Тёмный

QISADA MARWADII WANAAGA IYO SABARKA BADNAYD MAASHAA ALLAAH WAA QISO AAD UCAJIIB AH SHEEKADEEDA 

AYAAN GOBDOON 2
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

#qisas #qisas #channel #

Опубликовано:

 

21 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@FaadumoShaaf-tf4lx
@FaadumoShaaf-tf4lx 9 месяцев назад
Abaayo shekadaan ookale igu dhacday ninkeyga iyo aniba lana sixrey dhibaato badan isla somarey heer intuu guriga jogo isna seexan karin Ana seexan karin aqiiran inaan kala tagno ayaa dhacday ani waan ku samirsanaa lkn isagaa adkeysan waayey xanuunki katiro batay wali wan is jecelahy ismana guursankaro caruura waa noojogtaa noo soo duceeya in alle isu keen soceliyo hadan aduun isku weynana janada nagu kulmiyo 😢😢😢😢😢😢
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 9 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫵🏻😢
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-nk7su8ek2f
@user-nk7su8ek2f 9 месяцев назад
Masha allah
@ruqiyoismanmaxamad3047
@ruqiyoismanmaxamad3047 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤masha allah
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur 4 месяца назад
❤❤❤
@fowzmuhumed
@fowzmuhumed 9 месяцев назад
Wallahi qiso qaracan ah waaye
@inaabdirisaaq
@inaabdirisaaq 9 месяцев назад
Ayaaney hapo wax badan ka faaidey allaha ku dhowro aduun io aakhiro❤😊dar allan ku jeclahey allaha Ku jeclaado hppo qaaliyeyyyyy❤🤲🫰🥺💗
@RayaanHonasti
@RayaanHonasti 9 месяцев назад
M.a m.a 😊😊😊😊 waa samarkiyoo qofah😊
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 9 месяцев назад
ilahow dulqaadka noo siyaadi iyo samirka adigaa raxmaanee wlhy qisadaan beerkay ihol cisay ayaan gobey 😢❤
@khadiijaabdulahi5287
@khadiijaabdulahi5287 9 месяцев назад
M.a
@shukriinahassan264
@shukriinahassan264 9 месяцев назад
Qof Fiicn lagam samro❤❤❤❤❤
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 9 месяцев назад
Yaa alah😢😢xanun badan
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 27 дней назад
m.a kasa nin lag adhaha allo inta os jecel isku wafuji😢😊
@kamalali79
@kamalali79 9 месяцев назад
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@ikranadan4259
@ikranadan4259 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 месяцев назад
Wcs my dear sister ayaan sharafeey allaha kuxifdiyo aadbaan kuu salaamay
@xayaath
@xayaath 9 месяцев назад
Ayaaan quruxey daganansho iyo cilmi ban ka faaida ilhey cimriga iyo cafimadka iyo caligula heydin siyaadiyo aadiga iyo caruurtaaba iyo sowjkagaba ❤
@QisasChannel
@QisasChannel 9 месяцев назад
Shukrn xbbt samiin sdoo kle adigana
@XafzaCabdi
@XafzaCabdi 9 месяцев назад
Masha Allah tabaraka Allah
@faizonuur5898
@faizonuur5898 9 месяцев назад
Wcs abayo mcn ❤❤❤
@kamalali79
@kamalali79 9 месяцев назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 9 месяцев назад
Ayaan qurux masha Allah ❤❤❤❤❤
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 9 месяцев назад
ayan salama Caleykum maasha Allah abayo illah haku brakeeyo aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@habiibaaadam6676
@habiibaaadam6676 9 месяцев назад
😢😢
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 9 месяцев назад
Masha allah tabaraka allah mid lagu duceysto waye ilahey ha naga dhigo kuwa wanaag sameyo
@anfacmoalimahmedmalin4493
@anfacmoalimahmedmalin4493 9 месяцев назад
Allaha ku sharfo abyo mcnto ayaan ❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 9 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@user-ju5ij7ox3s
@user-ju5ij7ox3s 9 месяцев назад
Waxa kasta ey usameyneyso waa wanaaga uu qalpikeeda kubertay❤❤❤ ilhow wax najecel nasiii❤❤
@AyanishAbdullahi-tx6fn
@AyanishAbdullahi-tx6fn 9 месяцев назад
Mnshallah
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk 9 месяцев назад
Asc ayaan qaali walhi qisoo xanuun badn alle hawnaxrsoto 😭😭😭😭😭😭😭
@abdiafarah6237
@abdiafarah6237 9 месяцев назад
mashlla tabarakaallah ❤ayaan waa qiso xanun badan 😭
@hewarable5547
@hewarable5547 9 месяцев назад
Anika abayo Qali wankujclahay 1 Lakin sawirka ka masudhikto really nuQo xbbti ❤❤
@Xaawo6405
@Xaawo6405 9 месяцев назад
Allaahu akbar
@Anisa-vg3kd
@Anisa-vg3kd 9 месяцев назад
MashaAllah Tabarakallah wa runta ayaney dariskaga wa ilaalo aan lagu dirsanin
@farhiya5072
@farhiya5072 9 месяцев назад
Wcs Abaayao mcn wallaashey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@falishassan528
@falishassan528 9 месяцев назад
Waa qiso cajiib ah
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 9 месяцев назад
Mashaa Allah Allaah haku barakeeyo
@aishajama5525
@aishajama5525 9 месяцев назад
Maasha Allah 🥰
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 9 месяцев назад
اللهم❤صل❤وسلم❤علي❤نبينا❤محمد❤ صلي❤الله❤ عليه❤ وسلم❤
@user-qp9jt8go4g
@user-qp9jt8go4g 9 месяцев назад
Ayaan quruxeey 🎉🎉🎉🎉 m.a
@samiyakhalif6171
@samiyakhalif6171 9 месяцев назад
M.a illahey aaqiro haka ajarsiiyo❤🤲
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 9 месяцев назад
That’s real love ❤❤ Mashaa Allah.
@SurtaInamaxamad
@SurtaInamaxamad 9 месяцев назад
M.a sabar ku wa wax ad u qima badan allow ka abal mari
@aaminaaadan7307
@aaminaaadan7307 9 месяцев назад
Allaha unaxariisto wlhi waa qiso xanuun badan 😢😢😢😢
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 9 месяцев назад
Masha allah❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 9 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@janatabdi5387
@janatabdi5387 9 месяцев назад
Insha allh janada ayay isku helayan ❤
@indhauron7326
@indhauron7326 9 месяцев назад
Wcs xabibti quruxey
@queenbella5637
@queenbella5637 9 месяцев назад
Allow gabadhan okle nagadhig raliyo+raliyo xita way dhaftay❤❤
@falishassan528
@falishassan528 9 месяцев назад
Naag samir badan
@user-xq7il8en7v
@user-xq7il8en7v 9 месяцев назад
Wanku salamay ayaaney abyo quruxeey❤❤❤naay indho weyen
@MunoXuseen
@MunoXuseen 9 месяцев назад
Wcs abyo ayanah
@Abdullahi.Abdirahman.-pf2fd
@Abdullahi.Abdirahman.-pf2fd 9 месяцев назад
Wan kusalamay walashe
@RaahoR0uun-hz4cf
@RaahoR0uun-hz4cf 9 месяцев назад
Asc ayaan qaliyey xabbti Allah haku dhowro aduun iyo aaqiraba amiin xabbti qof ka wanaagsn nafta xitaa waa loo huraa wlhi
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 9 месяцев назад
Mudanteena♥️soo dhawoow 🫅
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe 9 месяцев назад
Wnku slaamay wllshy mcn
@haybaabdi
@haybaabdi 9 месяцев назад
Wcs ayaney abayo ad iyo ad ayn ku dhagesata
@nimcachenal7184
@nimcachenal7184 9 месяцев назад
Wcs❤
@WardayIsmaaciil-ib7yr
@WardayIsmaaciil-ib7yr 9 месяцев назад
Wcs wlashay qali
@SumayaBashir-no3ub
@SumayaBashir-no3ub 8 месяцев назад
Maba furanto abaayo waayo qafka waaalan iyo kan yar iyo midka jiifo iyo kan la.qasbay dalaaqooda ma dhaco abaayo ayadane menan furnenba Ana sas ayaa rajenaya ina xaas wanagsan unoqdo insha allah seygeeyga 😥
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 9 месяцев назад
Aniga hooyade way ku dhacday io hooyadee labaad Habo qisadaan😢
@bintiwarsame4866
@bintiwarsame4866 9 месяцев назад
Gabadhan hoyadeyokale Wye dulqadkeda abahey 5sano ayo sarir sarna ayada noshaqejirtay cidisane weubilijirtay
@indhauron7326
@indhauron7326 9 месяцев назад
Ana uhoreyo
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 9 месяцев назад
Wcs abyo ayan qurux mhdsanid hadan shaqo kalayaa ❤❤❤❤ wanba cajisanaye xbbt qaali
@hhss-jn9kt
@hhss-jn9kt 9 месяцев назад
Maasha alaaha gabadha fiicana baya ahayada
@faadumoxasanaaden4063
@faadumoxasanaaden4063 9 месяцев назад
AYAANEY suaal anku weydiyo hadaan nin naag qabo arooso oo aan minyaro noqdo qalad miyaa ku leedahay aniga aniga nin madhicin mrksto wxaa iga xanaajiyo naagta minyarada ayaa nimanka dhcdo ayaa dhahdaa marksto😂😂😂❤❤
@Ayaan8912
@Ayaan8912 9 месяцев назад
Tuuga ayaa thy Ninka kaleexo 😂
@QisasChannel
@QisasChannel 9 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 9 месяцев назад
Nin Wanagsanah Sas loo Daryeeshaye ayaney Mid Qeyr Qabo ilahy Hanagu soo aadiyo
@AyaanmuuminXuseen
@AyaanmuuminXuseen 9 месяцев назад
Abaayo wajiga wax maa kaaga dhacay misn p
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 9 месяцев назад
Samir mise sabar soomali waa kala gedisantay
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 9 месяцев назад
Ku saliya NNK SCW SCW
@luqmaan753
@luqmaan753 9 месяцев назад
M.a
Далее