Тёмный

QISADA  

AYAAN GOBDOON 2
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

#qisas #channel #comedy #

Опубликовано:

 

20 сен 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 118   
@isaqhilowle8800
@isaqhilowle8800 10 месяцев назад
Masha allah ayaney wad lasoo dhaqsatey abayo ilahey ha ku barkeyo wax badan ayan kafaidey
@xikmakhadar9212
@xikmakhadar9212 10 месяцев назад
Cagta meshad saartiyo cunaha wax ku mara calafka xukumaye Allahu akbar way qiso dhafaty wxana aniga iga baxay qisadan inad marwlba xasusnato qoraalka rabi kuna kalsonato hubal wxada helaysa wax qurux badan
@aliyaupdila564
@aliyaupdila564 10 месяцев назад
Ayaaneey 😂😂😂😂 caawa baryahan qosol bad ka bixi ladahay sowmaaha xbbyi masha aallllh❤❤❤
@DhoobleyDhoobley-jl8gs
@DhoobleyDhoobley-jl8gs 10 месяцев назад
Maasha allaah calafku waacajiib
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 10 месяцев назад
Ilahey anan niin ficn calaf ilahey haigu daro 😊😢
@ShukriShukriyuusuf
@ShukriShukriyuusuf 10 месяцев назад
Aamiin xappti
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 10 месяцев назад
@@ShukriShukriyuusuf ❤️🫶
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 10 месяцев назад
Allahu Akbar Alxmdullah 😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 10 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@hewarable5547
@hewarable5547 10 месяцев назад
Walashey iwaran
@nihanabdi4541
@nihanabdi4541 10 месяцев назад
Waw , sheeko ka cajiibsan ma arkin wllhi wili , ani ahaan waxaa iiga baxay , in qofka daacada ah uu marwalba Alle la jiro oo la qadineynin marnaba , so daacad ahaada marwalba , oo qiyaanada io xaasidnimada io naagaha nimanka uquurin saaxiibadood iska daaya oo sheekooyinkaan muhiimka ah ku cobra qaata oo wax ka barta insha Allaah intaasna wa jafow yar 🤩 Ayaaneey jazakallaah abyo anigana waan jeclahy qisooyinkaaga ❤❤❤
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug 10 месяцев назад
Ayaaney wallo waxn kaqaatey qisdan alle naxariistiisa inaadkaquusan rabi hiiliye yehey
@sacdiyomursal3585
@sacdiyomursal3585 6 месяцев назад
Masha allaahu kaana
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 10 месяцев назад
Maasha allaah allaha isku barakeeyo alle SWT xagiisa ayay ka qorneyd bayaan Aabaheedna, waa Aabe wanaagsan qeyr allaha siiyo
@LakiLakicumar
@LakiLakicumar 10 месяцев назад
Walhay.sheekadana.abaumacanad..leganawan.kusarn..eenagadacanta.ayana.wll
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 10 месяцев назад
Wa qiso an Jecladay . So beautiful story ❤❤❤❤. Ayaan qosol ka baan ka dhamay nii , ano dhagay sanaya oo dhagta Telefonka ku haya shekadu igu socoto laayn ba soo galay gadhan ka jiraay sidaan u naxaay saxibaday way naxday qosol bay amusi wayday maxad dhagay sanay saa baytidhi waxan idhi qiso dhidhin ah ban dhagay sanayay.❤❤❤❤❤👍👍👍🌹🌹🌹Ayaan keep going sister
@DhoobleyDhoobley-jl8gs
@DhoobleyDhoobley-jl8gs 10 месяцев назад
Alle haisku barakeeyyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimconalka4344
@nimconalka4344 10 месяцев назад
Wale wa qiso cajiib ah jah waxaasa kaa jacayl ah wale calafku wa cajiib mahadsanid xapipti ❤
@farhasaid5284
@farhasaid5284 10 месяцев назад
Machallah 😎
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 10 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
@shukriahassan4243
@shukriahassan4243 10 месяцев назад
Waa qiso dhiin dhiin ah ayaaney❤
@Quenphawsia12
@Quenphawsia12 10 месяцев назад
M.allh Hboh❤ ayaanta farxadada baxooso😂❤ Allh Ku siyaadiyo farxadada Hboh❤❤❤
@user-my4uh6ef8d
@user-my4uh6ef8d 8 месяцев назад
Ayaaney ❤biyaha markad cbtay waan cboyaa😂
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 10 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@faizonuur5898
@faizonuur5898 10 месяцев назад
Allahu akbar wlhi qadarka rabi wa cajiib alx ilahayow kher noqadar aakhara iyo aduunba aamiin
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 10 месяцев назад
Malmahan faraxd faro bdn ka muqato mcney allaha ku ziyadio masha allah Diamond 💎
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 10 месяцев назад
Masha Allaah ayaan hada ayaa dhagaystay anigo iskobo la ordayo shekadi dhagaystay marka waxaan maqlay naayaa indho weyn waan so cararey 😂 si aan usaro waan qoslay kaligey
@MmmD-gn5tq
@MmmD-gn5tq 10 месяцев назад
Qiso cajib ah qiimo badan ❤❤❤❤❤❤
@user-zo3vc2ib9u
@user-zo3vc2ib9u 10 месяцев назад
Maanshalaah Ayaane war farxad leh iga dheh waa naxariista ilahey ha ka quusqn
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi 10 месяцев назад
M.a byo wlhi waa sheeko aaad umcn wxaa igu soo dhacday risaq eebbe kuu diiday kaa durugsanaa nimuu duunya siinaaayo deeqi udhawaaa mrka calafkaa kuma seegee sixun wax haku doonin
@kamalali79
@kamalali79 10 месяцев назад
السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 10 месяцев назад
ayaan indho ween❤😂
@kamalali79
@kamalali79 10 месяцев назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 10 месяцев назад
Subxana allah wa wax lala yaabo kararka wa lisku dhax furi karaa wadamadan galbedka awooda rabi masha allah tabaraka
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 10 месяцев назад
Ayaanay if io aakhirba illaahy hku barakeeyo wan ku jeclhy qliyey💋💋💋💋💋💋💋
@AminoCali-ex9xp
@AminoCali-ex9xp 10 месяцев назад
Jah wlhi wankaheley abyo
@sayush520
@sayush520 10 месяцев назад
Masha Aallha ❤ wlalshey mcn ❤ ♥ 😍
@SurtaInamaxamad
@SurtaInamaxamad 10 месяцев назад
Mahadsanid habo alle haku sharfo
@mulkimicraaj-ig4nn
@mulkimicraaj-ig4nn 10 месяцев назад
Ani wxa is laha marki la wayay gabadha wate carab wax dili jrene gabadhi ma dilen Lkn qisadu waa qiso dhindhin oo dhagaha u roon jeceylkuna wa cajiib
@WardayIsmaaciil-ib7yr
@WardayIsmaaciil-ib7yr 10 месяцев назад
وعليكم السلام
@user-gi4up7vp8l
@user-gi4up7vp8l 10 месяцев назад
Sabraa aa sad helo❤
@MahdiyaHassan
@MahdiyaHassan 10 месяцев назад
Mashallah allah iskubarekeyoo beautiful story
@hooyo994
@hooyo994 10 месяцев назад
Masha Allah tabaaraka beautiful story 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sahrajama1586
@sahrajama1586 10 месяцев назад
Man sha allaah waa qiso caajib 😢❤❤❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 10 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 10 месяцев назад
ayan salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 10 месяцев назад
Wcs my dear Queen abaayo ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
@samsamweydow
@samsamweydow 10 месяцев назад
Ayaan sheeko aad ka shekeyso mcn ma jirto
@ladanyusuf5211
@ladanyusuf5211 10 месяцев назад
Allahu akbar wa awooda allah
@mohameddabar8212
@mohameddabar8212 10 месяцев назад
Ayaaney allaha ku xafido abayo❤
@nastexoshooble6824
@nastexoshooble6824 10 месяцев назад
Waa wareey ayaneey mhdsanid xbbti wanala soo gaartay❤
@user-lo7ei3jm7l
@user-lo7ei3jm7l 10 месяцев назад
Boqordayda waan kusalmay ❤
@ismaaciilabdullah233
@ismaaciilabdullah233 10 месяцев назад
sabarku waa cajiib
@farhiya5072
@farhiya5072 10 месяцев назад
Wcs Abaayao mcn ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢 saaxiibtinimad 😮😮😮😮😮😮
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 10 месяцев назад
Warkasa imara sixun waxhakuraadin wixii ale kuqoray segimayside
@amiirahashi5016
@amiirahashi5016 10 месяцев назад
Shega waye macan❤❤❤❤❤❤
@Najminaa
@Najminaa 10 месяцев назад
MshaAllah Abyo Alle haku Barakeyo 🤲
@nimconfg
@nimconfg 10 месяцев назад
❤❤❤❤m,A, waa cajiib qiso ah.
@aniishxikma2785
@aniishxikma2785 10 месяцев назад
Wcs abaayo qisadaan waxaan kafa'iday calafkaaga inaysan cidina kaa baajinayn waqti waliba oo ay kugu qaadato Ayaaneey qisadaani aaad ayey ilaala wacnayd waa qiso soojiidasho leh
@guurebisinis4767
@guurebisinis4767 10 месяцев назад
Wwww waan sugayay wale❤❤
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 10 месяцев назад
Qisadan Waxa iga baxdey In Dacadi Aysan Hungobin ilahayna ma ilobo Qofka dacada ah Si Lamid ah Ayaney aniga afarsano Ayaa lii qiyamayey wallboard qaab shukansi ah Sir uu qarin jirey ayuu ilahy Bananka keney alx ilahay Wuxu qadarey anoo aroosin Beentisi iney zoo baxdey
@hanamoha3252
@hanamoha3252 10 месяцев назад
Beautiful story with happy ending Mansha’Allah
@zuuzaan-lg6iu
@zuuzaan-lg6iu 10 месяцев назад
❤❤
@falishassan528
@falishassan528 10 месяцев назад
Thanks Ayaaney intaa nola soo dhaqsatay
@tasniimmuxumed5213
@tasniimmuxumed5213 10 месяцев назад
Sheeko dhiin dhiin ah ayey ahayd filim ayabad modaysaa horayna somali utidhi sabraa sedkiisa hela❤
@MunoXuseen
@MunoXuseen 10 месяцев назад
Wcs abyo macan ayan seithy❤❤
@luuluu.69
@luuluu.69 10 месяцев назад
يالها من قصة❤
@kamela775
@kamela775 10 месяцев назад
Maduuc ka baxii ma iska daysay ayaaneey wllo
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 10 месяцев назад
MAANSHA Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmaahmed4139
@najmaahmed4139 10 месяцев назад
Wcs xbbti ayaan hore usoco wlhi aisadn aad Bay isojdaty
@aishajama5525
@aishajama5525 10 месяцев назад
Shukran qliyey man filanayn inad sidaa noola soo dhakhsanaysid🥰🥰
@Xaawo6405
@Xaawo6405 10 месяцев назад
Wallahi shekada waa dhin dhiin
@mohameddahir2149
@mohameddahir2149 10 месяцев назад
Naaga somaliyet xaiskailaliyo jaceel, laacaq laagu cuno.
@nabiilomaxamedxusen5528
@nabiilomaxamedxusen5528 10 месяцев назад
Ayaanee wey igu kala go'day anoo alaab dhaqaaaa waa mhdsnthy sheeko kle raadaa bo😂😂😂❤❤
@user-xp1vl3rz1e
@user-xp1vl3rz1e 5 месяцев назад
Riyaq abdi
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 10 месяцев назад
Ayaaney xabibti waa qiso cajiiba calafkisa waa helyey
@user-se1ii7kc4u
@user-se1ii7kc4u 10 месяцев назад
Waa qiso cajib
@XabiiboCabdi-wy1lo
@XabiiboCabdi-wy1lo 10 месяцев назад
Thankis my queen
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 10 месяцев назад
Ilmaha raajiriinta dhaleen lacagta laga ilaaliyaa ilmaha nolosha caadiga ah kunool ma daneeyaan lacag haduu helaan iyo hadii ay waayaanbo
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 10 месяцев назад
Indha wayneey waa sheekho khatar ah .👌
@sucaadmohamuud4148
@sucaadmohamuud4148 10 месяцев назад
Ayaaneey xabbtii walahi 10 jeerbaa waxaa usoo galaay qadka qisada darteed shukuran xabbtii ayaan cood ween kkkk ani ma gacaas waa kula daba dhigtay
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 10 месяцев назад
Ayaan gabdonn ❤
@Farhia-
@Farhia- 10 месяцев назад
Ayaaney maxan kugu duceya iishega caawa wano dadaashe❤😩
@haniiyoayan9362
@haniiyoayan9362 10 месяцев назад
Noqo naya idha wayan aniga wan noqoda like wan sara sosar adigan comment ha ku so oradina 😂😂😂
@QisasChannel
@QisasChannel 10 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@user-co9ms7rt7q
@user-co9ms7rt7q 10 месяцев назад
Firs ayaaney waa naga waalosa wallee qisadaan adi ahaan taada waakugu socotaa 😂 waa ognahay soo daldal 😅
@mriya4601
@mriya4601 10 месяцев назад
M.a ❤❤❤❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 10 месяцев назад
Ayaan ❤❤❤🎉🎉
@NajmaXuseen-fx9cm
@NajmaXuseen-fx9cm 10 месяцев назад
Wa qiso qiso dhaaftay😢masha allah
@mohameddahir2149
@mohameddahir2149 10 месяцев назад
Ayanney calaf lamaseqo.
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 10 месяцев назад
Thanks 😊
@user-gl2xu1di1q
@user-gl2xu1di1q 10 месяцев назад
Walhi ayanaye aad ayey cajib uehed ayaaney subixi hurdada marki an kasa kaco Intana shaqada bilobin Adika ayana dhaga kukashada walhi RU-vid naa adile kadaawada 🥰🥰🥰
@NuurtoWadani
@NuurtoWadani 10 месяцев назад
Habenkasto markaaa madaxa habeesamaayo oo jiifka isku diyaarinaaya ku fiirsadaa shukran xbbti
@user-jw6ty1pw7w
@user-jw6ty1pw7w 10 месяцев назад
May macned mise waba ladhacay wlhi horta wasida shegtay oo Allah waxa ukugoro segi maysid tasi wa mid mida kalana wa dacad nimadisa dacadi ma hungowdo aya ladhahay
@user-ef1ms9pl9m
@user-ef1ms9pl9m 10 месяцев назад
Tnz inta nola so dhaqsatay 😊
@abdullahi1402
@abdullahi1402 10 месяцев назад
Ayaan indhowayn wan ku taageera
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 10 месяцев назад
Ku saliya NNK SCW SCW
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk 10 месяцев назад
Asc walashi ayaan qaali walhi cafaku waa cajib
@Bilan_nura
@Bilan_nura 10 месяцев назад
Qisada adigeeba kugu socotaah jah inosoo dadaal huuno mcn
@fahiimaapdirizak3552
@fahiimaapdirizak3552 10 месяцев назад
Riyaaq iyo axmed sheekadaadii camal
@SehamOmar-ds3ru
@SehamOmar-ds3ru 10 месяцев назад
Wllhi ayaney waan qosly wil aan isla socono ayaa isbucan hore wxaa ku dhace wil saxibkis oo kenya isla jogno asnah wadan kale joga mar walpa saxib sawiradada isodir ayuu dhihi jiray gabar xafada hoyadis somalia daris kula ah oo walalahis taqana ayuu saxibki ku shugansaday sawiradi wilkan markasey tiri kan ado lagu gursan aad jecled maba hada xirir kuso bandhigty waxo waqtiga is guraba xabadi waxey ogaty in la gaday oo walalahis u shegty iney wllkod la socoto lacag u dirty markase dhehen na mxa ka khaldan wllken nin shaqesto isku filan waye gabadhi oyin hala waco dhahde ma aminayiye ugu damben gabadhi wey aminty wilkii so radisay jacel io oyin marka wllh wey jirtaa😢😂
@nasteexocabsulqaadir8381
@nasteexocabsulqaadir8381 10 месяцев назад
Naaa heedhe maanta waa igu kalaa. Goysee
@CanabCabdulahiaadan-rv4cr
@CanabCabdulahiaadan-rv4cr 10 месяцев назад
M.a waxu ilahey calfakugu darey ma weyneysid
Далее
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48