Тёмный

Qof Aanad Aqoon Sidee U Jeclaan Kartaa? Waa Runtii 🤣 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 130 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 139   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 10 месяцев назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Ubah Birmingham +44 7463 135964 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 MLANGO KUBWA JUA KALI OPPOSITE WIN WIN TOWER TEL +254799668069 TEL +254722176062 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086 Turkey +905013296778
@nafiisaahmed7169
@nafiisaahmed7169 10 месяцев назад
Please and please ina abti sheekh umal iska daa hada ma hayn waa Mar hore habaarkas😢
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 10 месяцев назад
Mashallhe my beautiful sister ❤🎉 my beautiful sister I like that song 🎶 who is the singer don’t blame me I never been Somalia 🇸🇴 inshallah one day I will see Somalia!!! I am Somali proud of Somali!❤
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 10 месяцев назад
Don’t running 🏃‍♀️ after man and after bus 🚌 or train 🚆 always another man and another bus and train don’t put your self down sister
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 9 месяцев назад
fatxiyaay Abaayo markaan damco in aan kudawdo hes umbaad igahorkeentaa !!!
@ayanhersi2024
@ayanhersi2024 9 месяцев назад
Alxamdulilah i have my Gambian man thank Gambian husband I love All Gambian ppl ❤
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 10 месяцев назад
This is so sad 😢 pursuing someone who ignores you is so humiliating!
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 10 месяцев назад
Gabdhaha a an isku kalsoonayn baa sidaa sameeya. I have seen that in action. They also treat any girl who might know the guy or they think the guy might be interested in as a threat the claws really come out.
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 10 месяцев назад
@sunshineseaandvitamind8620 Those young women will never realize that love is meant to be a mutual feeling so if it's one sided, move on and heal yourself, it's a psychological fact that men don't like to be hunted because normally they're the hunters
@LuulDubadKhalid-o1z
@LuulDubadKhalid-o1z 10 месяцев назад
Kkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣
@LuulDubadKhalid-o1z
@LuulDubadKhalid-o1z 10 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@aminayusuf517
@aminayusuf517 10 месяцев назад
Its so sad qoyan I will never learn anything, my own friend just lost her mind now because of dulayste and she is missing for few days we are looking for her since Monday please make dua for her😢
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 10 месяцев назад
Bisinka! Aloow soo nabad uruuri!
@munaabdullahi3008
@munaabdullahi3008 9 месяцев назад
Fathia are the products available in Nairobi cause no one is answering these 2 number you’ve posted also the website isn’t working. Please let me know
@zainabahmed9405
@zainabahmed9405 10 месяцев назад
Fathia never fails to make me laugh❤😂😂
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 10 месяцев назад
Kkkkkkkkkkk Farxiya fariid ❤ sacka iyo far iyo suul
@suedegen
@suedegen 10 месяцев назад
Honestly it's disgusting how some of our women behave this morning i was listening to tiktok live and this brother was trying to give them advice he was just telling them don't be desperate respect yourself he was telling them the truth but they were screaming and Shouting at him apparently to them in order to find a man one has to be desperate
@umalkhairmohamed7134
@umalkhairmohamed7134 10 месяцев назад
Habo markan video Dusha arkay ban arkay inuu video manta funny yahy😅😅😅😅 love you habo mcn
@rahmaandrtgismail2847
@rahmaandrtgismail2847 10 месяцев назад
Subxanallah markaad booskii Allah lahaa dad bini’adam ah siiso saasad u duleysnaaneysaan weligaa, markad Allah jeclaato oo ku dadaasho inaad raali galiso markasad sharaf iyo cisaba yeeleynaysaa. Subxanallah Subxanallah
@asmadegan3506
@asmadegan3506 10 месяцев назад
Sidaan kuu jecelahay kuugu xidhanahay ee aad noloshayda saamayn ugu leedahay wadka inagu wada xukuman baan kaala baqaa illahay cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo habo illahay cimri dheer oo cibaado wata haku siiyo aakhirana alle kuwo janno fardawsa isku arka ha inaga dhigo .❤️👸
@ilhanali2669
@ilhanali2669 10 месяцев назад
Gabadhaaas waan ka’ naxay walahi aniga isku maleeyeey aniga u xishoodey gabadhaas away talow dadkii dhaley
@fowziyo121maalin6
@fowziyo121maalin6 10 месяцев назад
Shikh umul wuxuu habaaray siyaasi xun iyo shabaab mahabeerin dumar❤
@ilhanali2669
@ilhanali2669 10 месяцев назад
Waaa miig 17 kulaha fadxiya 😂😂😂😂
@farduusxamse135
@farduusxamse135 10 месяцев назад
Fathia fariido Alle haku barakeeyo habo mcnEyyy love you 😍 ♥️ ❤️
@Nafta281
@Nafta281 10 месяцев назад
Fathia always look amazing ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@mukhtaarmohamed
@mukhtaarmohamed 10 месяцев назад
How much this product
@AminaminF
@AminaminF 10 месяцев назад
It’s a amazing face oil ❤
@MumtaaOmar-rg2gj
@MumtaaOmar-rg2gj 10 месяцев назад
Waa duleyste Raaqaye Iyo rifaaye 😂😂
@hawomohamed8775
@hawomohamed8775 10 месяцев назад
Farxiyey markan wayba aarsanaysey hada dawatid kii hore wad xanaaqi
@muniramandekh2006
@muniramandekh2006 9 месяцев назад
Habo qurux badan ad ban ku jeclahay wallhi ❤❤❤❤❤
@sudajibril7117
@sudajibril7117 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂 waa ka soo darayan wlhi naagi
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 10 месяцев назад
Dumarkan waxbaa ka siya ayagoo labahdilaayo oo lacaynaayo oo midabkeedii lagu caynaayo ayay hadana sheekada lasii wadaa runtii dumarku isku wada mid maaha ee dumarka qaar ayagaa ina labahdilo isugu wacan
@Ali34388
@Ali34388 10 месяцев назад
Masha Allah you’re beautiful 🥀❤️👍
@hanaq.8156
@hanaq.8156 10 месяцев назад
Subhana Allah what is wrong with her!!😂😂😂😂 Proof kulaha😅
@nim5-r1v
@nim5-r1v 10 месяцев назад
They are actors of a horror movie 🤯
@AsmaDaror
@AsmaDaror 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂alla qosolka kalya xanuun ayaa laga qada
@roodajama2928
@roodajama2928 10 месяцев назад
Xagee ka helaynaa waxaanu rabnaa product tigaa please
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 10 месяцев назад
Xagee joogtaa? List ka eeg comment ka Halla Ugu saraysa saaran gacalo
@amalabdisamed8523
@amalabdisamed8523 9 месяцев назад
Istaqfurullah walahi waan furay,ma maxkamad bay saaran Sarantahay acuudu bilaah 😅😅😅
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 10 месяцев назад
Aamin aamin aamin Alle huwnaxariisto
@ilhanali2669
@ilhanali2669 10 месяцев назад
Naagtan waa doqon walahi ciil ayeey igu disheyna
@fawsiyosaidhassan3904
@fawsiyosaidhassan3904 9 месяцев назад
Habo heestan Yaa qaado?
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 10 месяцев назад
Qof aadan arag laakin kor iska taqaanaan ood sheeko yeelateen waad jeclaan kartaa
@se1059
@se1059 10 месяцев назад
She is not normal she is crazy 😮 😮
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 10 месяцев назад
You will look really nice with this scarf fatxiya, the colour and material suits you black top kana aad buu ugu soo baxaa!
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 10 месяцев назад
Thanks gacalo
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 10 месяцев назад
I meant you look* not you will look ..you're welcome 💕
@maryanibrahim7193
@maryanibrahim7193 10 месяцев назад
@@FatxiyaCabsiiyeChannelfathiya abaayo aniga waxaan joogaa Australia khasatan west Australia Perth waxaan ku leeyahay dukaan i would like to sale the oil pls iga caawi how?
@khadraali8373
@khadraali8373 10 месяцев назад
Habaarkoodu kukari maayo illahay ma oday beeleedba iyo dhaqankooda xun
@KadroDirshe
@KadroDirshe 10 месяцев назад
ku jecliyaa habo Allow ku xafid❤
@hodanhussain4699
@hodanhussain4699 10 месяцев назад
Fatxiya so funny wlhi gaclo 😂😂😂😂
@hawaali5209
@hawaali5209 9 месяцев назад
Kkkk allah manta qosol u dhiman garay
@ayanhersi2024
@ayanhersi2024 9 месяцев назад
13:00
@ayanhersi2024
@ayanhersi2024 9 месяцев назад
Waa cumar iyo Dani 🤣😅iyo Dani that’s sad 😢
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 10 месяцев назад
Masha Allh ❤🌹
@Shankaroon266
@Shankaroon266 10 месяцев назад
She’s so desperate Belo ku degtay
@AsmaDaror
@AsmaDaror 10 месяцев назад
Oo fatxiya korya hoos ba waanad ku wadaaye allah hanoo yasiro
@Humanity894
@Humanity894 10 месяцев назад
Habo waaxaba ka heley sidan isku mar u dhahney mxaa ka galay ciil igu dileen qoyan desperate ah 😂😂😂
@layladhalashoy820
@layladhalashoy820 10 месяцев назад
qosol badanaa 😂😂😂
@geri7490
@geri7490 9 месяцев назад
Alaah Makiinka yar ilahay insha iyo sixirka Hakaa xijaabo
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 9 месяцев назад
Farxiyaay habaarkooda waxba kaa tarimaayo qalpii dulayste and qoyan warkoda naga daaaa
@foziaelmi9120
@foziaelmi9120 10 месяцев назад
Fathia ku jecliya hadan dawan show gaga ima noqoto ❤
@medina-lt1nm
@medina-lt1nm 10 месяцев назад
habo fatxiyeey waxba laga dheefimaayoqoyon hadalkeeda haku daalin ridwaan isaaq youtube le waaye daawo qoyan saxiibteed guriga soodagsatay lacagna ka dhacday neefkii ay guursatay waliba lacag ka dhacday 🤣🤣
@khadraali8373
@khadraali8373 10 месяцев назад
Dulqaad badana waaba usiicalaacalaysa nin bahdilay
@NawaalcaliNalka12
@NawaalcaliNalka12 9 месяцев назад
Ina cabsiiye cream xayeysiin iyo sheekey isugu keen wadaa😂
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 10 месяцев назад
Sh umal walalay iska dhaaf
@layladhalashoy820
@layladhalashoy820 10 месяцев назад
quruxda hadad aragto habo waad yaabi gabadhi hore beerlula baa la dhihi jiray
@kaltoumibrahimhussein3583
@kaltoumibrahimhussein3583 10 месяцев назад
Fathia waa qosle she funny
@hodansharey4353
@hodansharey4353 10 месяцев назад
❤❤❤
@AminaminF
@AminaminF 10 месяцев назад
Saamullah
@samali6066
@samali6066 10 месяцев назад
lol 😂 that’s too much Hindi even for khan .
@nim5-r1v
@nim5-r1v 10 месяцев назад
That's a good one 😂😂😂😂
@RAHMA.ISMAIL
@RAHMA.ISMAIL 10 месяцев назад
Please Fathia hbo ii faafi channel ka si followers u helo love you
@hamdivan7046
@hamdivan7046 10 месяцев назад
Asc hadii aan la duuban xitaa miyey qaadan bahdilka
@nurhawa646
@nurhawa646 10 месяцев назад
Heesaha iska daa maalinta qiyaabo adoo heesaha dhageysanayaa yaan lagu soo tagine.naftaada xakabee habo
@layladhalashoy820
@layladhalashoy820 10 месяцев назад
hada ka hor buu Gabar uur ku inkiray oo yurub oga imatay
@niyadsan3835
@niyadsan3835 10 месяцев назад
Live ka waan daawaday , maryo kala duwan ayuu so badel dhahay , maro dhajis ah xata soo xiro ayu yiri Dhar kala duwan ayay so badeshay
@munaabdullahi3008
@munaabdullahi3008 9 месяцев назад
I can’t stop laughing 😂😂😂
@gittiru9486
@gittiru9486 10 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 miiiiiik 17😂😂😂😂😂😂😂😂😂beyn maaaah
@layladhalashoy820
@layladhalashoy820 10 месяцев назад
😅😅😅😅
@habibaali2400
@habibaali2400 10 месяцев назад
Masha Allah my sister You are so funny 🤣🤣🤣🫶♥️🫶👑🌹🥰
@nim5-r1v
@nim5-r1v 10 месяцев назад
I know another one who asks the first day to pay her 2 months of rent, qoyan is qoyan, ninkii wuuba ka cararey.pfff
@umualma2451
@umualma2451 10 месяцев назад
Fariya wiilka sandki hore gabdha America joogtu guursaday gabdhi oo uur leh ba nin ku qabsaday marka sasa bu ka qaday uun usheegay
@abdikhayr13hashimiya74
@abdikhayr13hashimiya74 10 месяцев назад
Salamu Calaykum Fadxiyaay xanuunkii Cabdixakiin Cadaamada baa Wali kuhayee Ilaahay hakaa bogsiiyo ninkaa daraadii baad raga Somaliyeed unacday
@munahussein9687
@munahussein9687 9 месяцев назад
❤❤❤❤
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 10 месяцев назад
Waan la yabaa raga hada jira shiikh iyo shaydaanba wakii naag hadal haya waxaanse garan waayey sababty uga hadli waayeen ragan nolosha ka dhacay ubadkii xaasaskii dalkii diintii iyo dhaqankiiba dayacay Alla dumarku bahdilaad jecelaa uf mise xayadii baa laga tagay aniga iyo inyaro kale baa xishoodkii ku haray acuudu bilaaah hadaaba nimankii camera horteed loogu calaacalay hadaan udhimanayo xataa uma calaacaleen inaan usheegto baaba dhib igu ahaan lahayd
@FardowsoAhmed-o1t
@FardowsoAhmed-o1t 10 месяцев назад
Habo waankusalaamay marka hore dumarkeena somaliyeed 2023 waxay noqdeen laiskahellayaal xishoodkii majiro intay iyagu isdhigaan melcillaabay Hadhawdhahaan nin baa ibahdillay ninku inuu kubahdillo somadan donan dumaraw hankiina hos haudhigina xishodana illhynakabaqa nimankan hadda joga hakasugina waji habo farxiya dumarkeena in waxlosheego waxay kajecel yiihin in marwalba labahdillo yaabnay
@shamai1570
@shamai1570 10 месяцев назад
How desperate can you be just throw your net and wait for Mr right😅😅😅😅
@fahima6186
@fahima6186 10 месяцев назад
Waxa laisku yareeyo meel kasta ayeey yaalaane
@kaamilamxmd7712
@kaamilamxmd7712 9 месяцев назад
Farxiya anaka aan caanka ahayn baad noo hadashaa Fikradaha nagu jira ayad dhahdaa adna Wlhi funny tahay Qli shaqo wacan baad haysaa
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 10 месяцев назад
Nimanka soomaalida badankood cay iyo habaar waxaan aheyn ma yaqaanaan, taasina waxay ku tusaysaa daciifnimadooda
@dekahaji
@dekahaji 10 месяцев назад
Sensitive skin ma isticmaali karaa ?
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 10 месяцев назад
Yes, gacalo!
@nouranasir8628
@nouranasir8628 10 месяцев назад
Waaxan jaclahay qusalkaga
@dr.mariasoul5261
@dr.mariasoul5261 10 месяцев назад
Qoyan markaste farax ha eeryato uff naaa naftina qimo u yeela
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 9 месяцев назад
Kkkkk ❤
@Idil-h9w
@Idil-h9w 10 месяцев назад
Kkkkkkk qosol igumaharin
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 10 месяцев назад
Culimada indr iska daa
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 10 месяцев назад
Waa nacas nacas wax wayn baa ka qaldan gabadha sidee laguu dhihi karaa dharka iska badal weliba ayadoo lagu duubayo inamo yar yar 😮😮😮
@family-zx6mc
@family-zx6mc 10 месяцев назад
Aabe la aan baa sameysa low salfsteam waa BEEN waa qof walba meesha uu is dhigo
@hanaaabdullah3334
@hanaaabdullah3334 10 месяцев назад
😂😅😂😅😂 yaab
@leylafitness2436
@leylafitness2436 9 месяцев назад
Waa naag waalan😂😂
@sagalm3186
@sagalm3186 10 месяцев назад
Wllhi waxaan fahmi waayey an igu , sida qaldan ee ay wax u raadinayaa, yaa ku yidhi sidani waa sax ee sameeya gabdhahan iyagoo is bahdilaya social media wajigooda soo dhigaya, wax wayn baa qaldan! It makes me cringe wllhi It’s embarrassing I literally want to cry when I see such things, and it hurts 💔 maxaa gabdheheenii is qiimaynjiray ku dhacay ?😢💔
@nim5-r1v
@nim5-r1v 10 месяцев назад
Qoyantani waa kuwii ina Absiiye ku khasaartey kkk
@umulkhayr19
@umulkhayr19 10 месяцев назад
Tolow hooyaded away may malas dabada u qabato
@najma649
@najma649 9 месяцев назад
wey is bah dishay
@QaalikaadKaad
@QaalikaadKaad 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 10 месяцев назад
Dulayste ayaa habeen madaw afka layga galiyay
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 10 месяцев назад
Kkkkkkk
@munamahamud6211
@munamahamud6211 9 месяцев назад
fathiyaay mala 5 jeer bu dhahay dharka iska so bedel kac fadhiiso waxba uma reeban
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 10 месяцев назад
NA XISHODA 🙊🤭
@ayanhersi2024
@ayanhersi2024 9 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@HiboElmi-r5k
@HiboElmi-r5k 10 месяцев назад
Arinti falastin nowad fathiya somali drama ayey wadane
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 10 месяцев назад
Alla ilaahow adaa damiirka na siiyey, ee noo siyaadi fathiya diamond I think this lady has mental health problems. I saw another viedo ay iyagoo labo ah ka xaraabaysanayaan!!
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 10 месяцев назад
Haa fathiyaay walal hargeysuu joogaa waa run Nabiga SCW buu caayay naaguhu way iskudilaan ninkaa 😂😂😂😂
@AmirUpdi
@AmirUpdi 10 месяцев назад
Qosaka adaa isu camira hoyo
Далее
Cole Palmer Revenge vs Man City 🥶
00:20
Просмотров 2,2 млн
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
Qoyan Yar Oo Record Kii Indho Adayga Liqday😳🤔
28:55
Talo ku socota dumarka #part1
23:30
Просмотров 2,1 тыс.
Fathia Absie Ha Noqon Carpet Lagu Dul Socodo
12:47
Просмотров 11 тыс.
Film-kii Sir iyo Caad, Part 10
22:01
Просмотров 476 тыс.
Cole Palmer Revenge vs Man City 🥶
00:20
Просмотров 2,2 млн