Тёмный

QOOTO QOOTO HARGEYSA PART 44 FULL 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 229 тыс.
50% 1

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 379   
@maryandeganxusen9881
@maryandeganxusen9881 6 лет назад
Asxabta caawa inta rasulka jecel scw like ta isara
@abshirkaarshe2639
@abshirkaarshe2639 6 лет назад
maryan degan xusen scw
@kaafiyaaragsanxaaji2179
@kaafiyaaragsanxaaji2179 6 лет назад
maryan degan xusen صلي الله عليه وسلم
@fadumoliban7695
@fadumoliban7695 6 лет назад
maryan degan xusen .like jeclidaaa magacii rasuulka csw oo sharafta lahaa like kuraadinee duunyo wax ka yaabiyo arkeysaa
@fadxibashiir8698
@fadxibashiir8698 6 лет назад
maryan degan xusen scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sahruujamuhamed8603
@sahruujamuhamed8603 6 лет назад
maryan degan xusen scw scw
@amiiryare3067
@amiiryare3067 6 лет назад
Magaalada Hargiesa Ma Iska Jeceshahay Uun Amarka Ilaahay Magaaladaas Yaa Ila Jecel ❤❤
@nastehaabdalle5218
@nastehaabdalle5218 6 лет назад
Amiir Yare aniga wlhy😢😍 mustqbalka dhow ina nin ka arosa jirta
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 лет назад
Amiir Yare hargaysa hadhwanaag ma cid aan jeclayn baa jirta
@amiiryare3067
@amiiryare3067 6 лет назад
Nasteha abdalle insha Allah Allah Hakaga Soo dhaweeyo Anba Saas Lee ku tala Jiraa Inaaa dago halkaas
@amiiryare3067
@amiiryare3067 6 лет назад
suuban saxarla Hargiesa Hadhwanaag Hoygii Murtida hooyadii Abwaanka Beerti Xorriyada Allah ha dhawro Hargeisa iyo Adigaba
@AliMohamed-zh9rm
@AliMohamed-zh9rm 6 лет назад
Amiir Yare Haa waa mglo shidan am from it ilove my city
@zamzammohamed2351
@zamzammohamed2351 6 лет назад
inta reer hargeysa kuhesata like aniga adban igu hesta wadad wanagsan jilaa
@ahmadyuusufalu2628
@ahmadyuusufalu2628 6 лет назад
hamda numberkga isi
@ahmadyuusufalu2628
@ahmadyuusufalu2628 6 лет назад
zamzam mohmed iside aan kuso gsrace
@AsmaAhmed-qj9wp
@AsmaAhmed-qj9wp 6 лет назад
waaaaaaaaaayeeeeeeey iga dheh😯
@xidigajacaylkabashiir7120
@xidigajacaylkabashiir7120 5 лет назад
Zamzam Mohamed
@ramlaosman4133
@ramlaosman4133 6 лет назад
Yaa aniga cml comment aqris uyimady meshan tar taag likena ku dar
@rahmaroze4982
@rahmaroze4982 6 лет назад
Dumar la.aantuu waa dib jirnimo really walhi 👌 Yaa igu racay farta taag👆
@aragsanqaali2497
@aragsanqaali2497 6 лет назад
👆
@udgoon
@udgoon 6 лет назад
Rahmiita Roze khan Aniga xabiibti Ragu hadaanu dumar jirin dibjir beeey ahaan lhaayeen 👍
@rahmaroze4982
@rahmaroze4982 6 лет назад
ام عائشه haaa walhi queen taazan been ahayn
@saalaxdiiriye4214
@saalaxdiiriye4214 5 лет назад
Roze khan a
@yonisf_fzzz2188
@yonisf_fzzz2188 6 лет назад
Hibaaq LOL waan kaaga samboorin kulahaa. Hargeysa qooto qooto is the best
@karkoos
@karkoos 6 лет назад
ubax fahmo😍😍😍
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 6 лет назад
kkkkkkkkkkkk Ragi UL Beey Uqaateen Dumarki Gacan Waxba Wey Ku Qaadi Waayeen imisaan idin Lahaa GYM Taga .Qosolki Aduunka lol QOOTO QOOTO HARGEYSA PART 44 FULL
@wardadheeman8159
@wardadheeman8159 6 лет назад
apukar Mahdi Wllkay cawa hadal Kari mayzo
@talantaproductions2250
@talantaproductions2250 6 лет назад
Abukar Mahdi sxb bahsh reer burco Ku sooceli
@shukribelle2030
@shukribelle2030 6 лет назад
Abukar Mahdi 😂😂😂😂😂
@muhiimabarre4502
@muhiimabarre4502 6 лет назад
Abukar Mahdi thank you for the upload huuno
@qozlaaye1934
@qozlaaye1934 6 лет назад
Ar qooto qooto abaheedow apti riwaayadan heer burcay xamaasad ku laheed ku celi
@xaragoproduction490
@xaragoproduction490 6 лет назад
Waa idin salaamy inta comenyada akhrineysa ✋✋✋
@xaragoproduction490
@xaragoproduction490 6 лет назад
Alx
@fadumosuldan6872
@fadumosuldan6872 6 лет назад
xarago production
@sadaamaademmahamed1847
@sadaamaademmahamed1847 6 лет назад
xarago production kaaqaadney zxp wllhi camal comment aqris aheynba mahaayo
@sadoahmed7764
@sadoahmed7764 6 лет назад
xarago production waan kaa qaadnay qali🙌🙌🙌
@AsmaAhmed-qj9wp
@AsmaAhmed-qj9wp 6 лет назад
waanu ka qadnye camal aan ahyenba ma hayeno sidaasan ubashayenaa oo aanu akhriyeynaa✌😒
@zultanzomali5923
@zultanzomali5923 6 лет назад
Hmmmm show wanka raagay Hipaaqey mustafe gaab paankugu ogaaye kana muu iga danpeyay Qooto Qooto Team Full xushmad😍
@yahyeahmed7204
@yahyeahmed7204 6 лет назад
qooto qooto yaa igu daro abuukar mahdi qooto qooto Ku hesanaa brother thanks
@amedomer971
@amedomer971 6 лет назад
Muhiimada wa in dumarku wax iska dhicin karaan support womens🖒
@munaaxmed6293
@munaaxmed6293 6 лет назад
Ahleyn reer qooto qooto liketii lysku jeclaa ii saara caawa wn soo ordaye hhh
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 года назад
Ubax dahir. Marwo maanzhaalah
@fadxibashiir8698
@fadxibashiir8698 6 лет назад
Raga in laga adkado YAa igu racsan qofkii igu racsan like igu qabo
@AsmaAhmed-qj9wp
@AsmaAhmed-qj9wp 6 лет назад
ani waankugu raacye in rag laga adkaan kark
@AsmaAhmed-qj9wp
@AsmaAhmed-qj9wp 6 лет назад
qofka ugu comatiinka badani waa aniga like igu qabta dumar iyo ragab kuligiin 😉☺
@mindgalal825
@mindgalal825 6 лет назад
Allah beerka qosol badna reer hargeso😂😂😂😂
@mohadaacad3849
@mohadaacad3849 5 лет назад
xaaskaga mahan inay kabqdo wax xun lagumadho waa inay free darenta🤴🤴🤴🤴
@somalitv1
@somalitv1 6 лет назад
_isku filan heesaha dhaxtaalka eh aa ugu shidan isku filan nin adag_
@shukribelle2030
@shukribelle2030 6 лет назад
Asad Faqdiid 😂😂😂👊👊👊
@saedawed8605
@saedawed8605 5 лет назад
Asc
@mustafedayib1341
@mustafedayib1341 6 лет назад
Qooto qooto hargeisa aya ugu shidan
@abukarxabeebalshareeco4886
@abukarxabeebalshareeco4886 6 лет назад
war dadkan fara fududaa waa iga soo hormareen alreedy hada liketa igu qabta asxbta
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 лет назад
Qoto qoto ree hargaysa 💖💖💖💖💖💖💖💖
@khadanadan5381
@khadanadan5381 6 лет назад
Angu reer hargsaya baan kuhasata
@AliMohamed-zh9rm
@AliMohamed-zh9rm 6 лет назад
Khadan Adan welcome
@khadanadan5381
@khadanadan5381 6 лет назад
Walalo waan dhawaahay
@maxamed7258
@maxamed7258 6 лет назад
Qooto qooto Hargysa waa qosol 😂😂👏👏👏
@muniitainaahmed2859
@muniitainaahmed2859 6 лет назад
Hhhhhhhhhh hadaan dhigo miyaaad zoo boodaysaaa Ku lahaaa
@sabriinaAgaas
@sabriinaAgaas 6 лет назад
mañsha allah manta dhan waan sugayaay riwayada waan la socdaa taxanaha hibaaq gobaad zxb salaan sare
@iqraisra5326
@iqraisra5326 6 лет назад
Aniga reer muqdisho ayaan ku heystàa intii igu raacsan waa idinkaa
@najaxmaxamud4820
@najaxmaxamud4820 6 лет назад
hhhhhhhh caaaac caaaac kulaha ubax fahmo qosolkay iga xhamaysay 😂😂😂😂 waa qaybtii iigu qosolbadnayd thanks abukar mahdi 🤗🤗
@muniitainaahmed2859
@muniitainaahmed2859 6 лет назад
Hhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 aadban igu qoslay xaqiiq
@muniitainaahmed2859
@muniitainaahmed2859 6 лет назад
anigoo xalay ku aroosaybaanu ku riyooday
@Majed-1001
@Majed-1001 6 лет назад
Woow like iisaara inta ka heshay
@salmaabdi3510
@salmaabdi3510 6 лет назад
Sahra kiin Axmed Caalin❤️😍 Sahra yar ayaan tabay😢😢😢
@amiiryare3067
@amiiryare3067 6 лет назад
salma abdi Sahra Kiin Saa U jeclahay anba Waa kula tabay Tii Yarayd qaar baa waalay oo hees yidhi ee war makahaysaa 😂
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 6 лет назад
salma abdi sahra kiin anbah wanjeclhy majajiladeda meeday cawa😢😢
@salmaabdi3510
@salmaabdi3510 6 лет назад
amoun omer Ma arko Quruxzan😢
@salmaabdi3510
@salmaabdi3510 6 лет назад
Amiir Yare Walaalo qooto qooto kahor ayay heesi jirtaye waxay، wax shalay bilowday maha
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 6 лет назад
salma abdi inooo doona la'anted ruwayadu bilaa qosol iyo xararad wlhy yadiyo yusuf cegaag 😢☝
@schakurdahir5155
@schakurdahir5155 6 лет назад
Ahlu qooto qooto comon Hargeisa😍👑✌🏿️
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 лет назад
Schakur Dahir iku qabo SUBSCRIBE
@ismahanmohamed1070
@ismahanmohamed1070 6 лет назад
Schakur Dahir ما
@seerahanolosha9992
@seerahanolosha9992 6 лет назад
Waaw qaybtan daagaal waaye Way shidantee inta ila argatay subscribers ta haygu deeqday
@nasroadan2221
@nasroadan2221 6 лет назад
Inama caadi ma ahan qabta hargeisa yaanu ku hasanaa qootoqooto
@mohammedBille
@mohammedBille 6 лет назад
Qooto qooto hargeisa ku heystaa
@nasimmusa9356
@nasimmusa9356 6 лет назад
ileeen ragu Gymka way kabaqaaan xaga dumarka thnkz Abukar mahdi iyo fananinta kooxda qooto qooto🤣🤣🤣
@kawzarilmi145
@kawzarilmi145 6 лет назад
Raaga somali yed saas in logaloh wayeh
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 6 лет назад
Hibaaq gobaad ma xuriya hhhhh horta big respect sharafey
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 6 лет назад
HADAAD OSO GASHAY INAD COMMENTS KA AKHRISO LIKE ISIII👈
@AsmaAhmed-qj9wp
@AsmaAhmed-qj9wp 6 лет назад
waaaaaayeeeey iga dheh lkni like ta lacag baad ku qadanyesaaye waxa iga sii lacagta markada soo qaadato yaadee misa waan ku amahiyaa liketa wll 😂
@xamseaxmedxaashi6111
@xamseaxmedxaashi6111 6 лет назад
Niyow wan ka shakinee xaged u cabadaysaa hhhhhhh intii ka heshay like igu qabo.
@khadjasuleiman7170
@khadjasuleiman7170 6 лет назад
War wllhi qootoqooto qaybta hargaysa waan wataaa #iskufilani iyo #hibaaq fadhigan idinka kacay😂😂😂
@mariajama3019
@mariajama3019 6 лет назад
Heesaha jacburka dartood ayaan uso galay halkan 😄😍🙋
@mabsuudxusen6545
@mabsuudxusen6545 5 лет назад
I love you qooto qooto Hergeisa😘
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 6 лет назад
Zamzam sharaf wn ku haystaa wlle Beentii aduunka lee dhiibeysaa wlle Anaa ku arkee iska dhaaaf
@asomaliland
@asomaliland 6 лет назад
Waan jeclahay qooto qooto qaybta hargeisa
@adkow6784
@adkow6784 5 лет назад
Hibaaq yusuf ii geeya
@xuppifaysal4475
@xuppifaysal4475 6 лет назад
qooto, qooto ka helaa qaybta hargesa💕💕 cawa wax badani igama so horaynin 😂😂😂😂
@mohshiineh3542
@mohshiineh3542 5 лет назад
wllhi waa wada qosol
@mohshiineh3542
@mohshiineh3542 5 лет назад
sawmaaha
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 лет назад
waar hayaaay waar bal like isiiya hadaad tolkihiin soomaliyey waligay like ma helin pls xishooda dee hadaba oo ii saaraa
@queenbacayro4553
@queenbacayro4553 6 лет назад
Qooto qooto like igu qabta
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 лет назад
Hani Mohamed iku sharaf SUBSCRIBE
@abdirahmanzaki8971
@abdirahmanzaki8971 6 лет назад
Waku wan haha Alla qosol badalaysa dawasho Wcn
@mrdhijindra7098
@mrdhijindra7098 6 лет назад
Inta qootoqooto faraxda marky daawadn like ta
@zumayaahmed7713
@zumayaahmed7713 6 лет назад
hmmm sida hada u egto way u dhamaty hhh fariid
@honabdirahman3171
@honabdirahman3171 5 лет назад
Naagi yaraaN ma gashO Like iisaara Azxabtat Qootoqooto
@hassanhussein1718
@hassanhussein1718 6 лет назад
Comments ka ayaan aqriyay ka dib waxaa ogaaday in Ceegaag, isku filan iyo Heello aysan ku jirin ka dib maba sii wadin daawashada ruwaayadda Fadlan ragaas ha noo matalaan iyagaa meesha shideeee.
@maxamedyare562
@maxamedyare562 6 лет назад
Kkkkkk alla ninka usha iyo dhagxa wata fuleysana
@muna229
@muna229 6 лет назад
Ilaheey amarkisa kumaba heesto qeeybta hargeysa
@ridwanahmed4157
@ridwanahmed4157 6 лет назад
plz waxaaan nama afaceyso ee wax hagaagsan ayaan kaa sugeynaaa meeyiin dhalin yaradiii waxey feedhkani
@asmaismail1080
@asmaismail1080 6 лет назад
Madhax madhax
@khaliilabdih1955
@khaliilabdih1955 6 лет назад
Hipaq nin kazta mu qapaH😂😂
@cknb8593
@cknb8593 6 лет назад
ader riwayada fadlan ragii shidi jiray kusoo dara qaybta hargeyso waxan kadawan jirnay ragii labadalay hada dib danbe udawan mayno hadaan lugusoodarin
@Abdiwadud_Fanig
@Abdiwadud_Fanig 6 лет назад
Abukar mahdiyow director wayn baad tahay
@jalaqsaninaali1573
@jalaqsaninaali1573 6 лет назад
Qooto qooto rer hargeysa oo an dawado cawa ayaa igu horeyso in kasto afka igu adag yahay wey shidantahy
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 5 лет назад
Aaa ana anaa ani afsomali taqantaa
@amranfarah1822
@amranfarah1822 6 лет назад
kkkkkkkkkkkkkk cadi ma ahan
@labtechnologistahmettyuusu174
@labtechnologistahmettyuusu174 6 лет назад
Like ta ku qabta somalida dhamantin
@robleklmoha4560
@robleklmoha4560 6 лет назад
Reer borco iyo baabah meesha ka leexda ebar baatihiin
@emandrehman4299
@emandrehman4299 6 лет назад
Yea anaka gymkaa u paahane mama upaxey naso gaarsii 😁😁
@asmaladancumar9217
@asmaladancumar9217 6 лет назад
Hibaaq ragi dhadheera iyo Ku Wii gagabna baa waxba kamay tagin
@mohaisse8887
@mohaisse8887 6 лет назад
Qoooto qooto wx dhexa sugayey
@deqsiyare5629
@deqsiyare5629 6 лет назад
Darada gurigan hagajinayay kulahaa
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 6 лет назад
Yuusuf ceegag xagaa looga saaraY
@drnaaam6761
@drnaaam6761 6 лет назад
Imka madhax bay noqtay qooto qooto hrgsa labadan nin meesha ka saar ceegag iyi heelo kusoo badal yaakhi 😈😈
@hamadahmedbahrin9429
@hamadahmedbahrin9429 4 года назад
Hi
@muusebiixi418
@muusebiixi418 6 лет назад
*shugran Abukar Mahdi sxb*
@nasteehohassan6680
@nasteehohassan6680 6 лет назад
Rer faratag tagow hadalkiina maxa waaa xuuux waaaa😎
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 лет назад
Reer doc dalool madhaxlayaal af garanwaa
@shaymashacni4804
@shaymashacni4804 6 лет назад
Hhhh 😂😂😂😂alla beerka wlhi wanqosley sidey dhulka useexisey kadib sidey tiri😂😂😂😂😂5:02 eega guys😂😂😂hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@ahmetthashi6753
@ahmetthashi6753 6 лет назад
Shayma shacni 😂😂😂😂😂😂😂 Afka yar siday umaroorinaso ma aragtaa😂😂😂😂
@FatmaMohamed-wv3zd
@FatmaMohamed-wv3zd 6 лет назад
+Ahmett hashi je bent echt moooi
@shaymashacni4804
@shaymashacni4804 6 лет назад
Wlhi beerka yaakh😂😂😂
@ayaanahmed5132
@ayaanahmed5132 6 лет назад
Shayma shacni walahi wan kugula qoslay hhhhhhhhhhhh
@manlikemuny6612
@manlikemuny6612 6 лет назад
Jackie chan bay isku badashay islaantii yarayd😂😂
@jamaadelmi4466
@jamaadelmi4466 6 лет назад
Oo Hibaaq isbuuc kastaba ma nin cusub bey u keenaan hadana mid dila u keeneen. Allow sahal
@halabuurhibomohamed4827
@halabuurhibomohamed4827 5 лет назад
Dumar badan oo saa u dulman ayaa wcn in la baro wxse 😂😂😂
@ashqaraar8944
@ashqaraar8944 6 лет назад
kuuriyadaasi turaan ayay ka xanaaqdaye adu ma turan ayaad u ekaatay hhh ma sidanay kuu dishaa mar walba
@ismacilbashir9894
@ismacilbashir9894 6 лет назад
Isku filan iyo abawan helo iyo abawaan yuusuf cegag away dadkas baaa bahasha dhidee
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 6 лет назад
Qooto Qooto Nolosha Dhabtay Ka Hadasha Waana Jeclahay Qeybta Hargeisa 🤗🤗🤗😂😂
@abdirahmancmm
@abdirahmancmm 6 лет назад
Riwaayd heersare ah weeyi Qooto Qooto hargaisa
@zakariaabdallah4870
@zakariaabdallah4870 6 лет назад
Waww kkkkkk a d’asaxabta qosol
@jennyfromtheblock5564
@jennyfromtheblock5564 6 лет назад
Fadlan qaybta 45 soo geliya pls🙏🙏🙏
@huunoyuusuf6378
@huunoyuusuf6378 6 лет назад
hhhhhhh wllhi qaybtanan ku haystaa ragiba la fiiqaya
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 6 лет назад
Huuno Yuusuf kkkk la fiiqayaa wa maxay wl
@siciidmaxamedaxmedbiixi6452
@siciidmaxamedaxmedbiixi6452 6 лет назад
inaader iskufilan ku soo dara ama inaga daaya
@AsmaAhmed-qj9wp
@AsmaAhmed-qj9wp 6 лет назад
ubaxa fahmo naag iga dheh wey tababarsanty tobabar aaye siinyesaa dumarka wow ragu kusoo dhicimaayo tuug iyo tuug la.aanba
@KACDOONKA_SHACABKA
@KACDOONKA_SHACABKA 6 лет назад
Kaalaay Hibaaq Gobaad Qayb Walba Nin Cusub Baa Qaba Qabta Danbena Aniga Guursanaya
@abdihakimahmed4741
@abdihakimahmed4741 6 лет назад
Kkkkk ma sidan bay kuu dishaa buu idhi waa naftaa ihaysa qosol 😂😂😂😂
@SooyaalMedia1
@SooyaalMedia1 6 лет назад
qooto qooto wax walba ku qabta
@nimcoyar4944
@nimcoyar4944 6 лет назад
uu sheeg
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 лет назад
Waaar nooga soo reeb taayadu marka aanu Hindhisno ayey gidaarka jiidhtaaye Kkkkkk
@danielahmedy
@danielahmedy 6 лет назад
Samsam xasidnimadeeda yaa kuhaysta
@rhnmo7609
@rhnmo7609 6 лет назад
Samaale Ahmed waa fariide data Hhhh Jaclkeday u hilinaysaaye
@ayanleahmeth6956
@ayanleahmeth6956 6 лет назад
😂😂wlhi tagera dadkan I always watched when i feel bored
@abdifitahabdu2283
@abdifitahabdu2283 6 лет назад
cegaaag iyo isku filan baa ka maqan nah malahan bahasha
@hamzemuniir1080
@hamzemuniir1080 6 лет назад
kkkkkkk kulaha ragody jiqil ku walaqaysa
@najahxarago7486
@najahxarago7486 6 лет назад
Ubax fahamo😂😂wey taba barantahy
@abdiasisgarcad3731
@abdiasisgarcad3731 6 лет назад
Kkkk
@sabriinaAgaas
@sabriinaAgaas 6 лет назад
hooyo sahra ilaas waan ku salamay hooyo mcn waan kuu xisay
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 лет назад
Ma anay Kuuriya'yaankii ii yeedhay Ma kan ay hoon'dhaysatay ayey i Moodaysaa Waaar wax baa ka dhacay meesha
@munamahamud6211
@munamahamud6211 6 лет назад
Taco way dhaafto 2dhaban baa la kacayaaa🤣🤣🤣🤣
@abdallah.khaledhaitian1874
@abdallah.khaledhaitian1874 7 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️
@islamsom4286
@islamsom4286 5 лет назад
Hibaaq yusuf usheega walalayalow hada taqaaniin inay xijaabka ku qurux badantahay
@amiinhybe7424
@amiinhybe7424 6 лет назад
The best waye
Далее
FILO PART 121
27:44
Просмотров 223 тыс.
QOOTO QOOTO HARGEYSA 46
34:37
Просмотров 103 тыс.
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 1,3 млн
QOOTO QOOTOO 59
30:12
Просмотров 80 тыс.
QOOTO QOOTO  HARGEISA PART 43 FULL
32:23
Просмотров 734 тыс.
QOOTO QOOTO 52 QOSOL KKKK
36:42
Просмотров 39 тыс.
RIWAAYAD QOOTO QOOTO 41 HARGEISA
49:53
Просмотров 57 тыс.
Riwaayad cusub ISMAHURTO, qeybta 1 aad
37:17
Просмотров 55 тыс.
QOOTO QOOTO 60
33:12
Просмотров 137 тыс.
QOOTO QOOTO 51 QURBO JOOGTO
30:40
Просмотров 95 тыс.
QOOTO QOOTO 64AAD
40:25
Просмотров 168 тыс.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 31 FULL  HD
49:33
Просмотров 419 тыс.
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 1,3 млн