Тёмный

Qiso!!aad ucabsi badan hadaad danayso qisoyinka cabsi cabsi ah waatan 

Sawda Qaalib
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

#sawdamohamud #qisooyinka Show more please don’t forget to subscribe my channel thanks

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 507   
@qadroaxmed4266
@qadroaxmed4266 Год назад
Mashallaah qisoyinka ka dhaca wadamada islamka
@sahrasaleebaan3613
@sahrasaleebaan3613 Год назад
Waxaan anigujecelahay qisooyinka jacaylka iyo kuwa soomaalida
@canababdishakuur6578
@canababdishakuur6578 Год назад
@@sahrasaleebaan3613 Anigu waxan jecelahay qisooyin ka kadhaca
@KhadarAxmed-y3e
@KhadarAxmed-y3e 9 месяцев назад
🎉qisoonkaCabsidaIyokuwaislaamka
@HODANMOHAMED-xc9sg
@HODANMOHAMED-xc9sg 3 месяца назад
Kkkkkk
@RaxmaMuxamed
@RaxmaMuxamed Месяц назад
Aniga waxaan jeclahay oon eed ujeclahy qisooyinka tala saarashada allah Iyo qisooyinka qofka kuxidhan Allah oola imtixaamay oo sabray
@ayanabdi1707
@ayanabdi1707 Год назад
Team cabsi cabsi🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚
@AtiyaabdirahmanBuuwe
@AtiyaabdirahmanBuuwe 2 месяца назад
Aniga waanjeclahay❤❤❤❤
@Fardowsa-rw3xh
@Fardowsa-rw3xh 2 месяца назад
🤚🤚🤚🤚
@HawoAbdi-bb1ul
@HawoAbdi-bb1ul 2 месяца назад
Team cabsi cabsi anjiclahay 😂
@RuqiyoAhmedMahamuudUbax
@RuqiyoAhmedMahamuudUbax Месяц назад
Ani cabsi cabsi 👋👋👋🤚🤚🤚
@AtiyaabdirahmanBuuwe
@AtiyaabdirahmanBuuwe Месяц назад
@@RuqiyoAhmedMahamuudUbax hye
@MudhtaaqMaxamad
@MudhtaaqMaxamad Месяц назад
Wallhii.cabsi.cabsi.iyoq.qiso.yenk.cajebaha❤❤❤
@ugaaskabelaadir8467
@ugaaskabelaadir8467 Год назад
wallaahi waa sax anigu adigaan ku jeclahay
@FoosiyaCismaan-i9h
@FoosiyaCismaan-i9h 2 месяца назад
Ani dilka io cabsida io cirmda qadshad❤😢
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 Год назад
My sister ❤️
@zuheipahmett
@zuheipahmett Месяц назад
Qisoyinka aargosiga❤
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 Год назад
Haawllo wantehela
@abdullahimohamed2065
@abdullahimohamed2065 Год назад
Asc sowda qisadaan kheebtii labad lagamahayo walal maxaa kudhacey
@AyaanAbdi-de9gw
@AyaanAbdi-de9gw 24 дня назад
Anigsba waxan jeclahay qisiyinka jakelu carabtay iyo islaamks
@Duniyo-n4z
@Duniyo-n4z 2 месяца назад
Calamu islami❤😂
@aaminabashiir7992
@aaminabashiir7992 2 месяца назад
Anigu ma jecli qisooyinka cabsidaa lkn waxaan jeclahay qisooyinka cibra qaadashada ee soomaliya carabta
@CabdiXaafid-kx7bt
@CabdiXaafid-kx7bt 2 месяца назад
😊😊
@MustaqinNuurMoxamud
@MustaqinNuurMoxamud Месяц назад
Anixitaa waxaajeclahay qisooyinka muslimiinta😂😂😂😂
@Axmednuur-bs8zq
@Axmednuur-bs8zq 2 месяца назад
Qisoo yinka cabsida ah wayigu baxda😂
@SahraHassan-bo5tn
@SahraHassan-bo5tn 3 месяца назад
Cabsi
@sabariinahmed9789
@sabariinahmed9789 Год назад
Sowda quruxeey maad Naga dhaaftit sheekooyinka cabsida hhddii kle Caawa musqushaan ka baqayaaa caawa adiga maa I wehlinysid 😂😂😂
@nashaadqalbi5354
@nashaadqalbi5354 Год назад
Qisooyinka cabsi cabsi noo soobadi abyo runtii sheekooyinkaada dhan wn jeclhy Allah haku dhooro 🥰
@saadiaabdi5966
@saadiaabdi5966 Год назад
Asc sawda ani ahaan Saadia waxan ka helaa qisooyinka crime ka iyo afduubka
@umuruweydo476
@umuruweydo476 Год назад
Mcnto aniga waxan jeclahay qisoyinka jacaylka balse qisoyinka oo dhan waan kahelaa
@hawoartan6910
@hawoartan6910 Год назад
Cabsi cabsida love ku ahy io qisooyinka samirka io adayga laga barto horta qisada jacylka iga cun ba 😂😂😂😂😂😂
@hasanadenhareed9973
@hasanadenhareed9973 Год назад
Asc walaale waxaan jeclahay carabaha oo weliba taariikhda hore ah waxaan ahay taageerahaga kowaad ee ogow marwo sowdaa
@nastexa6091
@nastexa6091 Год назад
qisooyinka jclk iyo cibro qaadasho
@ahlaamabdi3192
@ahlaamabdi3192 Год назад
Waxan jecelahay xbbti anigu sheekooyinka cabsida sida shekooyinka jinka iyo rooxaanta
@abdirisaqmaxamed7472
@abdirisaqmaxamed7472 Год назад
Aniga wan jeclahay qisoyinka samika iyo ad adeega laga barto
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 Год назад
asc sowdoy ani waxan jeclhy qisooynka somalida waliba kuwa dhiirigalinta ah
@cabdallanuur5548
@cabdallanuur5548 Год назад
waxaan anigu jecelahay qisooyinka cibroqaadashada mudan
@cabdinaasir1823
@cabdinaasir1823 Год назад
Qisooyinka jacaylka
@raxmacabdulahi2183
@raxmacabdulahi2183 Год назад
qiso yinka cabsi cabsi so badi wllo❤❤❤
@sumayoapdiomar7472
@sumayoapdiomar7472 Год назад
Asc huuno qiso yinka cabsi cabsi huuno mcn
@hibodarar
@hibodarar Год назад
Sowday mahamad anigu wa hibo Ali waxan jooga jabouti waxan jecellahay qisoyin kaga oodhan ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@dchannel2021
@dchannel2021 Год назад
Habeenkiiyaan dhageystaa wan cabsaday mar hadaad dhahday waa cabsi wan cararay sakaan ku dhageysoyaa wan jeclahay qisoyinka sida wilkii saxiibkii dilaayay xabsiga ku shaqeysaayay calaashan danbiilayaasha
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 Год назад
Abyo qisoyinka hanaga dahin wan ku xiranhy chanlkaga
@hassanabdi4774
@hassanabdi4774 Год назад
Ani waxanraba الانبيا قصص
@RaxmaMuxamed
@RaxmaMuxamed Месяц назад
Xaqiiqee qisooyinka nabiyada cibraa kusugan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@A.A.E93
@A.A.E93 Год назад
Qisooyinka jaceylka ee dhibta badan loo maro baan ka helaaa?
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Год назад
Qisooyinka Jaceylka iyo kuwa samirka badan oo guuleystey wadamada carabta iyo Musliminta.
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 Год назад
Sido kle
@hiboibrahim410
@hiboibrahim410 Год назад
sidokle
@amalabdullahi8949
@amalabdullahi8949 Год назад
Qisoyinka sirdoonka aan jeclahay aniga
@baddalcqadir6321
@baddalcqadir6321 Год назад
Anu waxaan jelahy qiso jeceel Ah
@Ascwrwb
@Ascwrwb Год назад
Asc abaayo qisa walba aad soo geliso aad baan ula dhacaa laakiinse su aasha aad naweydiisey aniga waxaan aad u xiiseeyaa adan kula fikir ahay qisooyinka caalamul islaami
@bahjamaxamuud3849
@bahjamaxamuud3849 Год назад
Asc xppti Sawda waaku jeclahay qaali rabi Haku jeclaado Waxaa nooso gudbisaa qisooyinka Basaasiinta iyo kuwa Cabsida Ale Haku xifdiyo qaaliyeey
@MohamedIbrahim-lc5rb
@MohamedIbrahim-lc5rb Год назад
Sheekooyinka iyo sida aad u soo tabaneysid aad ban uga haley waa ku mahadsantahay haddii aad ku soo Dari kartid basaasiint
@nastexonalka3617
@nastexonalka3617 Год назад
Aniga ahaan waxn jeclahay qiso yinka jacelka waxeydoonta ha ahaato iyo kuwa cadgoosiga
@ugbadcabdullahi5198
@ugbadcabdullahi5198 Год назад
Qisooyin kaaga iyo shekoyinkaaga dhamaantod wanjeclahay lkn waxan aad ujeclahay ku cibra qaadashada ah
@aishaabdirashid2646
@aishaabdirashid2646 Год назад
Qisaska jaceylka
@SufiyanAxmed
@SufiyanAxmed Месяц назад
Waxan jeclahay qisooyinka ka dhaca wadamada islaamka ❤
@faraxabdalle5743
@faraxabdalle5743 Год назад
Qisoyinka cabsida jeclhy 😅
@khadiijohassan4036
@khadiijohassan4036 Год назад
Wanku Salmay sawday waxan jecelahay qisaska cibraqadashada leh ku cabscabsida
@nimconimco7203
@nimconimco7203 Год назад
Naa wlle wax cabsiya inaga daa Wan ku qar waa Anu waxaan jeclahy qisiska caalamul islamka siiba qisiska sabarka iyo dulqaadka ooo ogu danbyn guul ku dhamaata waxan dilka ka ma helo
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 2 месяца назад
Ana jaceyl isku dardar abyo sheekoy8nka cabsida ayantan waa gabisay abyo sowda
@maxamudismacil9800
@maxamudismacil9800 Год назад
Qisooyinka taariikhda Iyo qisooyinka sirdoonka iyo dabagalka
@hanushnaturallife5495
@hanushnaturallife5495 Год назад
Ani jacayl lee isheeg cabsi cabsi tabartey mahan hada malin cadeey firsanoya
@lailamudei8297
@lailamudei8297 Год назад
Wcs xabibti waxan jeclhy qisooyinka jacelka
@cabdicumaribraahim9300
@cabdicumaribraahim9300 Год назад
Aniga waxaan jeclahay Qisoyinka Jecelka ookadhaca wadamada islaamka khiliijka carabta iyo wadamada kale
@Mohamedaricadeeye
@Mohamedaricadeeye Год назад
Waxan jeclahey qisoyinka cibra qadashada
@sharifoabdallamohamed7730
@sharifoabdallamohamed7730 Год назад
Wcs walaal doqeyga wa qisaaska caalamu islaami kuwa cibra qaadashada leh kuwa dhiiriglinta ah iyo kuwa sabarka ah run ahanti cabsi cabsida wan kabaqaa inan ku riyoodo ayn ku riyodo ayn ku dhowahy
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Год назад
Walaal marka aad akhrido adiga inoo soo gudbi kuwa xikmada iyo cibrada (qisooyinka xikmada iyo cibra qaadashada).
@caaishadaahir4505
@caaishadaahir4505 Год назад
Qisooyinka carabta ayaan aad u xiiseeyaa oo cibra qaadashada ah
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 Год назад
Asc walashaay waxan nahay gabad rée îjabuoti aahe ee isuder l'agar-agar ahye
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
Xalay markan arkiy ciwaanka video wan ka baqay inaan dawada alad lkn sakan dawada cabsi cabsii ban dareemay 😳😳😳😳
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Год назад
Qisooyinka Somaaliya ka dhacdo runta mahen
@sabariinahmed9789
@sabariinahmed9789 Год назад
Aniga waxaan jeclahy qisooyinka jceylka ee ka dhaca wdamada carabta
@maraynxaji3585
@maraynxaji3585 Год назад
Asc abyo ani waxn jaclhy qosoyenkaaa ku sansan dul qadka iyo sanarkaaa ena is baro ayn rbaaa so same qisadas
@Abb3531
@Abb3531 Год назад
Qisooyinka jacaylka iyo qisooyinka dilka, qaasatan wadamada carbeed
@ifkanolsha6466
@ifkanolsha6466 Год назад
Abaayo wllhi waxaa jeclhy qisooyinka jaceylka oo dgibaatada isku maraan ugu danbeyna guuleysta, iyo kuwa dulqaadka laga barto
@najmaelmimussanajma4676
@najmaelmimussanajma4676 Год назад
Asc wr wb xbbt noso badi sheekoyinka cabsida
@xaawocalixaashi1831
@xaawocalixaashi1831 Год назад
Qisoyin kaga wanjeclahay kuli
@lunamud3143
@lunamud3143 Год назад
SM. Inaan deris kula soo noqdo oo aan kula sheekaysto ayaan jeclahay
@FartunIpra
@FartunIpra 6 дней назад
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hooyomcn8690
@hooyomcn8690 Год назад
Abaayo mcnto aniga waxaan jeclahay cabsi cabdisa iyo qisoonka carabta ah waan ku heestaa
@KhadarFaarax-u9e
@KhadarFaarax-u9e 3 месяца назад
Q⃜I⃜S⃜O⃜Y⃜I⃜N⃜K⃜A⃜ C⃜A⃜B⃜S⃜I⃜D⃜A⃜ N⃜O⃜O⃜O⃜ S⃜O⃜ B⃜A⃜D⃜I⃜ bayo❤😢
@ahlaamslifestyle6969
@ahlaamslifestyle6969 Год назад
Cabsi cabsi 👋🙌🏻☠️💀
@ruqiyahadi7261
@ruqiyahadi7261 Год назад
Kuwa Cabsida ahna noogu soodar eedo
@XafuuGabo
@XafuuGabo Месяц назад
anaga manahno carab carabta waxaa xaqiiq ah in ay inaga ay iyaga ina sheegtaa sabab too ah waxa aan leenahay taariiq xadaarad weyn😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 Год назад
Qisooyinka inay isku dhex jiraaa waayo mid walba wax lagaaa bartaaaa 😏 lkn kuwaa Islamic ahaaa ugu jeclhyyy ❤️ ee dhacyy dhawaan
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 Год назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
شكرا شكرا وجزاك الله خيرا جزا
@izapela7059
@izapela7059 Год назад
Cabsi da aad ufahela inkastoo an fulay ahay
@saaafishAhmed
@saaafishAhmed Год назад
M.a xbbti ilahay haku barakeyo cilmigaga iyo caqligaga Aniga hadba tii xiiso leh bn jeclahy 🤣
@nasraqali5726
@nasraqali5726 Год назад
waxaad nala jeclaato ALLAH HAKU SHARFO HUNO SAWDO MAHAMUOD MAGACAAHAJIRO
@abaadirmuxumad2458
@abaadirmuxumad2458 Год назад
Asc.wll.qisoyinka isku dhaf kadhig .inshaalah. thanks
@somalisareone6198
@somalisareone6198 Год назад
Team qiso rucbi qisooyinka carabta
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Год назад
Qisooyinka jacaylka ayan jecelahay Xbbti kuwa dilka iyo kuwa cabsida ah waan ka baqaa
@salmiita-ri4cv
@salmiita-ri4cv Год назад
Walhi wxii qiso ooaad noo soo gudbiso waan jeclhy oo igu walhi horay usoco bayo sowdaay💯💯💯👍👍👍
@nimcowacan2949
@nimcowacan2949 Год назад
Sheekhoyinka dilalka
@abdullaahiyare9705
@abdullaahiyare9705 Год назад
Cabsi cabsida cabsida iyo cibraqaadashada Ayaan jeclahay
@lalumupdilaahi2243
@lalumupdilaahi2243 Год назад
Cabsi cabsida sister
@nadifamohamed8179
@nadifamohamed8179 Год назад
Kudar kuwa cabsida
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Год назад
Sawda walashey mida kale story gaaga waa fiican yihiine stock maku heli karaa kuwa aad soo dayn lahayd sanadkan inta ka dhiman jumlad Baan kaaga qaadan lahaa raxmaanku janada aduunka iyo janatul fardowsa xisaab li'i hakuu siiyee
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
امين امين وياك يا رب العالمين
@ashajimale6888
@ashajimale6888 Год назад
❤️ ASC ❤️ koley 🇸🇴 Aisha ❤️ Hajji 🇸🇴 ahaan ❤️ waxaan 🇸🇴 Qisa ❤️ kasta ❤️ oo 🇸🇴 wanaagsan ❤️ Thanks ❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@sangaabohussein2250
@sangaabohussein2250 2 месяца назад
qisooyinka dambi baarayasha aa dooqayga❤❤❤❤
@HiboNoura-si1st
@HiboNoura-si1st 2 месяца назад
نعم انا كدلك 😊😊❤
@BileHashi-v6w
@BileHashi-v6w Месяц назад
Sido kle
@qadroelmi7613
@qadroelmi7613 Год назад
Masha allaah Wllshy aad ayaan uku xiranahay chanlkada waxan jeclah aniga qisoyinka caadigaa o cibraqadashada leh
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 Год назад
Qisooyinka dilka
@faraxdarajo7468
@faraxdarajo7468 Год назад
Qisoyika jacelk ah soda
@halimaaden4348
@halimaaden4348 Год назад
Anigu waxaan jeclahay cibarka
@AmiinHusen-kf3md
@AmiinHusen-kf3md Месяц назад
Qaisonka kadhca wnksomlida aynje clhy
@shukriali3911
@shukriali3911 Год назад
W CS SM habo MashaAllah Qisoyinkaga makala dhacaan mana laga xiisa dhacayo balse aniga waxaan ahay maama aad ku taagerta Allaha ku xafido ku barakeeyo Ameen Yaa Rabbi ❤️❤️❤️
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Год назад
Walashey sawda waan ku salaamey aniga horta midka aan ahay cabsi cabsi iyo waxaasi oo dhan cabsida Allah kaliya ayaa nafteyda ku hadhay si aan kuugu sharaxo garan maayo
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Год назад
Asc walashay sawda anigu waxan jecelahay dhaman qisoyinkag mansh Allah aad ban uga helea
@nuxurshiikhcabdi1256
@nuxurshiikhcabdi1256 Год назад
Ani qurankan jeclahay sowdo
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Год назад
Waxan kahela qisoyinka faldambiyedka kadhaca dunida iyo kuwa Cibra qaadashada leh
@nimcodahir3549
@nimcodahir3549 Год назад
Cabsi cabsi naga dhaaf walaaleey a
@munabintumoha1627
@munabintumoha1627 Год назад
Qisooyinka mrka danbe kudhamaada farxada marka horena sabir io dulqaad kusoobilowdah si aan uga faiiidno sabirka
@sabnaaqurux3081
@sabnaaqurux3081 Год назад
Ani qisooyinka cabsida iyo jacaylka aa jeclhay qisooyinka somalida iyo cadaanka maba jecli ani ilahey amarkiis been ee iila ektahay
Далее
КАК БОМЖУ ЗАРАБОТАТЬ НА ТАЧКУ
1:36:32
KIISKA XALIMA &HISHAAM!!@SawdaBillan
54:53
Просмотров 82 тыс.
Gabadh ninkeedu qabadsiiyay xanuunka HIVga
21:23
Просмотров 10 тыс.
NAXDIN INTU JARJARAY AYUU BORSO KUGURAY!@SawdaBillan
35:39
QISADA NUURA IYO HAASHIM!Q.1@SawdaBillan
27:54
Просмотров 69 тыс.