Тёмный

QISO GILGISHAY QULUUBTA QOF WALBOO MAQLAY KUNA DHACDAY HOIYADAN😭😭 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

Развлечения

Опубликовано:

 

20 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 127   
@sabnaa144abdullahi7
@sabnaa144abdullahi7 Год назад
Ayaaney abaayo talo ayan kaarabaa waxan ahay gabar 17jir ah oo laqabo ninkeyga ayaa isku dhacnay abaayo wuxuu idhahay manta guriga hoyadaa aad intoo madaxa iidagaayo wuu baxay wuxuu idhahay hadane cawada ayaa wada hadleenaa aniga casho umakarin sidee yelaa ma ukariyaa hada waqti yar ayaa heestaa mise wan iska dayaa xbbti
@jamilo3021
@jamilo3021 Год назад
Xbbt mrka hore waa iga qoslisy hadn talo kgu darsdo qli wxn ku dhihi lhaa u kari cshadisa Rerkgna intaa usabri karto usabar hdy lkn isagu khaldka leeyhy hdaa wnjiso isaga is garanaya
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Isku dhicitaanka iyo waajibka kala saar ee cashada dagdag ugu Kari ninkaaga si kastoo aad isugu dhacdaan waajibaadka kusaaran kasoo bax adiga majeceshahay hadaa kla xanaaqdaan inuu biilka kaagoosto maxaa cuntada iyo xanaaqa iskugu walaaqaysaa dadku waa dagaalaan davadeed hishiiyaan ee cashada ukarin been kuu sheegi maayo waad iga qoslisay lkn gabar yar ayaa tahay saas kaaga gambiyay ee xaajiga casho Qatar ah ukari min qalbii talada kuu siiyay bacdal kaftan
@nasroyuusuf5694
@nasroyuusuf5694 Год назад
Abyo hdaa ka garto casho qancisa usame hdii waqtigu kugu yarado marka heshiskina markaa dhamaysatan udiyaari abyo mcnto
@sabnaa144abdullahi7
@sabnaa144abdullahi7 Год назад
@@ayaangobdoon3254 mahadsanid xbbti qaali cadawgaaga cagta hoostiis wan ku jeclahay Abaayo
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
@@sabnaa144abdullahi7 maslaxo alaha idin dhex dhigo xbbt ogoow reer basar iyo aqli ayaa lagu dhaqaa karoonoow oo udulqaado haday meesha oolin wax daran alaha kujeclaado xayaati❤️😘
@farhiya5072
@farhiya5072 Год назад
Wcs Abaayo mcn mash Allah Ayaan Mayo Hooyo mcn 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🥰🥰
@fridasson848
@fridasson848 Год назад
Ilaahow awlada noo xafid oo baari nooga dhig Ilaahow inta awlada aan haysan awlad saalax ah
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Aamiin aamiin
@foosiyamaxamuud6936
@foosiyamaxamuud6936 Год назад
Subxannallah allahu akbar illahay nama tuso wax walidkii diliya iyo Wax ku af celinayaba waa masiiboyinka laga ducaysto
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋
@howareyou9702
@howareyou9702 Год назад
koley aniga waridintey ano weyn ayey iga dhinten dhaxalkii aniga wan ucafiyet caruurti kale waligey kuma fakerin dhaxal
@fatushhaaji4404
@fatushhaaji4404 Год назад
Wllyal wiil wllkey ah ba gacan cadow kujiro wa iga codsi qofwlpo oo Qoraalkeyga ah iguso duceyo inu Alle kaso dayo😭😭😭😭🤲
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Alaha kasoo baxsho abaayo gacanata cadawga
@fatushhaaji4404
@fatushhaaji4404 Год назад
@@ayaangobdoon3254 Aamiin abayo mcny mahdsnid 🤲🥰
@maxamuudcabdi3383
@maxamuudcabdi3383 Год назад
Allah gacanta cadawga haka so saaro
@asmacabdi1795
@asmacabdi1795 Год назад
Alhe haka Saro wllo
@nasroyuusuf5694
@nasroyuusuf5694 Год назад
😢😢alle haga soo saro abyo
@fatimaofficial6355
@fatimaofficial6355 Год назад
anigo hal iyo badh jiro ayeey hooyo dhimatey allah ha u naxariisto😭😭😭😭 waligee kuma firin hooyo kaliga ayeey i dhashey lkn abe ciyaal badan ayuu dhalaney hadan u ma socdo aabaheyga dhaxalkiis. waayo curda ayaan ahy aabe ayaa kaalmo iga bahan see wax ugu sogaa
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 Год назад
Subxana allah ilahey imaanka nagama qado ilahey ha u naxaristo hooyodas iyo iyo hooyoyinka dhan
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 Год назад
Wlhi walidikayiga waxa xumana u ma qudheene subaxanallah
@iqracabdi8755
@iqracabdi8755 Год назад
Subxanalaah walhi ayaaney wali kumaan fikirin xitaa niyadaayde kuma sodhacdo walhi bilahi hooyaday walhi waan jeclahay iyo abahay wali xoolohod damac igam galin abahayna wuxu ka shakeup shaqo dhaqalo padan walhi wali ma damcin hooyao waxay ledahay ganacsi ugaar
@qaalicabdicabdullhi2700
@qaalicabdicabdullhi2700 Год назад
Ayaanay wallhi qisoynkaga waa kahale Mardow.kosobira alla hakoxafido mcnto
@tigerabdiofficial
@tigerabdiofficial Год назад
Waa qiso xanuunleh laakiin waaqiso cibro qaadasho mudan
@shukriabdi2953
@shukriabdi2953 Год назад
Aabe Allah unxiirsto Amiin amiin
@nimcoali-sl3rt
@nimcoali-sl3rt Год назад
Aamiin
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 Год назад
Illah cumri dher iyo cafimad alla iisiyo Alle igamaqado Hooyo iyo abe wax lodhigo malahan
@fridasson848
@fridasson848 Год назад
Subxaanalaah ilaahow ilmaha caasi ha nooga dhigin
@nasteexocabsulqaadir8381
@nasteexocabsulqaadir8381 Год назад
Wal. Cayuudibilaah qof miyir qabo see hoyo mcn gacan ugu qaadayaa
@niizabusuri
@niizabusuri Год назад
Abaayo ayaaneey waa gageysanaayay qisada gabadha markey ka ka shekeyneysay oohinayaan is celin waayay wlhi ilinteyda waa ceshan waayay 😢😢😢😢😢😢😢
@mankanur7758
@mankanur7758 Год назад
Xasbuna Allah waligey wlh kuma fikirin inaa daxal ka sugo waalidkey waxaa ku fikiraa lacala hadee dindaan inaa raadiyo inoo yiro qof deen ku leh ama iyaka ee qof ku leeyihiin hadaa waalidkey luku leeyahay waan ka bixin lahaa lkn hadee iyuka qof ku leyihiin aan arko intaa ka so aruuriyo inta awoodo ayaan sadaqo u galin lahaa wixii awoodin neh waan iska cafin lahaa hadee handi ka dagaan neh maaajidyaal badan iyo agoomin iyo masakiimiin ayaan u qeewin lahaa Alx ilahey nakama digo kuwa walidkood daxal ka sugo iyo ilahey wiilkaan oo kale ilahey umada ilahey nama tuso acuudubillah waawa inkaar meel oo ka imaado la ogeen
@nimconfg
@nimconfg Год назад
Asc subaxanallah Abaayo hadaad aragto qof rabo dhaxal waalid Awal uurabay ineey dhintaan wallaahi Abaayo hooyo iyo aabo Allah hawnaxariisto Allah waxaan uga baryaa janatul farduus inuu Allah ugu deeqo Aamiin Aamiin Aamiin.
@nimconfg
@nimconfg Год назад
Illaah hadaan dareemaa hooyo iyo aabo la'aanta Abaayo waalidka Dunipace ugubqaalisan aanwaayay maal aduunyo wallaahi waxaan doorman lahaa ineey baahi iilajoogaan hadji laydeynaayo markaan hooyo iyo aabo maqlo waan ooyaa.
@indhauron7326
@indhauron7326 Год назад
Allow ubadka barii nogaa dhig yarabii
@fridasson848
@fridasson848 Год назад
Ilaahow waaridka u naxariiso kuwii dhintay iyo kuwa noolaba Ilaahow waridka noo xafid walalyaalow ilaah dartiis iigu soo duceeya abahay macaan ayaa iga xanuunsan my saxiibka kaliya een aduuka ku leeyahay waa abahay Ilaahow ii caafi oo ii xafid
@ubahabdullahi1689
@ubahabdullahi1689 Год назад
Allaha ku caafiyo
@nasriinanasramaxamed5941
@nasriinanasramaxamed5941 Год назад
Asc xbbti ayaan waana dhiirigalisey wllhi hore usoco abayo fani ayaatahy
@Sumaya1771
@Sumaya1771 Год назад
Walahy habo waxaa sheegaysa hantidooda inaan damce Walahy hadii cimriga inta I hadhsan lay dhaho cid sii yagaan u siin lahaa malinkii mid kamida xanuusto wlahay waxaad mooda ilmo aan dhalay inuu iga xanuustay beerka I xanuuna ilahay walidiinteena hano dhawro intii dhimatayna haw naxariisto 🤲❤💯
@subeerahmed4166
@subeerahmed4166 Год назад
ayaaneY wllo Hore uu zoco
@maxamuudcabdi3383
@maxamuudcabdi3383 Год назад
abaayo ani hooyo mcn wey iga dhimatay lkn abo waunolyahay waligey ma isdhihin kulana fikirin hangi waalid aabana Allah ha iixafido اللهم ارحم امي اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها الجنة الفردوس الأعلى وامهات المسلمين الأحياء منهم والأموات اللهم امين يارب العالمين
@nasriinalimahamuud8981
@nasriinalimahamuud8981 Год назад
alle aabhy haw naxariisto iyo intii waalid dhinty ba
@lugayar9163
@lugayar9163 Год назад
Maya walidka dhaxankooda kuma tashto waaa iga xaqiiiq
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe Год назад
Wnku salaamay ayaanay xbibti
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Kaaqaaday xbbt
@mahadahmed5789
@mahadahmed5789 Год назад
Gabar aya ahay Magaca haka baqin
@anfaccnaasir5318
@anfaccnaasir5318 Год назад
Hye 😂😂
@kulmiyehassanmumin4611
@kulmiyehassanmumin4611 Год назад
Ayany Aniga Abahy mar hore u dhintay ilahay haw naxariste wixi u ka dhintayna hoyden baaba no dhaxashay kadib hoyo hada sanad iyo 8 bilod Ay motanthy ilahay haw naxaristo ila hada wixi Ay ka dhimtay dahab iyo lacag maanu dhaxlan mana ku fakarno xataa hoydin waxay ka dhimtay Ka hadla oo dhaxlda xata gurigi Ay ku dhimtay oo Aan lahyn wuu xiranyhy oo ma kirayn oo ma dagin saas baa Allah markhanti iiga yahay qof walidki wayay wuxu ku dhintay muxu u Raad Radinya saas ban qabaa Ani
@xamdimuse921
@xamdimuse921 Год назад
Ayaane Kula mid baan ahay aabaha waa kuu duceeyey baa. Lagu dhahaa hooyo iyo aabe waa nool yihiin laakiin hooyo wax badan ma wada noolayn qurbaha bay jirtaa aniga iyo aabe dalkii soomaalia wada joognaa
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 Год назад
Subxnlh ilhow wxn ku jira ya mr kuso cesho aad labta galiside hoyadaa wlhi wx hooyo idhaho ayn wayay 🥺
@munomaxamede1726
@munomaxamede1726 Год назад
Wllhi waa xanuun hooyo mcn la aan teedah waa awaar Wllhi iLevo you my mom inta musli ah allh ah u naxriito dhamaan tooda io Inta xanuusan allh ah caafiyo 🥺🤲😭
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 Год назад
Subhanallah Allahuma najna.
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Год назад
Habeen wanaagsan ayaan qaali😍
@maxamuudcabdi3383
@maxamuudcabdi3383 Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@zidraali9150
@zidraali9150 Год назад
My wlhi Ayaany iskufakarnahy😘🥰
@deeqadeeqa-bb1gn
@deeqadeeqa-bb1gn Год назад
Waaw anaa uhoreeya caawa ayaan quruxeey 😘😘
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs walaashey mcn ayaan cadeey waan dhownahay adna sidookale
@luqmaan753
@luqmaan753 Год назад
alla xanuun badanaaaa ayaaaneey qisadaan lkn qisadan waqti horaaaa hawada soo gilisay haddana arkaaa xaa dhacay,
@sheymaayaasiin
@sheymaayaasiin Год назад
Ayaan quruxey waa ku taagera noolow abayo 💖❤️‍🔥ilahow haku xifdiyo.
@sahuur3269
@sahuur3269 Год назад
Ayaane abahey iyo hooyadey aan wayee maxaan kufali dhaxal iyagaa iga qqlisan alle haku cadumo janatul firdow iyaga iyo musliminto dhan aamin
@maxamuudcabdi3383
@maxamuudcabdi3383 Год назад
سبحان الله اللهم امين يارب العالمين
@xaliinoomar2411
@xaliinoomar2411 Год назад
Ayaaneey abaayo xagee joogtaa quruxeey
@aaminocusmaanismaciil4205
@aaminocusmaanismaciil4205 Год назад
May wlahi
@somalicitizen6807
@somalicitizen6807 Год назад
Qisadii meedey muna ayaan
@fatumahassanhassan3423
@fatumahassanhassan3423 Год назад
Maya wallahi anigo yer ayu abaheyga dhintey ila manta nag weyn an ahy waligey madihin abahey muxu kadhintey alx daruf walibo an kujiro mabo xasusito
@mahadahmed5789
@mahadahmed5789 Год назад
Wan ku salaamay xabiibti ❤❤❤
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Ayaan Qaali 💖🥰💖🥰🥰🥰💋🥰🥰🥰🥰
@fadumomohamed3422
@fadumomohamed3422 Год назад
Maya hooyo weey dhimatay ilaahay Bay nooga tagay waan koranay ilaahay waan irsaaqay
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 Год назад
My wllhi ayaaneey
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Ku saliya NNK SCW
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@naiimadirir946
@naiimadirir946 Год назад
Ayaaney waxaa tahy wehelkeyga xaafda Io wadada ALLHA Ku xafido xppty🤲🥰
@hamdaabdinoor5238
@hamdaabdinoor5238 Год назад
Lkn awowgey hoyadey abahed ayaa nool waa 90 jir axllh 😇😇
@kaafiyocismaan5337
@kaafiyocismaan5337 Год назад
caawa ana u horeyo😆
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 Год назад
iskdaaa hantiye wleigy kumafakarin aabahy yaa dhinty 2015kii ayaan gobey ina gobdooney wlhy mid wllky idhaha aabe xolohisa maa ladhxlo annh hami igamamagalo
@hapifaysial6189
@hapifaysial6189 Год назад
Wcs xbbti waalidka waa qaali alle hano daayo wllhi dhaxal iska daayo hooyaday ina khabar xun iga maqasho majeceli guri 8 qola aya ku jirta hooyo Ana kiro ayaan galaa intaas jeer aya hooyo tir ilasoo daga wllhi wnka diiday sababta oo aha aniga aya ikorisya ilmahayga korina mayso alle caasi hang dhigan
@nasroyuusuf5694
@nasroyuusuf5694 Год назад
Mya wlhy iyagaa hanti igu filan wlhy
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Subxanallah
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 Год назад
Somalida odugu wuxuu guursadaa dhoocilyar waxaa u bilaata nolol cusub
@hamdaabdinoor5238
@hamdaabdinoor5238 Год назад
Hoyadey ano 4 sano jiro dhimatey abahyna anoo 14 sano allaha unaristo lkn cawa aabahay ayan zaaid utabey ileen asagaa naso koriyey hadana 16 ayaaan jiraa runtii 😭😭🥺
@aliyaupdila564
@aliyaupdila564 Год назад
Maya walhi
@farxiyomaxamuudaxmad7605
@farxiyomaxamuudaxmad7605 Год назад
my wlhi man damce hoyo mcn 😥🥺
@NagadMaxamed-hf8ro
@NagadMaxamed-hf8ro 10 месяцев назад
My walaahi
@kaafiyocismaan5337
@kaafiyocismaan5337 Год назад
wcs
@istaahilmaxamad2057
@istaahilmaxamad2057 Год назад
Wcs ayaaney xppti allaah ha ku xafido 🥰🥰🥰
@najmaahmed4139
@najmaahmed4139 Год назад
Wcs
@farhiyaabdiwali7298
@farhiyaabdiwali7298 Год назад
Inkastoo hoyo iga dhimatay igu soduceeyaa walaahii wihiil laa aan andaremay
@xamdixuseen0146
@xamdixuseen0146 Год назад
m.a abayo ayaan wanba iska jeclhy
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 Год назад
Waligay kumafakarin kumafakaridoono
@farxiyomaxmedadan2590
@farxiyomaxmedadan2590 Год назад
aamiin
@luqmaan753
@luqmaan753 Год назад
XASbunaLLAH
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 Год назад
Wlhi ma dawani karayo tani
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Wcs ayaan Qaali sharafay ❤ ♥
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Amiiin
@istaahilmaxamad2057
@istaahilmaxamad2057 Год назад
Aamiin yaa rabiiii 🤲
@sagalsyaad5524
@sagalsyaad5524 Год назад
Walhi may
@xafsaibraahim4091
@xafsaibraahim4091 Год назад
Maya ayaneen
@farhiyaabdiwali7298
@farhiyaabdiwali7298 Год назад
Lakin hoyo iyo abo la aantood waa abaar
@anfaccnaasir5318
@anfaccnaasir5318 Год назад
Ani walidkeyga dhaxal kiisa kuma tashto ano 12jir abahey dhintay wuxu dhaxal ka tagay aderadey gacan ku hayan mana arag hada walidkey wayana maxan hanti ku fala naf ka qalisan aanba waye hooyadey wexe igu dhihi jirtay illaa hadana i dhahda meel aa c/naasir ka wene mexe hanti notare adi si fcn wax u baro adaa bari wax itaraye
@ayaansimanayuuzh7875
@ayaansimanayuuzh7875 Год назад
Wlhi hanti iska dhafa waxan iswaydiiya hoyada iyo abaha haday dhintan sidee xaladada noqon lahed ayan ka fikira xanunka sidas ah sidee ugu adkeysan dono
@kaafiyocismaan5337
@kaafiyocismaan5337 Год назад
abayo
@caliinaabdi7641
@caliinaabdi7641 Год назад
Alla.wlley hoyoday io abahyba wayaye maxaa kufalayaa hantidoda ilhow idaaaa hoyo abe indha xumadaaas
@istahilmahamed2113
@istahilmahamed2113 Год назад
Asc wllshyna ayaaan horta video ma wada dhameysan hdi aan suasha kaga jwbo wlhie ilahy aya I maqlaye inan hooyadey mcn xoolo ay ka dhimatey ilahy imaba baahi even xita hdi ay igu soo aadi laheyd wan u sadaqeyn laha manta aabo ima noolo oo ano caloosha ku jiro ayu dhintay manta oo 23sanno jiro ila an kasoo gaaro iyada uso dala dhacdey nolosheyda aabo, zhp, walal, eedo, haboyar dhamn iyada I noqotey manta iyado wayo duni an helayo wax ay ii tareyso ma jirto wyo rajada an ku nolahayba wa iyada ilahay walidkena ha ino dayo inta ay ka dhimateyna allaha u naxariisto😇🤲🤲🤲
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Alaha kuu daayo xbbt cimrigeedana alaha dheerweyo
@aminamuhumed9012
@aminamuhumed9012 Год назад
❤❤❤❤
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
🥰🥰🥰🥰
@farhiyaabdiwali7298
@farhiyaabdiwali7298 Год назад
Maya lkn haday igu soo aado wan usada qeenlahaa waa ridka
@seynababdikarin8244
@seynababdikarin8244 Год назад
Abayo waxta ogata halmalin tala eey ku siiyan waldikaag ayna goonin 100 kun oo lacga ah mcnto alh noo deesto walidkeena waa tiirka noolshe
@queenfaiso
@queenfaiso Год назад
👑👑😓
Далее
Документы для озокомления😂
00:24
Ах как прекрасно
0:17
Просмотров 24 млн
Chinese kung fu ||#shorts
1:00
Просмотров 32 млн