Тёмный

Qisooyinka Cajiibka ah Ee Loo Qancinkaro Hablaha Shaqo Taga ah | Dr Daahir 

WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Подписаться 182 тыс.
Просмотров 4,1 тыс.
50% 1

#subscribe​​​​​​​​​ #WarbaahintaNoloshaIslaamkaTv​​​​​ ​#like​​​​​ #Share
Warbaahinta Nolosha Islaamku Waa Tv Caalami ah Oo Ka Shaqeeya Horumarinta Arimaha Dacwada Iyo Arimaha Bulshada Islaamka
Fadlan Naga Mid Noqo Oo Janalka Saar SUBSCRIBE
WHATS APKA +252 63 3808049
FACEBOOK / noloshaislaamkatv
INSTAGRAM / nolosha_islaamka_tv

Опубликовано:

 

4 дек 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 6   
@yahyemohamed2008
@yahyemohamed2008 2 года назад
Wll ma intaa ayuu ku soo goobay dr.daaahir
@laylasiyaad7820
@laylasiyaad7820 2 года назад
Bismillaahi dumarka qarkod an carurtoda qof bini admiya ku aminin marka dumarkodhan iskumid mahan lasoco
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 года назад
Xaqiiq dii horta alleh subxaanahu watacaalaah wuxu inagu dhahy dumarow gur yihiina joga Dee mar haduu ninkii so shaqaynayo awladii Ina la ilaliyay ubahanta Hay o tarbiyadoda iyo dhaqanko ga iyo diinto da iyo tarbiyadoda iyo daryelkoda laga shaqeyo wayo gabadhu maxay Doni hadu ninku ushaqaynayo marka inanta tahy iyo markuna ninku shaqatagaymoyane owaxa Jira rag an masulba iska sarayn rerkiisa lkn hadu ushaqatagayo waxay donta wakhalad mida kale gabdhu hu marka shaqoyinka kashaqaynayan dharku dhajisan bay xidhan dhakhtar nimada mida kale rag iyo dumar umakala socna o qofkii kuso haga gaba way badhaysa marka dumarow hadad ledihiin wayno banantahy maxad dhakhtar idiinga ra usamaysan wayden od dumarka iYo caruurta ugarah ragna lays arkayn inta badan ragena dhakhatir ta ihi dumarkay badhan dumarkena dhakhatirtuna ragay badhayan kadib walays waydir sanaya tasi miyay na qalad ahyn diintena macn waxay ino didayma jirto horta lkn waxkasta nidanbay ino guyeshay Lkn inaga sikhaldan ugu dhaqmayna haduu dumarka iyo caruurtana gonilaga dhigilahaa ragana gar iska cadibay noqonlahyd mar ka dhinacna laga ma mar mayo horta dumarka wa laabuda tasi ohaday dumarkii ayna shaqayn waxay noqonaysaa inay ragu ka umu liyan dumarka lkn inaga siqaldan udhaqmayna o dumar kiina ragu shay badhka markay ka qadayan dumar laguma sodirayo ragba dhiga ka qadaya dumarkii na ragbay ka qadayan marka halkasu fitanka iyo danbiguba ka socda tasina waqalad owaxay ahyd ragana Ina raga lodayo dumarkana dumar ka ay dhakhtariyan wabilaahi tawfiiq
@bahjaabdiaziiz2069
@bahjaabdiaziiz2069 2 года назад
Hhhhhhhhhhhhh fikradaadu aad ayay iiga qoslisay shiikhow qaar badana wxd usheegaysay run bay moodayaan lkn fikradaadu imay qancin sinaba hadaad ledihiin dumarku yaysan shaqaynin waxba injineering iyo doctor ha ugu soo meerina ilayn shaqooyinku labadaa bes ah maaha ogaada hooyadeen khadiija bintu khuwayla way shaqaysan jirtay oo ganacsi ayay lahayd wax dambi ahna kumay galin shaqadeeda ilaahayna kagamay cadhaysiin rasuulkii alleh na sidookale scw kawax barasho ahaanbay noqotay qasab maaha wxn bartay inaan kushaqeeyo tusaale dr ayaan bartay skils ayaan kushaqaysan karayaa ama ganacsato nqon karayaa hadaan rabo inaan barto dr sharaf ayay iitahay sbb anaa intaan dhakhtarka utagin kahor yaqaana xanuunkayga iyo dawada igu haboon inaan qaato caruurtayda wxn kaga caawin karayaa inaanan siin dawo aanan akhrin hubinina faaidadeeda iyo khasaaraheedana ogaanin waynu naqaanaa dalkeena mararka qaar xanuun been ah ayay kugu sheegayaan mana qabtid xanuunkaa hadaad dhakhtarad tahay ama baratay waad garan kartaa calaamadaha kuhayaa inaysan xanuun kaa ahayn qasab maaha inaad kushaqaysid wxd baratay ee muhiimadu waa inaad kubadbaadin kartid naftaada ugu horayn ilayn caruutaada naftaada kahorayseee kadibna aad caruurtaada kubadbaadin kartid iyo umada islaamka ah wxuu idhi dr haday nqoto saxaro ayay faraha lagalaysaa caadi glovis ayay xidgan tahay saxaradana gacan teeda kuma qaadayso dabcan ee waxbaa lagu ridaa marka laleeyahay dumarku rag ayay dhex galayaan waa umuhiim dumarku inay bartaan caafimaadka sbb dumarka laga umulinayo wxy ubaahan yihiin dumar hadii ladhaho dumarka hajoogaan guryahooda manin ayaa ka umulin doona dumarka waa may taasi diinteenuna mabanayn in inta laga maarmi karoba lagamaarmo inuu nin wax uqabto dumar dumarna nin wax uqabto gabogabdii iyo gunaanadkii wxn leeyahay ragoow dhaqan haku meeerinee kolna diintaa sidaa tidhi khadiijaba way shaqaysan jirtay iyadoo xaas ah fikradihiina khaldan kuhaysta guryihiina iyo wxi idinku raacdaba usheega
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 года назад
Xaqiiq dii horta alleh subxaanahu watacaalaah wuxu inagu dhahy dumarow gur yihiina joga Dee mar haduu ninkii so shaqaynayo awladii Ina la ilaliyay ubahanta Hay o tarbiyadoda iyo dhaqanko ga iyo diinto da iyo tarbiyadoda iyo daryelkoda laga shaqeyo wayo gabadhu maxay Doni hadu ninku ushaqaynayo marka inanta tahy iyo markuna ninku shaqatagaymoyane owaxa Jira rag an masulba iska sarayn rerkiisa lkn hadu ushaqatagayo waxay donta wakhalad mida kale gabdhu hu marka shaqoyinka kashaqaynayan dharku dhajisan bay xidhan dhakhtar nimada mida kale rag iyo dumar umakala socna o qofkii kuso haga gaba way badhaysa marka dumarow hadad ledihiin wayno banantahy maxad dhakhtar idiinga ra usamaysan wayden od dumarka iYo caruurta ugarah ragna lays arkayn inta badan ragena dhakhatir ta ihi dumarkay badhan dumarkena dhakhatirtuna ragay badhayan kadib walays waydir sanaya tasi miyay na qalad ahyn diintena macn waxay ino didayma jirto horta lkn waxkasta nidanbay ino guyeshay Lkn inaga sikhaldan ugu dhaqmayna haduu dumarka iyo caruurtana gonilaga dhigilahaa ragana gar iska cadibay noqonlahyd mar ka dhinacna laga ma mar mayo horta dumarka wa laabuda tasi ohaday dumarkii ayna shaqayn waxay noqonaysaa inay ragu ka umu liyan dumarka lkn inaga siqaldan udhaqmayna o dumar kiina ragu shay badhka markay ka qadayan dumar laguma sodirayo ragba dhiga ka qadaya dumarkii na ragbay ka qadayan marka halkasu fitanka iyo danbiguba ka socda tasina waqalad owaxay ahyd ragana Ina raga lodayo dumarkana dumar ka ay dhakhtariyan wabilaahi tawfiiq
Далее
Qaybtii Labaad: Macalinka Guulaystay || DR Daahir.
10:14
Edbinta Saxda ah Ee Caruurta | Dr Daahir Cali jaamac
41:59
AHMIYADA WAQTIGA SH. XUSEEN CALI JABUUTI
7:59
4 Sida Quraanka loo dhigo Sh Muxammad Aadam Muxumad
1:00:40