Тёмный

Qisada Heesta Lugooyo Binti Cumar Gacal 

Goobjoog
Подписаться 139 тыс.
Просмотров 215 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 119   
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 6 месяцев назад
Allayacisak fanaanad fanka somaliyeed taariikhwaynkule adban ujeeclahay fanka maamo binti cumar gacal.ilahay cimriga iyo caafimaadkaba hakudheereyo.xusuuso igaar ah ayay ileeyihin heesaha binti cumar gacal
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 года назад
Bintu Cumar kalgacaL..... Cimri dheer iyo cibaado suban.. Mahadsanid walaL CumaR....
@ifrahsomali7663
@ifrahsomali7663 7 лет назад
maama binti cumar waxa alle ka tugin cimire dheere iyo cafiimada waxa tahay fanaanta adoonka u ku jecela yahay heesta marka dhagisto jecel igu bato mashallah
@amrancato8732
@amrancato8732 2 года назад
Binti cumar gacal Mom cimri dher io cibado suban eebe ku waydin🤲🏻♥️
@waayoarag3460
@waayoarag3460 7 лет назад
xusuus walaahi waan ooyay hooyo ku xusuuztaabinti gacal nooloo yaa salaam
@zupayrjimcaale7733
@zupayrjimcaale7733 Год назад
Cimri dheer illhay ha kuu siiyo maamo Binti
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 5 лет назад
Masha Allah #fanka Allaha barakdii hore ha ku so celiyo iyo xigmadii hore
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 года назад
legend binti cumar qisadeedu waa true histori dad baa been isaga heesa waa taariikhdeedi hore
@superlula2674
@superlula2674 7 лет назад
mama binti love you quruxeey hal ayan xaqiiq ah jaceel waa kii hore ha ahaato mid sxbtinimo ama mid amore mida waa ku sax san tahay naagta u timaado ninkeeda ama saxiibkeed oo naag la jooga ama ku ogaatay mahan gabadhaas in ay qoorta u gasho waa ninka wax qaladka leh alloow meey soo doonato haduusan raali ka aheen ma dhacdeen kaalkiin naago ayaa caaya naagta ama la dagaalo waa qalad taas
@abdirahmanali9649
@abdirahmanali9649 7 лет назад
Binti maxaa katsqssniin, ayadoo yar ayaan xamarjajab wadadagsneyn, waayo waayo, buundada agteeda, ceel biyo lagu gado ayaa gurigooda ku horyaaley, Allah aduunoow wadankeenii iyo DOWLADEENII waan u xiisney oo u basaasney
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 5 лет назад
Sado Ali keligeed baa wadani ahayd. Codkeeda iyo dhiigeda ku bixisay. Kuwankale maxay ummada u dhiig kicinwayeyeb.
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 года назад
@@lulyusufsamantar1227 naayah bintiba waa wadaniyad ee qabyaalada jooji binti cumar gacalba waligeed xamar kamay bixine tankale saado cali warsame Ee maraykan ayay iska dhiibtay markaa jooji qabyaalada saado cali warsame fanaanin ka waaweyn Ayaa jooga sida maandeeq magool hibo nuura nakruuma markaah istusnimada jooji
@Stridula
@Stridula Месяц назад
Waan jecelaan lahaa walaashed Asli iyo school Xamarjajab hoose dhexe
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 лет назад
كلمات رائعه جداً من الأستاد بري محمد فيدو ....وبنت عمرغعل وضعت بصمتها في الأغنية غايه الإبداع
@somalijaceyl3664
@somalijaceyl3664 7 лет назад
wow fananad buxdo iga dheh cod macan jaceyl dhaba ayay ka shekenesa heesta aad bey no tabanesa
@fuadadan8808
@fuadadan8808 7 лет назад
Wlhi waka farqiga u dhaxeeya fanaaninti hore iyo kuwa manta sdi jornalku uso baxa
@sagalfarah1000
@sagalfarah1000 7 лет назад
ax binti cumar jacayl dhaba ka shekaysay habo lkn sad shegtayba wad hantiday awladna wad ka heshay ilahay ha ku xifdiyo maamo qaali
@nasirismail9033
@nasirismail9033 6 лет назад
Manshallah mama ilahay haku xafiido
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
E mashaaaaalah tabaarakalah.
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Bare maxamed wuu inaga hooseeyaa wuxuu ahaa nin qaaliya alle how naxariisto
@dahirmohamedhashi9859
@dahirmohamedhashi9859 4 года назад
Abdihaye Hansshi waa noolyahay sxb
@amushofficial5413
@amushofficial5413 6 лет назад
Barre mohamed Fidow Barre Leendo Abwaan qaaliya allow ku daa mom Binti Cumar Gacal noolow
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 6 лет назад
Binti cumar gacal fanaanad cajiib ah ayay ahayd waleee
@ashaabdi1686
@ashaabdi1686 6 лет назад
Masha allh cumar you very profession wariye ayaa tahay waxaan ka helay dagnaanta aad wax u wareesato iyo jawiyada kala duwan ee qurux da badan aad ku wareesto walaaal wel dan ayaan kuleeyahay shaqo wanaag san see wad shaqadaad wanaag san
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
Badanbadan Ya, Eheeye Eheeye , Soo dhawoow badanbadan shanyarooneeey shahshahlEEy shamsoooy cadceed iftiinaay murwodumaroo oiriyareey Nicmaturabi xasbunalah wanicmalwakiil Qadarin ixtiram YariisEey Qiimobadan QEyo badan
@hibaxuseen2754
@hibaxuseen2754 7 лет назад
ax ax ax yaaa maama mcn binti cumar gacal waaaakula qaba dhikaas aniguba wlh heestan hadaa dhageesto sidaan ahayba ma aqaaan waqtiga lajoogo raggu waaba jmcd joogsi beee laheeno waasida jadiinko ragow nagadaya lugooyada dunida wexee iigu darneed mlnta arke asigooo naag ku wada gaari hadane ku arke asigoo eyshaashada usaaranthy tellefonka maalintaa ayaaa kaquuste markaasa heestan udire markasu idhahy qaali taaas wadadaaa kumara ayada markuuu lajoogana anu sidaa idhahaaa kdb alle wuxuu itusay ineee ka guursato oooo igu sooooo labto lkn wexey eheed mara ka kaaftome intaa qisadan wadagno qalbada hala adkeeyo
@fardowsaabdi7054
@fardowsaabdi7054 7 лет назад
Hiba Xuseen aniga kula mid ah goan adag ayaana ka gaaray o wa ina mujiya in an qofna u joojin
@hibaxuseen2754
@hibaxuseen2754 7 лет назад
Maandeeq Abdi qaali waaaaa sidaaaas sanadkan jclkiii godob baaaa laga galay lkn inshlh gadi rooon bey noqon shrfy
@siraddhiidhac4277
@siraddhiidhac4277 7 лет назад
malaha nolasha nacimo
@hanadbile9848
@hanadbile9848 7 лет назад
Mamo
@captainabdirashiidosmail6587
@captainabdirashiidosmail6587 7 лет назад
Hiba Xuseen sooma fiicnaan lahayn in adigaba sida binti heees qisadaada laga abuuro si jiilasha danbe u helaan
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
Nicmaturabi xasbunalah wanicmalwakiil Nicmaturabi
@waris5yyhussien613
@waris5yyhussien613 7 лет назад
Waa runta abaayo hibo thanks qisadada wey i taabatey
@mohamedhassan7323
@mohamedhassan7323 4 года назад
Eesh cslaa hees
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 4 года назад
Masha Allah fanaanad hore allaha ku xifdiyo
@abshirmohamed4025
@abshirmohamed4025 7 лет назад
Binti cumar wan taagera wa qof xushmad iyo hooyo nimo haranaysa murtina laga dhaxlikaro kuwo hada cantara baqash laso shirtaga hada jira Dadi dadki hore hadalna wa intay dhaheen
@muniranaosmana7037
@muniranaosmana7037 7 лет назад
Abshir Mohamed kkj
@saidojama1170
@saidojama1170 2 года назад
Pure somali singer binti cumar gacal
@maamewaawe9307
@maamewaawe9307 7 лет назад
dadkaas ba sharaf lahaa waayo waayo qalbigaan dadkii hore ka ahay
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
Y, BINTU CAISHA YBINTU Y Caisha murw Yareey Qatroisliina liina fariidad cadayyareey facyaashay troonEey lagufarxeeeey Brinsesesee boqorad dumareey YariisEey wadayareey wadajir muqtshooy
@anissahassan804
@anissahassan804 7 лет назад
Bint cumar she is very amazing from anissa hassan and uk
@theflagbearer9196
@theflagbearer9196 4 года назад
Your name is exactly the same as my aunty that lives in Birmingham. All of her sisters also have names that start with A. 😂
@najahxargo2996
@najahxargo2996 7 лет назад
Moma bintu cumar gacal 😭😭😭😭
@AhmedAli-ch3lc
@AhmedAli-ch3lc 7 лет назад
Mam binti legend weeye alle hadaayo
@safiyaabuukar3318
@safiyaabuukar3318 7 лет назад
wlhy waaruntaa maamo jacaylku barigaa wuxuu ahaa jacayl
@layloadam5571
@layloadam5571 6 лет назад
Waa qiso dhaab ah
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
Runeey Run
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
LE Y,Yartaanaa tanaa hee Qiimobadan Qadarin jacayl kabacdina YariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey Yartayarta
@iglanaxmed962
@iglanaxmed962 6 лет назад
Maasha alaah waa qiso cajiiba nabee
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 4 года назад
Horteed Xaliimo codweyn ayaa qaadi jirtey, sidey isku qaban kartaaa
@kalkaalchannel3345
@kalkaalchannel3345 6 лет назад
Isha calaaa waayo waayo baan soo xasuustaay scbrc i saaraa waa odaay heesahi hore dhayeestee
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Waxaan aamusnaadoon Isha miriq ka siiyaba Jacayl igu adkaayee
@realmadrid-nk3lg
@realmadrid-nk3lg 6 лет назад
Maama binti caadi maahan waaba guri jcl noolow intey nololi jerto mama
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 6 лет назад
BARRE MAXAMED FIIDOOW WAA ABWAAN QAALI AH HEESA SAMAYNTUNA AAD BAY UGU FUDUDDAHAY.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
Familyyyyyy system as,Iyaa hirseedad lagufarxeeeey Niccmatyrabi Nicmaturabi sahrascadayyareey bintu murwodumaroo oiriyareey Qiimobadan kalthuum Yabsuttly QatrayQaraney Noloshaydu intan Soo Noola mise an Noolahey heeryashan bay i jogta Y cadayyareey dagan fariidad murwodumaroo YariisEEy Nafsad shaqsad ban wax yu ahey laylay
@garyaqaansomali1880
@garyaqaansomali1880 7 лет назад
Eshcalaa Abwan maxamuud c/lahi sangun waxasaa lagaa yiraahdaa Abwaan
@shamsomahmudfarah5370
@shamsomahmudfarah5370 7 лет назад
op op op op mamA binti cumar gacal l love you mama 👋👌👍
@ibrahimmaxamed2666
@ibrahimmaxamed2666 5 лет назад
Waan Xiligii Aan Dhashay 1982
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 7 лет назад
Xusa laxankan cida iska leh Aabo Abdi silimo iyo mamo khadiija ciye dharaar rooble ( khadiijo balwo) xaquuqda laxanka ha xuso
@Mohamedibrahim-fi4cp
@Mohamedibrahim-fi4cp 3 года назад
waan usoo jogay xiligaas
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 года назад
Ma markaasaad joogtay.
@Mohamedibrahim-fi4cp
@Mohamedibrahim-fi4cp 3 года назад
soo dhawoow maama binti
@guledjama9007
@guledjama9007 6 лет назад
True story
@deekoowdeekoow8273
@deekoowdeekoow8273 3 года назад
Deekoowu 2 vidis
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 6 лет назад
😂😂😂😂😂binti ruux an ku daydo weeye inolow mom
@normalitymed3233
@normalitymed3233 6 лет назад
Biinti que dieu bénisse son âme ? Biinti noloow
@bukharicadde8703
@bukharicadde8703 6 лет назад
Wlee waa dhacdo haliza wayo waxay ahyd musiib fanaanaduna way cod mcn tahay
@jamilosaid4848
@jamilosaid4848 7 лет назад
Aniga waligey jcl iguma dhicin alaah ilahoow jcl xun si an uu dha dhamiyo
@najmoahmed4901
@najmoahmed4901 7 лет назад
jamilo wllo jcl haa u yeedhan waa dhibadan yahay
@caamirlajakis2950
@caamirlajakis2950 7 лет назад
najmo ahmed jcyl lama ilaawaan ah dhib ah hadaa u yeerato waxee lamid thy adoo malakamoodka u yeeratay
@abshirmohamed4025
@abshirmohamed4025 7 лет назад
Jamilo Said Jacaylkadu ilahow yusan ani ika qaban Jacayl waalan ya wadi kara😎
@sumayomohamed3007
@sumayomohamed3007 7 лет назад
Jamilo Said subaxaana llah abaayo ilaah hakaa hayo sheeko maxaa ku falee hadaad u dhimato kawaran
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi 7 лет назад
Kkkkkkkkkkkk sxbey naftaada miyaa nacday
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Binti jaadkana waad nagu qaaliyey say
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Jaadka iska.dhaaf maamo xabeebta jaadkaa kuu yeelaye guduudo carwo waxay aaday janada way xijibatay alle how naxariisto guduudo carwo
@ladanhooyo143
@ladanhooyo143 7 лет назад
Kalsooni dhab ah
@ubaxawabariaden4955
@ubaxawabariaden4955 4 года назад
Binti cumar
@quensamra7989
@quensamra7989 6 лет назад
Qofku qiso soo martay haduu ka sheekeeyo waa geesinimo lkn kuwa hadeer car bal hasheegeen hal hees oo qusaysa
@zupayrjimcaale7733
@zupayrjimcaale7733 Год назад
WlLhi waa runta fankii hore wuxuu qisooyin dhab aH
@kingcolombia8285
@kingcolombia8285 3 года назад
Waxba kamaan faiidin iminka heesta inad noo dhaafty ahyd sory
@hawomahad4369
@hawomahad4369 6 лет назад
mahadsanid maamo wlhy qisadaan aniga igu saabsan tahay nimanku aamin malahan been iyo baqti waqtiga kaaga qaadayaan
@cabdiraxman2484
@cabdiraxman2484 6 лет назад
Hawo Mahad Been Ayaad Sheegtaysaaye Facebook igasooqabo Anigaa Runta Kuusheegayee sxb Ciwaan kaygu Waakan Comment gan Iiguqoran
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Heestan waxaa iska lahaa guduudo carwo miyaad dhacday
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 6 лет назад
Reer walbe #EY Miya u Joogay waayahaas 🤣🤣🤣
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 5 лет назад
Cadnaan Montolivo aydu hada hayey jogaan iyagoo qamiis badan xiran ee masakiinta isku qarxiya.
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Adigu waxaad iska lahayd Marakaan boosaaso aaday miyuu burco iiga heesay
@aishaladan137
@aishaladan137 7 лет назад
Cimri dheer iyo cafimad wara mama qaali
@abdiali2185
@abdiali2185 4 года назад
Ninkaan wariyaha mic fican siya
@luckyguy1400
@luckyguy1400 6 лет назад
Fadumo nakrumo iyo marwan mural bint wet shall kara an iyadaana ka Susan had a wayo? ??
@Abdijalils
@Abdijalils 7 лет назад
😍😍😍😍😍😍👍
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Weriyahani waa wariye akhlaaq badan oo degan si fiican buu habarta u ix tiraamayaa
@deeqoibraahim3181
@deeqoibraahim3181 4 года назад
Habarta so ceeb ma ahan wa hoyada oo kle hoyada habarta ma u quurta
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Mama aadan dhalan marka heestan la alifay
@deekoowdeekoow8273
@deekoowdeekoow8273 3 года назад
Deekoowu 2vides
@mahadow
@mahadow 5 лет назад
wariye Saayberiya wax badan ayaad qabatay runtii oo aad amaan ku mudan tahay sidaad taariikhda fanka u raadiso Mahadsand in badan
@gurhansports2792
@gurhansports2792 5 лет назад
sruf
@hafsaabdullahi1886
@hafsaabdullahi1886 6 лет назад
Jaceyl igadheh hahahah walee jaceylow mxa xanuun ledahay
@deekoowdeekoow8273
@deekoowdeekoow8273 3 года назад
deekoowu 2 vidies
@gaaxnuugmedia4727
@gaaxnuugmedia4727 7 лет назад
qofkstaaba waxuu go ansado waa gadhi karaa
@naominaomi493
@naominaomi493 6 лет назад
0000
@soohaanifaraz6697
@soohaanifaraz6697 6 лет назад
🙌🙌
@aamow667axmed9
@aamow667axmed9 7 лет назад
Qisoxanuuunbadan
@abdirisaqmohamed8805
@abdirisaqmohamed8805 5 лет назад
Waaaaaw
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 7 лет назад
NIN. Soomali miyaa yaqaan jaceel. Uff. Sorry
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
LEa, EEEE
@sucaadocabdiabshir3730
@sucaadocabdiabshir3730 7 лет назад
www
@abdihamza2815
@abdihamza2815 6 лет назад
War kan wariye ma aha heesta muu siidayo muxu haparta ukalifayaa kkkkkkkk
Далее
Waayaha Nolosha Maryan Mursal By Cumar Seerbiya
28:56
Просмотров 170 тыс.
Riwaayaddii Jin Iyo Jacayl  1975 #Astaan Tv
28:21
Просмотров 44 тыс.
Team Spiderman True Or False Mask,nono #Shorts
00:37
Бокс - Финты Дмитрия Бивола
00:31
РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:05:16
Просмотров 1,3 млн
Каха понты
00:40
Просмотров 356 тыс.
Universal TV FANKA IYO SUGANTA BINTI CUMAR GACAL
39:58
Просмотров 284 тыс.
Saaxiibkii Xabsiga i dhigay - Qiso iyo gabay
16:52
Просмотров 355 тыс.
Qeybtii 3aad waraysiga Qamar harawo....
14:46
Просмотров 26 тыс.
Team Spiderman True Or False Mask,nono #Shorts
00:37