhaantaan, marhadaad gadeysid maanta.
@salahahmed2091
@salahahmed2091 10 месяцев назад
Ninkan maxaad meesha u keentey haduuna waxba kaaga jawaabeyn Wareysi kaliita ma arag Warkiisu waa Ma arag Ma maqal Ma ogi Isga weydii Gudoonka weydii
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 10 месяцев назад
Xildhibaan Alshabaab ah wuxuna doortay madaxweyne Alshabaab ah mr Farmaajo 😂
@maxamedmaxamuud2631
@maxamedmaxamuud2631 10 месяцев назад
Nabad iyo nolol waa tuugo somalida dhiiged ka ganacsata somaliya waa sidada uga tegten
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 10 месяцев назад
Kan waraysi inuu bixiyo muuna u I manin
@abdiqaniaden8551
@abdiqaniaden8551 10 месяцев назад
Hadalo Badan ayuu ka copy Garaynayas Sida Adigaa laga Rabaayo & Caday Maxaad ima jeedaayo
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 10 месяцев назад
Ma waxaan doqonka ahaa oo benaalaha ahbaa noola bunbuuniyay😂😂
@ciiloow9451
@ciiloow9451 10 месяцев назад
kan jareer miya
@ckdalmar1
@ckdalmar1 10 месяцев назад
nin nabad sugid ahaa oo inkiro meesha lasoo taagan ayaad noosoo wareysatay. wax uu soo kordhiyay ma leh wareysiga ninkaan oo aan ka aheyn inuu rabo inuu umadda is baro oo kaliya iyo inkiro cad.
@mohamudmohamud6429
@mohamudmohamud6429 10 месяцев назад
Farah I just found out tonight that you are good on reporting your not good on hosting your are asking abdirahman dheere erelevent questions and your questions were hostile
@idririssmahamed7871
@idririssmahamed7871 10 месяцев назад
Nin siyasi ah ayan waraysan war waafiyana wan kaheli kaaf iyo kala dheeri dheh. Horta maxay kabaqan wanyabe
@musdafaomar7565
@musdafaomar7565 10 месяцев назад
Ar been badana kan
@cabdiaxmed231
@cabdiaxmed231 10 месяцев назад
jawabo nin caqool kuhadalo ayaad kuhadashay
@AhmeD-u4d5j
@AhmeD-u4d5j 10 месяцев назад
Ninkaan beenta badan ma wuxuu ka tirsanaa nidaamkii Khawaariijta ee shanta sano dalkeena dib udhigay ??????
@hassanmahamud3850
@hassanmahamud3850 10 месяцев назад
N&N❤❤❤❤
Далее
С чего всё началось?
00:42
Просмотров 141 тыс.
Qaladaadka Diinta Laga Faafiyo Sh Abdirahman Bashir
29:44
CABDULLAAHI MAXAMED NUUR MUXUU KA TAGAY
1:06:21
Просмотров 472 тыс.