Тёмный

QISO JACAYL AAD UXANUUN BADAN❣️ 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 226 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 117   
@maryamahmed7078
@maryamahmed7078 7 месяцев назад
Ayaan abyoy hooyadey wayku tageerta magaceeda qisadan qisada ku xigto kuso qaado faadumo la dhahaa waa codsi abyo allah ku barakeeyo🥹❤️
@kamalali79
@kamalali79 7 месяцев назад
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@kamalali79
@kamalali79 7 месяцев назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 7 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@maysamohamoud5754
@maysamohamoud5754 7 месяцев назад
Ayaaney Qisadii Dulmiga Nuura Mid U Eg Aya Somaaliya Ka Dhacday Xalay😢
@FaadumoShaaf-tf4lx
@FaadumoShaaf-tf4lx 7 месяцев назад
Saaxiibay maa naga dabagaysid 😂😂😂😂😂😂
@user-wo4mx3ve2p
@user-wo4mx3ve2p 7 месяцев назад
Ayaanay baryahan carabta ayaan gobdoon la baratee😂❤ alle haku xiftiyo wll ❤❤❤
@RaxmoCabdulaahi-yy6df
@RaxmoCabdulaahi-yy6df 7 месяцев назад
Haa ayaaney wan galay xasuustii habeen kii an lakulmay xaajigayga❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 7 месяцев назад
Ku saliya NNK SCW SCW SCW
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 7 месяцев назад
Wcs ayaney subaxdii dawanaa ani insha alh ❤ ayaan qurux alow nokaa xafid ya alh
@maryammohamed5116
@maryammohamed5116 7 месяцев назад
AYAN ❤❤
@user-hu2wc7qh3s
@user-hu2wc7qh3s 7 месяцев назад
Mahadsanid wllshy Allha ku xafido 🤲
@user-ub8gw1gc9d
@user-ub8gw1gc9d 7 месяцев назад
Ameen wlhi waa xasustaa hadanaa 4 ilmo hesanaa alx❤❤
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 7 месяцев назад
Ayanna wllo channel ka qayb podcasts ah ma ku soo dartid wllo waa adigii dhahay wax cusub baan soo wadaaye wllo adoo mahadsan hadaad awoodo xppti😊❤
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m 7 месяцев назад
Asc ayaan gobdoon haben wanagsa mahdasanid xabibti alla haku xiftiyo ❤❤❤❤ hore uu soco 🎉
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 7 месяцев назад
ayan salama Caleykum maasha Allah jimco mubaarak illahay haku brakeeyo aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 7 месяцев назад
Abyo leylaa adon qalad ii fahmin salaanta iska sax salaama caleykum ma wanagsanasa salaanta islaamku waa Asalaamu caleykum
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 7 месяцев назад
Mashaallah hbbti keep going hormar wacan abyo ❤❤❤
@Najminaa
@Najminaa 7 месяцев назад
Ayaney meshaan T.V saf lofadhiyaa 🤣Ani koow ka ahay🥺
@jalaqsan
@jalaqsan 7 месяцев назад
Insha allaah abaayo
@sahraxaashicolow7776
@sahraxaashicolow7776 7 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@canabqardho7963
@canabqardho7963 7 месяцев назад
Wwww waxas baa kaa cod ah ayaan waba hesi kartaa bayo 😂m.n cod mcn❤I gurso maha ayey dhahday ayaan sax wye qof waxaa fcn inaad wado cad isla martaan oo run ad ku wada so cotan thnkis ayaan dheyman ❤
@QaalikaadKaad
@QaalikaadKaad 6 месяцев назад
aaaamniin yaa allh❤❤❤🎉🎉❤🤲🤲🤲💚
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 месяцев назад
Wcs my abaayo ayaan cadeey maasha allaah aadbaan kuu salaamay inbadan
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 7 месяцев назад
Ayaaney jacayl ku wayadi aad so marten bu macana jacayl ku wuxu macanada marki qofki ad is jeclayden ada marwalba arkeyn marwalba ismaqlen lkn hada adaba dhibsanaya qofkaan sa u arkaysi in yar ban kaso gara xiliyadi jacaylku inlays arko ay adked in laysmaqlo sido kale ayaney nimanka mid an dacad aheen baa hada waydisi iska kale mustaqbal ban kaleyaha 2 bari kadibna melu kabaxay mogid 😅
@QaaliAbdullhi
@QaaliAbdullhi 7 месяцев назад
Wcs abayo first person qisada xigta magaceyga❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 7 месяцев назад
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo mahadsanid
@drs-mushtaqhassan7718
@drs-mushtaqhassan7718 7 месяцев назад
So dhacyeey ❤ Lakin ayaantaan wanku waayey ayaaneey abayo qisooyinkaga aad ayan u jeclahay waayo waxan dareema inay xaqiiqo yahiin Ana sheeko ayan kuu haya aniga igu dhacday mar ayan kuso qaban doona insha Allah
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 7 месяцев назад
Thanks qli ❤❤❤❤❤
@XasanUbax-e4v
@XasanUbax-e4v 23 дня назад
Labo week ayaa kaso waregaty❤
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 7 месяцев назад
Ilkaha u eg daruurtee Ciridkaaga duhulka ah Mowluhu ku daahiyo Dibnaha dhuxusha moodee Mar mar dib uga feeydiyo Sanqaroorka soo dagay Indha deeraleey Daymada xishoodka Markaad luqunta dadabtaa Kolba laygu didayaa OO layga darayaa Indha deeraleey Dumar ugu fil rooneey Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu metaaleey Da’ada tii todaba toban Gugan loogu darayee Indha deeraaleey Dib timaha u dhacayee Diilimaha dhabarkiyo Garbahoo dhan daahiyo Sida tixida xaada Dayruwaha qadaadkiyo Sunayaasha duuga Caman doombir laayeey Daymada xishoodka Markaad luqunta dadabtaa Kolba laygu didayaa Oo layga darayaa Indha deeraleey Dumar ugu filrooneey Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu metaaleey Da’ada tii todaba toban Gugan loogu darayee Indha deeraleey Markaad socodka damacdee Daganida talaabada Miisaanka lagu daray Laafiyaha la daawado Dadku wexeey yidhaahdaan Meey daarin cidee Daa’uus la moodyeey Daymada xishoodka Markaad luqunta dadabta Kolba laygu didayaa Oo layga darayaa Indha deeraaleey Dumar ugu filrooneey Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu metaalaay Da’ada tii todaba toban Gugan loogu darayeey Indha deeraaleey 😂😂😂😂😂ayaanna heestaan dhiigbaad ka keentay Eeg waryaa xalaybaan is waydiinayay war baryahaan qoftii ayanna ahayd heestii indha deeralay ma iloowday tolow😂 Intasina waa kaftan ina hooyo😂
@user-mw4th1zc7l
@user-mw4th1zc7l 7 месяцев назад
Mashaa allaah abaayo macaan cod ayaad leedahay
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 7 месяцев назад
iyo kusodar qaliyey gabdhii saxapdad asbuci mid kamid ah
@QaalikaadKaad
@QaalikaadKaad 6 месяцев назад
Caleyhi salaatu wasalaam❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
@fadumoabtidon3586
@fadumoabtidon3586 7 месяцев назад
Ayaan goobtoon asc😊❤❤
@umumuxidiinwehliye3704
@umumuxidiinwehliye3704 7 месяцев назад
😁😁😁👍👍
@najmoxaaji9143
@najmoxaaji9143 7 месяцев назад
Wcsm waxm wbrk first one ❤❤❤
@maryancabdi7488
@maryancabdi7488 7 месяцев назад
Aac🤲🧕😇👋
@FaadumoMuhammedIsmaeal
@FaadumoMuhammedIsmaeal Месяц назад
Wlhi qasad carabtu wawada xiso❤❤
@user-dk9dv1be7j
@user-dk9dv1be7j 7 месяцев назад
Ayaaney abayo heestan waa daalisay Abayo iskada hanasato ee❤❤❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 7 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@FaadumoMuhammedIsmaeal
@FaadumoMuhammedIsmaeal Месяц назад
Kkkkkk ayanay wa lagu birqayeee xasuus yaaad gashay lkn wn is egeganayeee ale ha iskukana simo❤❤❤❤
@user-po3gp8nj3m
@user-po3gp8nj3m 7 месяцев назад
Wnku slamay wllshy mcn ❤
@ayaanjaamacdheeman9706
@ayaanjaamacdheeman9706 7 месяцев назад
Ayaney waku jeclhy keep going ❤
@Akimsusac
@Akimsusac 7 месяцев назад
Ayaan abyo qiso igu dhacay xagee kala soxiriiraa abyo waxan rabaa ina ku shegeo mahadsnid
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 7 месяцев назад
Fcbook pejkayga ayaan gobdoon
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 Месяц назад
wllhi qisadan habo sawda kadawadi m.a❤ habo aayan
@user-ep5tq2wo5g
@user-ep5tq2wo5g 7 месяцев назад
❤jah
@user-pk6tv6hu2x
@user-pk6tv6hu2x 7 месяцев назад
Hhhhhh😂😂😂😂 walshy ayaan wad igaqoslisy
@lugayar9163
@lugayar9163 7 месяцев назад
Qisoyinka somali aya kahelaa sobadi
@user-nu6pm5cl5z
@user-nu6pm5cl5z 7 месяцев назад
Wcs waansugaaye 🎉❤
@user-pj9mv7mq3h
@user-pj9mv7mq3h 7 месяцев назад
Horay usoco abyo mcny ❤❤
@nafisofaarax2934
@nafisofaarax2934 7 месяцев назад
Alla ayaaney cashir ayaan kugu qoranayay wllhy markaa tiri odaygii ayaa meshaan kasoo baxay intaan isku naxay ayaan cashirkiyoo dhan kasoo jedsaday odayga muxuu dadka jawiga jacayl kujira oga qasaa bal alla muxuu inkaar qabaa kaas uma ducaynin aniga mogoo inkartayduu qabaa😂😂😅
@user-bh3ln7vy7x
@user-bh3ln7vy7x 7 месяцев назад
Hura usoco
@SaadiyaRoble
@SaadiyaRoble 7 месяцев назад
Scw scw scw
@c.qaadirmaxamad4567
@c.qaadirmaxamad4567 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@Lgg37
@Lgg37 7 месяцев назад
Anigu ilaa hada waxa aan ka fikiraa calafkayga meeshaan kula kulmi doono Iyo siduu u ekaan doono single nimo heerkaasaan maraynaa😂😂 Yaa alllaah mid khayrqaba nala kulan sii
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 7 месяцев назад
Xiligaanla kulmayay ala maxaan Baqayay gariir aa igaso Hadhay😂😂 waa xasuusta Habeenka
@ayaanjaamacdheeman9706
@ayaanjaamacdheeman9706 7 месяцев назад
❤❤❤
@NafisoHusseinYusuf-pm2oy
@NafisoHusseinYusuf-pm2oy 7 месяцев назад
Ala maanta comments anaa ugu horeeyo wooow 😂😂😂
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 месяцев назад
Ayaan gobdoon ❤
@user-tq1fi4vt1z
@user-tq1fi4vt1z 7 месяцев назад
Wale kulan cajiba ahay wayo waa lakala cabsanay in mrka kulanay in io xajigeyga 😅😅
@barwaaqomuahammed
@barwaaqomuahammed 7 месяцев назад
Ayaney heestan Adan kugu bartay wlhi. Waxan ka yabayaa inay heestu ku tiraaah Ayaney hayqaadin 😂😅
@Fowsiahassan
@Fowsiahassan 7 месяцев назад
Thanks qali❤❤🥰🥰🥰
@ayaanjaamacdheeman9706
@ayaanjaamacdheeman9706 7 месяцев назад
hppti
@AmiiraIsmaaciil-l7v
@AmiiraIsmaaciil-l7v Месяц назад
ilinta xita waa ceshan wayey 😢
@falishassan528
@falishassan528 7 месяцев назад
Qisada carabta waan kuhaystaa aniga ahaantayda
@Hibohabbon
@Hibohabbon 7 месяцев назад
Ayaney alle haku xafido
@user-bh3ln7vy7x
@user-bh3ln7vy7x 7 месяцев назад
@user-nc2bn5zd1e
@user-nc2bn5zd1e 7 месяцев назад
Asc abayo Sethy wan kusalame Adi iyo dhaman inta kugu xiran waxan ahy gawar ad kugu xiran qisoyinkaganah ad udhagesato waxan rajeyna Sidey gabdhahan walalahey ugulesten anah inan uguleysan Dono inshallah 😢😢ani waxan rawaye qisadeyda ina kula wadago hadu illahi Karali noqdo balse 😢😢wali wey socota mey soo gaba gabowin 😢😢😢😢inata dhiban illahi dhibka hakaqado isoduceya culeyska isaran inu illahi marun iga dulqado 😢😢😢wax walbo Waa losamraa 😢😢😢😢
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 7 месяцев назад
eshcala yaacod mansha alah ❤
@hanimacalin3267
@hanimacalin3267 7 месяцев назад
Aaaamin ya rabi ayaney
@ZamzamMohamed-lf4bv
@ZamzamMohamed-lf4bv 7 месяцев назад
Ayaney❤
@user-yi5qz9yf1v
@user-yi5qz9yf1v 7 месяцев назад
Wcs abayo❤❤❤
@jalaqsan
@jalaqsan 7 месяцев назад
Asc.asxaabta iyo abaayo qaali ah
@user-yk5ot3nj9k
@user-yk5ot3nj9k 7 месяцев назад
Masha allah ayaaney❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyanishAbdullahi-tx6fn
@AyanishAbdullahi-tx6fn 7 месяцев назад
WCS mcnto
@KiinaliKulane
@KiinaliKulane 7 месяцев назад
Ayaaaan ❤❤❤❤❤❤❤️💯🙏
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs 7 месяцев назад
Waxaan kula kulmay gurigeena waligayna meelkale kulama kulmin
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 7 месяцев назад
Mahad sanid wllo ❤
@user-in4wb8qy4z
@user-in4wb8qy4z 7 месяцев назад
Ayaaney abyo qisoyinka Somalia janalkan Naga dhig abyo pls😊
@indhouroon2812
@indhouroon2812 7 месяцев назад
Wcs abyo muhiimadu waa qiso cibra qaadasho mudan iney thy❤
@Farhia-
@Farhia- 7 месяцев назад
Ayaaney xitaa qisoyinka carabta daawasho badan ani teamka carabta rabanaa kujiraaa meshas hanoola jiido😂✋
@user-tu3dg4dl8r
@user-tu3dg4dl8r 7 месяцев назад
M.a ilahow noodaa Habo Ayaan waxan shekadada uga maarmay heesaha iyo musikada sidaan kubartay iyo intaan ku Aqqan hees waa iga xaraan m.a
@amranmaal1411
@amranmaal1411 7 месяцев назад
Jah ayaaneey cod baad igaraacda waa markii kobaad een comment soogoro ❤
@simplevologs
@simplevologs 7 месяцев назад
Qisada edayaasha waxee dhyaan gwdhada 3bil lqaba 6bilood uur ledahe dhahayan
@user-ty3mx4hu2j
@user-ty3mx4hu2j 7 месяцев назад
AYAANEY INAA GAABANTAHAY KUU MALEEYE MARKAA KU ARKAY AY JOOG DHEER AA TAHAY 😊❤
@user-xk2le6je5j
@user-xk2le6je5j 6 месяцев назад
Haye gaabey
@user-zb2ey8yh5l
@user-zb2ey8yh5l 7 месяцев назад
Ayaan walaaleey kuwo hada faanaaniin ah ayaaba ka cood macaantahay alla yaa cisag in taasna waa kaftan
@NajmaMohamed-l9f
@NajmaMohamed-l9f 7 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amaalgaraase8174
@amaalgaraase8174 7 месяцев назад
Ani gaabey laygu wcaa lkn ani inaa gbnhy uma mleeyo 😂 ayaney
@FathiaFathia-un5xo
@FathiaFathia-un5xo 7 месяцев назад
Ayany talow maxaudabedona labadlda maldilidona😢😢
@user-ou4id6bb1y
@user-ou4id6bb1y 7 месяцев назад
200k comingsoon qLi🎉
@falishassan528
@falishassan528 7 месяцев назад
Ayaanay hoyoyaday haday qof kukacdo anaga dhan waana looyabaa dabkaan saarnan jirnay
@user-kx6lt6dh3e
@user-kx6lt6dh3e 7 месяцев назад
Ayaaneey inaan xasuusto mana rabi delete ayaan ku sameeyay laakin Ubax baa ilaaheey iga siiyay ayaa dartood ayaan dhoola cadeeys been ah ayaan iska keenaa, waan xasuustaa laakin nafta Ayaan u sheegaa ha igelinin badahaas qisadeeyda hadaan ka Sheekeeyo mindhaabook ayaan ka qori karaa Jaceeyl ka aduumka ilaa naceeybka aduunka 25 years maxaa u maleeynee
@user-xv4xg6ty4h
@user-xv4xg6ty4h 7 месяцев назад
Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😮😮😢😢🎉🎉🎉🎉🎉
@user-xv4xg6ty4h
@user-xv4xg6ty4h 7 месяцев назад
Ayaan jacely❤❤
@user-xv4xg6ty4h
@user-xv4xg6ty4h 7 месяцев назад
Ayaan jacely❤❤
@ZaynabMaxamed-ou1nj
@ZaynabMaxamed-ou1nj 7 месяцев назад
Wsc abaayo ayaan cadey ❤❤❤❤
@user-bh3ln7vy7x
@user-bh3ln7vy7x 7 месяцев назад
💪🏽💪🏽💪🏽
@qureeshqaali4519
@qureeshqaali4519 6 месяцев назад
scwscw 🥰🥰❤❤
@user-cm3ol3mj9n
@user-cm3ol3mj9n 7 месяцев назад
@user-kq7jv9hv8j
@user-kq7jv9hv8j 7 месяцев назад
Kwrn ayaaney lacala hdaa qoraalkeyga aqridid kuwa hda jilaya jacaylkaas oo inta loo diido gabadhu iney baxdo oo wiilka daaqada usoo istaagayo hlkaas sheekadoodu dhiin dhiin katahay😂😂😂😂
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 7 месяцев назад
Caajiibwaaye
@shukrijimale9631
@shukrijimale9631 7 месяцев назад
Ascww Walaaleey Qiso la soodaayey Ha nagu soo celin Waxaa sheegay wiil soomaaliyed Waa ileys Channel
@user-ty3mx4hu2j
@user-ty3mx4hu2j 7 месяцев назад
M.ogo abaayo dhoowr mar nooo sheegtay
@qureeshqaali4519
@qureeshqaali4519 7 месяцев назад
Scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw ❤
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 7 месяцев назад
No dhex gli kuwa somlida ❤
Далее
QISO JACAYL AAD UXANUUN BADAN ❣️
25:19
Просмотров 14 тыс.
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 8 млн
A small kitten was dumped #cat #kitten #cutecat
00:41
SHIRQOOLKII NINKAYGA IYO BEENTII DUMAASHIGAY😭
36:28
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 8 млн