Тёмный

QISDA ABU BILAAL IYO SAAXIIBKII WAA QISO LAYAABLEH OO CAJIIB AH!Q.3/ 

Sawda Qaalib
Подписаться 118 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

#sawdamohamud #sawdamohamud #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Опубликовано:

 

23 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 122   
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 Год назад
Anoo jamacdaaa joogo dawanyaa 😂😂 mahadsanid sowdaa ❤❤❤
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Thank you for watching ❤❤❤❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Qisa cajiib ah Mashaa Allah
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
Masha allah waallahii qisooynkaa ada nooso gudbiso maa sugu kara qaybaha danbee adbad umahadsantahya abayo sawda hore uso ❤❤❤❤
@anfahnoor9054
@anfahnoor9054 Год назад
Qiso An dhagaysto tii ugu qiimaha badnayd. Xikmahada Allah waxa kamida inu qof dadki ugu dhow intu ka qaado ugu badalaya dad kasii jecel. Allahu akbar!!
@iqraMohamed-zh5se
@iqraMohamed-zh5se Год назад
Qisada waa Cajiib mahadsanid Abayo0
@AbdirahmanMohamed-kt9vy
@AbdirahmanMohamed-kt9vy Год назад
Abu Bilaal wacadkii uu ka qaaday saaxiibkii iyo intaas oo odeyaal ah Allah wuu ku imtixaamay inuu ka dhabayn doono wuuna ka soo baxay balantii . Waxaa igu soo dhacday dhaartii iyo beycadii ay Ansaar la galeen Nabiga scw inay difaaci oo ay nafta ag dhigi doonaan iyo sida markuu Allah imtixaamay dagaalkii Uxud ay uga dhabeeyeen . Maasha Allah jazaakillaahi kheyran ukhtii
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 2 дня назад
Manshaallah walaal Wa ruunta. ❤❤❤❤😂
@ifrahmaxamed7436
@ifrahmaxamed7436 Год назад
Bilaays
@luulbaraale5253
@luulbaraale5253 Год назад
Ascw walaashey sawda subxaana allaah intaan dhegey sanaayey qeyb ta labaad waan welwelsanaa lln walaahi abuu bilaal wiu oofiyey balantii uu qaadey maanshaa allaah
@sanaamqueen991
@sanaamqueen991 Год назад
Masha allaah
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 Год назад
Masha Allah abayo sowda mahadsanid dar alle ayan kujeclahay
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Allah hakujeclado amiiiin ❤❤❤❤❤
@xaliimocali8111
@xaliimocali8111 Год назад
💔💔
@ifrahabfirahman3964
@ifrahabfirahman3964 Год назад
Sawday khayr hel qali walee waa qiso cajiiba waaban sugi kari laa qabtan thanks
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
My dear abaayo sowda sharafeey jazaakallaahu qeyr
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 Год назад
Mashaala alleh hanaxariisto🥰🥰🥰🥰
@sucaadabdilahi3375
@sucaadabdilahi3375 Год назад
Mzha Allah zhugran wlshy qli wn sugaya part 3
@cadarmaxamud222
@cadarmaxamud222 Год назад
❤❤❤ sowdaay wuu na cajabiyey fidiowyadada wlhi anigon daawan ayan like saara wa qiso aad u macaan shukran abayo
@DucoElmi
@DucoElmi Год назад
Masha Allaah abayo❤❤❤❤❤❤
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Год назад
Jazaakallaah walaal
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 Год назад
Jazaakumullaahu kheyr wllo shukran
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Год назад
Mansh Allaah waa qiiso ku dhamaday si fiican adna❤ walaashay aad bad u madam ayay qiisoni fiican ayad noso😂xusha
@fadhumoomar7355
@fadhumoomar7355 Год назад
mashaallah walashey
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Год назад
Aamin Allahumma Aamiin
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 Год назад
God siraad ha qodin
@nimcodahir3549
@nimcodahir3549 Год назад
Aad baad u mahadsan tahay qaali
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr Месяц назад
Gabadheyda Sawda, kheer Allah ku siiyo waa run halisteedi ayey leedahay ilmaha loo kala eexda waa sida aan ku aragnay Nabiyu Allahi Yacqub Csw wiilkiisa Yusuf Csw. Maashaa Allahu Abu Bilaal sida uu u oofiyay balanka. Kheer Allah siiyo! Gabadhey Sawda waa mahadsan tahay.
@afnaaneddabsan
@afnaaneddabsan Год назад
wankaa haya sawda wll qali wanku faraxsanhy shekadan mcn
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 10 месяцев назад
Gabadhaas jazadeda janada alla kadhigo iyada badbadisay ❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Год назад
Masha Allah
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Год назад
subxanallah
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 21 день назад
Masha allh hbo mcn alle cimri dheri iyo cafimad ha ku siyo ❤❤❤❤
@farta1774
@farta1774 Год назад
ws abayo jazakallaahu khayran waad noo dhoqsatay❤❤❤
@nooranoor784
@nooranoor784 Год назад
شرطه
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 Год назад
Ilhy hakaa farxiyo
@aishagedisheikh8568
@aishagedisheikh8568 Год назад
Mahadsanid
@hassandaacad3083
@hassandaacad3083 Год назад
Asc sowda wad ku mahadsantahay inaad noso gudbiso qisoyinka cibro qadashada leh qiso an dhageystay ti igu qimaha badned waaye jazaka allahu kheyran sowday
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 Год назад
Sowday mahad sanid qeyta 3 waan sugayay
@FadumoFarax-og4jy
@FadumoFarax-og4jy Год назад
Policy waa askar
@halimajama3061
@halimajama3061 Год назад
Thank you sister l love your story Illahay ha ka abal mariyo
@saynabmocokor-zb5nk
@saynabmocokor-zb5nk Год назад
Ilalada wadanka
@ahmedmohamud1220
@ahmedmohamud1220 10 месяцев назад
Msha. Allah waa qiso ku dhamadey si fiican ❤❤
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 Год назад
Mirashiibiyo
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 Год назад
😂
@ugaaskabelaadir8467
@ugaaskabelaadir8467 Год назад
cidanka nabad galyada
@qamarhassan8349
@qamarhassan8349 Год назад
وكدالك اخذ ربك اذا اخذالقرى وهي ظالمة
@sahroabdikadir5357
@sahroabdikadir5357 9 месяцев назад
m.a allh ku barakeyo abyo waa jeclhy qisooyinka aad soo gudbiso waba I qabta inaa so ada tube kaga 🥰🤍
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 Год назад
❤❤❤❤❤❤
@halimahirsi1942
@halimahirsi1942 Год назад
❤❤❤❤
@halimosacdiyo8537
@halimosacdiyo8537 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruunmacalim6601
@ruunmacalim6601 Год назад
Masha Allah Waa Qiso cajiib ah oo cibra qaadasho mudan 🙏🙏jaskallahqeyr xbti ilhey haku xifdiyo❤
@xakiimabashirabdulahi631
@xakiimabashirabdulahi631 Год назад
Boolis waa Nabaad soogid
@SumayohappySumayohappy
@SumayohappySumayohappy Год назад
Wcx xppti ❤️❤️❤️❤️
@NiciimaCabdulaahiadan
@NiciimaCabdulaahiadan День назад
Abaayo sawda guulayso mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Год назад
Liketa waxan saara anigon dhegeysan videogada oo waxan ogahay inad wax qiimale nokeneyso Yaa Sawda
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 Год назад
Maxay dowladda ugu sheegi waayeen
@nimca5728
@nimca5728 Год назад
Ninkii soojoog lagawaayo soojiifo baa laga helaa way mudan yihiin insaa loogali quma yooyonka
@najmaelmi9425
@najmaelmi9425 Год назад
Police means askari
@nastexonalka3617
@nastexonalka3617 Год назад
Mahad sanid xbbti ale ha ku karaaaameeyo😊😊😊
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Mahadsanid ❤❤❤❤
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Год назад
Salaamu caleykum w.w
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Год назад
Mahadsanid
@idil5758
@idil5758 Год назад
Doqonsanaa ka guursaday, saasoy ku idhaahdeen miyuu ogalaaday inuu guursado. Rasuulku wuxuu idhi Xadiith macnihiisu ahaa "edbiya" Ragaasina halkaasay marayaan.
@Saara88
@Saara88 Год назад
Police af somali waa askar
@farhiyadool8529
@farhiyadool8529 Год назад
Askari waye bolis
@meeymunaabdullahi2329
@meeymunaabdullahi2329 Год назад
Dami baarayaal ayaan u maleeyna policy
@NiciimaCabdulaahiadan
@NiciimaCabdulaahiadan День назад
Sawda waankujeclahay❤❤❤❤❤❤
@somaliqueen7492
@somaliqueen7492 Год назад
police af somaligisa Askar umaleynaa
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Maya askari waa carabi wllo
@habibohussein2019
@habibohussein2019 Год назад
bieeys
@faysadiamond7538
@faysadiamond7538 7 месяцев назад
Thank you my sis sawada qurux😘
@hoyolester161
@hoyolester161 Год назад
asaakari
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 6 месяцев назад
ASC wall qisadan magaceda ka badal oo ubixi God sireed ha qodin hadad qodana ha dheereyn ku dhici doonTidaa maba ogide
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 21 день назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@noorabdihaji
@noorabdihaji Год назад
😂😂😂😂😂afsomali wa askar
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 Год назад
Askar Waa Dhamaan Police C.I.D 😅😅
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
No caskar waa afcarabi
@noorabdihaji
@noorabdihaji Год назад
@@sawdamqaalib abayo af Arabi police waxa lagudhaha ninka police ka ah wa شرطي gabadhana waxa lagudhaha شرطية
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Год назад
@@noorabdihaji عسكري kasna wa la yidha
@badriabdiqaadir-rw7se
@badriabdiqaadir-rw7se Год назад
Mashaa,Allaah Nimanka ragaalaayay Ahluljana وجزاء سيئة سيئة مثلها
@NawaalNawaal-hn7bu
@NawaalNawaal-hn7bu 6 дней назад
Woow😮 m.a❤
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 11 месяцев назад
Walhi wa qiso xanunkeda wadato qofka la jecelyhy ilmaha kale wayka maseran nabi yuusuf csm walalihis aya cel ku riday cadawad darted😢
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 Год назад
Ciidan
@user-fk4sc4dz8l
@user-fk4sc4dz8l 7 месяцев назад
Yuusut
@user-dp9xo3jp7r
@user-dp9xo3jp7r Год назад
Askari
@user-en7uw6vn9b
@user-en7uw6vn9b Месяц назад
Mashaa alllah❤❤❤❤❤❤❤
@user-en7uw6vn9b
@user-en7uw6vn9b Месяц назад
Asc mashaa allah waa qiso cajiba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahraabikar2980
@sahraabikar2980 6 месяцев назад
Askar ama isteeshin
@user-fk4sc4dz8l
@user-fk4sc4dz8l 7 месяцев назад
SAA❤❤❤❤
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t Год назад
Police, askari somaha
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Maya askar waa carabi
@MalimKusow
@MalimKusow Год назад
السلام عليكم
@user-ty4dr3or7j
@user-ty4dr3or7j 6 месяцев назад
Askar
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Год назад
Police =askari
@sakiabdi5604
@sakiabdi5604 Год назад
Biles
@mohamedaliahmed3950
@mohamedaliahmed3950 8 месяцев назад
Berigii hore waxa loogu bedelay Isla magacan Police ayay somalidu odhan jureen. Bilays
@wacanmuse7865
@wacanmuse7865 9 месяцев назад
Amarka illahay dadka qaar sheekooyinkooda wan ka hela Sawdina waa ka mid dadkaas lkn sheekadan wan ka murugooday wlahay dadka qaar aduunyo jacayl iyo hinaase xun oo iskaga jira ayaa dhibato keenaya imika 2 da nin ee la dilay hooyoyinkood ka waran taa waxa ka daran gabadhan walalkeed iyo ninkeedi mar la wada dilay inkasta oo ay dad xun ahayeen.
@user-vg2xm2uv5y
@user-vg2xm2uv5y 2 месяца назад
❤❤❤
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-vu6ww4td6j
@user-vu6ww4td6j 5 месяцев назад
Askari weeye malaha
@sunrise4459
@sunrise4459 Год назад
Ciidanka Asluubta
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 Год назад
Ciidanka Asluubta Waa kuwa Baambeyda Ee Music 🎶 ugaraca ciidanka Xafladaha
@sunrise4459
@sunrise4459 Год назад
Haa balse aniga kaliya waxaan isku dayey inaan macne somali u raadiyo ereyga police eey Sawda na weydiisey
@jhg5545
@jhg5545 Год назад
Boliska af somali cidana la dhaha🤭ani wa aqon tey da cidna ukasa🤣
@hawoluul6127
@hawoluul6127 3 месяца назад
Police Waa arkaar
@anabali1098
@anabali1098 16 дней назад
Aduunka dhan waa polis haba luuqa duwanaadeene
@QadijoCqaadir
@QadijoCqaadir Месяц назад
Afsoomaali waa askari mis booliiz sasaumaleenaa ani
@hawoshikhhassan7442
@hawoshikhhassan7442 Месяц назад
Waxaa ladhahaa ciidanka nabadgelyada
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 21 день назад
Askari waye
@HaniMissAustralia
@HaniMissAustralia 14 дней назад
Police waa nabad sigid
@shukriali9890
@shukriali9890 8 месяцев назад
Askar ciidan polis
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 6 месяцев назад
Askari waa bolis
@abdullkadirkuti3031
@abdullkadirkuti3031 10 месяцев назад
Larkin.hadi.oo.gabadha.dilo..kowan.bari.dhaxalka.solamaqeybsanayan.mise.ayagana.bari.wuu.dilaya.miya
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 2 месяца назад
Police = Ciidanka Nabada
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 Год назад
War asxabey iga jahil bxsha dinta islamka maxey ka qabta in sas dad lo dilo madama nimankas laqabty ayago wali wx dhibin laqabty
Далее
Wait for the BOWLING BALL! 👀
00:38
Просмотров 32 млн
JUUDAANKII HOOYADII CUNAY FAADUMO SHEEKO CAJIIBA
46:35
2 KIIS OO SILAYAABLEH KUKASHIFMAY!@SawdaBillan
41:17
Просмотров 33 тыс.