Тёмный
No video :(

QISO GABADHA NIN QUDBAD SIRO KU GUURSATAY IYO NIMCADAY KALA KULNATY 🤣🤣 

Luul youtube
Подписаться 61 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@Deeqoadann
@Deeqoadann Месяц назад
Wallahi waa yaab niin habaar kasotagay oo habaar kale utagayaa khimo daranaa uuf haabrahow isku xishodaa daba taagtag iyo ciimrigaan akhaas
@aminayusuf517
@aminayusuf517 Месяц назад
Its sad for the poor minwayn😢 the new wife is qoyan iyadana mid kale ayuu ka raaci doona
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw Месяц назад
Waaa ruunta
@getmad9908
@getmad9908 Месяц назад
She's enjoying her life while, minwayn she is good to cook and clean and be part of household it's there for decoration, minyero have all Exclusive holiday. Money ,😅 yp I have one myself I uave best in life so and I don't care about his wife at all now I'm in Bahamas relaxing in beach with him and for his first wife ,kkk she don't even know where is Bahamas, 😂😂😂
@aminayusuf517
@aminayusuf517 Месяц назад
@@getmad9908 you’re so cruel 😂, you know it can happen to you as well he will leave you for another one 😂
@saidamohamed8097
@saidamohamed8097 Месяц назад
Waxaan maqli jiray wax la qariyo qurun aa ku jira Alaah inta la qariyo wixii la rababa ha la siiyee naguma daro xalaal maalin aa la qashaa min wayn waa xalaal 😂😂😂😂😂😂😅😅😅
@user-yo9nz4fv3i
@user-yo9nz4fv3i Месяц назад
Naaguhu iskuma jiran adiga kala jogto bal maxa ugeeyey odey xun oo labo darsan carur sodhalay naagahan iimankii katagay shilin cabudka ah an eegeynin sharafka allow hanaqarin
@user-ps6gi4rj3q
@user-ps6gi4rj3q Месяц назад
Maantaaba iigu kaaa horaysay inaan ku daawado maantana masayr ayaanba dareemay kkkkk iga tag khayr hele
@khadijac9841
@khadijac9841 Месяц назад
Tuwaalka degta iyo bijaamaha boorsada inta madaxu xanuunay ayaa kujiraa 😡😳 ALLAHUMA najaynaa
@bilana289
@bilana289 Месяц назад
Luuley anigu qolada xanaaqday ayan ku jiraa 😂 Cadhada ihaysa ma malayn kartid 😂
@Cadey12345
@Cadey12345 Месяц назад
Walaal ma waxaad rabtaa xoola reeraad baad rabtaa in aad fadhiga ku cunto, tii xaqa ku leheedna aay ka qadsan tahay taasi xaq mahaa!
@kahagedi1559
@kahagedi1559 Месяц назад
Waxaasi sheeko maha waqtigaad iga qaaday lakii min weyn ayadaa meesha ka darawala minyaro waa kirishbooy maintenance ogaato nala soo wadaag waxa lagu dhigo.
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Месяц назад
😂😂😂😂😂 wa cadaalad daro ti ugu darned ku dhacdey minwentisa kaw qalbigisa naag kale gashtey waqtigisa attention naagta kale la qaata qoftan xaaskisa hore qolaf agyaalo hdane qayaano usi dheer walaaahi qiso fiican ma ahan ragan ma cadaalad fali Karano hal xaas mahesan karaano jacelka xaaskisa ubaahned mel kale la aadaya qof kale daalan ti daaliyey ilmaha ku ilaashana 😂😂😂😂 naagta kale wax weliba heshay dalxis dahab daneen jacelkisa haba loso dhunto iyada uroonaadey 😢😢😢😢 xaaskisa hore intas uma sameyo dalxis dahab daneen jacel uma haayo waqtiga xita uma haayo qaracan uyaalo maskinta laga dhuumanayo
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 Месяц назад
Naag la qarinayo raaxada ayheesato maxay tahay casha öuuley warba waa ka danbeeyee😂
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 Месяц назад
Caashaay wajigaagu wuxu u egyahay inaad kuwa xanaaqsan ku jirtid
@user-mh9ek9gv7l
@user-mh9ek9gv7l 29 дней назад
Anigu kama xanaaq minyarana ma ihi se waxa uu ubadkiisi iyo marwadiisi waynad siin waayay ha ka cunto waliba yanay arxan u galin
@SaffMo
@SaffMo Месяц назад
SHAYDANKI OO QOF AH
@user-yo9nz4fv3i
@user-yo9nz4fv3i Месяц назад
Tolbeeley naa cashay igama adan farxin waa keyga asaga ku ogaa meel xun jooga iyo tel dansashada naa ma heysan weynin ee labo darsan carur buu igu raray sas eytahay biyaha diirin ilinkan ogu horgeya waa iiman layahay siwalbo udherjiyey naagaha wa u aragti😂😂😂😂 dhibka jiro hadii an go an kagarilaha kama garikaro hadanan arag waxan moda nafta iney ideysay allah qudba siro wadnaha ayey i cadeyan balayo idiin aragtay oo sariirta idinla duntay nagahan adunka ma oga taga maxa igusalida 😂😂😂😂😂 melxun fadhi balayo kulatagtay cadabka allhe lagugu shiil😂😂😂
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 Месяц назад
Kkkkkkkk ADKEYSO hadaad ka maarmin
@user-yo9nz4fv3i
@user-yo9nz4fv3i Месяц назад
@@xalimoqaadiriyacabdi5409 kkkkkkkkk😂😂😂😂😂 dalay oo manoli anoo adi kurabo ha igaroorin bey tagantahay
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 Месяц назад
@@user-yo9nz4fv3i huuno qalbigaaga lama raacsho ruux aan u qalmin
@user-vd5ub1dr7u
@user-vd5ub1dr7u Месяц назад
Kkkkk wlhi weyiga qoslisay gabadhani
@Maryama_22
@Maryama_22 Месяц назад
Waa is dhiibtay markaan 😂😂 Aduunka soo arag ku dhe waxba yuuku wareerin Caruurtada labada darsina mashquul kuugu filane 😂😂😂
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 Месяц назад
Shkadani waa jiifo jaq naagi ninka maradsate iyada lasoorad saday halkaas kasiiwad wll jiifo jaq🤣🤣👌
@Fardowso-wh3jg
@Fardowso-wh3jg 25 дней назад
Aad iyo hadu is badana edo soco
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Месяц назад
Casha cadi maha 😂😂😂
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 Месяц назад
Asc c.luuley o wll wax laga xanaaqaba meesha kamay dhicin aniga guur fiican o jilba culus ki ugu fiicna ba ka dhacaye dee xaalku wa dhag alaha isu daayo
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p Месяц назад
😂😂😂 shekoyinkaaa waan ka helaaa
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Месяц назад
Waxani sheeko maahee Yaa kusodhibay?
@aminbootaan6243
@aminbootaan6243 Месяц назад
Iuuley gabdhahadaa
@naimahalsomali4895
@naimahalsomali4895 Месяц назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أهلين أخي الكريم عاشة لولو عيد مبارك وكل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الأضحى المبارك اعاده الله علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات وكل عام وانتم بخير 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@noraadan8963
@noraadan8963 Месяц назад
Heer Saree😂😂😂
@ismahanabdirahman
@ismahanabdirahman Месяц назад
Soo dhamaystir sheekada sidaa kumay dhamaan wan la socona
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Месяц назад
Laakiin maxay uga sheekaysay nimcada ay ku jirto
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Месяц назад
Caashaay isku xaq ma aha 😂 kaayeeli mayno tan iyadaa gadaal ka timid
@yasminabdirahman2777
@yasminabdirahman2777 Месяц назад
Very good story absolutely
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l Месяц назад
Cashar inee u dhigteey aheed marku mobilka ku daminaye uf nimanka Somalia faaido malahan
@missjano8249
@missjano8249 Месяц назад
Dumarka somaliyed waxa leh yahay naa odeyga ka daba shaqeya oo badha sidi looxi ha iska ag joogina naag walba sacada ha eegto oo ha dodonto 😂 istafurulah raaga dodona oo halke joogta haay ama mid kaleh qaadan faraxyashu waa xoolo raadiya
@musaafirah999
@musaafirah999 Месяц назад
Ninka hadii isbadal ka dareentan minweeyneey cagta cagta usaar ilaa aad ka sal gaareyso isbadalka
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c Месяц назад
😾 sawtaa waxiiba fashilisay armay daawataa
@asiliboorle998
@asiliboorle998 Месяц назад
Kkkk
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 Месяц назад
Hayaaay caisha luul tolow MA kii xafadayadaa?!!
@fardosamohamed8217
@fardosamohamed8217 Месяц назад
Iyada siduqareyy ayu maidkalana uqarsan 😡😡😡
@asiliboorle998
@asiliboorle998 Месяц назад
Unsigiisa mela kale laga shideya
@animefunnychannel1983
@animefunnychannel1983 Месяц назад
Mashaallah ❤❤❤❤❤❤
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Месяц назад
Miyaada. Keeligeed. Loo. Guuday. Nin. Uun. Bay. Kaantaroorasa. Famligii. Qaarabadi. Kailaslinasa. Naa. Ka. Fuuqa. Ninka.
@naimaali2737
@naimaali2737 Месяц назад
Story aad ufiican ayaad ino keentay
@user-nk6zh9mi5t
@user-nk6zh9mi5t Месяц назад
Ninku iyo naagtu waa laba khaayin
@asiliboorle998
@asiliboorle998 Месяц назад
Kkkk
Далее
QISADA XAARITH IYO RAFAAL QEYBTII 3AAD@sawdamqaalib
26:12
Вопрос Ребром - Субо
49:41
Просмотров 1,3 млн
Штаны легионера
00:44
Просмотров 151 тыс.
JUMANA HOYADED/WAA QISO MURUG BADAN!@sawdamqaalib
26:46
PART 1 / AFDUUBKII NINKEEDU U GAYTAY SHEEKO CAJIIBA
1:01:21
Qamar     Qiso xanuun badan || Qisooyin channel
1:29:57
Просмотров 20 тыс.
HANIYA MA SHIRQOOL MISE? AMAR ALLE LAAKIIN
17:16
Просмотров 1,4 тыс.
WAAYO ADUUN SHORT FILM | HD 2024
34:19
Просмотров 155 тыс.
Вопрос Ребром - Субо
49:41
Просмотров 1,3 млн