Тёмный

QISADA AYMAN IYO SHAQADISI HOSPITAL-KA WAALIDA! END  

Sawda Qaalib
Подписаться 145 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

#sawdamohamud #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 108   
@zimraanmohamed6665
@zimraanmohamed6665 Год назад
Alla cimri dheeridaa sowday shukrn❤ sister
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
❤❤❤❤❤❤❤
@HindaHassan-n2x
@HindaHassan-n2x Год назад
sawdaay horta hanbalyo inaan ugu horeeyo
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 Год назад
sawda salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
الرجل العجوز والكلب والابن في الصحراء لم ينهوا القصة يا اخت صودة ❤
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 Год назад
Odaygii eyga silsilada kuxiraayay oo cunugii waalnaa watay baa isbitaalka leh baan umaleynayaa.....shekadaadu aad baan uxiiseeyaa wlh sowdo abaayo Alle hakuxafido
@nimcoabiib6180
@nimcoabiib6180 9 дней назад
Lkn odaygu ma wllkiibu ayga ku diri la qaasim wa odayga isbitalka wllkii
@HindaHassan-n2x
@HindaHassan-n2x Год назад
ciil badanaa dhawrdaqiiqo qoraal kuqorayay waaba iga tirtirmay calaa kulixaal allh kubarakeeyo adiyo awladada sawjkaga dhamaan ehelkaaga waa xili maqruba wnkuusoduceen in allh kubarakeeyo aduun iyo aakhiraba wamaqribaa sotukan kusolaban insh allh
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Mahadsanid wllo qaali dhamantenba 🎉🎉🎉
@ashaibra2686
@ashaibra2686 Год назад
Wallahi sawday aniga waxan umaleynayay inay jiniiya yahin aad ban ubaqayay
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Год назад
Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu. Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam. Mahadsanid wll
@UmuAsan-qm1ft
@UmuAsan-qm1ft Год назад
Qisadaan qabyo ayey ilatahay waayo sowlaga mayaabo inuuyahay mamulaha ninka aykusoo arkeen saxraaga iyo shekada suldaan inuu siibarey aheyd eyman (mahadsanid sowda wlshy sidaa quruxdabadan ed nogusoo gudbisay qisadan iyo kuwaa kalee badan)
@nasroismailgeesey9842
@nasroismailgeesey9842 Год назад
Sowdaay mahadsanid saad noogu soo gudbiso sheekooyinka cajiibka ah adigoo waliba busy ah oo hooyo ah howlo badana ku haystaan hadana anaga nama ilowdid adbaa u mahadaantahay allaha kuu barakeeyo waqtigaaga❤❤
@hibaturahman01
@hibaturahman01 Год назад
Abaal raaga rag baa leh ileen waa run 😮 dadkaas oo dhan abaal bay isku wada gudayaan. Thanks Sawda it was very interesting story
@Japo9910
@Japo9910 Год назад
Sister nooma sheegin cunigii yaraa qofkii dilay iyo halkii laga helay
@ziyaad-gooni_socod
@ziyaad-gooni_socod Год назад
Waxa tahy qofka qudha ee an si toos ah ula socdo information kiisa ❤
@anabhassan9694
@anabhassan9694 Год назад
Mahadsanid wllo
@safiyasacad485
@safiyasacad485 Год назад
Salallahu Calayhi wasalam ❤❤❤❤❤ jasak Allahu khary Qali
@YusraDagane
@YusraDagane Год назад
Mashaallah abayo sowda wlhi Ani runtii qisoyinka wn jeclahy welib qisoyinka jclka ah 😂 qisadii rafaal iyo qisadii juliyeed ayaan aad u jeclaa hadaneh manta tan ba kasidharaan mashaallah abayo wn kujclahay walashey ❤🥰🥰
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Maasha allaah my abaayo sowda sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
@AshaUdon
@AshaUdon Год назад
Mahadsanid wllshy waa noosoo dadaashay
@mohamedbashir3590
@mohamedbashir3590 Год назад
Wiilkii yaraa cida dishay malaheelay lamasheegine
@Rahma419-k4w
@Rahma419-k4w 10 месяцев назад
Mashallah tabarkallah horowsoco hpo mcneyyy❤❤❤ wan jeclhy qisooyin kaka❤❤
@hawaibrahim2645
@hawaibrahim2645 Год назад
Marshall allah walashey was shako wanagsan
@abdullahimohamed7460
@abdullahimohamed7460 Год назад
Maashaa allaah allaha ku xifdiyo walaal
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 Год назад
Mahad sanid habo qali waa qiso cajaapa mash allah safileyay sey ku dha maatay waa kaaf iyo kala dheeri
@hiboali5025
@hiboali5025 Год назад
Masha Allah, shukran sister
@maxamedjaamac2665
@maxamedjaamac2665 Год назад
I see that you work hard every day to do this job. I thank you for the good way you transfer the stories to us.I wish you the best and that you reach a good point at highest peak
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
My pleasure!🎉🎉🎉
@furaata8996
@furaata8996 2 месяца назад
​​@@sawdamqaalib Cunuga yar yaa dilay se qaasim xaguu kasoo helay sheekada laguma xusin cunuga waxa ku dhacay cunuga miyaa
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Год назад
YAA salaam waa qiso cajiib ah oo kusaabsan axsaanka iyo abaalgudka iyo adkaysiga. Siddookale waxaan kuxumahay niyadjabka kudhacay ninka isbitaalka iskaleh oo aad moodo inuu noloshii kaquustay oo uu kadaalay.
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah waa Qisa Cajiib ah Waaye oo cibra qadasha leh Allaah haku barakeeyo
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas Год назад
Qiyosinkaga san u jeclahay lee illahey haku xafido wlashey❤
@m.buraale3732
@m.buraale3732 Год назад
Allahuma zali calaa zayidina muxamed ❤
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 Год назад
Mahadsanid abaayo sawda allaah kuxifdiyo❤
@waayahanolashachannel4865
@waayahanolashachannel4865 Год назад
manshalah xbbti
@Nasro283
@Nasro283 Год назад
Wcs wan ku salaamay.Sowday sheekadan waa cabsicabsi❤❤❤❤
@UmucarafaadAkram
@UmucarafaadAkram Год назад
😮😮😮😮 cabsi cabsi
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 Год назад
Cunigii wax dilay lama sheegin tankale mudiir ka iyo wiikiisa rmey yihiin dadki eyg heystay
@somalisareone6198
@somalisareone6198 Год назад
Qisadu madhamtey hadeer waxyaaba kalaa sii sugayeybe wiilka waxa ku dhacay aodaygii iyo wiilkii waxay ahaayeen
@SamsamAbshir-jd6bx
@SamsamAbshir-jd6bx Год назад
Mcney inolow mhdsanid
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir Год назад
Qisadu way mcnedy lkn wiilka yar yaa dilay
@Khadiijo-ps7ss
@Khadiijo-ps7ss Месяц назад
Walahay waa cabsi cabsi anigu maantaan wada daawaday 4 qayboodba
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Год назад
Sheko qosol cabsi iskugu jirto😂😂😂😂😂😂
@shukrisharaf
@shukrisharaf Год назад
Ayman waxaan ka baqaayay in meesha lagu shirqooli rabo
@nuurcabdi8951
@nuurcabdi8951 Год назад
Lkn ilmaa meeshay ka keenen iyo waxii dilay iyo ninkay dileen wax badan ayaa dhiman iyo dadkii jinka ahaa 😢
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 Год назад
Ninku matasaxaraada ku artaybaa waqiso cajiiba cabsi cabsi ah😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤
@sadiohassan4828
@sadiohassan4828 Год назад
Maasha Allah abaayo aniga Zara waan fahmay in isbitaalka wax ka qaldan yahiin mahadsanid sida aad noogu soo gudbiso qisiiyinka Jazaakilaah khayr xbbt.🌹❤️🌹
@axlancali
@axlancali Год назад
Saan usugayy manto. Dhn wad mahad snthy wlshy ❤
@yusufawale4755
@yusufawale4755 Год назад
Wcs waad mahadsanty in badan
@Mustafaxaaji-t2u
@Mustafaxaaji-t2u Месяц назад
Waa sheko cajib ah wana ka heli🥰
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw Год назад
Thanks sister❤
@sucdicadood601
@sucdicadood601 Год назад
Salallaahu caleyhi wasallim❤❤❤❤
@safiyasacad485
@safiyasacad485 Год назад
Asc wr wb waan ka helay qisaooyinka oo dhan Mahadsanid ❤❤❤❤❤ina Abti sowada waxaad noo soo gud bisaaa jacayal ❤❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Год назад
Masha Allah sister ❤
@HindaHassan-n2x
@HindaHassan-n2x Год назад
sheekadu qabyay kudhamatay sawdo wiilkii yaadilay xogaa iney socoto ahayd qabtii labaad mcneyd cabsida noosoobadi iyo kuwa tasbuixda
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 Год назад
Qisadan kistoo aaway ninki saxaraha lagu dilay qaasim mala ogan miyaa cunuga yarka yaa dilay
@حميراءعبدالله
@حميراءعبدالله Год назад
شكرا❤❤
@farhiaahmed6011
@farhiaahmed6011 6 месяцев назад
Waa qiso yaablehh
@DiinowAbaadir
@DiinowAbaadir 2 месяца назад
Sowdey rabi haku barakeyo abyo ee waxan rabey inàn sheko aniga igu dhacdey kula wadago xageen kala so xirira abyo
@sahrawarsame725
@sahrawarsame725 Год назад
Waa qiso cajiiba laakiin wiilka yar yaa dhalay xaguuse kii qaasim kasoo helay hadaad hayso qaybtaas kusoo dar walal
@FaadumoWarsame-j8b
@FaadumoWarsame-j8b Год назад
Asc sowdo abaayo wan kusalaamay walee waa qiso cajiib ah❤❤❤❤❤
@HindaHassan-n2x
@HindaHassan-n2x Год назад
asxaabeey codsi hada waxaynu kudawaneynaa 5qof hadana ani lee lek kasaray walalayaal saan ujecelahay usugi lahayn ayay iyaduna inooga warsugtaa codsi sawdo riyadeeda aan urumayno
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Mahadsanid wll qaali ❤❤❤❤❤❤
@NimcoMuhamud-k9y
@NimcoMuhamud-k9y Месяц назад
Wlhi qiso xiiso iyo naxdin xabarsn ayey aheyd ano dawn haya ayu sald casar igu so adyo waxn tukadey garn mayo wayo intan istajistey ayn tukadey marka mcney sad nogu so dadsho abalkaga jano alha ka dhigo ❤❤
@XaliimoMaxamed-j1m
@XaliimoMaxamed-j1m Год назад
Hhh sawda wankugu qoslay walaahi kulahaa dhiba mar igu dhacay maa kontan sano mel lotaagnadaa 😂 mahadsanid sowday❤
@bilkhayrcabdirahman2603
@bilkhayrcabdirahman2603 Год назад
Walahi marki hore wan baqayey lakin hada sicadiya ayey qisadu uu sodha matay
@FartunIpra
@FartunIpra 5 дней назад
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FadumoMahamutt
@FadumoMahamutt Год назад
Mn shaaaalha🎉❤
@XabiiboCabdi-wy1lo
@XabiiboCabdi-wy1lo Год назад
Mhdsanid qaali ❤❤😊😊🎉
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 Год назад
Waa sheeko cajiib ah oo cabsi iyo murug ku bilaabatay lkn si qurux bdan kuso dhamatay
@amranhappy8077
@amranhappy8077 Год назад
Mahadsanid🎉
@afnaanabdi5189
@afnaanabdi5189 Год назад
Asc, walaley cunuga dhibaatada umaray waxa ku dhacay maxaa loo shegi waayey
@ShaadiyaSharaf-m3q
@ShaadiyaSharaf-m3q 10 месяцев назад
Wll mcn sawda waligey comenti kama bixin hada wxd soo dhigto ilaa malinkaad bilowday ilaa manta. Midhi ima dhafto masha saan kuu jeclahay malin hadanan ku dhagasan si baban ahay wlhi illhay ha noo kaa daayo xbbti mcn❤❤❤❤i love you❤❤
@BEELDAAJISO
@BEELDAAJISO 2 месяца назад
Sawdoy ilaa galbta 4 part ee qisadaan baaku shaqaynayay ilaa cashadii baad ila karisay thank u xbbti alle haku barakeyo waa qiso cajiiba❤❤❤
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv Год назад
Sowday qasim sual in la waydiyo ahyd cunug y diley xage kaso helay mxu nink u rafadiye hdu cunug meel ku ogyhy nink saxaraga warkisu mxu yhy eeyga hilibki cunaye biniadamk aha mxu ahaa police k mxa logu shegi waye Some thing wrong qisadan
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Aymen iyo qaasim umasheegin police ka iyo cidkale toona
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv Год назад
Sixiroole inu ahaa laga yaaba wa khayr shartisa hadi inta uga haray
@YasmiinOmar-y6p
@YasmiinOmar-y6p 10 дней назад
SCW❤
@MuniiroJamaal-c7d
@MuniiroJamaal-c7d Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 Год назад
San usugayy qaybtan hadan kuwa dhawhy away ku oran laha
@BaxsanCabdiraxmaan-x2l
@BaxsanCabdiraxmaan-x2l Месяц назад
Wllhi waa qiso layab leh🤔
@umuahmed4253
@umuahmed4253 Год назад
Subxaanalaah qisadaan ilaa maalinti kow lasoo dhigay waan ka cabsanayay caawa calool adayg ban sameeyay lkn waan cabsaday alla sawdooy qisooyinka noocan ah hanoo soo gudbin plz . Odayga isbitaalka leh waa kii duurka daganaa ee eyga watay alla cabsi badanaa 😢
@nimcohaybe2553
@nimcohaybe2553 2 дня назад
Odygii hospital ka lahaa waa kii ayga wayn iyo wilka walan haystaa filayaa lkn cunigii wixii dilay iyo mesha laga helay iyo sasbta qasin uu Ayman durka ama saxraha Cid Lada ah u geyaya lama shegin an how tnks
@faizabella1580
@faizabella1580 Год назад
❤❤❤
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 Год назад
😊😊😊
@SafiaaliSafiaali-rc3tw
@SafiaaliSafiaali-rc3tw 8 дней назад
Tani qiso wee dhaaftay wllhi 😢 lkn so ma laga yabo duqo so arkya io will walana io eygi ine yahine madiirka mesha 😂
@adenfatma8280
@adenfatma8280 Год назад
Masha Allah
@FadumoIbrahim-j3i
@FadumoIbrahim-j3i Год назад
Asc
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Год назад
Ala maxaan raagsaday qaybtaan maanta malaha ilaa 10 jeer eegay inaad soo dhigtay 😂 hadaan cashada si degan u karsan hhh thanks 😊
@ziyaad-gooni_socod
@ziyaad-gooni_socod Год назад
Also wlhi anpa
@Qalicabdi-sy7dd
@Qalicabdi-sy7dd Год назад
Asc sowda abayo qisada ma dhameysay away odaygii iyo eygii weyna wiilkii walnaa ee saxaraha joogay
@MuniiroJamaal-c7d
@MuniiroJamaal-c7d Год назад
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NajmaNuura-oy7lc
@NajmaNuura-oy7lc Год назад
Anniga laftayda ayaa su'aal qaba sawdaay Markii uu file ninka waalida matalaya uu jabiyey ee uu akhriyey ninku muxuu ulahaa waxaan ku arkay waxaan ka shalaayey inaan arkaba iyo inaan akhriyaba wax laga shalaayaba meesha mayaalaane???
@fathiguled6497
@fathiguled6497 Год назад
Madhameystirno inuu shaqada katagy iyo in laqashe ani waxeey ilatahy isbitaalka waxaa iskale ninkii eyga weyn wate qasimka asigaaba maafiyaan ah
@xamdicabdulaahi8872
@xamdicabdulaahi8872 2 дня назад
Wiilka yar taa dily sowdo ii so jawab?
@nasroismailgeesey9842
@nasroismailgeesey9842 Год назад
Codsi ba wataa sowdaay 1. Adigoo mahadsan sowdaay waxaad nala wadaagta saad ku baratey luuqada carabiga iyo qaabka u baratay haday macquul tahay 2. Mida labaad waxaa weeye sheeko aad hada ka hor noo sheegty ood tiri marbaa idin kaaga sheekeen ood wali nooga sheekeen waa shekada ahayd gabdhii ay shirqooleen gabdhihi dumashiyooyinkood ahaa ka dibna isla iyagii fashilmay iyadna noo soo gudbi qisadooda Ugu dambeyn mahadsanid❤
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Insha Allah wll wan soradinaya shekadas
@SafiaaliSafiaali-rc3tw
@SafiaaliSafiaali-rc3tw 8 дней назад
Sowado waba la ilawde noso noqo bal waxa dawado inta wayey 11 bilod waxa ka hor laso dhiga dhaqeysnoa
@deeqaomar8670
@deeqaomar8670 Год назад
Qisada maba damanbe???1 wilkii yara ya dilay marka ??2 ) Ayman wuxuyiri sawirka qof an kasi buuegyahay ok marka ma Odaygii isaga iyo Qasim eey saxaharaga kuarken baa sawirka??? 3) Hospital ka haduuba daqaale laan yahay sidee buu mushuharka qiimahas badan usiinikara Ayman??????😂😂😂 yanoshegaya hee Jzkl qheyran Abyo Sawdaa
@FatimaMahad-ex5ug
@FatimaMahad-ex5ug Год назад
Alle hakubarekeyo abyo❤
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 Год назад
Waxan islahaa isbitaalka tuugo ayaa Iska leh Ayman waala waali doonaa
@safiyoasan
@safiyoasan 7 месяцев назад
Kkkkk
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 Год назад
Oo sawda walal cunuga siduu qaasim kuhele? File kii uu jabiye muxuu ku arke? Odayga saxaraha jooga ee dambaska sawirka kutuse miyaa oday hospital ka leh? Waxaas dhan baa maqan 😂😂
@muslimgirl6355
@muslimgirl6355 Год назад
Isku wax baa tabeynaa😂😂warka wa qabyo😂😢
@MaxamedBaariyoow-p2p
@MaxamedBaariyoow-p2p 20 часов назад
Abaayo sheekada intii ugu xiisaha badneedaa dhimanbee . Wiilka yar ee cadiga yaadilay ? Maxaa loodilay ? Qaasim xaguuw kasoo helay wiilka yar ? Wiilkan yarne aaway waalidkiis ? Qaasim iyo odaygii saxaraha eyga ku heystay walaala miyaa ? Sheekada noo dhameystir no kkkkk
@MaraymAhmed-c2u
@MaraymAhmed-c2u Год назад
❤❤❤❤❤❤
Далее
DHAMAADKA QISADA AYMEN IYO QISOKALE!@sawdamedia6078
31:54
CALIGII MUCJISADA AHAA!!/Q.1@sawdamqaalib
21:15
Просмотров 29 тыс.
QISADA SAYF IYO SALMA MAXAY KUDHAMATAY!@SawdaBillan
23:39
DALXISKII ISUBADALAY MASHAQADA!@sawdamqaalib
39:17
Просмотров 62 тыс.
QISADA CULAA IYO SAXIBADED!@SawdaBillan
35:48
Просмотров 64 тыс.