Тёмный

Qiso Cajiib ah; Recep Tayib Erdugan iyo maayirnimadiisii Istanbuul maxaynu ka baran karnaa? 

Macalin
Подписаться 102 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@inantanr5215
@inantanr5215 3 года назад
Allah swt anagana ha na siiyo madaxweyne y dad masula oo isago kale ah ama ka sii ficaan ameen. jazaka'Allah khayr wll
@wiilsomaliyeed9716
@wiilsomaliyeed9716 3 года назад
Mahadsanid macalin Alle aduun iyo aakhiroba haku barakeeyo
@dalqabad6832
@dalqabad6832 3 года назад
Masha allaah Urdugaan wuxu ka midyahay hogaamiyayaasha marla araga ah! Ee dunida soomaray. Alle haku ciseeyo Garaad koriye/ macalin prof.mubaarik ibrahin Aar
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 3 года назад
Thanks from baydhabo
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 3 года назад
Mashaalah ERDOGAN ALLOW CIIMIRAGA U DHEERE AMIIN YA RA'BBY
@ashajimale6888
@ashajimale6888 3 года назад
ASC Mansha Allah,arrinta uu xaliyayay Erdugan,dalkeenna Somaliya Thanks walaal
@Reggie9162
@Reggie9162 3 года назад
Macalin dar alle ayan ku jeclahy alle haku dayo ... nolow intay nolol jirto kuna nolow nolol wngzn ❤️
@bushradayr3911
@bushradayr3911 3 года назад
Illaahay cimrigaaga ha dheereeyo caafimaad waara ayaan illaahay kaaga baryay macalin qaaliya Mubarak ibraahim Aar
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 2 года назад
Maasha Allah waa qiso qurux badan🥰
@mohamudabdisalaan6155
@mohamudabdisalaan6155 3 года назад
Mashallah macalin aad umahadsantahy
@hooyomacaan2755
@hooyomacaan2755 2 года назад
Maaha Allah madax daas oo kale ayeynu ubaahanahay cajiib Allow barakee
@aishaomar2695
@aishaomar2695 3 года назад
Erdogaana success is justice, Allah loves justice.
@guledahmed1494
@guledahmed1494 3 года назад
Maansha Allah
@axmedcawil3665
@axmedcawil3665 3 года назад
Thanks ustaad👌👌👌
@idrisali212
@idrisali212 3 года назад
macalin thakns
@farxaanmaxamad8828
@farxaanmaxamad8828 3 года назад
Macalinkaan jeclahayoow farxad ku noolaaw insha allah
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 года назад
ERDOGAN: Hogaamiye daacad ah allaha barakeeyo isaga iyo wadankiisaba
@ahmedkhadar3012
@ahmedkhadar3012 3 года назад
جزاك اللة خيرا يا معلم
@Aminadayax
@Aminadayax 3 года назад
Msha allh
@hogaamiyesaki4749
@hogaamiyesaki4749 3 года назад
جزاك الله خيرا
@zahraahmad3603
@zahraahmad3603 3 года назад
waa nin kudasho mudan
@abdifatahcg4055
@abdifatahcg4055 3 года назад
Waa tusaale nool
@najaxmedia635
@najaxmedia635 3 года назад
Maashaalaah macalin
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 3 года назад
Wad mahadsan tahay wll
@inshaallahkheyrfnd3219
@inshaallahkheyrfnd3219 3 года назад
alla maxo zaciim yahay erdugan. macalin mahadsanid
@dekaadar9636
@dekaadar9636 3 года назад
The best leader in this world
@ahmedqabojiye5548
@ahmedqabojiye5548 3 года назад
Manshaal
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 года назад
Masha Allah, wd ku mahadsantahay Sida Fiican Ee Aad noogu sootabisey
@mariamaahmedyusuf6522
@mariamaahmedyusuf6522 3 года назад
mahadsanid
@qamarcali974
@qamarcali974 3 года назад
hadii cadaalad iyo balan oofin iyo hawlkarnimo uu kormeerayo qandaraaskii uu bixiyay uu isku darsaday inuu guulaysto xaq ayuu u leeyahay allow xafi anagana asagoo kale nasii yaa rsbi
@sanataamaxamuud7069
@sanataamaxamuud7069 3 года назад
Duca iyo amaanba adaa mudan macalin
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 3 года назад
Jazakallaahu khayr walaal. Runtii waxaad soo daysaa barnaamijyo fiican.
@abdifatahcg4055
@abdifatahcg4055 3 года назад
Part two ka soo samee istaad Inta fikirkeyga igu raacsan aynu ismuujino
@abdiwalihassan9711
@abdiwalihassan9711 3 года назад
Manshalah waa si wanagsan tariikh nonaleedka erdogan ma barnamij inoga diyaarisid si aan wax uga baranoh
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 3 года назад
Hogamiye Alle Haynodayo
@axmedshaah1833
@axmedshaah1833 3 года назад
MA JECESHAHAY BARASHADA QUR.AANKA AXAADIISTA DUCOOYINKA IYO HIGAADA FADLAN KUSOO DHOWAW مركز معلم هريرة
@xuseenmedia
@xuseenmedia 3 года назад
macalin channelkan maada le
@mawliidmahamoud7923
@mawliidmahamoud7923 3 года назад
Taariikh u dayasho mudan
@hamdimohamedhassan6785
@hamdimohamedhassan6785 3 года назад
Mahad sanid macalin🤗
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 3 года назад
FADLAN BUUGGAA ORDOGAAN SOO TURJUN , MAAYARADANA HA LOO QAYBIYO,
@markahorealaah8793
@markahorealaah8793 3 года назад
erdugaan waxuu ahaa muumin muminka waa midka wax badalo lkn muumin lama badalo sidaasi waxaa yiri rasuulka scw
@suxufisalmaan7524
@suxufisalmaan7524 3 года назад
يحفظكم الله يا اخي الكريم مبارك ار
@alcadaadichannel2583
@alcadaadichannel2583 3 года назад
fariimtani aday kugu socotaa cabdikriim axmed moogow
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 2 года назад
Macalin talooyin badan sii cabdikariin axmad mooge
@ahmedmshafi1694
@ahmedmshafi1694 3 года назад
Erdogan illahey hadayo Geesi
@amo8696
@amo8696 3 года назад
Waxan macalin ku sheegay sawirka ka danbeeya bal u fiirso Ta labaad wa sidaan la doonayino Cabdikariin axmed mooge inu ku dayido wada mahdsatayi alla mahadleh
@amo8696
@amo8696 3 года назад
Alle ha ku xafido macalin
@dekaadar9636
@dekaadar9636 3 года назад
May Allah protect him he is the lion 🦁 of Islam
@suhaybmaxamuud5236
@suhaybmaxamuud5236 3 года назад
Mahad sanid MacaLin
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 года назад
who cares?
@zayidabdulahi4275
@zayidabdulahi4275 3 года назад
Shegada erdogan noso celi tijar kama dalne waa halyeyga usubaxey islamka
@user-jv4mk4rc2m
@user-jv4mk4rc2m 3 года назад
Masha Allah
@suxufisalmaan7524
@suxufisalmaan7524 3 года назад
جزاك الله خيرا
Далее
Youtuber-nimada & Wax Isbaridda || Wareysi || OGAANSHO
42:05
Воскресный утренний стрим!
1:00:16
РУБИН - ЗЕНИТ: ВСЕ ГОЛЫ
01:03
Просмотров 162 тыс.
Qiso Saameen Ku Yeelatey Sh Hassan Al-waajidi
11:26
Просмотров 150 тыс.
Sidee loo sameeyaa xidhiidh Saaxiibtinimo?
14:21
Просмотров 3,2 тыс.
10 Arimood oo kaa qaadaya Farxadda iyo Raaxada
25:36
Просмотров 26 тыс.
Qaab Sir ah oo Guul lagu gaaro | Xeelada Pareto 80/20 |
11:36
History of Science and Technology Q&A (July 24, 2024)
1:38:18
Calooshaada iyo Carabkaagu ha is yeeshaan
22:26
Просмотров 6 тыс.