Тёмный
No video :(

Qolada wadani Cadowga JSL ayay gacan saar leeyihiin Muusana wuu Tamar beelay 

Maal Tv
Подписаться 226 тыс.
Просмотров 2,7 тыс.
50% 1

Qolada wadani Cadowga JSL ayay gacan saar leeyihiin Muusana wuu Tamar beelay

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@bashe3051
@bashe3051 2 месяца назад
Thanks! Gudomiye Faysal waa nin qarankisa jecel oo ka ilaalinaya CADOWGA xisbiga Wadani dabada kuwato! We have to be united, Somaliland guul iyo gobanimo ----❤ 🤍 💚
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 месяца назад
Gardajis Haduu run yay Ciro umada Somaliland ka fadhiiso la yidhaa. Maanta Faysal baa leh.
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 2 месяца назад
xaqiiqo du waxay tahay in ururka wadani kooxda layidhaa Al ixtisam and daacish iyo dawlada kle sida China masar qadar iran iyo kuwo kle
@burco688
@burco688 2 месяца назад
Waa faysal doorkiisi isaga uun baa dadka walaalenkara❤❤❤❤hore u soco faysal madax waynah mustaqbalka🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@cunaayeliqaaye5559
@cunaayeliqaaye5559 2 месяца назад
Faysal cali waraabe nin sacad muuse ah oo nuux ismaaciil ah reer gadiid waxaanu taaganahay garabkaaga codkaygana adigaa iskale waayo geesi qaran ayaad oo dalkiisa iyo dalkiisa udaacada noolaw inaadeer soomaali land guul guul guul markasta illaahay idankii aamiin aamiin aamiin
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад
waaba lataageeri lahaaye cayda Muuse subeer Awal ku taageeri maayo Anoo Ciise muse ayaa sidaaleh oo dogoriya
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 2 месяца назад
Garxajis geesiya muwaadina faisal cali waraabe viva❤❤❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 месяца назад
sanadka u codeya faysal Cali waraabe geesi qarankiisa u taagan oo qadiyadiisa u taagan alle Hakugu guuleyo Madaxweyne faysal Cali waraabe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 2 месяца назад
MASHALLAH MUSHARAAX FAYSAL RUNTII U MUDAYSTA IN LOOGU AMIINO HOGAANGA DALKA WAA INAYNU CODKEENA SIINO ❤❤INSHALLAH GUUL ❤❤ ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤
@AdamIbrahim-hh4tt
@AdamIbrahim-hh4tt 2 месяца назад
Faysal Ali Hanolado
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 2 месяца назад
Guul somaliland ❤❤❤
@Giyomedia
@Giyomedia 2 месяца назад
faysal fariid waad u dhalatay aftahnimada waxa kugu dhalay cali xuseen cilmi waad badbaadin qarankan
@mohnur341
@mohnur341 2 месяца назад
Dadku waa wadani this time
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 месяца назад
Faysal baa Codka Somaliland leh
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 2 месяца назад
Guul fayssl ow noolow❤❤
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 2 месяца назад
Faysalow guulsyso❤😂
@kayseduale1771
@kayseduale1771 2 месяца назад
Faysal baa xaq u leh sanadka Somalilandney dantiina garta yey idin hoden madaxdhaqmeed huwanta iyo dawlada Somaliland neceb la xidhan oo dalkoodii dhaafsaday hunguri
@halimaosman9462
@halimaosman9462 2 месяца назад
Faisal madaxweneha mustagba wadanka
@halimaosman9462
@halimaosman9462 2 месяца назад
Faisal hanolado guuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 2 месяца назад
Faysalow cider ku labaysana soo ka xayso
@mohnur341
@mohnur341 2 месяца назад
Adiguna waxaad na soo hortaagneyd 30 years
@hiboyusufmashaallaha1046
@hiboyusufmashaallaha1046 2 месяца назад
Guuuleyso feysal insha allaha
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 2 месяца назад
Faysal Cali Xuseen cadowgeen jaban , geesi qaran adeer Muuse Biixina waa geesi qaran 7 sanna ee udamveeyeyna waa la imtixaamay laakiin wuu dadaalay ee hayska nasto aqoonsiga wixii ka dambeeya oo inoo doorta Faysal
@maaadamm298
@maaadamm298 2 месяца назад
Anagu acid baanu nahay.
@mohnur341
@mohnur341 2 месяца назад
Fasal iska seexo waad asaasaqdee xiligan woonhuis waa wadani
@siciidaxmedhaariye235
@siciidaxmedhaariye235 2 месяца назад
hadalka faysal waa run madaxweynaha isagaa uqalma
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 2 месяца назад
Faisalow marka ruunta laysku sheego Adiga iyo Ciro wuu ini dhama Muse Bixi lakin Adigu Ciro wad ka dal jeceshahay oo lafta ayay kaga jirta Somalilander Manta lama oran karayo Muse wuu tamar belay Halka manta garsisay Somaliland Dadweynuhu way arkayan inu aqoonsi somaliland hawshedi gacanta ku hayo Dalkuna inu aqoonsi helo waku wajib Adiguse marna Madaxweyne ma noqoonaysid wayo wad isrog rog badan tahay hadalday ad dadka ku ledahay waa iska cadi oo nin dorosho donaya waa lagu yaqana inu yirado Baada ayan Biyo Macan inaga sameynaya
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 2 месяца назад
Dadku waxay isku baryi naa sacabka tun iyo adigu tun Unadibaa ku caajistay qalbi dhalaankan
@advyser
@advyser 2 месяца назад
Garxajisnimo haday dhab tahay, Faysal waa nin garxajis ah isagaana ka soo horeeyey ciro Isbedel hadii la rabona, Faysal oo siyaasi ka fac wayn Xirsi iyo ciro ayaa samayn kara
@zahrabulale375
@zahrabulale375 2 месяца назад
Waa faysal iyo maata inasha allahu
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 месяца назад
faysalllll ayaa jaaanis fiiicannnn haysta haduu allle garansiiyo oo keeeno dad caafimaad qaba oo umada raali kanoqoto mee kuxigeenkaagi kama muqato faysalw inaad diyaar tahay ee maaaayer mooge kursiga haku wareejiyo kaasaaaaa kaaadh caaafimaa qaba siteeeeeee somaliland oo dhami way dooorane
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 2 месяца назад
faysal cali waraabe kolkii wadani ka bilaabay in tageratasha ucid ee uu musharax u yahay ayuu imika wadani ku bararugay shalay kolkii isbahaysiga mucaarid ka ee parlamaanka iyo golayaasha deeganka ee ucid doonaysey mayerada casimadaha 4ta gobol sida hargeisa boorame berbera burco wadani party qaato gud parlamaanka iyo wixii kle lkn faysal markuu xildhibanadii ucid ka soobaxay ay kala hoos baxaan ayuu imkka goor dambe toosey xaqiiqo du waxay tahay in wadani iyo ucid dhibka ka dhacdey wadanka ay qeyb ka ahayen haba u badnadee ururka wadani party oo aad halis ugu ah hiritanka jamhuuriyada somaliland
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 2 месяца назад
Karti hogaamined ma leedahy horta faaruqoow Diintu ku qabatay Ka kalena waa doqon Muuse iska haysta iidoorow Wax idin dhaama ma muuqdaane
@mohamedjama8926
@mohamedjama8926 2 месяца назад
Faysalbaa dhaama ciro
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 месяца назад
WAA RUN WADANI HUWANTUU LA SOCDAA QARANIMADANA WAY KA SOO HORJEEDAAN
@Degmociise123
@Degmociise123 2 месяца назад
Huwan bay inoo gacan geliyaan wadani 🚫
@hurdaaye21
@hurdaaye21 2 месяца назад
Somaliland neey ogaada siyaasi hankiisa marnaba kama tanaasulo, haddii dadkoo dhamaada ku gaadhayana wuu u laynayaa,,, faysal ceebtiisa maaha in maanta uu sidaa aad maqlaysaan u hadlo 3 jeer ayuu dhacay,, yaab idinka codka Musharaxa aad is leedihiin allayle waa u qalmaa sanadka u codeeya
@shabeel7467
@shabeel7467 2 месяца назад
7 sanadood ayaa madexweynaha xisbiga huwanta ee Wadani lugaa haystay oo diidanaa doorashadii lagaga badiyey taas oo ah markii u horaysay ee la diido natiijo waana khibrad la'aanta aanu soo marin SNM oo iyagoo dagaal ku jira doorasho ku kala badin jiray iyo madexweyne Riyaale oo ahaa nin qiimo leh. markaa madexweynuhu wuu adkaystay samray laakiin doqon nacas ah ayaa wadanka la hadhay xataa jabhad samaystay oo ciidankii hadh iyo habeen caayaya.
@shabeel7467
@shabeel7467 2 месяца назад
Faisalow 20 sano ayaad dhacaysay wax kuu soo kordhay ma jiraan hadii aad isbedel doonayso xisbigaaga u door nin Somalilander ah oo qiimo leh oo Kulmiye garaaci kara hadii kale Madexweynaha jooga wax u dhaama lama hayo ee sanadkan bal Wadani uun ka hor mar oo number 2 ga noqo. Ta kale Faisalow markii Ciro buurta ciidanka jabhadiisa saaray maalin keliya oo aad cambaaraysay ama diiday lama hayo taana file ka ayey kuugu jirtaa qof walba siduu doono ha u qaato laakiin waa bar kugu taal.
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 месяца назад
Siilkaaga soo sawir
@hindaawad1234
@hindaawad1234 2 месяца назад
Waar dawladi dawladkale dhulkeeda masiiso miyaad sixran tihiin oromo dhul baay kaarabtaa😢😢
@hindaawad1234
@hindaawad1234 2 месяца назад
Xabashi iyo oromo ayaad dhul kaagii kucasuumay saa kadibna gabdhahaaga iyo wiilashaada ayay kufsanayaan😢😢😢😢
@mohnur341
@mohnur341 2 месяца назад
Xamar ba waa kuwa ku haysta African Oo dhami ee ka hadal
Далее
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Просмотров 23 тыс.