Тёмный

QEYBTA 4AAD: Maxaa dhexmaray R/wasaare Rooble iyo Wasiir Cabdi Siciid, Xaggee kayimi khilaafkooda? 

Gaylan Media
Подписаться 350 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Maxaa dhexmaray Raysalwasaare Rooble iyo Wasiir Cabdi Siciid, Xaggee kayimi khilaafkooda?

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 308   
@supershakra1043
@supershakra1043 Год назад
Qeybtaan baa ugu adag wareesiga Wasiirka. thx u FARAH
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Год назад
Allaah haku barakeeyo Wasiir Cabdisiciid adiga iyo Dawladaadii isha Allaah waxaan rajaynayaa inaad noosoo noqon doontaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕
@osmanak5391
@osmanak5391 Год назад
madax wayne Farmaajo iyo wasiirkan iyo wasiirka kale oo badan oo ka mid yahay wasiirkii maliyada ,,dugaag baa helay ,,,, waddaniyada ay kala wayntay qabiil ka ,,, qofkasta oo wadani nimada somaliya ka dhab tahay waa dareemi karaa, wariye farah waad ku mahasantay warysigaaga ,,, hore usoco insha allah
@mandegmahamoud5167
@mandegmahamoud5167 Год назад
27:00 very good point waziir, thank you for your service to the Somali nation. You are a vital member of the Somali society. We look forward to seeing you soon at the office inshallah.
@abdifatahfarhan611
@abdifatahfarhan611 Год назад
Ninkaan xilka musuq baa looga eryay walal 😅
@abdifataaxcali7889
@abdifataaxcali7889 Год назад
Farst coment faarax cabdi qaadir lagend
@Abshaw6
@Abshaw6 Год назад
Dulqaadkii iyo degenaantii oo qof ah nin MS ah oo isku kalsoon❤
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Год назад
Ad iyo ad
@alahayowarligeygukiiisraac4225
Masha Allah 👌🏾
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Год назад
Wa inan dega lula kadibna r.wasare badalki roble bahne next time In shaaAllah
@abobasement346
@abobasement346 Год назад
Robleh bahaneh meshu so galay khyr haku shegin inkarih kugu dhacday in sha Allah mel walbah waxbu kah radinayey
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Год назад
MS maxaa waaye
@Xaabsade_
@Xaabsade_ Год назад
Baahane illaahay cadaabta ku gee soomali oo dhan ayaa soo habaartay
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Год назад
Farah Abduqadir waa uu fashilmay xaqiiqdii waxaan moodijiray wariye cadaalada kashaqeeya lkn waxaan ufahmay nin ushaqeeya tuuga usoo shaqatay somalia Kenya Imarat Sababtoo ah adigoo og dhibaatadii uu ugeystay rooble baahane baahadana difaacaysaa Qof walba hala laabto like meesha waxay isku badashay meel uma somaliyeed lagu dhibaateeyo
@salmaanmaxamuud2429
@salmaanmaxamuud2429 Год назад
Wariyahan waa nin aad u wanaagsan dar alle baa iskaga jeclahay alle haku xafido wll qali
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Kooxda maanta xilka hayso iyo u horeeyo Xssan sheikh iyo kooxdiisa Qaranimo iyo sharaf midna ma rabaan siyaasadooda waa qalbyaalad iyo xoolo urursi Soomaaliya Allaha u gargaaro
@qasaaye23
@qasaaye23 Год назад
wasiir thanks for your insightful and mannered interview. although same can't be said about Farax.
@faudgelle9279
@faudgelle9279 Год назад
Ma Sha Allah . wariyaha waa ruug cadaa
@sabiriinibraahim7266
@sabiriinibraahim7266 Год назад
Waziir uceeb qari raysulwazaarahaaga hore adigoo mahadsan
@mohamudissak1889
@mohamudissak1889 6 месяцев назад
Mxa ceeeb ah evryone knws that
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 Год назад
SOOMALIA ALLAH AYAA U MAQAN,
@dekasheikh2155
@dekasheikh2155 Год назад
Walee waa Samir badan tahay hadaa Rooble la shaqaysay wasiir waan Kaga mahad celinaya shaqada aad wadanka u qabatay.
@ayansheikh7782
@ayansheikh7782 Год назад
Mansha alah nin misaman Runsheega
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 Год назад
MOORYAAN BAA KU HESHAY !
@abdihashi6569
@abdihashi6569 Год назад
markii ugu horeysay I'ma cajibin habka aad waraysiga u maamushay the way you conduct your self as a interviewer.
@mohamedabdirahman2409
@mohamedabdirahman2409 Год назад
Waa xaqiiq
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Год назад
Waa runti Wasiirka 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@hamzadjama7006
@hamzadjama7006 Год назад
From Djibouti 🇩🇯 bro 😱
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Год назад
Diplomate IS huba weeyi ABDI SAID lkn faraxow waraysi WALBA o raag NABAD IYO NOLOL ah waraysato waxyabo badanba kaga iftiima marka anigu waxaan Ku rajaynaya agasimaha sirdonka qaranka nisa ama lataliyaha amniga qaranka dowladda farmaje sosocota marka tobobarbaad Ku jirta keep going bro support you from Djibouti
@axmed9577
@axmed9577 Год назад
Hhh riyaa ku jirta haku riyoon In mingist farmajo soo laabto
@ugasska9443
@ugasska9443 Год назад
waraysiga farmaajo kaliya ayan sugayna☺️
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 Год назад
Farmajo waa oday somaliyey waxa uu xeyrinayo ama ceebta uu hayo hadoo sheegi lahaa waa layaabilahaa
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Год назад
MD Farmaajo rukunadii uu ku taagnaa wasiiradii ugu qiimaha badnaa markii lawareestay sida Wasiirka arimaha dibada abdi siciid iyo wasiirkii maaliyada abdirahman beyle waxaan ogaanay in ay sax sanaayeen wasiiradan wax tarka ahaa qowleesatadii halkaa ayey ku burbureen wasiiradana waxey ahaayen kuwa ugu muhiimsan ee dalkaan soomaray marka lagu daro wasiirkii qorshenta dalka mudane jamaal cajiib
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Год назад
Yarka fahamka waa ku yar yahay aadna u fahamsana siyaasada xamar weriyuhu
@Somalitravel
@Somalitravel Год назад
26:50 Is good point
@bullowhassan7970
@bullowhassan7970 Год назад
Mashallaah
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Waziir sharaf leh
@yuusufahmed759
@yuusufahmed759 Год назад
Xumaanta calosha maku heyn weyday Dalkan Allah idinka qabtay Dibna uma soqondonntad in.Allah
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 Год назад
Sidan nin cabaqari u muuqdo oo wadani u muuqdo u dawanayay ayuu hal mar jiho qarda jeex ah oo jidba laheyn nala aaday waryaa qeybihii hore waqtiga iga galay iiga mag dhawa madax dhukurkaan
@CoolGirll00
@CoolGirll00 Год назад
The interviewer why you are disrespecting the ministry? And why you asking the same questions 100 times ?
@mandegmahamoud5167
@mandegmahamoud5167 Год назад
Thank you for asking this question. Honestly, I was intrigued by the level of disrespect.
@leylajama5276
@leylajama5276 Год назад
That's what I was saying it was like donkey asking a horse question's
@abdiwelimohamed1632
@abdiwelimohamed1632 Год назад
Very intelligent individual wasiir saciid
@Abdinasir2025
@Abdinasir2025 Год назад
Kkkkkk Walahi ninkaan wuu toogtay Rooble Thanks Abdi Said
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 Год назад
walahi nin kaan wa isku xaaray
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 Год назад
Ceebey tacaal
@Abdinasir2025
@Abdinasir2025 Год назад
Is kuma xaarin ee shaqa xumadii Rooble iyo team kiisii waligay maahmaahyo kuhaboon maanta ayaa Abdi Said kufasiray. Doofaar hala lagdamin. Don't hassle with Pig because Pig likes the Muddy.
@Ardaaga.Akhriska
@Ardaaga.Akhriska Год назад
Abdisaciid best waziir.. masuul. Tusaale lagu dayado leh
@abdiwalimohamedhassan5309
@abdiwalimohamedhassan5309 Год назад
Best interview
@wadanidaacad
@wadanidaacad Год назад
KALIGIIS MICNAHA SHARCIYADA AYUU KU ADKAA
@cabdirizaqxassan9853
@cabdirizaqxassan9853 Год назад
Wasiirka waraysiga uu bixinayo xiisa weyn ma laha qaabka uu jawaabaha u bixinayo
@mubarigaxmed8674
@mubarigaxmed8674 Год назад
Masha Allah
@doemanhuncho208
@doemanhuncho208 Год назад
Wasiirka aqoon iyo masuuliyad baa ka muuqda Wariye miyaa mise kiisbaare su,aashi jawaab tii muurabo,wuxuu rabaa waxaa lalahaa Waxa labeegsaday sharciga oo lagu tuntay Waxana ku tuntay rooble wariye ogow
@noorabdi6061
@noorabdi6061 Год назад
Rooble ma kheyre ayaa xilka ku wareejiyay maxaa wasiirka ugu heysataa maxaa xilka u warejiweysay
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 Год назад
ali saciid waad mahadsan tahay shaqadaada haboon
@truecomment3650
@truecomment3650 Год назад
Rooble iyo reerkiisa lacag un bay arkaan iyo waxay dhacaan oo dowladnimo uma muuqato mana yaqaanaan soomalidana intay midowdo reerkaan muuriyaanta ah meel bay iska saari waayeen.
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 Год назад
guul guul rooble👍👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@doctube1956
@doctube1956 Год назад
Reer roobleh baahaneh killer alshabab moryans dalmushabab
@inasanweine
@inasanweine Год назад
Kan reer baadiye weeye... Sida wax loo waraysto ma yaqaan! Sheekooyinkii fadhi ku dirirka ayuu la yimid
@guledahmed6792
@guledahmed6792 Год назад
Subxanalaah walhi masul majiro somali rabi fahan wangsan hasiiyo doofar mahmah kulahaa war wax isku laharaa masuliyada waa ixtiraam
@ayocurry6340
@ayocurry6340 Год назад
wariyahaan waa jaajuuskii puntland fahad yaasiin jaajuuska uga ahaa asalkiisuna waa madhibaan
@shafiefarah5272
@shafiefarah5272 Год назад
Gaylan Media waxaa moodaa iney kasoo dhamaaneyso marka la eego qaabka uu wareysigaan udiyaariyey waxaa muuqata xog badan oo wasiirka kujirta inuu lumiyey suaalo xumo awgeed iyo inuusan waxyaala badanoo points wareysiga uusan sifiican usoo daraaseyn.
@abdirahmanfurreh5057
@abdirahmanfurreh5057 Год назад
Soomaalidu dhamaanteed waxay ka shaqeeyaan musuqmusuq!! Mee adeegyadii shicibku?
@jabrajaceloow6951
@jabrajaceloow6951 Год назад
Rooble Nocan ayuu dulka kujiiday
@husseinali6617
@husseinali6617 Год назад
Asc sxb geyland wazirku wax cad ayu hayaye suasha bilash ha uga adkeyneynin kuwas wa la ogyahay inay yihin qabyalistiyalki uguweyna
@abdishaafi6229
@abdishaafi6229 Год назад
Farah abdulqadir waa ku haftay Waraysigan😂
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Год назад
Doofaarka ku raaxeeysta dhiiqad.ku rafashada. Macna Mooryaanta ku raaxeeydta boobka iyo Dowlad duminta..Intas .ayey jawaabtu kuu soo koobantay.Rooble wuxu ahaa nin aan dhiiqa ka waabaneyn wucuuna aha Qaran .dumis.Dhib weyna.wuu u.geeystay Dowladnimada Soomaliya.mer.xun.Allah ka tuuro.Rooble.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Год назад
Wasiirkan tuugo nimo laguma baran ee koox tuugo ah ayaa ku goobatay lakin wixii oo dhan waxey cadaaden markii maxkamadii 3 aad ee dalkaas cumaan go,aankedii soobaxay ay noqotay mid ay kooxdii qowleesatadii ceeb ay ka raacday
@onkodhilaac3516
@onkodhilaac3516 Год назад
NINKAN MAXAA ROOBLE IYO MAHAD SALAAD IYO FIQI DABA DHIGAY WAA YAABE MAR UU FAHAD NAASO WAYNE BUUN BUUNIYO IYO MAR UU XAAR MAAJO BUUN BUUNIYO IYO MAR U NIMAN FAASIDIINA HALYEEY KA DHIGO CADHADA IYO CUQDADA HAYSA ILAAHAY HA U DILO
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe Год назад
Cadaaladu waxey ku jirta in aad 2da dhinacba waraysato si ay shacabku u helaan aragti miisaaman, Enjoy your sight full questions
@abdiazizsiciid
@abdiazizsiciid Год назад
Sida aad wax u suaaleyso inad denbi baarasa lamodaa maha wareysi🤣🤣
@adoshabdikader6343
@adoshabdikader6343 Год назад
Best journalist that the somali people ever had
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 Год назад
What is your definition of best journalism unprofessional idiot what a lying piece of special shit
@aragsanmohamudshukri7890
@aragsanmohamudshukri7890 Год назад
Waaw cabdi sacid dumblamasi isku kalson waxa badana noo iftiimiyay viva n&n rag cajiiba bay ahaayen
@cabdiqoslaay
@cabdiqoslaay Год назад
Weriyuhu asaaba siyaasida waxbadan ka og .
@cabdiraxmaanjinoole7248
@cabdiraxmaanjinoole7248 Год назад
Qof kastaa waxuu u yimaado soomaaliya danihiisa gaarkaa ilaaya mooyeee I inyar marka see wax yihiin wale waaayaab
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Год назад
Haa sax wariya waxaa la mooda sarkaalka Socda hay'ada Nisa ee danbi baarista..Wariye Su'aalaha u weydi dafka si wariyenimo joojji indha gaduudinta .wariye shibil.ah aya tahay .ee kama Socotid Ha'ada dami baarista
@daudmumin1735
@daudmumin1735 Год назад
Sooceliya nabad iyo nolol
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Год назад
Rooble dabadhilif ama Rooble baahane inti uu joogay ma waxaan qabyaalad ahayn buu kashaqaynayey muse xasan baa waxaan qabyaalad iyo Xaraash qaran ahayn ka shaqaynayey?
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Год назад
Rooble sharf iyo garaamo ayaa loo hayaaa wa ninka wadanka doorasho gaar siiyey tuugada iyo maafiyadana wadanka ka cayriyey darood faqash oo Dhane ka ooysiiyey waa landheere sacad eh faqash miyu u daahayaa
@kaamilmoha4710
@kaamilmoha4710 Год назад
aflagaado ayee ka gaadhay iska dhiciska
@nasirmohamed3820
@nasirmohamed3820 Год назад
Farah cabdulqadir, you sometimes ignoring facts that you know.
@farhiyafarah5659
@farhiyafarah5659 Год назад
Waa runtaa cabdisiicid baahane dhibaatuu ugeestay wadanka somaaliya
@bullowhassan7970
@bullowhassan7970 Год назад
Wallaahi
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 Год назад
NIN BAAD WARAYSANAYSAA ! WAADNA LA MURMAYSAA ???? *WERIYOW XAAL QAADO ! FADHI KU DIRIR ! IYO ILA MURAN MIYAAD NINKA UGU YEEDHAY ???
@Atheneon
@Atheneon Год назад
Baahane waa Baahane
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 Год назад
Kkkk laangaab isk ooy. Rooble waa laandheere
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 Год назад
Shuuwadi ku dhashe wase ma Xoolo aad leedahay ayuu cunay
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@@abdifitahabdullahi4675 qabiil jaceyl miyaa mise anigaa moodey hhh
@Atheneon
@Atheneon Год назад
@@abdifitahabdullahi4675 Qof baahan laandheere maha
@ugasska9443
@ugasska9443 Год назад
Xooga codka shucac aya ku jira naga so hagaaji
@ayubabdi7
@ayubabdi7 Год назад
assan sheekh ma hogaamin karro umad; maxaa yeelay waa nin beenloow ah, waxaad fiirisaa oo aad dhagaysataa warbaahiintiise hore ( Qof walba geedka uu abuurta , ayuu mirraheeda gurtaa!!); midda kale waa nin siyaasad aan garaneyn oo dhaqaalo doon ah iyo iskudir ummadda soomaaliyeed ujooga.Qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah: Denni , Axmed Madooba iyo Rooble mustaqbalka soomaalida waay ku ciyaareen ,illahay mustaqboolka khiyaamo hakuciyaaro. Dowlidnimo iyo kaladanbeyn marabaan iyaga iyo Rooble.1- waxay diideen labadaas qof; in qof iyo cod la aado oo ummadda Soomaaliyeed aay doortaan qofkii aay rabaan 2- waxay musuqmaasuqeen doorashadii dalka, oo lacag iyo qabiil ayay adeegsadeen,3- waxay dagaal aay ka rideen Gobboladda Putland iyo Geddo, 4- waxay caddowga soomaalida ku kaalmeeyeen in dalka la baabiyo(Kenya iyo Emmaraatka) oo himiladda dadka iyo dalka la baabiyo. 5- waxay boobeen hantidda ummadda ay ka masuulka ahaayeen . 6- waxay ogolaadeen in paarlamaankii iyo ciidamada soomaaliyeed laburburiyo oo meesha lagasaaro iyagoo fulinaaya hadafka caddowga ummadda. 7- waxay diideen in aay fuliyaan balantii aay qaadeen ama saxiixeen, si dalka horumar u gaaro. ilaahaaw naga qabbo seddexdaas iyo wixii la midka,IWM., towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni oo tus ummadda horumarkeeda iyo wanaageeda , haddii kale naga qabo iyaga IWM. USEFULL IDIOTS, illaahay soomaaliya hakaqabto ,Aamiin, Aamiin,Aamiin
@axmed9577
@axmed9577 Год назад
CBB meesha haku waalanin jaahil aa tahaye afaarahsn wee kaa waawen yihiin ee wax baro go to school
@allegroomarabdulkadir2862
@allegroomarabdulkadir2862 Год назад
Ninkaan ma ninki lataliyaha Amniga u ahaa dowladdi horaa mase waa nin kale? Anshaxow xaal qaado.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Год назад
Maxkamada cumaan ayaa cadeysay inaan wasiirkani wax shaqo ah ku laheyn markabkaas iyo dhuxushiisa
@halimo3956
@halimo3956 Год назад
Rooble dawlad waxba kama ogayne m/weyne farmajo waa ku qaldamay ee soomaali dawladnimadeeda dhibkuu u geystay allaw hortiisa ka sii
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Год назад
Ad iyo ad farmjo maalinta h. Ali khiere shaqada kaqadey malintas aya lajabiyey
@omaari155
@omaari155 Год назад
Su aasha kowaad marka la weydiiyay sida uu neefta uqaaty waxaad ka garan in waxa uu shegayana been tahay arinka lagu edeyayna wax ka jiraan waxaa cadeen kugu filan sida uu jawaabti laga sugayay mooye aflagaado ugalay
@Drroble4288
@Drroble4288 Год назад
Roble nin kaxun waligey maarag
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 Год назад
Mr Roble was hungry (Gaaajo Heysay )
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Год назад
Rooble faqash Wase ayaa la dhahaa taas ogaaw
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 Год назад
@@abdirisakisse4277 War xishoo wasmadaa sheegeysid maxey tahay
@abdiali9171
@abdiali9171 Год назад
Xanaqa Iska daay sualaha caadi uga jawaab rooble iqabtay mana oooyin manaceyso. Ml 😁😁
@maxamuudabshir5551
@maxamuudabshir5551 Год назад
Gaylan media waxaa kuqabay wariyaha somaalida ugu fiican lkn warba kamaba sosaartid dagaalda socda ama dadaalka laga soohorjeeda alshaab ama dagaalada kasocda south somaalia
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Год назад
Waa waddan aan sharci iyo kala dambayn ka jirin FAWDO maahane. ROOBLOW meel daran iyo meelo muskood ka bax.
@bullowhassan7970
@bullowhassan7970 Год назад
Kkk sax doofaar halaledemin
@musabbashir4591
@musabbashir4591 Год назад
Waxaan wareysi ma ahan waa ila muran wasiirka ka daa suaalaha maalaayacniga ah Suaal lagaaga jwbay baan 10mar kusoo celineysaa
@anur5162
@anur5162 Год назад
Cabdi saciid waa.miskiin. Wariyahaan fahad baa geed iskaga xiray
@MH__1__MH
@MH__1__MH Год назад
Kulahaa intii farmaajo joogey shaqada ma la iga joojiyo’ wax xun ba ka shaqeyneysey iyo inaa PL carqalad ka abuurto, saas darteed ba u joogtey
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 Год назад
Absolutely 💯, Galkacyo intuu boorsa Lacag ah geeyay buu Nabadoona u qeeybshay, Nabadoonkii ugu muhiimsana Reer (Yassin Abdi Samad) Dartiis Buu disable u yahay kaaga darane Dib xataa uma soo fiirin
@MH__1__MH
@MH__1__MH Год назад
@@mohamedwarsame1269 waa miskiin lagu xamaashey, maantuu durbaan qabiil oo caata tumaya
@haniyey1
@haniyey1 Год назад
@@mohamedwarsame1269 siyaasi Somali dhan 99% waa isku mid qabiiliikooda waxeey sheegtaan markeey doorashada galayaan hadhoowna xitaa saaxibadooda hore ma yaqaanaano iska dhaaf qabiilkoodeeee
@حسنعلي-ص4ك9ه
@حسنعلي-ص4ك9ه Год назад
Ok
@booloxaashi1114
@booloxaashi1114 Год назад
Waxaan dadka u cada ninka sawiikiise lagu dhajii yaa wasarade ariimahe dibade maxuu ah ninkasi noomacne sxb please
@kcabdi8598
@kcabdi8598 Год назад
Ninka sawirkiisa ku dhanaa waa nin Dhulbahante ah oo ahaanjirey depolomatka markii Somalia midowday ugu aqoonta dheeraa wasaarada arrimaha dabada waligiina ka shaqaynayay wasaaradaas wxuu RW ku dhajiyey nin Hawiye ah oo ahaan jirey nin waardiye ka ahaan jirey markii dalku burburayna xafidey wasaarada
@abdialimohamod2817
@abdialimohamod2817 Год назад
Mr geylan fadhikudirir baad ka dhigtay wareysigaan afaraad ee ku noqo habka wariyeninada iyo yoolka
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Год назад
Hdii ay shaqada ku cusleyd miyuu meesha ka saari lahaaa maafiyada😅
@onabeat6352
@onabeat6352 Год назад
Su,aal wanaagsan. ✅
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Год назад
Oo yuu ka saaray tola ayay yaa reer hebela iyo lacag kiinyya imaaraat siinayeen oo ay amrayeen kursi yaa reer hebelay lagu helay guul.maaha tan kale isagiiba sawka meesha kabaxay oo xitaa safiir loo diiday oo kiinya dhuumaalaysanaya oo cabdi wahaab baacsanayo
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Год назад
Walee hadaa maafiyo mooryaan ah muqdisho gacanta u gashay aan siyaasad iyo caqli midna lahayen
@suldaanofficially
@suldaanofficially Год назад
Waraysi xiiso badan oo xamaasadiisa xanbaarsan
@seidserar9966
@seidserar9966 Год назад
Farax suxifinimadu barasho ayay ubahantahay ee nacfi loomagalo!
@nuurka5796
@nuurka5796 Год назад
Meshaan hal arin ayaa iiga baxday oo ah in siyaasiyiinta somaliyeed ee shacabka ku marin habaabiyaan baraha bulshada kadibna ey hishiisyo si hoosaad ah ey galaan hada aida waziirka sheegay asigoo resul wazaraha diitay oo bartiisa ku soo qoray ayuu hada dhahay waziirkii mxd udiiday hishiiskii taasi waa qayaano qaran ey ku dhaqmaan siyaasiyiin somaliyeed aad ayaan ugu xumahay arinkaa aan maqlay
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Год назад
Waraaq Wasarada Qortay Lkn Ani Maqorin Waxan Waa Is Difaac Kiis Kan Waa Ku Cadyahay Wasiirka
@dagansh5606
@dagansh5606 Год назад
Wariyahan Rooble ayaa ku fiicnaa in uu waraysto koly wariyaha sidan u adag qof isku kalsoon unbaa u imankara
@ahmedabdirahman3951
@ahmedabdirahman3951 Год назад
Xasan Dhiiqo ayaa waxaa abaabulay.
@Andhiga927
@Andhiga927 Год назад
Hala lagdamin doofaar sababtoo ah dhiiqaduu jecel yahay big point alxaqiiqa
@bullowhassan7970
@bullowhassan7970 Год назад
Kkk
@ilkacaseahmed7501
@ilkacaseahmed7501 Год назад
Roble wa idin ciilay daroodow ee talo keena malinba Mid hakaso dhex hadline
@halimo3956
@halimo3956 Год назад
Mooryaan madaxnimo lagula qaldamay buu ahaa oo diihaal qabo
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 Год назад
Asaga la ciilay sa wala hor istaagay ceebta idin ma karto miya aaway damiirkii
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 Год назад
Alla Alla ayaa ciilay baahane Hawiye waa nijaas Isaaqa daarod digil Iyo middle Waa nasab
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Год назад
@@qadrodahir7896 😅😅😅😅 rooble wa kaas xamar ku raxeysanayo asaga oo sharf loo haayo lkn faqash Turki kasoo wada caytmaayo yaa waye ninka dalka ka saaray 😅
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Год назад
@@apdirahmansuldaan8020 qabilada kale dusha Ha sarene ina dhilow faqash dabo jileec sheeko
@aadansalaad7416
@aadansalaad7416 Год назад
ninkaan waa doqon farmaajo ku shaqeesanayey oo waxaa puntland baa loo adeegsadey hadana turkey buu ugu yeeray laakin farmaajo waa doqon doqonaduu aruursadaah
@maskamohamed3986
@maskamohamed3986 Год назад
War ninkaan waa daacaad wajigiisa ayay kamuuqataa
@bullowhassan7970
@bullowhassan7970 Год назад
Kk
@wadanidaacad
@wadanidaacad Год назад
MAAHMAHDA KA DAA WAA QALAD WARIYE KA DAA NINKU
@abdiuudhirsi4963
@abdiuudhirsi4963 Год назад
Farmaajo iyo inta bdn dadkii la shaqeyn jiray waa dad bilaa xigmad ah oo hadalka xubintooda kala bixi karin, meesheeda dhigi jirin oo hadalku markuu mid yahay laba ka dhigaayo.
Далее
TOOS: Barnaamijka Dooda Jimcaha
Просмотров 385