Тёмный

Qiso jacayl tii ugu yabka badnayd wn hubaa hadaad dhagaysato ma ilabaydid! 

Sawda Qaalib
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

#sawdamohamud #qisooyinka Please don’t forget to subscribe my channel thanks show more

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 110   
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад
Wlh wn la ilmeeyey xnuun badana waalidka qaarki waa dhib bdanyhin😭😭 gabdhi illaahy haw naxaristo
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 Год назад
😢 😭 Waa Dareemi Karaa Wallahi Qof Uu kadhintay Qofkii Uu Jeclaaa I really Can Feel that Pain 💯
@farhiya.ahmedahmed4975
@farhiya.ahmedahmed4975 Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي سوده ماشاء الله تبارك يا حنونه احلى قصه مااحملها
@AMO00165
@AMO00165 Год назад
Oh my gosh i can feel that pain .all the problem is father
@SalmaAhmed-t3h
@SalmaAhmed-t3h Месяц назад
Saying gosh is haram. It is like playing with God's name
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Год назад
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم امين يارب العالمين
@nastexonalka3617
@nastexonalka3617 Год назад
Walalhi wan calool xumaaday in ey dhimatay gawadhaas wan qaadan waaayay
@Khalanjo673
@Khalanjo673 Год назад
Shukran abaayo waa qiso xanuunbadan 😢😢😢odey duli ah ayaa kadhex shaqeeyay noosoo badi qisooyinka jaceelka ah
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Год назад
Wlhi waad iga qoslisay awawgeni ayaa dagdagi jiray allow samiir isii ayaan marwalba ku ducaysta alle hay aqbale
@abdikadirmohamedmohamud1624
SM. Jclkagi Ugu horeyey iyo Kan Hada nogasoo qisooo.
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Год назад
Jasakallahu khyr wll ilaahay khatumada khyr haygu khatimo ilaahay cibadada naga aqbalo dadka bila salada ah alle haso hanuuniyo inakana cibadada alle hayno siyadiyo walidken intii dhimatay alle how naxariisto qabriga alle how nuuro iyo intii kale dhimatayba naftu meel ay nala gadhiba ilaahayba og intii xanuusana alle hayno cafiyo aamiin yaa allah
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Walashy🙆🙏 Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka yeelo Abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi
@abdikadirmohamedmohamud1624
Jclki aadunka xaqiiqdi. Mahsnid wllshy SM.
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 Год назад
Ani iyo hooyaa qaybta 2 sugaynay sowdaay mahadsanid mcnto
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Igu salaan abaayo hooyo macan
@farduuscali8281
@farduuscali8281 Год назад
ما شا الله حبيبتي احل قص الله يحفطك احبك في الله❤
@hussienabdullahi-yd2by
@hussienabdullahi-yd2by Год назад
Asc wll sawda Allah haku xifdiyo Qisoyin Layaab ilyo cibro leh ayaad Soo gubisaa
@abdishugri6930
@abdishugri6930 Год назад
Kani #jacayl maaha ee waa #تعلق waana cudur allah hanaga badbaadiyee.
@umuruweydo476
@umuruweydo476 Год назад
Ilahay amarkii anigoo soo saaray ayaa markii aan qaybta 2marayo dib ugu noqda qaybtii 1aan inaa like soo saaray sida aan uxiisaynayo walashay sowdo
@ayanahmed915
@ayanahmed915 Год назад
Wlh waa qiso xanu. Badan abyo sowda
@farhiashiekh917
@farhiashiekh917 Год назад
keep going qali alle aqliga Hakuu siyaadiyo
@munamaxamed9740
@munamaxamed9740 Год назад
Layaab wllhi waa qiso xanuunbadan wllshy sswda Maxamed allha haku xifdiyo
@umishaaragsan6990
@umishaaragsan6990 Год назад
Qisadan wlhi mrka maqlay ila hda ilinta indhahayga xad la an by uga socota subxanallah
@shugriwarsame7628
@shugriwarsame7628 Год назад
Walahi waarafad ilahay hawnaxaristo gabadhaas miskiinta jacaylku waa wax aad uxun walahi ani aadan oga naxay ilahay nagumarido hadad wax jeclanayso waxa fiican ilahay iyo rasulkisa inad jeclahy ayagad kulibanine lkn biniadan jacaylki saa qasaaro ilahay namagaliyo
@bahjabilan2350
@bahjabilan2350 Год назад
Allaha unaxaristo gabdhas anaga Wa qiso xanun badan jacelkana wa wax jiro Wana lowasha Wana lodhinta
@KhadraAli-pe4bg
@KhadraAli-pe4bg 5 месяцев назад
Abayo aniga iigu dhacady qof aan isa jecelan ba qofkale iiga racaay qalbigii malin ka ama habeenka ii jabay ila hada uu ii jabanyahy waxan u galy komo
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah waa Qisa Cajiib ah Waaye
@fatushmuqtar4748
@fatushmuqtar4748 Год назад
Ya Allah abahaas diib badnayaa
@kaamilajamacnuur8102
@kaamilajamacnuur8102 Год назад
Wllhy wa qiso aad u xanun badan
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 Год назад
Ani iyo hooyaa qaybta 2 sugaynay sowdaay mahadsanid mcnto
@kadijaali4753
@kadijaali4753 Год назад
Masha Allah walashay sawda wa qiso jaceyl ad u xanun badan ( lakin abaha Allah qeyr siyo naf dhan bu dilay😢)
@abdialinoor2371
@abdialinoor2371 Год назад
MaashaAllah tabarakAllah qiso kaqurux badan runti waa yartahay ama maba jirto
@hadillaium
@hadillaium 7 месяцев назад
Ani markaa sheekadiisaba maqlo io inuu gabar jeclyahy mwa ogalaaden guurkaba wlhi gabdhaha carbta baraanbaro miyaa aa is dhahee😂 Alla qisada xanuun bdna😢
@RuweydoAbdimuuse
@RuweydoAbdimuuse Месяц назад
Allaha nawada samarsiiyo dhamanteen❤
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Год назад
Asc abaayo Sawda sidee tahay? Walaal isoo duceey seygeygii baa IGA dhintey in 9 maalmood Laga joogo 🥺😭meel aan kaala Soo xiriirana isoo sheeg walaalo asxaabtadana ha iso duceyaan plz
@afnaanabdi5189
@afnaanabdi5189 Год назад
Ilaahay ha unaxaristo qabrigiisana ha uwaasiciyo marti lajecelyahay allaha kadhigo. Samir iimaan leh allha ha kugu arzaaqo, haduu awlaad katagyna allaha kula korsho
@afnaanabdi5189
@afnaanabdi5189 Год назад
Subxaana allah wax sanad ka yar muuba ku ilaaway gabadha dartii u dhimatay, walle horaa loo yrir nin dhintay kabihiisa karoon
@a.m.x747
@a.m.x747 Год назад
@@afnaanabdi5189 Hee maxaa suubin qof dhintay Maa laso calin karaa
@a.m.x747
@a.m.x747 Год назад
Ilahi ha,unaxariisto wlaashay Samir iimaan alaha kusiiyo
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Allah samir iyo imaan allah hakasiiyo abaay ❤❤❤❤
@DeeqaXasan-ji7mz
@DeeqaXasan-ji7mz 2 месяца назад
😢😢😢
@RahmaMizan-sz5kl
@RahmaMizan-sz5kl 3 месяца назад
أختي سودا عندي لك قصة لكن وين ابحس عن رقمك عندي لك قصة عبرة لي ناس
@AyaanCaliabdi-z2s
@AyaanCaliabdi-z2s Месяц назад
😂
@jamaalcabdi6714
@jamaalcabdi6714 Год назад
Waxa colada noga degi weysy waba degdeg iyo fududeysi
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 Год назад
Ax ax alla qisadu xanun badana sowday noo soo badi qisoyinkan oo kale xoga dhimashada gabadha hadi laga reebo wey macaneyd
@CuudAxmedNuur
@CuudAxmedNuur 7 месяцев назад
Qof wax jecel baa daremi kara walhi abayo
@qaazimabdulahi277
@qaazimabdulahi277 Год назад
Wllhi waa qiso cajiib ah o cibro qadasho mudn alla aabayaasha carbed madax adakaa bisinka
@ZAMZAMCARABQORANE
@ZAMZAMCARABQORANE Месяц назад
Wallhy waa ooyay 😢😢😢😢😢😢
@Sumayahenna
@Sumayahenna 2 месяца назад
Wadno xanun bdna 😢
@Zaynabsheiknour
@Zaynabsheiknour 2 месяца назад
😢😢😢😢😢 ax
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 Год назад
Naa Ina adeer kubari igudhacaybaad isoxasusisay hhh
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Sorry wllo
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Год назад
😭😭😭😭
@SihaamCabdicasiis-gh7xw
@SihaamCabdicasiis-gh7xw 2 месяца назад
Waa qiso xanuun padan runtii😢
@SalebanXamse-zg7rl
@SalebanXamse-zg7rl 6 месяцев назад
Walaa wax ma jelaatay adigu
@ifraaxcabdi9255
@ifraaxcabdi9255 10 месяцев назад
Ax ax qiso xanun badanba ku dhacdey wallhi 😢
@axmedibraahin7279
@axmedibraahin7279 Год назад
Thanks sawda
@BEELDAAJISO
@BEELDAAJISO 2 месяца назад
Alla jacayl waynaa sawdaay❤😢😢😢
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 Год назад
Tan qiso wa dhaftee alaha unaxariisto gabdhas😢
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 Год назад
Haduu dhab ujeclay moxo iskudiliwayay Maskinti dhimatay alla unaxaristo jeceel waa rafaad
@muslimgirl6355
@muslimgirl6355 11 месяцев назад
😂😂😂😢mxaa lbadeena isku fikir Naga dhigay😭😂
@SalmaSiyad-q4c
@SalmaSiyad-q4c 29 дней назад
Ma ilaahaybu kafogan laha Gabadhi dhimatay masocelinkaro Intuu murugon karay wuu murugoday nin rageed bu ahaa jacaylku dhabka yahy 😢
@nimconimco7203
@nimconimco7203 Год назад
😭😭😭
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 5 месяцев назад
wllhi dhawadh dhimati ka naxaye😢 Allo unaxristo will ijecel oo naxris le allo isee😢
@maizaupdirizakmaizaupdiriz8456
Wllhy aad ayaan uga helay
@yassinaden4300
@yassinaden4300 7 месяцев назад
❤❤❤
@AbdirahmanHassan-xr6jo
@AbdirahmanHassan-xr6jo 11 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muhachannel5140
@muhachannel5140 Год назад
ماشاء الله تبارك الله
@SahraCiire
@SahraCiire Месяц назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@HajaraMoalin
@HajaraMoalin 10 месяцев назад
Ax 😢🥺🥺🥺 sorry
@farahshire8275
@farahshire8275 Год назад
Cajiib Walhi Waa qiso xanun badan
@saciidsanee4734
@saciidsanee4734 Год назад
Keep going
@naciimamuse663
@naciimamuse663 Год назад
Mahad sanid wll saad nogu hagar baxyso no gu dadaalyso allh haku xafido
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 11 месяцев назад
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Год назад
Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu Mahadsanid wll
@Aadanibraahim-u7e
@Aadanibraahim-u7e 9 месяцев назад
❤❤❤❤😂😂😂kkkķk
@AbdiraxmaanShuuriye-z7g
@AbdiraxmaanShuuriye-z7g Год назад
😢😢
@AtiyaabdirahmanBuuwe
@AtiyaabdirahmanBuuwe 2 месяца назад
Xanuun badanaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KhadraAli-pe4bg
@KhadraAli-pe4bg 5 месяцев назад
Amiiiiin😢😢
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
Shukran Abayo sawda qisa naxad laha
@farduuscali8281
@farduuscali8281 Год назад
اختي عندي قص ممكن يعجبك ولكن مابعرف رقمك
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 Год назад
😪
@maryamasirad7596
@maryamasirad7596 18 дней назад
Subxaanallah jaceelku saasba.waxa fiican iin aad koontooroshiid naftada waayo qof iinad noloahada uu ku ciiyaaro waa dadniimo xuumo
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Год назад
🥲🥲🥲
@SihaamOmar-qy6yj
@SihaamOmar-qy6yj 8 месяцев назад
Oyintii aan ku bilaby ku dhamesty😢😢😢😢😢😢
@MaidoCabdulahii
@MaidoCabdulahii Месяц назад
Walahii wa qiso cibqadasho leeyh runti 😢🥺😭
@hooyomcn8690
@hooyomcn8690 Год назад
Waaba sugiwaaye prt 2 thanks sister 🥰
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Год назад
Walaahay aad ayan uga xumahay gabadha miskiita ee dartii u dhimatay isaguna uu iska ilaaway o reer kiisi ayuu iska dhaqanaya waxaa fiicnan lahay inuu ka dabo tago
@Khadiijo-ps7ss
@Khadiijo-ps7ss 24 дня назад
Qofku inuu qof bini aadana inuu 100% jeclaado baaba khalada
@miskimuuse7907
@miskimuuse7907 Месяц назад
Dumarka somaliyeed wax kasamiir badan majiraan anabaa garanaya qaar dhawr iyo doban sanoo samraya ee Dumarka beenta kadaaa
@faamiilafole3238
@faamiilafole3238 Год назад
ma.allaah wallaahi baaribuu ahaa hooyadiisu unaxay caqlibuulahaa
@HappyRayhani
@HappyRayhani 22 дня назад
Inalilah wa inaxi rajucun wallahi wan la ilmeyey 😢qisad xanun kaaba badan ilahay ha unaxaristo gabadha wilkana ilahay qalbiga haa ugabojiyo wallahi waa qiso runti qalbiga tabaneysa nin ki garan un baa garan
@noorabdihaji9195
@noorabdihaji9195 Год назад
cajiib cajiib
@Fadumo-kn9mb
@Fadumo-kn9mb Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@indho1234-ib8cb
@indho1234-ib8cb Месяц назад
gabadhaa waa cilmi boodhari walaashii kkkk
@NAIIMOABDIWALI
@NAIIMOABDIWALI День назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@aaminamoha61
@aaminamoha61 Месяц назад
Qaran weye abaha qalbi adaka ilmaha xor ba La siya
@Ashwaaq_Dhowrsan
@Ashwaaq_Dhowrsan 4 месяца назад
Wlhi waan ilmeeyay🥹😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 Месяц назад
Weee dulmiyeeen xqqtan 😭😭
@zaynababdullaahail2747
@zaynababdullaahail2747 Месяц назад
😂😂😂
@MakoOkieh
@MakoOkieh Месяц назад
❤❤❤❤❤❤
@Zaynabsheiknour
@Zaynabsheiknour 2 месяца назад
Cajiib walhy
@z-1il
@z-1il Месяц назад
Ameen
Далее
Sariirta hoosteeda ! || Qiso xanuun badan
1:07:52
Просмотров 23 тыс.
Вопрос Ребром - Серго
43:16
Просмотров 738 тыс.
# Rural Funny Life Wang Ge
00:18
Просмотров 760 тыс.
2 KIIS OO SILAYAABLEH KUKASHIFMAY!@SawdaBillan
41:17
Просмотров 58 тыс.