Тёмный

qofka ku hortaagan ayaa xaasidka ah 5calaamad kugaro 

Somali Ruqyah Tv
Подписаться 248 тыс.
Просмотров 83 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 107   
@Handsomely-b2i
@Handsomely-b2i 2 года назад
Calaamadaha xaasidka kula jooga ; 1. Su'aalo badan. 2. Inuu kaa masayro. 3. Dhibkaaga ayuu ku farxaa 4. Aragiisa ayaad ka naxaysa. 5. inuu dantaada wado ayuu iskagakaa dhigayo. .......... Raaqi Caydaruu
@adilmahir1583
@adilmahir1583 2 года назад
Wlh wan arka markasto mahadsanit
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 года назад
0
@farhianuurcaddecadde7984
@farhianuurcaddecadde7984 2 года назад
P
@mehraanmohamedhassan2550
@mehraanmohamedhassan2550 Год назад
alla illahow na caafi😭😭😭😭
@fardowsaj3691
@fardowsaj3691 Год назад
Asc arintan aya iqabsatay alhamdulilah Alle ayana iga babaadiyey
@sihamsaeed7657
@sihamsaeed7657 2 года назад
Masha Allah sheekh ilaahay cilmigaaga aad dadka ugu faa"idaynayso alaha ku barakeeyo
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 года назад
Dastuur waa kan rabi soo dejiyey. Jecloow oo uololeey kitaabka rabi Inuu xukumo dalkeena asageey kujirtaa cadaalad iyo badbaado aduunyo iyo aakhiro .. أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ
@kikialemu7
@kikialemu7 2 года назад
*Waaa Malin Jummac* *💚بسم الله الرحمن الرحيم* 👉 *INSha Allah Wllfilh IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis* 💖 *Rasuulka* ﷺ 💖 ﷺ *Naxariis iyo Nabadgalyo* *Eebe kor kiisa ha yeelee* 💖 *Wuxuu yidhi* 💖 *Ruuxii xifdiya Tobanka* *aaayadood ee hore ee* ✨¸ *Surat Al kahf* ✨ *Waxa Laga Dhawraa *(( Dajaal ))* *Waxa Wariyey* *Muslim* ✔ 💖 👉🏿 *Hadi rabi idmo Ah ee aan* *BaDino SaligaNabiga*⚘ *C.S.W*⚘ *Ku Sallinta Nabiga* *C.S.W *Waxay ka mida tahy* 🌷🌴 *Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga Badan* *الله يرزق من ينشرها* *✋* *( 💙لااله الا الله💙)* *( 💙لااله الا الله💙)* *( 💙لااله الا الله💙)* *( ❤سبحان الله❤)* *( ❤سبحان الله❤)* *( ❤سبحان الله❤)* *( 💜استغفرالله💜)* *( 💜استغفرالله💜)* *( 💜استغفرالله💜)* *( 💖الله اكبر💖)* *( 💖الله اكبر💖)* *( 💖الله اكبر💖)* *( 💕الحمدالله💕)* *( 💕الحمدالله💕)* *( 💕الحمدالله💕)* *( 💛سبحان الله وبحمده💛)* *( 💛سبحان الله وبحمده💛)* *( 💛سبحان الله وبحمده💛)* *( 💚سبحان الله العظيم💚)* *( 💚سبحان الله العظيم💚)* *( 💚سبحان الله العظيم💚)* *( 🌻ربي اغفرلي🌻)* *( 🌻ربي اغفرلي🌻)* *( 🌻ربي اغفرلي🌻)* *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)* *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)* *( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹) *Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta*✍🏿 ✅ Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿 ✅
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 2 года назад
Masha Allah tabaraka sheikh jazaakakallah khyr 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@hibbamohamoud5111
@hibbamohamoud5111 2 года назад
Wlhi wa run lkn hada warkayga ushego ha ixasdeen run taba inan ka lexlexo ayay igu kalifeen
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 2 года назад
Maasha Allah sheikh illaahey haku xafido qeyr allaha ku siiyo inshaa allaah cadowgada allaha qabto aad ba ku jecelahay
@sahranuura946
@sahranuura946 2 года назад
Subxaanalaah, Xasbunalaah Wanicmal Wakiil. Haa kuwa i Sixraayo Intaas Xaasidiin bay igu Yihiin. ILaahay baan ka Magangalnay Sharkooda.
@omaralo3745
@omaralo3745 2 года назад
Mashallah Please make dua for me I’m trying to get my passport
@qajo9403
@qajo9403 2 года назад
Allaha ku sahalo inshaallah wllo waad hela inshaallah
@Adelina24244
@Adelina24244 3 месяца назад
Ilahay haku caawiyo ameen Did you get your passport?
@Awalemustaphe1717
@Awalemustaphe1717 2 года назад
Malcaaamad Ayaan Dhigan Jirey Imika Muddo 3 sano Matagin malcaamada Quraanka aad ban Ugu Fiicna 15 jis ayaan dhameeyay , kaalinta 1 ayaan Gali jiray Markasta imtixaan lagalo mar mar kaalinta 2aad markaan Xanuunsado haddan usheego Dan Igama Galaan Haddana Wanaag Markaan Sameeynaayo Ayey Foorasato Ayan Cadho Iyo Hadal Kulul Kadareema ☺️
@indianamohamedsheikh7923
@indianamohamedsheikh7923 2 года назад
حسبي الله ونعم وكيل من حسدني
@amatallah7719
@amatallah7719 2 года назад
بارك الله فيك يا شيخنا
@hothomohamett125
@hothomohamett125 2 года назад
Mansha allah sheikh jasakala khayran sheikh suurada الزلزلة markaa biyaha ku akhriyo qolka seexdo kaliya maan ku rusheeya mise dhamaan guriga
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 2 года назад
Guriga gudahiisa oo dhan
@hothomohamett125
@hothomohamett125 2 года назад
Barakalahu fiik shiekh caydaruus ilahay hamigaaga ilahay hakuu rumeeyo janatul fardawsa haku geeyo adia iyo dhamaan qoyskaaga umada muslimiinta shaqadad uhaysana alleh hakula garab galo aamin aamin aamin yaa rabal caalamin
@indianamohamedsheikh7923
@indianamohamedsheikh7923 2 года назад
Sheikh allaha ku barakeyo walahi waxaa jirah dad saas iigu ah oo qarabada ah Meesha an jogo hadee yimadaan xanun Ayaa I qabto naqaska xataa waa iigu xirmaa waxan gargaar. In aan meesha ku dhoco ama waaba is kaga soo cararaa meesha Xaafad kale ayan imadaa caadi ayaana noqdaa alx calaa kuli xaal xasbiyalaah
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 года назад
Wll qaali Beryahan waxba laysuma ogola ee cilaaji Markad wxas dareentidna waxba ha cararin ee MashaAllah Laa xawla walaa quwata ilaa billahi dheh Acuudu bikalimaatillahi taamaati minshari maa khalaq. Iyo suuratu Falaq akhriso
@indianamohamedsheikh7923
@indianamohamedsheikh7923 2 года назад
@@KhanYunis7 wll qaali dhibka i haasto hadaan ogaan lahaa in ee xasad la I xasdayo ducoyinkq ayan ka aqrisanlahaa bes alx sheikh ceydaruus cimri dheer Allaha siiyo walaha malintaan isku xiray ayan ogaaday xanunka I haayo
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 года назад
@@indianamohamedsheikh7923 Aayatul kursi waa aayad aad uweyn oo cajaaib badan ku jrto ku dadaal inaad aqrisatid
@indianamohamedsheikh7923
@indianamohamedsheikh7923 2 года назад
@@hamzaaliaxmed9917 insha allah wll qaali
@user-fu9el5md8j
@user-fu9el5md8j 2 года назад
جزاك الله خيرا
@rudwanceeloz2795
@rudwanceeloz2795 2 года назад
Masha Allah sheekh cayadaruus
@Awalemustaphe1717
@Awalemustaphe1717 2 года назад
Sheekh Mar Labaad aNiga qaraabada Markasta Aan Fiiryo Awoow Iyo ayeey Indho Xoog aan Ka Baqanayo Ayey Iigu Eegayaan 16 jiraan Ahey Anoo stander 8 ayaan Guri awoowo tagey form 1 waan xanuunsadey Ayeeyo will aan isleegnay ayey Korsatey Isaga Haddan Is Maagno Aney Ii Cadhooneysa
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 года назад
Walaal sheydaanka iska naar.. Badanaa dadka markeey gaboobaan dabeecadooda weey kululaataa.. Tan kale awoowe iyo ayeeyo nasiib baad leedahay hadeey kuu noolyihiin ee marwalbo salaanta iyo dhuunkashada ubadi madaxa kadhuunko gacmaha kadhuunko ayeeyo awoowe seetihin kuhaay marwalbo runtii
@mariamafarah3410
@mariamafarah3410 2 года назад
Dhib male dadka waawayn ee waalidka Ah
@Diiriye14
@Diiriye14 Год назад
@@aanulaabanoshareecadaraxma5502 😘😘😘😘😘😘😘
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 2 года назад
Ma sha Allah tabaarakallh Allah ha ku xifdiyo Sheikh amiin amiin
@fatumoali1973
@fatumoali1973 Год назад
Waa run walaahi Qurba ha aan ku arke shiikh💕👍
@xaajinuurnuur1882
@xaajinuurnuur1882 2 года назад
Sh ninban 10sano wadashaqaynayay imisad macaashtay igu dhihi markasta ana waan usheegi jiray labada iidood ayaan mcaashi jiray 5000$ ida kle $3000 markaa ussheegi jiray kadip zidii meel fiican iigu maraysay guri 5qol dhisay ilaa20 000$markas ninkas saaxiipkayga aha marka usheegaa intan macaashay ilaa shil baabuur galay lug iyo gacan naafo kanoqday isagiina qof iigu dhow ahaa lacagtiina aan hayayna forex layga cunay10 000 isagiina manta wuu ijaray
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 года назад
Subxanallah cidna horu Mar kaga loma sheego anba wa sheegi jiray farxadayda say iga bur buri jirtay
@xaajinuurnuur1882
@xaajinuurnuur1882 2 года назад
ومن الناس من يعجبك قوله في الحياة الدنيا ويشهد الله علي ما في قلبه وهو الد الخصام صدق الله العظيم
@sowdamaxamad7693
@sowdamaxamad7693 2 года назад
Walahi Ana Sida Ahaa Wax walba oo Farxadeyda ah waan la wadagi jiray kuwa ii dhow ee Ehelka Malin waxan Xasuusta Nin familka ka mid ah Ayaan wada Shekesanay ka dib guur ban ku Hishinay Intan guurdsan ban waxan u shegay Gabar Abtigay dhalay Saa way iga Naxday Show ninka iyada rabtay ka dib ninkii Anago guurkena wax yar ka Harsan yahay bay mar walba i waydiin jiirtay gormeh is guursaneysan Anigana waan u Shegi jiiray wax walba ka dib Ninkii sidu u jogay bu shib iga dhahay ila hada waxa ka soo waregatay 13 sano ila Hada wuxu igaga Aamusan ma garanayo dhowr mar ban waydiyey wuxu u Aamusay oo ku dhacay balantii wan ka baxay ma dhahayo ka dib Waan iska dayey ila Hada Asaga ma guursan mana wacdo mar hora igu danbeysay ka dib Nin kalan bartay saa Gabadhi wan la wagi jiiray Ninki waxan ku wada Hishinay oo dhan ka dib wan guursaday Ninkii nin Xun bu igu noqday Hadii aan wada Hadalno waa isku dhici jiirnay malinki uu guurkeyga dhacay wan Xasusta Hal malin ban isku Faraxsaneyn ilaa 2 sano Wan is fahmi waynay inaso dhan gabadhi way iso wacda wax walba bay i waydisa wan kaga Shekeya waxay iska kay Dhigi jiirtay Qof dacad ah ka dib Ninki Wan kala Tagnay Ka dib waxan Bilabay inanba Waxba la wadagin qof walba Waxan Sameeynayo Aniga iyo ilahay Bes Ah baa og shib Ayan iskk dhaha Qof walba oo ii dhawa oo Ahaa Dadki aan Sirteyda la wadagi jiray inyar Xata uma Sheego walahi marka Waxan Bilabay Suuratul Baqrah iyo حسبي الله ونعم الوكيل Marka qof walba oo Qoralkeyga Aqrisan dono Qarsada Sirihina Iyo Nolosha waxad ka damacsan Tihin Adinko ilahay talo Saranayo Ducadana badsada iyo Sadaqada
@habiibohalane2041
@habiibohalane2041 Год назад
@@sowdamaxamad7693 asc abaayo walaahi waa runtaa ana inbadan arkay qayr kaaga waala qarsadaa
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 года назад
Wllhi wan arkay dadkaas badi waliba dad idhaw anigu waligay qof xogtiisa ma raadin
@fardowsoroobla7985
@fardowsoroobla7985 2 года назад
امين يارب العالمين
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 года назад
Umada dhexdeeda cadawad iyo shaki ha dhex dhigin. Inamal mu’minuuna ikhwah ayaa Allah yiri
@hodanali1640
@hodanali1640 2 года назад
Runtaa waaye laakin walaal waaruntii walaahi anaka waxaanala nool qooyskeena gabar aaa eeda unahaay oo walaalkeen dhalaay waliba naaska nalasoonuukaay waayaabanahaay anaka sixir iyoo waxlamid ah fir iyo farac umalihin iida iyo hoooyadeedbaana sixraayaaan walaale waanyabanahaay subxaanallaah walaahi wexeeytiraahdaay markii quraankala isaaraay wexeeytiraahdaaay nolosha umaquuri hor umarkeedaaa kaxumahaay owlaadeey dhashay umaquuri xasbunallaah just knowkaan lajooko gurikeey nakula dhexnooshahaay
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 года назад
@@hodanali1640 walashay Allaha ku caafiyo, laakiin soo lagama yaabo shaydaan isku kiin diraya inuu yahay waxa hadlaya? adna xanun kale oo iska dabiiciya kuhayo sida vitamiinada oo kugu yar ama anemia.
@saadadaher552
@saadadaher552 2 года назад
Masha allaah allaah ha gu xifduyo
@SamiaMahamud376
@SamiaMahamud376 2 года назад
Maasha Allah
@saharaahmed1875
@saharaahmed1875 2 года назад
Sheikhow ruqyadada mar waliba wandageystaa jazakalllah
@nimcoahmed5342
@nimcoahmed5342 2 года назад
Mshalaah jazakalah khyr sheikh allah haku xifdiyo
@jubileepetroleum5497
@jubileepetroleum5497 2 года назад
walahi waan arkey
@mariamafarah3410
@mariamafarah3410 2 года назад
Jasakallahu khayr sheekh
@ismailjabane2847
@ismailjabane2847 2 года назад
Asc sheikh run badana alle hakuu xafido wan arkay waxaas iyo wax lamid ah
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 2 года назад
Ameen yarabi 🤲🏼shukran
@samiyaqasim7442
@samiyaqasim7442 Месяц назад
Anigana markn arko gabdh aan aqal kuwadajirny kanixi jiry hadalkeeda hadn maqlo waan nixi jiry
@seytunosman6336
@seytunosman6336 3 месяца назад
Wagi hore aqli malehen hada waaqliyeyste kofna wah umashegto waliba qarabadeda said ban ogacarara maba rabi inay maqlan Nolasheda iyo wah Aniga igusabsan inay igadan marabi hita hormarkeda Halmar yafiriya kof hadan mar arka kalsoni danbe kumaqabi mana usheganayi wah Dan be Mel ukadawye danbe wah kumashegayi
@ashamohamed4555
@ashamohamed4555 2 года назад
Asc sh caydrus jizaakalaahu Qeer
@SamiaMahamud376
@SamiaMahamud376 2 года назад
Jazkal khaira allha
@guledabdiqadir7309
@guledabdiqadir7309 2 года назад
Masha Allah shik shukran aniga neirobi anjoga pls waan raba insha Allah in ku argo
@fardowsaj3691
@fardowsaj3691 Год назад
Masha Allah
@sadiyamahamoud8453
@sadiyamahamoud8453 2 года назад
Asalamu caleykum shiekh makuso layaway Nairobi
@Awalemustaphe1717
@Awalemustaphe1717 2 года назад
Sheekh cayduruus I Caawisa Raba Sheekh Muddo 8 bilood Ayaan Xanuunsanayaa Madax Xanuun Joogta Ah Dhakhtar Hadaan Tago Tayfoodh Ayuu Odhanayaa Diiqad'Daal-wadno Xanuun " Iyo Qalbiga Xanuun Baa Kadareemaya
@deeqsancusman6655
@deeqsancusman6655 2 года назад
Wll fiix iska baadh ana sida ahan jiray
@umusaara6789
@umusaara6789 2 года назад
@@deeqsancusman6655 bisinka abayo madax xanunka anba wan qanaye 5 bil ku dhawad maxey thy fiixda
@deeqsancusman6655
@deeqsancusman6655 2 года назад
Fiixba ba layga saray wll wuu ii ladnady
@rooneyali2004
@rooneyali2004 Год назад
Ma. Shallh sheikhow nin kugu dhib hayaa 15shaqo ma aadi caloosha iyo maskaxda iyo dhabar iyo hurdo LA aan
@ummubilalahmed3210
@ummubilalahmed3210 2 года назад
Sheeq caydaruus xamar goormee imaneysaa waxan kamid ahaa ardaydi quraanka usocday marwalbo wan kuuduceyaa dhaqtar iyo mel walbo wan kadaalay quraanki aad isaartay alle caafimaad igu daray waxaana ka faaideestay bishii soon waxad nafartay ka faideestay wan caafimaday iso jwb goormeed imaneysaa
@abdiomeryusuf1922
@abdiomeryusuf1922 2 года назад
Wllo waa gabdh lkn magac nin iigu qoran sixir iyo xasad baa laygu dhibaye muxuu ku furay an ka faaidaystay wll isoo sheg
@ummubilalahmed3210
@ummubilalahmed3210 2 года назад
@@abdiomeryusuf1922 quraan iyo adkaar iyo duco
@hindacismaan3027
@hindacismaan3027 2 года назад
Sheikh xage kala soo xidhiidha
@Nimco-ej5hd
@Nimco-ej5hd 5 месяцев назад
Asc shiikh waba arkay dadka igu dhawo ayana ku arkay qof idhawo
@fartundahir4910
@fartundahir4910 2 года назад
Asc sheikh aniga markaan Quran dhagaha gashado qofbaan niyadayda ku sodhacaya markaan shifo tagana qofkii baa iga qaylinaya
@AadanmadoobeYuusuf-cq3nl
@AadanmadoobeYuusuf-cq3nl Год назад
Waarun waxaa laygu sixray jinka❤❤❤xaasidka ah
@abdullahifarah4753
@abdullahifarah4753 2 года назад
Jazakumullahu qeyran 4 tan calamadod wuu leyahay kii idhalay isku magalo jogna hadan arko naxdin qac wlhi hadal lagamayabo in uu igasobaxo markan arko waan gubana wlhi ilatali aqyarta wlhi in aan kow kasiyo waan kudhawada markan arkane hadal dhan majiro neefta igu cishomeyso 😡😡😡😡😡😡
@amla-5
@amla-5 2 года назад
Ma aabahaa wll
@funnyqosollachen153
@funnyqosollachen153 2 года назад
Mashalaah
@fadumohasan1069
@fadumohasan1069 2 года назад
Mansha alah
@asmacali2506
@asmacali2506 2 года назад
MashaaAllh
@FartumOsmanMohamed-cv3jp
@FartumOsmanMohamed-cv3jp Год назад
Wallahi waan arkay
@beftubule1031
@beftubule1031 2 года назад
Sooo true
@RobleAbdi-ed3ne
@RobleAbdi-ed3ne Месяц назад
Asc
@farxiyoabdirzaaq860
@farxiyoabdirzaaq860 2 года назад
Asc.sheekh.marka.aan.kudhagaysto.wadnahaa.igaraca.heer.waxan.mar.yaa.an.kugudbiyo.
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 года назад
Wcs Alla wll is Qur'aan saar ama ruqyada uu soo dhigo in bdan dhegayso Sbbta wadnuhu kuu garaacmayo ama aad udhibsanayso wxa kugu jira ayaa diidaya lkn haka yeelin inay ku xukumaan hana ka gudbin ee dhegayso ruqyada adiguna is cilaaji tahliil tufo aayadaha sixirka iyo isha akhriso fudayd ayad daremi dontaa inshaAllahu
@farxiyoabdirzaaq860
@farxiyoabdirzaaq860 2 года назад
Asc.walal.marka.andhagay.wan.xaunsadaa.matag.an.iga.imanaya.ohinin.nabar.boga.heer.cirbad.kAR.jabin.la.igudhufto.ban.cannot.ban.lano.lany.sI'd.dhiikar.neef...gaas..marks.riyoyin.an.arko.oo.fasirkoda.marka.culimad.ubandhigo.waxa.lagu.fAsira.sixir.inoo.jiro.rabi.baa.wAXA.og
@ifrahhussein5284
@ifrahhussein5284 2 года назад
Sheekh waxaa jira naag aan beri hore wax wada baran jirnay meel ma wada joogo mudo markay iga maqnaato way i soo wacdaa ma umushay bay markaste i weydiisa xita anig oon u sheegin in aan uur leeyay yaab waxan ku dhahaa oo maiyan kugu dhahay ur baan leeyey shaakh ma fahmun gabadhaas
@amla-5
@amla-5 2 года назад
SubhanallaH adiga wllo miya lagu qabaa
@ifrahhussein5284
@ifrahhussein5284 2 года назад
@@amla-5 haa wlo
@nimoyusuf6995
@nimoyusuf6995 2 года назад
Shiikh maxay tahay in albabka guriga laguu Soo dhigo sanabo madmadow Halka Laga baxayo ee cagta ladhigayo
@kadrahassan686
@kadrahassan686 2 года назад
Asc mama caydarus hargeisa gormad imaanaysa please .🇩🇯🇩🇯
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 2 года назад
Walal sheikha wuu yimid hargaysa 0633133338 xafiiska
@farhiyamohamed3119
@farhiyamohamed3119 2 года назад
@@sheikhcaydaruus shiekh intey u joga hdaa
@naimaabdirizak5998
@naimaabdirizak5998 Год назад
Ada I hortagan sheikh
@fathaali7472
@fathaali7472 2 года назад
Asc shekh cayduurs ma hargayse joogta
@caashocadey5458
@caashocadey5458 2 года назад
Sax waye 😭😭😭😭
@aminaqasim7900
@aminaqasim7900 Год назад
Sheq.waxa.ihortagan.nagta laylaqabo marwalba wana riyo
@xafso3332
@xafso3332 2 года назад
Wcs
@yasminmohamednur3515
@yasminmohamednur3515 Год назад
Asc waraba inan kulasoxariro
@halimomohamed1487
@halimomohamed1487 Год назад
Subxannallah
@maryanmohamud9444
@maryanmohamud9444 2 года назад
Asc sheik maryan laidaha istalkasto anntago waxlaigushegay waxalaigahaya abdomenka luga ha iyyo tarankandumarka ooilmadalista maca igulatalin leheed inaakuarkonneh wanraba Nairobi ayan jooga
@anfacgaashaan3013
@anfacgaashaan3013 2 года назад
Subxnlh wlh wn ku arky ilhow shrtoda iga qbo o iga xijb
@Busharaabdinasi
@Busharaabdinasi 6 месяцев назад
Ax walahi aney igudhacdy ax
@umumaryuuma3811
@umumaryuuma3811 2 года назад
Salamatak shiiq wijiga maxaa Kaa daari
@fathaali7472
@fathaali7472 2 года назад
Maxa nin ka wajigiisa kagalay naa xishoo
@umumaryuuma3811
@umumaryuuma3811 2 года назад
Xaywan inaa tahay wax caay maso qoray
@SamiaMahamud376
@SamiaMahamud376 2 года назад
Jazkal khaira allha
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 2 года назад
Masha allah
Далее
Isha iyo Xaasidka Maxaa lagu daaweyn karaa?
1:06:11
Просмотров 494 тыс.
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Просмотров 8 млн
Shan Astaamood oo Lagu Garto Qofka Ku Xaasidaya!
9:25
Ruqyada Sixirka iyo Jimanka  ||sheikh caydaruus
40:12
Просмотров 56 тыс.
adigoo gurigaaga joogo dhageyso|ruqyadaan makaanka
46:40