Тёмный

Qissadii Sacad Binu Waqaas iyo Siyaasadii Cumar ee Gudoomiyaasha Gobalada || Sh Xassaan 

Qalaafe Media
Подписаться 99 тыс.
Просмотров 251 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 дек 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 185   
@maryanhassan7386
@maryanhassan7386 3 года назад
Sacad waa la dulmiyay nabi maxamad scw abtigiis ilaahayow raali ka noqo waan wada jecelnahay saxaabada nabikeena salawaatulaahi rabi wa salaamuhu calayhi
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 года назад
Ilaahayoow sidii sacad binu waqaas iyo cumar binu khadaab iga dhig. Aamiin Yaa Allah
@abdishaakir1758
@abdishaakir1758 4 года назад
saadaat muuse aamiin
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 года назад
@@abdishaakir1758 Indr waad mahadsantahay
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 года назад
@Amareto sxb sawkii yuhuuda hadh galay weerarka ku eekeeyay. Taasi miyaanay ahayn wax lagu jeclaan Karo.
@sacdiyokamil3689
@sacdiyokamil3689 3 года назад
Aamiin
@maryanhassan7386
@maryanhassan7386 3 года назад
Aamiin ilaahayow kaa yeel ayagoo kale
@sagalinahajiaxmed6679
@sagalinahajiaxmed6679 8 месяцев назад
Mansha alaah shiikh xasaan cilmiga iyo caqliga ilaahy hakuu barakeeyo anaga iyo adina danpigaa iyo danpi muslimba alaah dhaafo aamiin
@abdullahimohamed5432
@abdullahimohamed5432 Месяц назад
Adiga ayey kuu taal waxad sameysato laakin anigu waxan ku dhihilahaa qofkasta haka raaracsan waxan ku arkay adiga oo dheheysa ibnu baz waa boon waxan ku weydiiyay ma hubtaa in aad adigu ka kheyr badantahay sow adigu ogaadeen ma tihid markale waxan ku arkay adiga oo ku taagan albaani adigu is xisaabi waxba makuu kordhineyso in aad qofkasta wax ka sheegto adiguba Malak ma tihid
@shawalisak2287
@shawalisak2287 4 года назад
آللهم بارك لنا فى علمه وعمره واجعل آخر حياته خاتم الصالحة واغفره ورحمه برحمتك
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 года назад
MashaAllah waa qiso aad uqiimo badan, casharbana laga faaidayo, ilaahay haunaxariisto saxabaad dhamaantood, runtii waa dad lugudayasho mudan, Baraka Allahu fiyk Sheekh
@saygaruushka6388
@saygaruushka6388 4 года назад
Masha allh sheikh xasaan aad ban ku jeclahay cadaw gaaga alle ha qabto
@abdirahmankusow2313
@abdirahmankusow2313 4 года назад
مشاء الله الشيخ وضح وأفاد وحذر وبلغ كثر الله امثالك . رفعت الرؤوس وفتحت العيون وحللت العقد وكنت صاعقة على العلمانيين
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
MashaAllah Jazakumu Allahu Kheyra 🌹🏳🤍📚
@abdiladiifmohamud3272
@abdiladiifmohamud3272 2 года назад
Masha Allah shikhan ilaahay cilmi ayuu siiyay ilaahay cilmigiisa haubarakeeyo Ameen.
@qaysmohamed659
@qaysmohamed659 2 года назад
Waa sababta ay kugu haystaan kuwa aad culumada ku sheegayso iyagoo qasab nagaga dhigaya in aan shuruucda islaamka ka leexano oo uleexano dhaqan gaalo iyagoo noo soo maraya burburka kuyimi diinteena Mahadsanid Sheekh xasan ijtihaadkaaga waan kugu ixtirimaayaa lkn wadaadan gabanaysa ma fahmin
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 4 года назад
رب زدني علما وأرزقني فهما
@hassanshidow1224
@hassanshidow1224 4 года назад
Sheikh xassan xusen kher illahey hasiyo ee suall fiqii aahh oo iwarerisey ayan ayan weydiinlaha sheikh
@givemeabreakplease7415
@givemeabreakplease7415 4 года назад
Sheeeekhoooow khayr badan Allaha ku siiiyeee, kolkaad kalimad Carabi tidhaah fadlan Afsoomaaligana inoogu jilci......Waayo anigooooo kale oo dhegeeysta khayrkaaga, ma fahmo calmaaniya &deee carabiga Jazaaaka Allah
@mohazat5009
@mohazat5009 8 месяцев назад
Mashallah jazakallah sheikh xasan runta ayaad sheegtay
@fataaxamiin1548
@fataaxamiin1548 4 года назад
Maasha Allah sh.xuseen axsaan
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 года назад
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ⚘💓⚘
@mohamedabukarmohamed8300
@mohamedabukarmohamed8300 4 года назад
Masha allh Jasakalahu qeyr sheeq
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 года назад
shukrn sheekh xassan
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 года назад
بارك الله فيك يا شيخ حسان وجزاك الله خير الجزاء
@xasanmaxamuud6861
@xasanmaxamuud6861 4 года назад
Sh xasaan xuseen Wadaad jira cimigaga allah Hanugu anfaco
@abdikadirhassan1127
@abdikadirhassan1127 4 года назад
Asc walaal ALLAAH haku xifdiyo
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 года назад
Mnsha Allah
@omarnuh
@omarnuh Год назад
Sallallahu Alaihi Wasallam Sayidu Ambiya en Mursalin Khatimul Ambiya Kheyru Khalqillah Naxibak Jiddan Yaa Habiballah
@mohazat5009
@mohazat5009 10 месяцев назад
Mashallah tabarakallah sheikh hassaan
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 года назад
أللهم اجعلنا مع نبينا وحبيبنا محمد واجعلنا تابعين له باحسان الي يوم الدين واسقنا حوض نبينا محمد شربتا لا نضموء بعدها ابدا امين يارب العالمين ⚘⚘💓
@dhaqanehusseinibrahim8479
@dhaqanehusseinibrahim8479 4 года назад
SHeekh xasaan xuseen Waa sheekh aad aan ujeclahy Illah Dartiisa ayaan ujecalahy Please sheekh sheeka ardey baan ahy jaamacad dhiganaayo Please haiisoo duceeyo
@hassanshidow1224
@hassanshidow1224 4 года назад
Sheihk xassan Hussein abusalman
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 года назад
Ilaahay haku barakeeyo Ummadana haku anfaco
@abdinur4390
@abdinur4390 3 года назад
Walaal abubakar intuu kadhintay cumar intuu kadhintey cali intu kadhintey cutman intuu kadhintey kuligood allah hakraali noqdee Maxaa kaaga baxay caqligaaga adoo isticmalaya intaasa kugu filan nina wakhti loomaqaban sunadaa hadaad racaysid wataa Hadaad tiikale reer yurub rabtidna waa baabkale
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 года назад
@@abdinur4390 wll yaad haysataa
@abdinur4390
@abdinur4390 3 года назад
@@abdulweliahmed8832 Walaal comentiga ninkalo lahaa diinta iyo siyaasada halakala saarey kusocotey garanmayo oon ujawabayay sorry sixaldanbay kutimid meeshan karali ahow jawabtu adi na aha walaal
@xasanXusni
@xasanXusni Месяц назад
Shiikh xasaan dambigaaga Allah dhaafo duruustaada wax badan ayan ka faaidnay
@user-rh6sl5gj9t
@user-rh6sl5gj9t 4 года назад
حفظك الله ورعاك
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 3 месяца назад
Sh xasaan Alle haku barakeeyo waan dagaystaa duruustada , kuwo badanoo culimo sheegta xin kugu ah adaa la cilmi iyo balaaqo badan
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 года назад
بارك الله فيك
@abdiazizisaaq359
@abdiazizisaaq359 4 года назад
Jazakallahu kheyran
@indhergarrad4893
@indhergarrad4893 4 года назад
جزاك الله خير جزأ
@indhergarrad4893
@indhergarrad4893 4 года назад
حفظك الله شىخ ابو سلمان
@binshinaahussein1726
@binshinaahussein1726 4 года назад
حسين قلافي ، هل بإمكاني أن اجد مرجع للقواعد الكلية في الشريعة التي بينها الشيخ حفظكما الله ورعاكما .
@israfilisrailov9577
@israfilisrailov9577 4 года назад
This sheekh is so knowledgeable MashaAllah. I enjoy listening to him, although I dont agree with everything he says.
@abusuheyba
@abusuheyba 4 месяца назад
Masha allah
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 3 месяца назад
Allahayow dembigiisa dhaaf iyo ka waalidiinteenba aamiin
@user-rh6sl5gj9t
@user-rh6sl5gj9t 4 года назад
ماشاء الله حفظك
@abdiazizansaridubad4470
@abdiazizansaridubad4470 3 года назад
Sh. Xasaan Xuseen ilahayow nodaa
@cabdulahiaxmed5882
@cabdulahiaxmed5882 4 года назад
Xafidahu laah sheeq xasan
@osmaanibrahim8165
@osmaanibrahim8165 4 года назад
Jazaaka allahu khayran jazaa
@shaashshah2707
@shaashshah2707 Год назад
Sacad binu waqaas wuxu ku aasanyhay dalka china magalada Guangzhou r.a.h.wuxu kutegey lug isagoo diinta fidinaya masaafa dhan 7000km.wuxumaray saxarah asia buuraleyda Himalaya wuxu ka gud bey webiga yellow river. Waa kuma qofka intaa diin ulugeeyey aan isaga ahayn. Qabrigiisa ayaa iisuura gashay inaa booqdo.
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 года назад
أللهم اجعلنا مع خلفاءنا الراشدين المهدين ابي بكر وعمر وعثمان وعلي واحشرنا مع زمرتهم يوم القيامة 💕
@maxamedcali4444
@maxamedcali4444 4 года назад
masha allah Abu salman
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 Год назад
Mashaaa Allaaaah jazaakallaahu khayran fiduniyaa wal AAQira
@feisalmohamed5084
@feisalmohamed5084 4 года назад
Mnsha allhaaa nobarakeee sheqeyna
@yirooweabucaatika5248
@yirooweabucaatika5248 4 года назад
اللهم أحفظه من شر كل ذي شر شره وكثر امثاله وجعله سيف علي العمانين وعلماء السوىء الانجاس
@xasanmaxamuud6861
@xasanmaxamuud6861 4 года назад
هذالكلام يدل حقيقة العقل وقلة العلم نعوذ باالله من شره
@abdikadirmacalin6823
@abdikadirmacalin6823 3 года назад
MASHA ALLAH
@ibraahimcismaan9844
@ibraahimcismaan9844 3 года назад
بارك الله فيك شيخنا الفاضل
@maxamedahmed5120
@maxamedahmed5120 3 года назад
Mnsha allah
@umucabdiraxmandhayyibmuxam6428
@umucabdiraxmandhayyibmuxam6428 2 года назад
Asc Allah kubarakheeyo adaga iyo ahelkaagaba dhaman muslmiinti Allah madeeyo unigargaaro
@givemeabreakplease7415
@givemeabreakplease7415 4 года назад
@27:00 Sheekhooow khayr Allaha ku siiyeee Aniga ma garan FAL & FICILKA YAR AMAA FICILKA BADAN MA GARAN SHEEKHHOW,
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 года назад
Yacni waxaa loola jeeda dhaqdhaqaaga badan ee salaada aad kula timaadid, sida inaad aad isku xoqxoto ama manto oo dhan is ruxruxdo si xad dhaaf ah , Koley dhaq dhaqaaga badan iska ilaali, inaad xasiloonaatid ayaa lagaaga baahanyahay markaad Ilaahay hortagantahay, Ilaahay Xaqa hanawaafajiyo dhamaanteen
@user-rh6sl5gj9t
@user-rh6sl5gj9t 4 года назад
أسد ألله
@abshirmohamed8932
@abshirmohamed8932 4 года назад
الشيخ الإسلام :شيخ حسان حسين ءادم ابوسلمان (حفظه الله تعالى)
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 3 месяца назад
Allahumaa aamiin
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 года назад
وكثر الله امثالك
@kikidoyouloveme2521
@kikidoyouloveme2521 4 года назад
masha Allh ilaahow cimrigiisa nodheeree
@user-rh6sl5gj9t
@user-rh6sl5gj9t 4 года назад
ilaahey kibarakeeyi
@lieutenant101
@lieutenant101 Год назад
Jazakallah sheekh
@user-ie9et2fb8d
@user-ie9et2fb8d 4 года назад
ما شاءالله
@user-vd6vf1om1m
@user-vd6vf1om1m 6 месяцев назад
Masha allah
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 года назад
ilaahey dhowaan miki qaadi
@abdiaziiznoor4724
@abdiaziiznoor4724 Год назад
جزاك الله خير الجزاء
@idleProm
@idleProm 4 года назад
Walaal muuqaalkan magelini karaa meel kale sida youtubekeeyga mise copyright ayaad saarate?
@mariaissa7703
@mariaissa7703 4 года назад
Idle Omar Wuu fasaxanyahay walalo...
@abdihalimsheikhdon4281
@abdihalimsheikhdon4281 4 года назад
@@mariaissa7703 ظظ
@samadoon1973
@samadoon1973 3 года назад
M.a
@amrcade2970
@amrcade2970 4 года назад
Sacad bin waqaas Alaow janada ila kulansii.
@abdiyarebashiir2136
@abdiyarebashiir2136 4 года назад
Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI
@abdiyarebashiir2136
@abdiyarebashiir2136 4 года назад
RCN RCN RCN RCN
@lanfurelias2244
@lanfurelias2244 4 года назад
اللهم آمين يا ذا الجلال والإكرام
@mahdiidriss5776
@mahdiidriss5776 4 года назад
Amine Incha'Allah
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 года назад
يا شيخ الإسلام
@ibrahimsiyad606
@ibrahimsiyad606 4 года назад
Shiekh Abdikadir
@ibrahimsiyad606
@ibrahimsiyad606 4 года назад
Shiekh Abdirahman
@user-rh6sl5gj9t
@user-rh6sl5gj9t 4 года назад
ياشيخ الإسلام
@cumarabdikadir2624
@cumarabdikadir2624 4 года назад
Sheekha lambarkiisa igucaawiya akhiyaarta
@abdirahmanaqli5487
@abdirahmanaqli5487 4 года назад
Sheekh xassaan ee khilafadii cusmaana waa loo dhibay waaligii kuufa قال رسول صلى الله عليه وسلم يقول لسعد ابن الوقاص غزوه احد يقول ارم سعد فداك ابى وامى
@abdiaziiznoor4724
@abdiaziiznoor4724 Год назад
ما شاء الله فضيلة الشيخ حسان حسين ادم أبو سلمان
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Год назад
ماشاء الله
@naimoabdille5827
@naimoabdille5827 9 месяцев назад
❤❤❤❤
@saffsuff
@saffsuff 4 года назад
This guy's logic is funny and he has the courage to share his ideas bluntly
@abdiladiifmohamud3272
@abdiladiifmohamud3272 2 года назад
Ilaahay kacabso waxaad doontid maad iskaga hadlaysaa shikhan ilaahay cilmi ayuu siiyay waxaad sas uledahayna inaad kaxuntay cilmigiisa ayaa laga yaaba
@saffsuff
@saffsuff 2 года назад
@@abdiladiifmohamud3272 I edited the wording of my comment ..but I still believe he shouldn't be allowed to give public lectures
@faraxyarow8117
@faraxyarow8117 2 года назад
Shouldn't be allowed to give public lectures on what basis?
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
@@saffsuff who are u to say that, keep calm and learn your Deen
@saffsuff
@saffsuff 2 года назад
@@dayurwarfa9762 sure ..not from him though
@dhwa3465
@dhwa3465 4 года назад
Shekhow xaguu ku. amray RA. S C. W. madaxweeyne yaanan laxadidin mise waa diintaadu?
@xassanabadir5597
@xassanabadir5597 4 года назад
Waxan aad oga xumaade in sheikh xassaan u saxaaba uu ku magacaabo wadaado Waa inan dhahna Cumar binu khadhab ilaah haka raali noqde wuxuu dire sadex saxaabi ilaah haka raali noqde lkn ma aha xaq inan dhahno wuxuu dire sadax wadaad
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 4 года назад
walaal Asxaabtoo dhan maaha Culumo, laakiin Saedxdaasi waxay ahaayeen Culumo ku qoto dheer Cimiga. Wadaad= Caalim
@xassanabadir5597
@xassanabadir5597 4 года назад
@@hadafbeegsade ok walal lkn sadax wadad iyo sadax saxaabi afka ukala quruxsan markad ku dhawaqaysid xata Teda kale saxabi markii magaciisa laso qaado waxa la raaciya ilaah haka raali noqdo.
@ibraahimhassanabdi6118
@ibraahimhassanabdi6118 4 года назад
Waa hadal na deeqa, jazaakallaahu khayr. Shiikh casharro badan ayaan kaa dhagaystay, bal garka ka waran xiiristiisa? Hala ii tilmaamo haday jiraan meel uu horay uga hadlay.
@hanadabokor5793
@hanadabokor5793 4 года назад
Ibraahim Hassan Abdi haa wll hore ayuu uga hadlay
@hanadabokor5793
@hanadabokor5793 4 года назад
""xukunka in garka la xiiro sh xassaan "" intaas ku qor wll markiiba wuu kuu soo saaraya
@MaMi-xj8ht
@MaMi-xj8ht 4 года назад
Wa faasiqnimo aniga weydiiyey sheekha
@MaMi-xj8ht
@MaMi-xj8ht 4 года назад
Waxa kuugu filan ninka garka xiiro iyo ninka sigaarka cabo hadey kukulmaan misaajid waxa imaam noqonaayo ninka sigaarka cabo
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 3 месяца назад
Garka xadiith saxiixa ayaaba kusoo arooray in lasiidaayo shaarubkana la xiiro wlle
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Год назад
Sallallaahu calayhi wasalam
@had1070
@had1070 4 года назад
ALLOW CARABKAGA CADABTA KA DHOWR
@umuabdirahmanalwajeria7014
@umuabdirahmanalwajeria7014 3 года назад
اللهم امین
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 года назад
ilaahow denbigaa dhaaf
@samatar_dhagey
@samatar_dhagey 4 года назад
Shiikh xassaan indha cadeyska kujeclahay Waaa gaalnino geesa waawaaaaaaayn Hhhhhhhhhhhhh
@iziigamerofficial4764
@iziigamerofficial4764 4 года назад
Xayeey siinta badan kadaaya
@somaliman8162
@somaliman8162 2 года назад
✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@risktaker9119
@risktaker9119 4 года назад
حتى قلتم Tosha hhhhhh
@FalisIsaaqxuseen
@FalisIsaaqxuseen 21 день назад
Ilhy xaqa hakugu dilo shq xasan xusen😅
@acazaam
@acazaam 4 года назад
ابو معالي الجويني امام الحرمين " فصل : الامام اذا لم يخل عن صفات الائمة فرام القاعدون له عقدا أن يخلعوه لم يجدو الي ذالك سبيلا بإتفاق ألامة " غياث الامم في التياث الظلم 97. وهذا ما يشير اليه امامنا ابو سلمان حفظه الله وكذالك نقل الجوني الاجماع مرة اخري فقال " فصل في خلع الامام : من إنعقدت له إلامامة بعقد واحد فقد لزمت ولا يجوز خلعه من غير حدث وتغير امر وهذا مجمع عليه " في كتابه الارشاد الي قواطع الادلة في اصول الاعتقاد 425/426. arday ninkii ah oo kitaabka akhrin karane fawaaid bdn baa kujirtaaa axkaamta imaarada halaga faaideysto waxaa kamid ah axkaamta kujirta sheikhu inow ijmaac sooo guuriyay kitaabka غياث الامم in 1. haweenka 2. caamada muslimiinta 3. adoomaha 4. ahlu dimaha gaalada ah safxada 48aad ka eega inshallh inaysan shuqul kulahayn doorashada imaamka iyi maamuskiisa ayna tahay arin lagu ijmaacay. firi dumar ba barlamankii dhex boodi hdna caamo ayaa dhex socota hdna gaalaba kujirta وفوق كل هذا waa goole sharci dajin oo kufri ah tashriica dadka isku magacaaba inay gaala yhn ashaaciro xata wn kaso guurin doonaa inshalh iyo 3dii qarni illaah hasahleee,
@givemeabreakplease7415
@givemeabreakplease7415 4 года назад
Muslimkiiiii maanta waaaaa la kufsaday, iyagaaba kala cabsan..AL MUSLIMU AKHII MUSLIM WAA LAGA TEGAY SHEIKG SUDAIS BAL EEGGA WAA KAA HADLI KARIN MASHAA’IKHDA, CULIMDA, & AQOONYAHANADA XUQUUQDA ISLAAMKA U DOODO OO SACUUDIGA KU XIRAN MAXAAAA AAMUSIYAY KUWAN IMINKA TUJIYA MAKKAH & MADIINAH? Waayo iimaaankiii, ikhlaaskiii& yaqiiintiii baaaanan jirin
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 года назад
Car haka hadlo umadii muslimiinta ahayd ee somaaliyeed ee ex koontarool lagu xasuuqay misana waagaalo layiri car haka hadlo xasaan wuukuqanacsan yahay xasuuqa muslimiinta somaliyeed lkn maalin ilaahay hortiisa lagu xisaabtami Donaa jirta insha alah
@user-xp3wr3bo3c
@user-xp3wr3bo3c 4 года назад
Runta usheeg
@ahmedaden5403
@ahmedaden5403 4 месяца назад
A😊
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 4 месяца назад
Sacad bin abii waqaas rcw
@guedinour3496
@guedinour3496 2 года назад
Asc
@maxedsabriye1474
@maxedsabriye1474 3 года назад
Sheekha kitaabka uu akhrinaayo waa kee
@jaamacmaxamed4204
@jaamacmaxamed4204 4 года назад
Ninkan mawaxaa weeye Cali dheere??
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 года назад
Sh cali Dheere kufaarkaas umada somaliyeed dhiigoda baneeystay car kasoo hadal Kama hadlo kartid oo waad kuqanacsan thy ok
@muktarnadifyousuf3807
@muktarnadifyousuf3807 4 года назад
Isaga Kaliya Maa Culumo Ah Ataga Kadaa Shekha Cali Dheraha Yuhuudka Eed Shegeyso Adigu Radso Ama Dadka Alshabab Garabka Siya Ee Guryahoga Ku Haysta Kahadla Dheh Koforta Somaliya Dadka Joga Ayaa Kamasul Ah Oo Cadowgoda Guryaha Kuhaya Itey Banboyinka Sameynayan Ay Umada Ku Gumadayan Marka Qasab Maha In Laga Hadlo
@yasinabdirahman9394
@yasinabdirahman9394 4 года назад
Hhjj alaahu akbar sadex wadadaaxay tahay saxaabada magacooda sharfta leh ee ale siiyay shiikhoow maxaad uga leexin
@xassanabadir5597
@xassanabadir5597 4 года назад
Runtii ani xita wan la yaabe saxaabada ilaah haka raali noqdee in wadaada la dhoho aad ban oga xumaade
@mahamoydali8416
@mahamoydali8416 2 года назад
Hadii cumar binu khadaab uuna sheegay wuxuu u casilay sacad binu waqaas oo ♥ uu yidhi fitna taagan uu ku qaboojinayey. maxaa waxkaleba loosooqaadan . Maanta shiikhow waxa badan arimaha diinta kusaabsan oo lagu soogaabinayo . Waa arin khilaafiya.
@tazliimhusseinali7381
@tazliimhusseinali7381 4 года назад
s
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 3 месяца назад
Scw wa r c r scwqww
@shuebmohamed8541
@shuebmohamed8541 4 года назад
Ka daaya xaysiiska aad 3 daqiiqaba galinaysaan nacalad baa idin dhashaye. Ma shiikhaan dhagaysanaa mise xaysiiska? Iimaanka Alle idin ka qaadyee.
@binshinaahussein1726
@binshinaahussein1726 4 года назад
Soo adigan caytamaya, maasaana sheekh kudhaagaysani ?
@shuebmohamed8541
@shuebmohamed8541 4 года назад
@@binshinaahussein1726 Waana caytamaa, waana dhagaysan karaa waxa wanaagsan.
@abdullahihussein5713
@abdullahihussein5713 4 года назад
Bin Shinaa hjbjkj
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 2 года назад
Siyaasad lama dhaho
@yasinabdirahman9394
@yasinabdirahman9394 4 года назад
Shay aan magaciisa la isku raacsanayn in culimo lagi fasiri karo oo noqn xaga soomaaliga in sazaabada lagula dhiirado waa قلة الأدب مع الصحابه
@duranabdi4105
@duranabdi4105 4 года назад
😂😂😂😂😂. Marku kursiga iska fadhin ma dhaxal awowaa . Mayee
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 4 года назад
dowladii islaamka ilaa ka dhinto lama badli jirn wxey aheyeen dad cadil
@naimabashir6420
@naimabashir6420 Год назад
P0pp0
Далее
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Я КУПИЛ САМЫЙ МОЩНЫЙ МОТОЦИКЛ!
59:15
18 Xikmo oo Cumar Binu Khadhab ka sugan Sh Xassaan
1:05:16
8 Qiso oo Cajiib ah || Sh Xassaan
47:54
Просмотров 196 тыс.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35