Тёмный

Qorshaha aan noloshayda ku badalay ! 

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Подписаться 124 тыс.
Просмотров 194 тыс.
50% 1

Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
t.me/XaliyeAli
Apple Podcast : podcasts.apple.com/us/podcast...
GOOGLE PODCAST: podcasts.google.com/feed/aHR0...
SPOTIFY: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye
........................................................................................................................
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

Видеоклипы

Опубликовано:

 

9 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 371   
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast Год назад
Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir. t.me/XaliyeAli
@cumaraxmed4556
@cumaraxmed4556 Год назад
Awoowe m.a
@abdimalikdahirosmaan4700
@abdimalikdahirosmaan4700 Год назад
Hello 👋 🫂
@dhoodhedhoodhe5786
@dhoodhedhoodhe5786 Год назад
Hello 👋
@user-ru1hr4pw4i
@user-ru1hr4pw4i 10 месяцев назад
Azc
@dalmar309
@dalmar309 10 месяцев назад
Wxn raba inan wxbarashada herkagaaro plz talo isii plz 🙏
@12Taliye
@12Taliye 7 месяцев назад
Qodobadan Samee 1:37 Xili hore Soo kac Maalin kasta. 4:05 Samee Jimicsi ama Jir dhis. 6:50 inaad yeelatid Descpline(Adaab), 9:51 waxaad u baahantahy inaad yeelatid Xirfad. 13:50 Yeelo Hobby. 15:28 Baro sida Shay Diirada Loo Saaro. 17:20 Bilow inaad yareysid Isticmaalka Taleefankaga Iyo Baraha Bulshada. 20:03 ka fagoow Cabdi-Qaasarayaasha. 23:18 Baro Shaxda Naagaha. 24:41 Baro Sida loo ilaaliyo Maskaxdaada ______________________________ Awoowe 2024-ka Nolshan Mugdiga ah haku sii jirin.
@Fuelmotiv
@Fuelmotiv 6 месяцев назад
Thanks
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 2 месяца назад
Mahadsanid. You saved alot of time
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 2 месяца назад
Sxb mahadsanid
@ogaansho
@ogaansho Год назад
Mr xaliye waa Andrew tate-ka Soomaalida , waan jeclahay dadka afkaarta dhiiran leh 🤗 , halkaas kasii wad mudane Abdisamad xaliye 🙂 sidoo kale xooga saar dhinaca wacyiga .
@ASADHAGIO27fan
@ASADHAGIO27fan Год назад
Wow oganshe
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 Год назад
ustaad xaliye ragg dheh
@cawosaleebn1175
@cawosaleebn1175 Год назад
Runti wilka aan dhirigalin kaqaato
@makuuti_1
@makuuti_1 8 месяцев назад
​2
@SHEEKOYIN545
@SHEEKOYIN545 7 месяцев назад
Naagaha ayeey islanecebyihiin Andrew t io xaliye😅
@ibrahimshidane7920
@ibrahimshidane7920 Год назад
Every Somali man that want level up 2023 is the video that they need it thank you Macalin xaliye big up your self 2023 no more Abdiqasare
@saadsuley
@saadsuley Год назад
Totally agree my g self improvement is the key ....... Focus on yourself
@salamali54
@salamali54 Год назад
SAAS waaye bro 2023 go,aan Hala yeesho no more ciyaalnimo
@MohamedGoox-ym2dq
@MohamedGoox-ym2dq 8 месяцев назад
1:xariirka adi iyo ALLAH idinka dhexeeyah hagaaji ,Markastanah ALLAH raaligali. 2: xili hore sookac subaxdi 4am. 3:jimicsi samee. 4:Anshax iyo Aadab lahow , discipline. 5:xirfado cusub baro. 6: hope lahow iyo wax kabaxsan shaqada aad lacagta ka heshoh oo aad qabato. 7: Baro sida wax diirada loo saaroh, focus. 8:Kafogow cabdi khasaaraha , waa kuwa wax Hami iyo hiigsi aan kalaheen aduunka,Aakhiranah Moogan waxa danbeeyah. 9: Yareey isticmaalka baraha bulshada iyo mobelka. 10: Baro shaxda naagaha iyo sida loo shukaamiyoh.
@PubgMobile-ls5ft
@PubgMobile-ls5ft 3 месяца назад
"Hogaamiyihi Ugu Cadaalada Badnaa Wuxuu Ahaa Nabi Mohammed NNKH".
@user-hs6kq7qc6n
@user-hs6kq7qc6n 8 месяцев назад
Ma jecli in aan daawado muqaalada dumarka lagu dhiirigeliyo, waxaan jecelahay inaan sida raga u fikiro. Thanks xaliye
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 8 месяцев назад
Thanks Dr/prof/ustad xaliye
@apaasadam3795
@apaasadam3795 Год назад
We proud 👏 to have like this legend to change our normal lives ❤️, we catulla happy to change ourselves dute our Golden father baaba xaliye 🔐🤴
@xasanxasancalicumar
@xasanxasancalicumar 7 месяцев назад
The teacher every time is respect 🙏
@sakariezuldan
@sakariezuldan Год назад
Qodbka 7aad is the best important point for me🙏🏼
@abdifatahgurei672
@abdifatahgurei672 Год назад
30 dayski ugu dambeyey kaliya whatsupka iyo youtube aanan ubadneen ayaan isticmaalayey hada 40 days ayaa iidhiman go'aan inaa ka qaadato mobilkaada wey fiicantahay hada sida aan dareemayo lama qiyaasi karo alx
@maxamedsomaali
@maxamedsomaali Год назад
Goaaan ayaan qaatay taleefanka inshaaa allah 6 bilood kadib inshaa allah ayaan gonaaminayaa waxaan qaban lahaa macalin xirfada aan yeeshay intaan adiga kulasocday waa gorgortanka iyo go aan qaadashada teacher alle haku xafido guul ayaan kuu rajaynayaa ragaw talada qaata waxbarashada iyo shaqooyin badan ayaan qabanaayaa lixda bilood ee soosoda inshaa allah
@abdifatahirgin7210
@abdifatahirgin7210 7 месяцев назад
10 bilood kadib maxa ku qabsoomay sxp 😭
@mohmeddaud4424
@mohmeddaud4424 7 месяцев назад
Waa su ashii an Rabay in An Waydiin Rabay maxa kuu Qabsoomay
@S0MAALI__KING
@S0MAALI__KING 6 месяцев назад
​@@abdifatahirgin7210uwac 😂
@Futuresompres
@Futuresompres 8 месяцев назад
Waa kuwaan 10 ka qodob ee aad noloshada ku badali karto 1.Xili hore soo kac . 2.Jimicsi samee . 3.Inaad naftaada maamusho . 4.Inaad barato xirfado cusub . 5.Yeelo hobby . 6.Baro sida diiraada loo saaro waxa aad qabanayso . 7.Bilow inaad yarayso isticnaalka Social media iyo Telephone kaaga . 8. Ka fogow saaxiibada xun iyo kuwo kulanta asxaabta badan . 9.Baro shaxdaa Dumarka . 10.Baro sida loo ilaalyo maxkaxdaada.
@mustafmaxamedsabriye4581
@mustafmaxamedsabriye4581 2 месяца назад
Thanks 🥰
@boqorkakaftanka5398
@boqorkakaftanka5398 Год назад
Dil Daanyeerka intuusan Ku dilin teacher xaliye shaxda naagaha fahan awoowe✊💪
@esaktallman5802
@esaktallman5802 Год назад
Waa odhaah aad u qiimo badan ❤
@alidhoodhe4975
@alidhoodhe4975 8 месяцев назад
Mahadsanid muddane runtii waa talo muhiim ah
@maxamedciisedaudmaxamedcii803
@maxamedciisedaudmaxamedcii803 7 месяцев назад
ISMA LAHAYN NOLOSHAADA XALIYAA SABAB U NOQON IN AY IS BADAL WAYN SAMAYSO THANKS THE BEST MY TEACHER
@burgal2023hahane
@burgal2023hahane Год назад
Macalin vediowga wn dhameystty wana qodabeyay good teacher ayaathy macalin full 🙏 guleso adun iyo akhiraba Waxa nagaso garty anakoo bohol kudhecnay
@abdisataarabdulahi
@abdisataarabdulahi Год назад
What a powerful message My biggest problem is waking up early But from now on No more Cajislownimo waa Inoo 6 mounth kadib Labaxininyalasha isbadalkaraba
@Ahmed-gb1xm
@Ahmed-gb1xm Год назад
ASC it's been exact 6month ma isbadashay
@Maajid143
@Maajid143 8 месяцев назад
10 months kadib maxaa iska kaa badalay sxb koley in ay noloshu iskugu kaa toostay baan filayaa
@_zaem_0772
@_zaem_0772 Год назад
Peace in mind is everything 💖
@cubeydaxmed3482
@cubeydaxmed3482 8 месяцев назад
Thanks ustaad for the credible insights❤
@abdallayoonis5823
@abdallayoonis5823 Год назад
‘Hormarinta naftaada waxa ay ku xiran tahay hamigaaga”. @Abdalla
@khadarkeywiilkariyada6934
@khadarkeywiilkariyada6934 Год назад
Mahadsanid macalin xaliye 🙏
@angatangoriawilson1500
@angatangoriawilson1500 Год назад
thank you for the credible insight
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Год назад
Mahadsanid Macalin!
@nasserudeenmohamednor2938
@nasserudeenmohamednor2938 8 месяцев назад
Thanks Dr:Xaliye
@Im2ack
@Im2ack Год назад
Mahadsanid Mcalin
@kowsar39
@kowsar39 Год назад
Mahadsanid macalin xaliye taageero ayaan kuu ahay ❤️💯
@abdirizaqmoha9037
@abdirizaqmoha9037 Год назад
Daanyeer makuu noqonayaa📊✌
@UDUB-DHEXAAD
@UDUB-DHEXAAD 2 месяца назад
14 days challenge 1: waxaan kacaa 2:30 am morning 2: hurdo 7:am-11:30 am 3 gym 12:00 pm-2pm 4: hurdo 9:00pm -2:30 Hadda waxaan marayaa 4 days yaa challenge udiyaara comment kaalay😊
@Hassanow14
@Hassanow14 9 месяцев назад
Mahadsanid
@Mukhtaarcazka
@Mukhtaarcazka 11 месяцев назад
Magacaygu waa mukhtaar Maanta bishu waa 29 July maalin sabtiya sanadkuna waa 2023 maanta laga bilaabo waxaan badalay dhamaan noloshaydii Caadiga ahayd Allena waxaan ka baryayaah inuu ii rumeeyo hadafkayga waa inoo lix bilood ka dib intii noolata iyo waayaha noloshu halkay ina dhigaan nolol fiican insha allah❤
@user-hk7uq3wt4t
@user-hk7uq3wt4t 9 месяцев назад
Haye ma ka dhabceesay mise waa daashey talei run lee ka hadal
@shamaana
@shamaana 9 месяцев назад
May be he give up bro...
@Beylood252Dalal
@Beylood252Dalal 8 месяцев назад
Willow 3bil hore hadee taktay hadaba bilaw guuleso bro allaha kugu rumeeyo hamigaaga oo qeera
@abdiomer9958
@abdiomer9958 7 месяцев назад
Hw z it so far bro
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 7 месяцев назад
After four months wax is badala ma heysaa
@caaqil0275
@caaqil0275 8 месяцев назад
Hormar wacan sxb waxbadan ayaa iifaaideysay macalin xaliye
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Год назад
Good thankz moalin guuleeso taladada waa i muhiim
@mahamedabdullahi8173
@mahamedabdullahi8173 Год назад
Dagaal.kadin kadib guusho way iman insha.sllah never give up awow
@saajidcade1804
@saajidcade1804 Год назад
Jazakallah
@ziizaboy1835
@ziizaboy1835 Год назад
Thanks teacher aad paan kaga faaidey🥰❤❤
@kukuxaaji3771
@kukuxaaji3771 7 месяцев назад
Thanks man mashallaah ur great man jazakallaahu kheyr wax ban kafaide today
@user-ly1gq6zb8y
@user-ly1gq6zb8y 7 месяцев назад
Macalin xaliye allaha kuxafido thanks
@Mohamedhabib35
@Mohamedhabib35 2 месяца назад
This program it's changed my life because I make this🎉
@Aryan-bx7wt
@Aryan-bx7wt 6 месяцев назад
Thank you ustaad
@user-mv6sk3sh8v
@user-mv6sk3sh8v 6 месяцев назад
Raggo dhan may wada noqdaan sida xaliye
@user-ru8se3wg4h
@user-ru8se3wg4h 7 месяцев назад
maclin xaliye mahadsan waa arrimo muhiim ah
@AweysMaxamedsuldan
@AweysMaxamedsuldan 8 месяцев назад
Kusali nabi wll salalahu caleyhi wasaalam😢
@sacadfaarax4154
@sacadfaarax4154 Год назад
Thank you ustaada
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel Год назад
Full respect 🙌
@Khaliduu-gx8th
@Khaliduu-gx8th 16 дней назад
tarikhda manta waa 4 june inshaalah waxaan rajena isbadal ween inaasameyo nolosheda . thanks ustad macalin xaliye👍
@omarmataan1724
@omarmataan1724 7 месяцев назад
Powerful advice. Will get back in six months time
@user-dc9te1sz9s
@user-dc9te1sz9s 6 месяцев назад
Merci beaucoup 😊 Mr xaliye
@kimyoung8864
@kimyoung8864 9 месяцев назад
Thank you maacalin inshallah I will change my life
@user-db4qz4sb2r
@user-db4qz4sb2r 9 месяцев назад
Teacher xaliye Full respect 🙏 ❤🙏
@Magalo206
@Magalo206 Год назад
Well done Thanks. Mr xaliye Waxaa jira Rag badan oo dumarka ay ku riden Mental sickness fadlan kaso diyari xalqad thanks.
@user-ru1pz6wq2p
@user-ru1pz6wq2p 3 месяца назад
Xaliye maclin isbedelka aan wado hada illahy kasukow adiga isuurto galiyay thanks maclin
@SadiqAbdi-go7di
@SadiqAbdi-go7di 4 месяца назад
Thanks macalin xaliye
@sakariyecabdiwahaab4124
@sakariyecabdiwahaab4124 3 месяца назад
Thanks macalin
@yasinfarah6051
@yasinfarah6051 2 месяца назад
Thnks ustad
@yousufcsalaan5692
@yousufcsalaan5692 Год назад
Teacher xaliye Full respect (*)
@AbdinuurFaarax-be8hm
@AbdinuurFaarax-be8hm 2 месяца назад
Mahadsanid❤❤❤
@YusufIssack-cb5xp
@YusufIssack-cb5xp 9 месяцев назад
Thank you very much 😊
@CabdullahiXasan-il1dk
@CabdullahiXasan-il1dk 9 месяцев назад
Tenks macalin
@shuceebmaxamed6025
@shuceebmaxamed6025 Год назад
M.ashaallah
@AbdirzakFarax-qm6tt
@AbdirzakFarax-qm6tt 8 месяцев назад
Badbaadiyaha raga zoomaliyeed uztaad saan cashiradad uqaty hormarbaan gadhey❤
@variiid
@variiid Год назад
Thank you teacher
@ayaankeabdi6670
@ayaankeabdi6670 2 месяца назад
Good motivation thanks bro 👍
@Hargeisa_Times
@Hargeisa_Times Год назад
Thank you for this incredible insights 👏🏾👏🏾👏🏾
@JosephMoha-me1qs
@JosephMoha-me1qs Месяц назад
Thanks xaliye
@zakiyare5574
@zakiyare5574 7 месяцев назад
The best teacher xaliye ❤
@Abuukarmuhumed
@Abuukarmuhumed 7 месяцев назад
Macalin xaliye thank you 🙃
@deeqcabdi2189
@deeqcabdi2189 8 месяцев назад
Thanks XaliYe🎉❤️
@asmaabdirisaq4897
@asmaabdirisaq4897 9 месяцев назад
Xaliye halmar noso samee Advice ku saabsan dumarka raba inay nolosha heer ka gaadhan ama ay noqdan girl boss inta badan taloyinkagu waxa ay ku sabsanyihiin mid ku socota raga balse markan noso samee mid ku saabsan dumarka aysan maskaxdoda kujirin shukansi ee raba inay jidhkoda dhisan maskaxdoda dhisan lacag sameeyan familykoda iyo carurtoda ay dhali donaan raba inay mustaqbal fcn u diyariyan mhdsanud 😊
@S0MAALI__KING
@S0MAALI__KING 6 месяцев назад
Abayo taloyinkaan hada qaadatit wan huba ado dumar ah improvement wa samene
@asmaabdirisaq4897
@asmaabdirisaq4897 6 месяцев назад
@@S0MAALI__KING side loo qaadankara mentorska kale siguud ayay uhadlaan lakiin xaliye raga ayuu gaar usheega dumarka isagoo liidaya xita sixushmadleh ma dhaho dumar ee kalmaada naago ayuu adeegsada inu video gaar ah sosaro mahee lama daawankaro
@user-eu9yy1zr1i
@user-eu9yy1zr1i 2 месяца назад
Thank you macalim inshallha l will change my life🖐
@FarxiyocaliAfyaanyo
@FarxiyocaliAfyaanyo 10 месяцев назад
Thanks bro
@user-dz3zn8zf9y
@user-dz3zn8zf9y 4 месяца назад
Guuleyso ustaad xaliye
@user-oe9cy5xm4z
@user-oe9cy5xm4z 9 месяцев назад
Thanks ustadi
@mohameddeeq7644
@mohameddeeq7644 Год назад
Alaha ku sharfo 🙏🏻
@ibrahimmohamed6102
@ibrahimmohamed6102 Год назад
Insha Allaah
@bisharcabdijamac2605
@bisharcabdijamac2605 3 месяца назад
Best Teacher 👌 ❤😊
@user-th7yv7kk7e
@user-th7yv7kk7e 2 месяца назад
yes kabo xaliye
@abdikaremibrahim472
@abdikaremibrahim472 8 месяцев назад
That's true teacher haliye go forward
@cabdirasaqsiyaad1924
@cabdirasaqsiyaad1924 8 месяцев назад
Macalin xaliye
@good3499
@good3499 Год назад
Thanks
@anabali5298
@anabali5298 8 месяцев назад
❤waaKu jeclahay xaliye
@madoo199
@madoo199 7 месяцев назад
Taloyinkad bixinaysa waa mid bini adam kodhani ubaahan yihiin maaha raga uun, ani dumar baan ahy hadalkaagu 100 wax bu iga badal iguna badalay 100 fikir oo kle oo ka gadisan ku waan haystay, mahadsanid xaliye. ❤
@DrGoobe
@DrGoobe 7 месяцев назад
Absolutely
@cabdiraxmaanxasanmocow2303
@cabdiraxmaanxasanmocow2303 6 месяцев назад
TANKS TEACHER🤝💯
@user-cs5qr8oo6x
@user-cs5qr8oo6x 11 месяцев назад
My teacher thanks
@MaxamudKhaalid-rg9ms
@MaxamudKhaalid-rg9ms 9 месяцев назад
Haye macalin ❤🙏
@Dalmarcj
@Dalmarcj 7 месяцев назад
Thank you 🎉
@user-dg7tv3sk9z
@user-dg7tv3sk9z 2 месяца назад
Thanks for your response
@IsmaaciilDaqare
@IsmaaciilDaqare 10 месяцев назад
Master xaliye tanks
@sherineshakiibsherineshaki7233
Xaliye waxan gabadha kaliyee kutaagerta keep goin macalin
@Mulki-ek9do
@Mulki-ek9do 6 месяцев назад
1:39 habeennimo waaye xiliga aan daawadey vidoegan fiicnaan laheyd in u mar hore isoo gaaro 🥹12/26 2023 5days ayaa ka harty sanadkan 2024 6months ka uhoreeya wxaa sameyn doonaa isbadal dhab ah anoo hamigeyga kasoo dhabeeye ayaa qoraalkeyga dib usoo booqon toona insha allh g,aankeyga alle ha Ila garab galo (dhafar is last night i.n) Xaliye best teacher🫵🏽 lknse raga un aad podcast usoo diyaarineysid naga daa gabdhah na kusoo dar podcast ✊🙏
@yaxyeaadan7213
@yaxyeaadan7213 3 месяца назад
3 month later mxa isbedly tan kle ogow maclinkn wa maclinka ragga
@salamali54
@salamali54 Год назад
Macalin xaliye waxaa kuu dooranay Hogaamiyaha guud ee generation 2 aad iyo sadexaad ee somalida iyo ninkii ugu saameynta badnaa 2022 somalida internetka wax wanaagsan kusoo gudbiya
@AbdimalikAhmed-oe9qe
@AbdimalikAhmed-oe9qe 7 месяцев назад
Yes papa xaliye ❤
@hamdisabrie493
@hamdisabrie493 5 месяцев назад
hormar wcn sxp waxbadan aakafaidey💪👍
@mjjnr402
@mjjnr402 Год назад
Thank u awowe
@boqor4660
@boqor4660 Год назад
Macalin guulayso
@Kubatacagta
@Kubatacagta Год назад
True legend xaliye
@ayanmohamed134
@ayanmohamed134 Год назад
Wow that's awesome , wax badan baan ka faaiidaa aniga dumar ahaan wax igama galin waxuu ugu talo galay.
@aishaabdi6678
@aishaabdi6678 Год назад
Saasa laraba waxa fiican u sheegayo qaado wixi kaleena isaga taag xaqiiq
@Mahir52143
@Mahir52143 Год назад
Awoowe Keep it up
@hasan4901
@hasan4901 Год назад
Keep gowing
@usaameabdiqaadir1241
@usaameabdiqaadir1241 Год назад
Keep going sxb
@user-jz5cm4rr2g
@user-jz5cm4rr2g 6 месяцев назад
Thanks so much you're the best of my life 😢❤❤❤❤❤❤
@user-vi2en1kr6k
@user-vi2en1kr6k 9 месяцев назад
Thinks you prother
Далее
Sirtan  ma rabaan Naaguhu inaad ogaato !
17:45
Просмотров 63 тыс.
The Trump rally shooting from a photographer's POV
00:58
Shay Noloshaada Badali Doono | Fandhaal Podcast 100 |
25:25
Sirta  AABAHAA Kaa Qariyey !
18:30
Просмотров 50 тыс.
Sababaha Noloshaadu u hoseeyso !
13:38
Просмотров 33 тыс.
Sidee Loo Aqbalaa Diidmada Naagaha
24:33
Просмотров 74 тыс.
Sirta Guurka Guuleysta
15:13
Просмотров 45 тыс.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
Просмотров 28 млн
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
MOUNTAINS
3:08
Просмотров 1,9 млн
Miyagi & Эндшпиль - RudeBoys (Official Audio)
3:16