Kheyr wade ayaa ku qoran kanaalkaan kheyrki balaayo xayeeysin ah baad ka buuxiseen waxaad kheyr wadayaal ku tihiin hadalka Allah inaad kala gooysan adinkoo lacag ka raadinya wlhi maalin aan maanta eheen baad arki doontaan waxaan rajeeyna Salalah qeyrka jecel inaan dagaal ku qaadno kuwa diinta xayeeysiinta dhax Galiya ayagoo qarash ka raadiya