Тёмный

Qofkii Hoo da Bartaa... Part 1 

BUuTI Television
Подписаться 324 тыс.
Просмотров 213 тыс.
50% 1

Qofkii Hoo da Bartaa... Short Film waa film gaaban oo ka hadlaya nin shaqo la siiyay oo hadana aan shaqaysanayn, oo doonaya in wax kasta la siiyo.
Waxa matalaya film ka jilayaasha wayn ee #Sooraan iyo #Jawaan.
Produced by #BuutiTelevision
Association Production by Sooraan & Jawaan Production
BUuTI TV
PRODUCTION
2021
#BuutiTVproduction​ #buutitv​ #localvideoproduction​ #webtv​ #localmedia​ #africancreativity​ #africancreatives​ #africanfilmmaker​ #africanfilmmaking​ #africanmedia​ #africanentertainment​ #djibouti​ #hornofafrica​ #eastafrica​ #africa​
N'hesitez pas à #Commenter​ et #Partager​ cher(e)s ami(e)s!

Развлечения

Опубликовано:

 

24 мар 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 291   
@Masdille
@Masdille 3 года назад
Reer Somaliland Farta taaga ayaydin cune💚❤🖐
@farxiyafarta5364
@farxiyafarta5364 3 года назад
✋✋✋
@somalcade2924
@somalcade2924 3 года назад
🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 ⬜⬜⬜⬜⬜☆⬜⬜⬜⬜⬜⬜ 🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥 SOMALILAND
@rabiyaqaaan3829
@rabiyaqaaan3829 3 года назад
🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 ⬜⬜⬜⬜⬜ ☆⬜⬜⬜⬜⬜⬜ 🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥 SOMALILAND Waanu Kaa Qaadnay Awoowgaa La Gubye 😂😂
@saabiriinahmed1773
@saabiriinahmed1773 3 года назад
Waanacaynee farta taagana waanaleedehee fiyaabiyo majiraa😂😂😂
@Masdille
@Masdille 3 года назад
@@saabiriinahmed1773 hhhh Indeer farta Waan Dhalaalsanaa😂
@isxaaqahmed1079
@isxaaqahmed1079 3 года назад
Nabiga ku saliya salalaahu caleehi wasalam
@hamzakileh5546
@hamzakileh5546 3 года назад
Scw scw
@qalinleyare1178
@qalinleyare1178 3 года назад
SCW SCW SCW
@zikoa7572
@zikoa7572 3 года назад
scw
@maxamuudcali5623
@maxamuudcali5623 3 года назад
Scw
@maxamuudcali5623
@maxamuudcali5623 3 года назад
War halmar qosla
@zimpaofficial5835
@zimpaofficial5835 3 года назад
From Hargaysa is muujiya like✌
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 3 года назад
Reer SOOMAALILAND farta taaga hooooy😂❤️. SOORAAN INTA KU QOSOSHA IS MUUJIYA 😂😂
@kynandrama4464
@kynandrama4464 3 года назад
e E ywlw8
@cumarabuukar1789
@cumarabuukar1789 2 года назад
@@kynandrama4464 ir39456p7 7lll 7l
@updirahmanadem3405
@updirahmanadem3405 2 года назад
Alle how naxriisto
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 года назад
Ramadan is coming soon inshaAllah may Allah Help us reach it💚🙏
@zikoa7572
@zikoa7572 3 года назад
Aamiin
@calicolow1047
@calicolow1047 3 года назад
Aamiin
@isismadeinisrael.6929
@isismadeinisrael.6929 3 года назад
13/4/2021=1da Ramadaan.
@abdikhayr13hashimiya74
@abdikhayr13hashimiya74 3 года назад
AAMIIN In Shaa Allah BiidmiLaahi Kariim AAMIIN
@osmanabdi4153
@osmanabdi4153 3 года назад
Amiin
@mohametQurbo
@mohametQurbo 3 года назад
Sooran iyo jawaan inta uso carartay liketa ankla ankla😂✌💡
@baahiriitabilan1985
@baahiriitabilan1985 3 года назад
Alle naxariisti jano haka waraabiyo apwan soran sugale inti isago dhintay dawanaysa halu duceyo
@murzal31
@murzal31 3 года назад
Reer HARGEIZA is Muujiya🙋‍♂️
@kadermadrista4641
@kadermadrista4641 3 года назад
From Jigjiga Legends Soran io Jawan jilayasha Somalida iminka ugu Magac dher jira
@jubayrgemar1789
@jubayrgemar1789 3 года назад
Berbera Somaliland" Ciyaalo xeebeed No1
@googaaofficial8756
@googaaofficial8756 3 года назад
Ragani waa somalilanderiiN Yaa igu Raacsan💚🤍❤💯👋
@munamawe3l016
@munamawe3l016 3 года назад
From Burco ✌🙈 soran IyO JawaN wan Idin WaTa 😊
@Qatadoz21
@Qatadoz21 3 года назад
سبحان الله وبحمده ، سبحان الله العظيم
@inantacafe480
@inantacafe480 3 года назад
Durriyadii farta taaga 😍😚
@bluenight3007
@bluenight3007 3 года назад
Jilaayashi ugu xaraabaha badnayen Somalida oo is heley
@nasrimaagalo2529
@nasrimaagalo2529 3 года назад
Reer zoomaaliland farta taaga vs sooraan inta ku Qososha is muujiya 😀😀😀
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 3 года назад
Sooraan iyo jawaan burco afka hodanka ah magaciinu ha jirro......from GOBOLKII RAGGA BURCO
@faynoire7392
@faynoire7392 3 года назад
I appreciate the fact that old and new actors are working together to be part of such funny but yet relevant pieces. 👍🏽
@sumaya6201
@sumaya6201 3 года назад
they're not new
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 года назад
From hargeiza Somaliland, rer Somaliland izmuujiya
@dekainaibrahim8750
@dekainaibrahim8750 3 года назад
Experience Education in the Saxafaa🤣🤣🤣 Jawaan wa iga qosliyay really, guys welcome to Djibouti 🇩🇯🇩🇯
@muktarmohamud8094
@muktarmohamud8094 3 года назад
Igu soo dhowee qaali
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 3 года назад
OMG 🥰 Thanks *BUuti TV* you make our day💙🇩🇯
@mhdhanad1456
@mhdhanad1456 3 года назад
Hi quruxleeyda Thkz🤑
@ahmedomar1663
@ahmedomar1663 3 года назад
Slt
@mohammedmuslimenoh7867
@mohammedmuslimenoh7867 3 года назад
😅😅
@waxwalba1408
@waxwalba1408 3 года назад
Inaabti wacanidaa
@mahametthassan4755
@mahametthassan4755 3 года назад
Naa ben ku xog badanida 😀😃😁
@cabdiqaniboss
@cabdiqaniboss 3 года назад
Yaa ila arka inuu jawaan lahjada yar badalayo😂 Buuti no1 comedy
@ipnucajep9933
@ipnucajep9933 3 года назад
Gopolkii raga Is muujiya👇🏾😂
@yousufbakoshe
@yousufbakoshe 3 года назад
Gobolka raha
@Masdille
@Masdille 3 года назад
Jamhuuriyada waaku deelqaafmagacaasi.
@hanad8151
@hanad8151 3 года назад
@@yousufbakoshe jilicsan
@akzhaafi8003
@akzhaafi8003 3 года назад
soraaan iyo jawaaan. layaaab layaaab.
@apdirahmaanmohametjama6977
@apdirahmaanmohametjama6977 3 года назад
Odaygiiba😅
@asmaladan4535
@asmaladan4535 3 года назад
Soraan iyo jawaan meeshay tagaan ba way shidaan Salaama idinka iyo gobtii jabuuti ba👏❤
@baaritube5140
@baaritube5140 3 года назад
From HARGEIS IS MUUJIYA
@abdirisaqahmed8889
@abdirisaqahmed8889 3 года назад
inta marka ay argteye sooraan iyo jawaan sooyaacdeye ismuujiya
@liibaandahir1068
@liibaandahir1068 3 года назад
FROM MOGDISHU BEST CHANNEL BUUTI
@sidiiqofduulaya9864
@sidiiqofduulaya9864 3 года назад
Hooyadaa iyo muqdisho was 💚🤍❤👈
@Abdulrahman-oi6xe
@Abdulrahman-oi6xe 3 года назад
@@sidiiqofduulaya9864 ma taqanaa hoyada caydedaa culimada so weydii aanaga rer burco ah som weynaa ah hore u soco muqdisho casimada somweyn maa raganad ka xiiga afkay ku haldayan saariif
@charlesabdi
@charlesabdi 3 года назад
Le meilleur producteur du film buuti TV .viva buuti TV
@baaritube5140
@baaritube5140 3 года назад
INTA SORAAN TAGEERTA IS MUUJIYA
@liibaanfayzal7641
@liibaanfayzal7641 3 года назад
Aduunku waa Hadhka lapadiza galin mantana uu inaga hoozeya alle janadi hageeyo 🤲
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 года назад
War maxay ahaayeen kuwaan SOMALILANDTA ku waashay...adeerayaal raggaan waxaa daawada in alaala inta af Soomaaliga ku hadasha meel walba oo ay joogaan😄😁
@alaymani6002
@alaymani6002 3 года назад
Jawaan: Da’daadu wa intee?! Sooraan: waa qaybtaa iminka shaqada doonaysa dee! 😂😂😂😂 wa iga qosliyay sooraan wallahi 🤣
@mohammedmuslimenoh7867
@mohammedmuslimenoh7867 3 года назад
From Gopolka Raga ismuujiya😘
@alidjama7598
@alidjama7598 3 года назад
Way kane
@xareed1
@xareed1 3 года назад
kume waykane
@hoodoibraahim7721
@hoodoibraahim7721 3 месяца назад
2024 Ramadan 8 Ayaa dib u daawanayaa ALLE haw naxariisto ibraahim ismacil suggule sooraan Inta iga dambeysaa faataxada u mara
@apazade1220
@apazade1220 3 года назад
Horta sooraan hadalka muxuuu ulaalaaba😀😀😀😂
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 года назад
DJIBOUTI Waxay ledahay Wadoyin Quxur Badan Malaha😁♥️
@khaliifzergio6726
@khaliifzergio6726 3 года назад
Daynii chinaha waayeh😀😀
@ethiopia9011
@ethiopia9011 2 года назад
Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un (Sooraan) إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
@aamiral-hussein9651
@aamiral-hussein9651 3 года назад
Sooran geed iyo galgalinba waan ka hadlaa ku lahaa😃😃🤚
@zureer5014
@zureer5014 3 года назад
Sooraan wadadaaa imika shaqada DoonaYsa 😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-ee4rl8ig9w
@user-ee4rl8ig9w 3 года назад
Allow u naxariiso abwaan sooraam
@rabiyaqaaan3829
@rabiyaqaaan3829 3 года назад
🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩 ⬜⬜⬜⬜⬜ ☆⬜⬜⬜⬜⬜⬜ 🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥 SOMALILAND
@dgradwan3033
@dgradwan3033 3 года назад
Keep gaing soraan iyo jawan Butii TV 👉🇩🇯🙏🏾⭐
@siciidcali6435
@siciidcali6435 2 года назад
😅
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 года назад
Qaybta imiki shaqada donaysa 😅😂 vraiment rire 🤣. la section de recherche d'emploi actuelle😀😂😂😂🤣
@mohamedabdi9280
@mohamedabdi9280 3 года назад
Its hilarious film. Xaqiiqada ayuu ka turjumayaa.
@mawliidhassan8348
@mawliidhassan8348 Год назад
Hhhhhh meshu waa sidee Ilahay haw naxariisto sooraan oo qabriga haw nuuriyo
@abdilaahipersia528
@abdilaahipersia528 3 года назад
Sooraan Waa Imtixaan Ilaahay Lacagtii Ma Isagaad Iigu Sheegtay Kulahaa 😂😂
@warsamaidriss8094
@warsamaidriss8094 3 года назад
I can't wait Walah the two comedies are here in bu[u]ti's 🇩🇯🇩🇯😬😬😬
@maryanosman8603
@maryanosman8603 2 года назад
11:02 wixii afsomali ah aniga cidna uma daba fariisto sooraan ismail sugule Ilaahayow kuu naxriiso janadii fardowsa ilahay haka Waarabiyo aaamiiin waa bil ramadaane
@apdilahimhiiz1588
@apdilahimhiiz1588 3 года назад
😂waa inagii Ee haygaLa bakhayLin Ee Like ta buL dhuL Dhash keega sii adoo qosLaya
@ayushsaet8429
@ayushsaet8429 3 года назад
Hadanu wax barasho doonayno barigii hore ayan baran laha Meshu wa siDe🤣😅👑
@mubariksiciidawadan5277
@mubariksiciidawadan5277 3 года назад
Dee maad wax baratidee😂😂😂😂
@saedabdirisak5952
@saedabdirisak5952 3 года назад
😂😂😂😂😂
@afrah5198
@afrah5198 3 года назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤my country🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@suxufisalmaan7524
@suxufisalmaan7524 3 года назад
BUuTI tv 🇩🇯waan idin jeclahay
@Hakan_fidan1
@Hakan_fidan1 3 года назад
bakhtee bakhtee😀😀😀
@maxdar11
@maxdar11 3 года назад
Sooraan walle waa lagend Hadalka siduu u qaloociyo 😀
@abdirahmanmohamedking3187
@abdirahmanmohamedking3187 3 года назад
Film sheeko fcn wata Thans BUUTI
@freefire-ks3zw
@freefire-ks3zw 3 года назад
mid aNu zxip nhaa zancaani la dhaha lkn wa Beedy🤦‍♂️😅🤣
@samadoonecali
@samadoonecali 3 года назад
Waa indha-caddayntii la sheegi jiray! Wareer! Dad badan ayaa qaabkan ku shaqo-gala.
@nimcoibrahim7914
@nimcoibrahim7914 3 года назад
Hhhhhh cunow iyo.cabow kaliaya I daran cunaaye
@xareed1
@xareed1 3 года назад
from BURCO jamahiirti soran iyo jawaan ha socoto hawshu
@abdirizakliyo
@abdirizakliyo 3 года назад
LEGEND of THE lengeds
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 3 года назад
"Walaalkay miyaanu kula soo hadlin? "hhhhhh"Geed iyo Gelgelinba waan ka hadlaa"!hhhhhhh
@baroenglishwithsuhayb8877
@baroenglishwithsuhayb8877 3 года назад
My country Djibouti keep going 🥰
@asmaladan4535
@asmaladan4535 3 года назад
Soraaan🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤
@mullinyow9897
@mullinyow9897 3 года назад
Jawaan waa iga qozliye
@rumaanmaxamed7514
@rumaanmaxamed7514 3 года назад
Maba la fiirsa Kareen xaa qaldan Jabuti
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂 sooraan markaan arko waan iska qoslaa .kk
@Abshir65
@Abshir65 3 года назад
From Qoraxey ❤️
@habonelmiismael8322
@habonelmiismael8322 3 года назад
Hhhhhhhh merci beaucoup kulaha Rami hhh keep going bUuti tv
@saredosimane9492
@saredosimane9492 3 года назад
Buuti tv 💋🇩🇯
@ridwanaden3086
@ridwanaden3086 3 года назад
Experience Education in the saxaafa..😂😂
@mohamedali-yd6nt
@mohamedali-yd6nt 3 года назад
Soraaan io jawan oo jabuti kala kiciyey
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 3 года назад
Sooraan ALLAH u naxaristo
@CabdulahiXirsi-zi9dq
@CabdulahiXirsi-zi9dq Месяц назад
Axyaa hees
@ilwadkeribyakuganali5322
@ilwadkeribyakuganali5322 3 года назад
Bunti tv j'adore la diversité de faire intervenir tout monde
@hamzecasemiro4081
@hamzecasemiro4081 3 года назад
Mantad soo diray zaa
@Sakariye-km6ry
@Sakariye-km6ry 5 дней назад
Ilahay ha naxariisto sooran anigana haga daba naxariisto
@xeefo
@xeefo 3 года назад
Reer Jabuti waan soo socda 👋
@kadarakadararlle3581
@kadarakadararlle3581 3 года назад
Sodhawo Ana Ku sodhawyna 😂
@dekainaibrahim8750
@dekainaibrahim8750 3 года назад
Welcome
@alimohamed6270
@alimohamed6270 3 года назад
Me too bro
@GareenMedia
@GareenMedia 3 года назад
Sooraan......esh calaa. Wallaahi qosol iguma harin! Galabtii maad ka deysaan buu yiri.
@hawoluul6892
@hawoluul6892 3 года назад
Somalilan✌
@cawkereydal9184
@cawkereydal9184 3 года назад
SooraN iyo jaWaaN xataa sheekadiiNu jabuuti miYeY maReYsaa
@apdirahman1433
@apdirahman1433 3 года назад
Sooraan aawaya 😅😅
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 года назад
Viva Sooraan iyo Jawaan
@jaamacsiciid4794
@jaamacsiciid4794 3 года назад
Sooran allaha u naxariisto Xabashu maxay rag haysa😥
@dhabkahadal2255
@dhabkahadal2255 3 года назад
الله يرحم سوران
@shaafikhadar9977
@shaafikhadar9977 3 года назад
Woow
@momostudiohd9520
@momostudiohd9520 3 года назад
Reer Somalia 🇸🇴 farta taaga
@eidabdi2283
@eidabdi2283 3 года назад
Soomalia hooyadaa wasty✖✖✖
@momostudiohd9520
@momostudiohd9520 3 года назад
@@eidabdi2283 ana walaasha wasa
@koshinbashir879
@koshinbashir879 3 года назад
Sooraan iyo jawaan rag Waxbartay 😂😂😂❤️🙏
@abdirashiidcaano8565
@abdirashiidcaano8565 3 года назад
Balaayu tagay 😂sooran Inta ila aragta
@ahmedlozinho2944
@ahmedlozinho2944 3 года назад
😂😂😂 o marka lacagta ma izgad igu balamizay
@mullinyow9897
@mullinyow9897 3 года назад
Saacadaha soo socoda
@HeersareMedia
@HeersareMedia 3 года назад
Waa wacyigelin fiican. Erayga "hoo" haddii qodob la raaciyo waa "hooda" ee maaha "hoo da" ha ka la saarina.
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 3 года назад
waa runtaa, lkn in qodobku ku qurub magaca xaga danbe ka raaca yahay inta garanaysaa waa faro ku tiris soomaalida maanta nool.
@Xirsi695
@Xirsi695 3 года назад
Soraan illahow kuu naxariiso tiir adag baad ahayd oo bulshada ka baxay 🥲🥲 Intiina Geerida soraan kadib halkan timid wllo yaal han u ducayno
@feysal154
@feysal154 3 года назад
Allah uu naxariisto
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
Sooran Cunaaye Meel Hoo Rabta Hadal Wax Kama Taro🤣😂
@tayomasmas
@tayomasmas 3 года назад
Hello welcome Oh with to the open the hands 😂😂😂
@apdikhalaqkooke7072
@apdikhalaqkooke7072 3 года назад
Soomali markay noqoto raga loogu yeedho ayaan ahaY sooran wax kleH 😅😅😅😅
@abdirahman_gannoofficial5215
@abdirahman_gannoofficial5215 3 года назад
Legend's sooraan ft jawaan so keep going BU[U]TI TV😇
@ilyasrached5481
@ilyasrached5481 3 года назад
Les plus minables des minables........avant tout penser a la reconnaissance de la SL . Les djiboutiens sont humiliés à ce point, c'est dommage. aucun artiste djiboutien ne sera accepté à la somaliland..pour humiliés la jeunesses somalilandaise... Je me demande si djibouti est devenue un département somalilandais ....en plein campagne électorale...c'est dommage......
@alaymani6002
@alaymani6002 3 года назад
Abti i turjun aniga 😂
@fisoabdulahi2553
@fisoabdulahi2553 3 года назад
Gravvvvv😳
@abdiawal8664
@abdiawal8664 6 месяцев назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Далее
Qofkii Hoo da Bartaa... Part 2
23:15
Просмотров 713 тыс.
Блиц по трекам ❤️
00:50
Просмотров 89 тыс.
SOORAAN IYO XUSBIYADA MAXAA KALA HAYSTA 2017
14:26
Просмотров 806 тыс.
DADBAA DADKA CAAYA 2021 SOORAAN IYO JAWAAN FILM CUSUB
12:29
SOORAAN IYO JAWAAN ARXAN DARADA GANACSATADA
51:25
Просмотров 180 тыс.
Jawhar iyo Jooqle - Anaa ku Guursanaya
8:54
Просмотров 45 тыс.
KAALAY IGA CELI Episode - 1
11:56
Просмотров 111 тыс.
🚘 когда купил себе полик
0:35
Просмотров 1,9 млн
Зачем они это делали?🫤
0:16
Просмотров 1,2 млн
У Котика Отняли Игрушку 🥺
0:15
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
0:12
Просмотров 31 млн