Тёмный

QISO CAJIIBA || WAXAAN DAMCAY INAAN ISLAAMKA BURBURIYO BALSE WAAN ISLAAMAY||2021 

RUDWAN CHANNEL
Подписаться 2 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

KU SOO DHAWOW KANAALKA RIDWAN CHANNEL
Haddii ay tahay markii u horaysay ee aad na soo booqatay Fadlan kanaalka susbscirbe saar lana wadaag asxaabtaada,si aan ugu dhiirano inaan muqaalo idin anfaca soo diyaarino.
Fadlan muqaalka like saar si uu u gaadho dadkale oo badan. Mahadsanid
waxaan damcay inaan islaamka burburiyo balse waan islaaamay waa qiso aad cajiib oo ay inooga sheekaynayso gabadh da,yar oo islaamka ku soo biirtay kadib markay wax ka baratay
ka hor intaanay islaamin waxa laga dhaadhiciyey in islaamku yahay wax xun oo dadka xoriyada ka qaadayaa kaaso aanu qofku hela hayn xaquuqdisii qofnimo
balse baadhis dheer kadib waxay ogaatay in islaamku yahay diinta ugu saxsan diimaha oo dhan kadibna ay dareentay markay shaahadataynka loo qabtay farxad aad u wayn.
Qisada gabadh dhagayso iyadoo dhamaystiran
Please like share comment and subscribe our channel

Опубликовано:

 

9 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 7   
@rudwanchannel728
@rudwanchannel728 2 года назад
Muqaalkan gaadhsiiya 200 Like Saaxibayaal☺
@safimohamed6548
@safimohamed6548 2 года назад
Masha Allah
@hoododheman2762
@hoododheman2762 3 года назад
Mansha Allh Allah yaxfiik Dr ridwaan
@eidfarah2151
@eidfarah2151 2 года назад
Barnaamij Wanaagsan
@xasanturky1935
@xasanturky1935 3 года назад
Keep going zxpQali pro
@abokorkeise1011
@abokorkeise1011 3 года назад
Great 👍
@AdnaanHersiEg4
@AdnaanHersiEg4 3 года назад
Mch allah naxariista ay leeday diinta is laamku mahad sanid wllo ridwaan 🙏
Далее
Riwaayad Cusub Maseer | Part 9
17:55
Просмотров 965
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Просмотров 24 млн
Beesha  habar-jeclo oo ku baaqday shir deg deg ah.
18:31
MAXAAN KUSOO ARKAY BALI GUBADLE
8:04
Просмотров 1,9 тыс.
DHOOF PART 50
21:26
Просмотров 24 тыс.