Тёмный

Qiso xanuun badan gabadh caan ah oo reer Masar 🇪🇬 ah oo indhabeeshay😭💔😭 

Fatima Muna channel
Подписаться 92 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 Год назад
ilaahay ha caafiyo maskiinta waa imtixaan lkn qofka waa inu is asturaa quruxda ilaahay ku siiyey isha baniaadam waa qatar
@fadumo5687
@fadumo5687 Год назад
Wlhi been mhn isha waa qatar quruxdada wala qarsada
@Xalimo421
@Xalimo421 Год назад
Wa dhaqan qaldan in Gabar iyo Wiil an isku mehersaneyn iney israacan.Indheheda Alle ha u so celiyo.Runta hadii laga hadlo Dhibaato leyskuma jecla.Caafimaadka quruxda Dhaqaalaha leysku raba.Ilaahow Bani' aaden ha noo baahin.
@deqafarah4039
@deqafarah4039 Год назад
Faadumo muna ilaahay dartii baan ku jeclahay ilaahay ha ku barakeeyo adiga iyo awlaadadaba från Sweden
@samiaofficial1206
@samiaofficial1206 Год назад
Hadaan is lahaa qisada noo so gali aad u qortid faatima muna waad ba naga sii fakaraysay mahadsnid❤❤❤
@saediyoyalahow3352
@saediyoyalahow3352 Год назад
Taase waxey kuu cadey neysaa in ilaahey uu imtaaxaanayo qofkii aan deenta ku dhaqmin subxaanallah ilaahey ha caafiyo
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m Год назад
bani Aadamka intaad caafimaad qabto Ayuu ku rabaa ilaahow hanoo jabinin caafimaadkeena Allow noo ziyaadi
@dayxa561
@dayxa561 Год назад
Allah indheheeda kama qaado
@ifrahdahirwarsame5585
@ifrahdahirwarsame5585 Год назад
San usugaayey lee jazakallah qeyr abaayo
@sitteyhussein2558
@sitteyhussein2558 Год назад
Illaahay ha caafiyo Indhaheeda ha u so celiyo
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 Год назад
Subxana allah ilahay haw gargaro waa mucjiso arinta maficna qofan Muxrim ku ahayn inaad la rafiqda maficna wax kastana waa qadar
@zamzamhasan1837
@zamzamhasan1837 Год назад
Ilahay hacafiyo indheheeda hausoceliyo maskinta
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 Год назад
Ma iyagoon is qabin bay isla socdeen tasaba mucjiso kale ah
@rodaabdalla
@rodaabdalla Год назад
Subhan Allah may Allah 🙏not cause us these kinds of crimes against any human being Ameen
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 Год назад
Ilayh hacafiyo indheheedana howcaafiyo inantaa yar
@mulkiahmed1945
@mulkiahmed1945 Год назад
I love
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Год назад
subxanallah
@ayaanayma881
@ayaanayma881 Год назад
Mhdsanid Faaduma muna Weyba igu taagned shekadan inan ogado Qisada ka danbeysay
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Asc walaashey mcn faatima muna aadbaan kuu salaamay inbadan
@ummosaara580
@ummosaara580 Год назад
Mashallah wll gacalo jasakumullhu khayr wn sugayay qisadan shukran ❤❤
@fartunibrahim6182
@fartunibrahim6182 Год назад
Qisadan waan fahmi wayey mahad sanid adaa i fahan siisay
@faadumoali117
@faadumoali117 Год назад
Allaha caafiyo
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 Год назад
Ilahaw uso celi adiga awoodleh
@foozia426
@foozia426 Год назад
Maanta codkaagu wa gaaban yahay
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Год назад
Khaladka ugu weeyn waxaa leh waalidka inanta, u ogaaladay inantooda suuqa nin u mehersanayn la marto
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 Год назад
Qadar qoran baay ahayd ilahay haw gargaro aamin waa arin mucjisa ah subxana allah
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Год назад
@@aswanahmed5652 aamiin yaa Rabi
@dayxa561
@dayxa561 Год назад
Belaayo idin khufubtay
Далее
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 1,4 млн
Fadliga Sadaqada iyo 2 Qiso cajiib ah 😍❤️
10:02
🛑 Digniin 🛑Ha iloobin naftaada 🤔
17:03
Просмотров 2 тыс.