Тёмный

QISADA XASSAN YAAB IYO AMAKAAG AYAA KUDHAN!@sawdamqaalib 

Подписаться
Просмотров 39 тыс.
% 2 472

#sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Опубликовано:

 

30 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 99   
@SahraBashir-qn4um
@SahraBashir-qn4um День назад
اللهـم انصر اخواننا فلسطبن 🇵🇸
@asiaqurux
@asiaqurux 8 месяцев назад
Acudu billah waba nag xanunsan xasbiyallahu nin wanagsan oo miskin ah yaba heli karo😢
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 8 месяцев назад
sawda salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢❤❤❤
@Salmaqurxinta
@Salmaqurxinta 8 месяцев назад
Nagtii sirta badned wlh waa qosol miran😂😂
@ramuromafardowsa5394
@ramuromafardowsa5394 4 месяца назад
😂😂
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 8 месяцев назад
Mashaa Allah Boqorada Sawda Qaliib Allaah haku xifdhiyo Waa cid waalan subxanallah
@Walishariifali1515
@Walishariifali1515 8 месяцев назад
Waa qiso wada yaab iyo qosol ah😂
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 8 месяцев назад
Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu. Mahadsanid. Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam. Allahumma Aamiin Ilaahay ha u gargaaro walaaleheena Falastiin
@MohamedNor-hg5bn
@MohamedNor-hg5bn 2 месяца назад
M.a abyo wa mahadsanthy
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 7 месяцев назад
Maashaa Allah tabaaraka Allah ❤
@anfacwarsame
@anfacwarsame 8 месяцев назад
Ar ninku sabar badanaa , ilaahayow damac diintaada na daba mariya hanagu ridin
@deeqaomar8670
@deeqaomar8670 8 месяцев назад
Subxanallah Hassan isaga ayaa Daqtar ubahan bisinka
@amiiraali2173
@amiiraali2173 8 месяцев назад
Allah doqon Sanaa hassan waaba xoolo
@UbaxCabdikarinxasan
@UbaxCabdikarinxasan 8 месяцев назад
Waxaan maqli jiray nin adunyo jogow maxaa aragti kulaaban hadaad noshahay wax walba waad arki lakin waa qosol qoftaas iska dhumayso 😂😂😂😂horaa loyiri wax layaqaano guurso wax layaqaan halagu dhalee 😂😂😂😂😂
@magool8581
@magool8581 Месяц назад
Qisadan saan udhagysanayay waxan isku maleeyay cabtooy mirqaansan wllhi naag waalan iyo nin miskiinaa is hely😢😂
@Ikyy72
@Ikyy72 8 месяцев назад
Maanta dhan waan Ku sugaaye
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 8 месяцев назад
Wlahi wayab sowdoy qisoyinkada wan jeclahay adiga iyo ileys uban ni dawada ilahey ha idin barakeeyo
@yusufawale4755
@yusufawale4755 8 месяцев назад
Mahadsanid qaali
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 8 месяцев назад
Mashallah ❤❤❤
@faraxitah3831
@faraxitah3831 8 месяцев назад
Shukran sawda
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 8 месяцев назад
Subxanallah waaba qisa yaab leh waxan dhaha ma aqaan
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 8 месяцев назад
Nag walan ba heshay marki ayku tiri sadex nin i soo furty in u cagaha wax ka dayo ahayd 😂😂😂😂😂😂😂😂 ninki kale mid ka raynayaa u egyahay reerki walana ee dhalay Gabadha😂😂😂
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt 8 месяцев назад
Yaab walaahi ninkaan Asagaa qaldan oo doqon eh
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 8 месяцев назад
Wcs my dear abaayo sowda cadeey waan kusalaamay inbadan
@khalif_47
@khalif_47 8 месяцев назад
Golden voice ❤
@shukrisharaf
@shukrisharaf 8 месяцев назад
Malaha Jin buu guursaday waxaas insi uma ekee bisinka salaamaad
@muhamohamoud1970
@muhamohamoud1970 8 месяцев назад
Xasan laftisaan cafimaad qabin
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 8 месяцев назад
😂😂😂
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 8 месяцев назад
Maalinki reerka aqlaq xumadooda ka yaabuu talo udhaweyd
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 8 месяцев назад
Dhibkaas o dhan waxa weeye hooyadii ku so tacabtay ayuu wax ka qariiyay
@yusufxasan1072
@yusufxasan1072 7 месяцев назад
❤sawda qof qaaliya ayaad tahay
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 месяцев назад
Mash allah❤
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 8 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 дней назад
@@sahramohmed3409 🥰
@muminafiriye2248
@muminafiriye2248 8 месяцев назад
Waa qiso cajiib ah
@zaynabissack9016
@zaynabissack9016 8 месяцев назад
Allha wilka sabar badanaa
@abdullahiibrahimshabeele8235
@abdullahiibrahimshabeele8235 3 месяца назад
Walaahi galabta waad iga qoslisay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkk
@ganggang1316
@ganggang1316 8 месяцев назад
Ninkan dhinaca hooyadi ba laga raacey
@peela4069
@peela4069 8 месяцев назад
Waali caadiya waye Bisinka 😳
@Hafsonor22
@Hafsonor22 6 дней назад
Naagtu walan buu gacanta u galay wiilkaaa maskiinkaaa 😂😂😂😂
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 8 месяцев назад
Alaa doqonsanaa kan uff!!
@RidwanGulled
@RidwanGulled 6 дней назад
Qosolka iga dhamade cawa 😂😅😅
@rnoor9763
@rnoor9763 8 месяцев назад
Ninkaan asagaba malahaa waawaalanyahay.
@RidwanGulled
@RidwanGulled 6 дней назад
Kkkķkk
@fartuunabdi1508
@fartuunabdi1508 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 8 месяцев назад
Musiimoo dhexda kagalay markay kutiri kow cudii dhin anookujiraa ku guursaday in oow is kaga tagee aheed waxaan oo dhiba kuma dha ceen
@aasiamaxamed7049
@aasiamaxamed7049 8 месяцев назад
السلام عليكم ورحمة الله تعالى وبركاته ilaahay baa mahad leh intaas ka dib ukhtii sawdaa alle ha ku xifdiyo labada daaroodba dambigaga rabbi ha dhaafo runtii aad baan kuu taageeraa dar ilaahay baan kuu jecelahay waxaad tahay gabadh cilmi leh aad baan u taageeraa dadka cilmiga diinta ah aqoonta u leh waayo cilmi maadi kaligii waxbo ma taro diinbaa wax tarta ka dib qisadan iyo waxaa iiga baxay runtii dhalinyarnimadu cajiib waaye fudaydkeedana waa wadataa qofkuna in uu taxaddar sameeyaa waa wax meesha ku jira ilaahay baa yidhi وشاورهم في الأمر isagoo la hadlaaya suubanaheenii صلى الله عليه وسلم aayaadkaasi waxay ku soo dageeen qaswatu uxud oo dhib badan uu la kulmay rasuulku markaa cid lala tashadana waxaa u qaalisan waalid halaga faa,ideyso ciddi waalidkeed nooshahay waa iga talo alle ha inoo dambi dhaafo khayr baan idiin soo rajeynayaa 💖💖💖💖💖💞💞💞💞💞💕💕💕💕
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 8 месяцев назад
Mahadsanid wll qaali allah hakubarakeeyo ❤❤❤❤
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 8 месяцев назад
Yab.waye
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 8 месяцев назад
Subxaanalah 😭😢
@nihanabdi4541
@nihanabdi4541 7 месяцев назад
Sawdow awal baa hore looyiri gabari reerkeda laguursadaa , bal ninku intuusan guursanin wuuba ujeeda reerkan dhaqanka xune muxu iskaga dhaafi wye guurka gabdha , meel walba jacyl baas ba dhextaagan
@sahramohamed1402
@sahramohamed1402 8 месяцев назад
Qosol waaye sheekadaan 😂😂😂
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 8 месяцев назад
😂hhhhhhh ninkaas yab iyo amakak la tus waxay dhihi jirtay hoyaday macan wax lay tus waxna i laban tolow xge wax mari donan nagtu ma jin bay noqon donta aniga yabe
@IfraaxSalaad-nc3dw
@IfraaxSalaad-nc3dw 4 месяца назад
Miskinow mdx sabuul😅😅😅
@UbaxxuseenSiciid
@UbaxxuseenSiciid 2 месяца назад
Scw scw scw
@cabdicumaribraahim9300
@cabdicumaribraahim9300 8 месяцев назад
Biyo intee kusoogaarinaa leeska musaa aamaqli jiray Cawadii ugu horeysay markee tiri gabar miihi muxuu isaga furi waayay lixbil kadib markey tiri niman badan baa isoofuray muxuu isaga furiwaayay Asagaba iyada waxba dhaamin
@rnoor9763
@rnoor9763 8 месяцев назад
Wiilkaas waakuqaldanjahay naag aanla'aminikarin inuuhooyadiis ugeeyo cunugtana ku aamino
@MoussaAden-hv1vo
@MoussaAden-hv1vo 8 месяцев назад
Asc
@hadillaium
@hadillaium 5 месяцев назад
Fidmada dhan io wxa xasan ku dhacy asgaa sabab u ah wxyna ka bilaawatey markuu gabdha eegayy bilowga sheekda uu blokoonka saarna qof ajnabi ka ah oo maxram uusan u ahyn inuu araga u siidayo ma aheen wlh qisadan wxn ka bartey xikmada ka danbeesa sababta loo dhahy araga laaba😍 diinta islaamka inteysan dhibaato dhicin kasii hortagtaa🙂 qodabka kle oo laga faaidayo insan wxba ku degdegin io inaa waalidka wxba ka qarin maybe xasan wali wuu jeclaa gabdha maskiinamadisa io doqonimadiisa wx wlba sahashy😂
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 8 месяцев назад
😂nin ku waba doqon o cadi ah intaas o jer ma qof caqli leh la qiyani kara o hadana iska aminiaya aniga jin ban u haystay ilen wa qof walan waxan maqli jiray sowday rer an qof u walnan qosol kama dhargan allow miyir na sii way iska baxsan way iska imaan un
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 8 месяцев назад
اللهم❤صل❤ وسلم❤ علي❤ نبينا❤ محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤ وسلم❤
@user-ow2jl1fd5o
@user-ow2jl1fd5o 19 дней назад
😅😅😅😅
@farahfartun3961
@farahfartun3961 4 месяца назад
Hhh
@khadaraaxmedxassan6043
@khadaraaxmedxassan6043 8 месяцев назад
Kani doqon bu ahaa wlhy su nag waalan kolba u aaminaya
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 8 месяцев назад
Maa hadda mehriyo
@user-jm9bd5dm8f
@user-jm9bd5dm8f 7 месяцев назад
Subxanallah inanka wala walay
@zaynabali1556
@zaynabali1556 8 месяцев назад
Shukrn abyo lkn sidadi so dhere
@Najminaa
@Najminaa 8 месяцев назад
15:53maskinka waxba kudhacay wllhi🤔🥺🤔
@MaryanDagan
@MaryanDagan 7 месяцев назад
Zhukrn sowda baye mcn ale hnokadyo hana isukendyo
@haliimohusseinali9923
@haliimohusseinali9923 8 месяцев назад
Ileen masiibo maatanoo kale bisinka
@user-rl3rc8yh7s
@user-rl3rc8yh7s 8 месяцев назад
❤❤❤
@Zamzam-u8d
@Zamzam-u8d 8 месяцев назад
😍😍
@RidwanGulled
@RidwanGulled 6 дней назад
Kkkk
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 8 месяцев назад
Wayahee ma hooya lagu sumeynaa
@zamzamzamzam876
@zamzamzamzam876 8 месяцев назад
M. Wll wankahelay qisoyin kaga
@Xamdicabdiwali-k3d
@Xamdicabdiwali-k3d 6 дней назад
😂😂😂😂😂
@faisahussein1231
@faisahussein1231 8 месяцев назад
😂❤😂❤😂❤
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 6 месяцев назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤
@MaryanDagan
@MaryanDagan 7 месяцев назад
Camal shaydan weye dagdagu wilkas wu rfaday maskin😢 gurka qar wlhi wa xasrad wa lis tiqarysata marka gursnyso istiqrda wa cajib qof ka hdu kuwngsnyhy ala kugu tosinya hdu xunyahyna ala ka lexinya
@hodansuuqyare4870
@hodansuuqyare4870 8 месяцев назад
Meshan ku yabaan fadhiyaa
@xaawahasan-bf4br
@xaawahasan-bf4br 8 месяцев назад
Sheekadaan waa qosal Miran ninkaas waxaa ku dhacday balaayo ama guurso ama guur beey ku dhahdaa
@anabali1098
@anabali1098 14 дней назад
Hadey ku abtirsato maa walaw dhalay ileen sharci daro ay ku dhalataye
@abdirahmanhussein3919
@abdirahmanhussein3919 8 месяцев назад
Na umada benta kada
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 7 месяцев назад
Ninka gabadh uurleh oo aanu qabin guri siiyey, ee aminay misena markay dhashay guyrsaday naag la aan maahaysay As xaan haba usammey lkn hadana guurso, ilmo aanad dhalina aabo unoqo waxaas caqlimyaa .
@anabali1098
@anabali1098 14 дней назад
Canugta sharci kuma dhalan sidaas darteed maba dhalan
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 7 месяцев назад
maxkamada hadutago asaa garta lahanlahay inoo tagee ehed
@anfacwarsame
@anfacwarsame 8 месяцев назад
😂
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 4 дня назад
Hasanka asagaaba xanuusan oo waalan hadeeyba dhaaftay oo uu guursaday ninkale muu ka dhamaado oo Allxamdullh dhaho hadeey dhaaftay
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 8 месяцев назад
Wax daran sheegto 😂😂😂. Shekadan wa qosol miiran.
@aamohamed5102
@aamohamed5102 8 месяцев назад
FUNNY
@nimcahilowle6131
@nimcahilowle6131 8 месяцев назад
wale naag heshey ninkas
@umalkhair6399
@umalkhair6399 8 месяцев назад
Ninku samirbadnaaya 😮
@user-zh2id8qv8h
@user-zh2id8qv8h 8 месяцев назад
I'm sorry I'm from Kenya where is this teacher from I need her number kindly
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 8 месяцев назад
😂 maskiin waayaabyay kaas danbi eey usoohooysay
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 3 месяца назад
Yaab guduud loo ma eegtee haween gobolba waa cayne giraan gebi ka laalaada waa lagu gumoovaa ayaa ka raacday.
@ShamsoCismaacil
@ShamsoCismaacil 19 дней назад
qzjkaa+ "_))( mko, As
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 8 месяцев назад
Mahad sanid saa usugaayay lama maleen karo
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 4 месяца назад
Sheekhadan madax xanuun ban ka qaaday 🤦‍♀️🤦‍♀️ gabadhu kaliya ma waalna e xasanka laftigiisaba walan side bu nagta u arko inay walanty u idhi i fur ninka kale 😂miyu duco ugu daro 😡 isagaba bukay kaasi
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 8 месяцев назад
Aad baan u qoley markey maalin walba tiri sir baan kuu sheegi mida kale ninkan haduu wax fahmYo marku reerkoda arkay ee ugu horeysey buu iska deen laha lkn wax walba waa calaf io qoraal jeel majnuun buu galey allow quruxey maxaad qof hodey 😂