Тёмный

Qiso Dhexmartay Xajaaj Binu Yuusuf iyo Xasan Albasri | Sheekh Xasaan 

NORAL HUDA
Подписаться 2,3 тыс.
Просмотров 74 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@umucabdibaariicabdibaarii
@umucabdibaariicabdibaarii Месяц назад
Shkh xsn allaha ku xifdiyo
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 2 года назад
Mashaa allaah sheikh excellent Shukraan
@mohamedelmi6860
@mohamedelmi6860 2 года назад
Masha Allah, sh. Xasaan Allaha kuxafido guulayso kuwa xaqa kugulaciloobey oo culumaau suu ay ugu horeeyaan Allaha fashiliyo.
@ogleali8080
@ogleali8080 2 месяца назад
جزك الله خير الجزاء واحسن الله فيك
@miicaadsiciidcdhuux3720
@miicaadsiciidcdhuux3720 4 месяца назад
Illaahay dartii baan u jeclahay shiikhan iyo xaqa uu sheego
@sadaamsadaam6143
@sadaamsadaam6143 2 года назад
DASTUUR WAA KAN ILAHAY WAA KITAABKA QURAANKA EE KARIIMKA BAARLAMAANKA HADAY SAMEEYAAN DUSTUUR MAC BILAH HALA LAAYO XIDHIBAANADA
@abdiladifmohamed5389
@abdiladifmohamed5389 2 года назад
Sheykhii Jazaka Allah kheyr
@Muxamed-9
@Muxamed-9 3 месяца назад
Masha Allah 😊
@abdilahiharga275
@abdilahiharga275 2 года назад
sheekh siyaad cid ka daran ma jiro malaria!yaan qabiil kuu sanqanin
@axmedmaxamed2735
@axmedmaxamed2735 2 года назад
Asc
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 4 месяца назад
Yes kalimatullaahi hiyal culyaa
@khadijoabdulkadirhussein4372
@khadijoabdulkadirhussein4372 26 дней назад
dadba ku dodayo tastuurka wa rule war shiiqyada dhagesta😂
@NancyStewart-d7x
@NancyStewart-d7x Месяц назад
White Michael White Amy Thompson Carol
@amareto5772
@amareto5772 2 года назад
Sheekhow aad aan kuu jeclahay, laakiin Soomaali arrinkaan waa looga horeeayay. Sayyid Qutb, Jamaal Cabdi Naasir (1966 kii) ayaa dilay waxuuna ku dilay caqiido oo waliba uu yiri:"Haddii aad cafis i weydiisato, waan ku sii daynaa". Sayyid Qutb, arrinkiisii ayuu ku adkaystay waana uu u dhintay. Sheekh Taahir bin Cashuur oo ka soo jeeday Tunisia; ayaa madaxweynihii markaa Tunis xukumaayay (Xabiib Borqiibah) ku yiri dadka u sheeg inaysan soomin sababtoo ah, soonka wax soo saarka waddanka ayuu halis ku yahay. Sheekh Cashuur markuu TV-ga yimid si uu arrinkii dadka ugu sheego: Waxuu aqriyay aayadii ahayd:"Kutiba calykumu siyaamu" waxuuna ku soo gabagabeeyay warkiisii: "Sadaqa Allahu, wa-kadaba Boorqiibah". Ilaahay dil waa ka badbaadiyay, laakiin shaqadii uu haayay ayaa laga fariisiyay.
@kheirqabto3446
@kheirqabto3446 2 года назад
Kaas waa Hal nin lkn 10 sheikh. Meel hal mar la toogtay Somalia jirta la soco
@amareto5772
@amareto5772 2 года назад
@@kheirqabto3446 Aqri Taariiqda Culumadda Masar. Faanka waa laga fiican yahay, Rag- na hortaa bay jireen. 2 nin baan kuu sheegay BTW.
@kheirqabto3446
@kheirqabto3446 2 года назад
@@amareto5772 walal laba iyo Hal iyo Sadex ba Caalam ka meelo badan ba lagu laayay lkn 10 sheikh halmar la laaayay masar Kama dhicin Wali
@rahmaabdilkadirmohamed8515
@rahmaabdilkadirmohamed8515 2 года назад
Mashaaa allah fikirkaaga salaamka waa ku mahadsanthy quraanka afsomaaliga laguma qori karo thnkz walla
@muhyidiinmuhammed4974
@muhyidiinmuhammed4974 2 года назад
@@rahmaabdilkadirmohamed8515 😊 cilmiga alla haku barakeeyo
@naimajanno6068
@naimajanno6068 2 года назад
Adna marka maad fadhiyi oo fadhi ku dirir tahay adu orado ka hore dadkad dirayso
@zakiali2236
@zakiali2236 4 месяца назад
diinta baro jaahil nimada kabax, KITAABKA ALLE AALAGA HADLAA IN LA ISKU MAAMULO BARO DIINTA saa u bad baadid hadii kale waligaa qof wax fahmaayo ma ahaa neesid, culumadana xishmad uula hadal facaa ma ahee.
@SuzanneWolfe-zc9bt
@SuzanneWolfe-zc9bt 2 месяца назад
Clark Linda Miller Timothy White Karen
@kingtotti8897
@kingtotti8897 2 года назад
Ninkan wa alshabaab hadalkisa ka fahme waxaan in social media lakeeno ma eheyn wa wixi Dalka gubay nocaan .
@calisharifcabdullahi1967
@calisharifcabdullahi1967 Год назад
Qofkii Sheey Diini oo Xaq ah ka hadlo waa AS miyaa? Waxaas Reergalbeedka iyo Xabashida u sheeg. anaka nagala dultag.
@abdijama5387
@abdijama5387 5 месяцев назад
Hebel waa arsinal waaba sharaf wayn ma cay baad u taqaan
@mubaarigkhaliif9790
@mubaarigkhaliif9790 2 года назад
Xxxxxxxxx
@umucabdibaariicabdibaarii
@umucabdibaariicabdibaarii Месяц назад
Asc
@umucabdibaariicabdibaarii
@umucabdibaariicabdibaarii Месяц назад
Asc
Далее
Qisadii Xajaaj bin Yuusuf.||Sheikh Dirir||
1:01:42
Просмотров 32 тыс.
5 Qiso Cajiib ah | Sheekh xasaan
21:41
Просмотров 251 тыс.
Qisdii Xajaab Binu Yuusuf Sh Maxamed Cumar Dirir
1:01:26
Просмотров 3,1 тыс.