Тёмный

Qisada abaya layla laso taliya 

hodan Lovely
Подписаться 853
Просмотров 1,7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 4   
@Lgg37
@Lgg37 6 месяцев назад
Wll gabadha qisadan ay ku saabsantahaay adiguna wll hadaad intii hore aad raaxo iyo nolol qurux badan aad ku noolayd waxa laga yaabaa dhibkan hada in uu imtixaan yahay ee samir wll ilaahayna talo saaro oo bari Insha'Allah waad ka gudbi doontaa ninkaaguna sidii hore iyo si ka wanaagsan buu kuu noqon doonaa Insha'Allah samirka ku da daal dhibta laguma waaree
@Lgg37
@Lgg37 6 месяцев назад
Hodaneey waad qaldantahay dadku waa dad is qaba ha isku dirin imika markad ku tidhi dhar ha u dhaqin cunto ha u karin ma reer baad burburinaysaa mise waad dhisaysaa munaafaqnimo weeye sidaasi ee hodaneey ka fiirso
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 6 месяцев назад
Apyo u duul qaado taan kle ninkagu hadu sadex sano odhan ku wacnaa waxa hada ku dhacay waydii koley taabasha jirta ilmo iyo abo ha kala fogeen
@Lgg37
@Lgg37 6 месяцев назад
Sido kale sida ubadna ha iska xidhin haduu ilaahay ubad kugu arsaaqay alxamdulilaah dheh dadbaa hal cunug na aan haysane intaad dhali kartaba dhal laga yaabaa in ay iyaguba ku anfacane ninkaagana hala ficil tamin Lkn hal mid un samee adigu iska dhig boqorad isnaash naash oo is nuuri oo naftaada ku mashquul oo misanka iska dhin oo dhexda yarayso oo wow iska dhig Isagaa sidoo hore si kafiican kuula dhaqmi doona Insha'Allah Markad aduu boqorad aad iska dhigto ayaa boqorad laga dhigaya mida maanka ku hay
Далее
Qiso ku dhacaday gabar somaliyed🥹😢
13:56
Просмотров 6 тыс.
КОТЯТА В ОПАСНОСТИ?#cat
00:36
Просмотров 433 тыс.
deg deg maxaa kajira geerida ismaaciil cumar geele
18:02