Тёмный

Qisadii Gaasira | Marwo Maxamed Fannaanadii Jacayl Dartii U Dhimatay | AHN. 

Faysal Barre
Подписаться 2,6 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@HalisTa..22
@HalisTa..22 10 месяцев назад
Alaha u naxariisto MarWo Mohamed 😢😢
@qadarsaeed
@qadarsaeed 5 месяцев назад
Waa wax aad uxanuun badan dhacdada marwo maxamed cabdi balse sida saxda looma sheegin fanaanka ahaa. Kii ay jacaylka uqaday subxanalah ilahaw unaxariso i feel her pain subxanalah 😢
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 7 месяцев назад
AHUN Marwa Mohamed Gaasir.
@DaudHassan-t9p
@DaudHassan-t9p 3 дня назад
Walal oodweyne waa xaafad balsi dagma ah dagmada waa deynile
@nuurcaqildeberani4278
@nuurcaqildeberani4278 Месяц назад
Ninka ay jeclaatay waxaa la oran jiray Daahir Qonof jaamacadda ummadda ayuu ka tirsanaa bahda waaberrina lug ayuu kula jiray, waana ninka ay u qaaday heesta "Ahlan wasahlam Daahir".
@mohamadhassen-dh6pg
@mohamadhassen-dh6pg Год назад
Jacaylka gaasira markan ufiirsdey Jacaylka nacey
@ibrahimahmed2814
@ibrahimahmed2814 8 месяцев назад
Qof kaliya ma uusan sheegin qofka saxda ah
@hilaljelle-gj1jk
@hilaljelle-gj1jk Год назад
Xuseen yusuf Tarabi Ayuu ahaa Ilaahay ha u naxariistee.
@moustaphaalimed514
@moustaphaalimed514 Месяц назад
Ma hubtaa inuu ahaa ninkasi
@djiboutidjibouti1724
@djiboutidjibouti1724 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💚💚💚💚Allah ha u Naxariisto .. maxamed nour Giriig... oo u jilib dhigi kariwaayay . Jacaaylka Gaasira.. 2jeer buu ka baaxsaday oo u tagay Khliishka. ama Carabaha ..isa gu nah ka ma faaiidin ee xanun ka Macaanka ayuu u dhintay. Isaga oo 3 cisho maydkiisii yaalay Hotee l Hargaisa. ... l love Gaasira iyo Giriig💔💔💔💔💔💔💔💋💌💌💌💌
@FaysalBarre1
@FaysalBarre1 Год назад
Aamiin, mahadsanid
@waraabecabdiaxmed1620
@waraabecabdiaxmed1620 Год назад
Maxamed nuur giriig miyuu ahaa Ahun labadooda daba e.
@djiboutidjibouti1724
@djiboutidjibouti1724 Год назад
@@waraabecabdiaxmed1620 haaa
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 Год назад
Xuseen Yuusuf Tarabbi ayuu ahaa fanaanka aay jeclatay ayaa ku maqlay ma hubo lkn waa sida aan maqlay
@djiboutidjibouti1724
@djiboutidjibouti1724 Год назад
@@Jarmalka1251 Gaasira .. iyadaa ba Udiiday Gabooyee inantay Edada u ahay... Giriig weeyi🗣🗣🗣🗣
@AxmedGalbis1143
@AxmedGalbis1143 4 месяца назад
Alow kuunaxariiso inan gummed baa helay
@SadiiqHassan-q8p
@SadiiqHassan-q8p 3 месяца назад
Ma😂ye wllo jacaylku lafahmiwayay
@GaradTalabacade
@GaradTalabacade 16 дней назад
ERIYADE AUN ABWAAN SUGAAN YAQAN ABWAANKI JUCBURKA IYO MAADADA IYO MURTIDA ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE 1926-1978 ILAHAY HA UU NAXAREESTO JANADANA HAKA WARABIYO
@MaxamedShimbir-c9p
@MaxamedShimbir-c9p 7 месяцев назад
Ninka ha la iisheego
@alshifa2673
@alshifa2673 4 месяца назад
Maxamad nuur giving buu ah
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 4 месяца назад
Mateo maxamed cabdi ninka jacayelka ay u qaaday Maxaa la odhan jiray Axmed gacayte liibaan baa la yidhaa
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 4 месяца назад
Mateo maxamed cabdi ninka jacayelka ay u qaaday Maxaa la odhan jiray
@engademademfarhan1355
@engademademfarhan1355 2 месяца назад
fanaanka ay jeclayd waa ahmed gacayte
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 4 дня назад
Mahayn Wayo Hesaheeda Laxamada ugu Badan Asagaa Usaaray
@kinzidjamaahmed6790
@kinzidjamaahmed6790 4 месяца назад
Heesti meel gabahira
@kinzidjamaahmed6790
@kinzidjamaahmed6790 4 месяца назад
Eemarwo maxamed
@faaraxowcilmi4112
@faaraxowcilmi4112 11 месяцев назад
Sheekadaa.markaan.maqlo.gaasira.kudhacday.meel.bay.xanuunta
@baxsanqaali4616
@baxsanqaali4616 Месяц назад
Keyga wax ka daran waa wayay waa nolahay mahe qolof ban ahay
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Месяц назад
Ax😢
@lowridermarine
@lowridermarine Месяц назад
😭 😭 sorry abayo, qofki garanaye aya ku dareemi kara.
@AsmoXasan-w8z
@AsmoXasan-w8z Месяц назад
Abyo inte kala so xariira isku mid ba nahaye 😢
@hamse3469
@hamse3469 Год назад
Ninka ay jeclaatay kee buu ahaa
@abdikarimgoogle2081
@abdikarimgoogle2081 Год назад
Mohamed Nour Giriig
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 месяцев назад
Hadii ay runta warkaada maxaad u qarinaysa habalkii ay Gandha jeclaatay.
@AbdiHodmane
@AbdiHodmane 7 месяцев назад
Gabdha ninkay jeclayd maahayn fanaan waxa uu ahaanin dasle ah oo. Gaadhi bas ah wata sida uu sheegay abwaan aadan tarabi o ahaa abwaanafa ugu dhaw waxayna qaaday heesa laba ah oo abwaan aadan tarabi sameeyay oo kamida heesaha ay leedaay
Далее
qiso murugo leh fu
12:05
Просмотров 257 тыс.