Тёмный

Qorshaha Hassan Sheikh & Mustaqbalka Soomaliya!! 

Hussein Jama
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 2,8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d 3 часа назад
Ilahayoow Soomali weyn ugargaar haday saan was kusoo socdaa waa gadaal unosho kale😢
@WiloCusman-uv8ix
@WiloCusman-uv8ix Час назад
Absolutely 💯 hussen ishaad ka ridey
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 часа назад
1-Shiidaal baa la qodayaa 2- al shabaab baa la dhamaynayaa 3-afrikada bari baa lagu biirayaa 4- laba xisbi baa la samaynayaa waana laga guurayaa nidaam raysal wasaare Waa afarta qodob ee xasan soomaali ku maaweeliyey 4 ta sano ee xukunkiisa ee bililqada dawladaysanay ku socotay gobolka banaadir iyo hantida umada soomaaliyeed
@Fowzia69
@Fowzia69 2 часа назад
Gobolka ha iska qabto qabiil yaan lagu garab istaagin
@dahirali5436
@dahirali5436 Час назад
Alow sahal umuuraha cajiib cajiib cajiib!!!
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 2 часа назад
Walahi qof san runta usheego lama arko maasha Allah illhy hakaa badbaadiyo cadowga illahow xafid wiilkaan oo cadowga kajabi walahi gaar kuuma aqaano lkn sida diinteena aad udifaaceso ayn ladhahcay masha Allah illhy haku xafido
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Час назад
wallay wa run aniga mar hore arkay in xasan rabin inu soomaaliyo dhan maamulo kelina maaha ee siyaasin hawiya la qaban ama madaxda hawiye dhankodu wuu kamuuqda
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Час назад
Mahadsanid
@ashafarah6052
@ashafarah6052 2 часа назад
Yuu Hassan Madax Wayne unoqanayaa Ninkaan waa Mooriyaan aad uliita.
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 2 часа назад
Xaraash qaran iyo xoolo jaban nin qabriga xaraashanaa maa shidaal iyo qeyradkena inuu xaraashto u dahaa sida Nigeria shidaalkeeda siyaasin tuug ah mooryaan xasan oo kale u xarashteen baahi ku noolyihiin shacabka 4 qof siyaasi ah ka dharagtay iyo shisheeyo
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Час назад
Xasan isagaaba raba kala taga Soomaaliyeed
@BasraHalane
@BasraHalane 2 часа назад
Asc Hussein walaalow wxaan fahmi waayey sababta maalin dhaweyd loo keenay jabuuti baarlamaanka waan yaabee
@Mohamett_Qarni_joog
@Mohamett_Qarni_joog 2 часа назад
❤❤
@abdirahmanaadan5431
@abdirahmanaadan5431 Час назад
Aniga waxan qabaa somalida mawada Nolan karan waxaa uu sabab eeh qabyalada 4 mamaul oo Somali eeh maxumo harti land hawiye land dir waqoyi land iyo darood iyo raxaweyn land dadkina isku socdan life will be better insha Allah
@Tasniim1
@Tasniim1 2 часа назад
ASC Hussein welcome back baryahan falanqeyntii waad yareysay xagga TikTok baad ubadatay miyaa?
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Час назад
Xasan waa nin usoo laabtay suu Dalka u dhaco wax walba dal iyo dad khayraad Xasan ma dherge ma dhergo mana xishoodo
@ashafarah6052
@ashafarah6052 2 часа назад
Ninkaan Badahii Soomaalia waa gatay
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 часа назад
Oo maa laqabto oo xabsi Daain lagu xukumo ninka sidaa dalka uburburinaayo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Час назад
ssc puntland kubiiri mayso oo taas xiligedi wa ladhaafay dee ssc waxa keliya oo anfacaya wa gooni iskutaaga ama maamul kutiirsan puntland bu noqon doona laakin kubiirid surto gal maaha oo dhulbahante maamul u iskaleeyay un ba anfacaysa dabeecada meeshay diganyihin darted
@hassan7935
@hassan7935 28 минут назад
Qabyaladii ku Qaaday kuma dhigto
@cirjiidh77
@cirjiidh77 51 минуту назад
Qolka calaacalka Daroodka xanuunsan
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h 39 минут назад
Qolka hawiye HAITI cuqdad ciilan iska aad😂
@Tasniim1
@Tasniim1 2 часа назад
Ninka Xasan layiraahdo Dalkii haadaan buu katuuraye yaa kaqabta? Anigu maba aaminsani inuu shidaal soo saarayo kursiga siduu usii joogi lahaa ayuu marba mashruuc beena ukeenayaa. Dadkuna mabartaan beentiisa.
@luulhussein7191
@luulhussein7191 39 минут назад
Xasan soomaali la wada leeyahay ma rabo xasan dantiisa iyo danta reerkiisa ayuu wadaa qabyaaladana hiil ayuu ku haystaa ninkii dowlad soomaaliya ka sugayow adigay kuu taalaa waad sugi kartaan ciidamada uu samaystayna waa cidiisa
@caliygoley
@caliygoley 50 минут назад
kkkkkkkkkk
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 21 минуту назад
Waxaad cadeysey in uu xassan dhiiqo oo Ayax ah inuu yahey Mooryaan Madaxweyne Noqdey oo u baahan in dalka Somaliya laga badbadiyo
@The-informed
@The-informed Час назад
Madaxweynaha soo socda waa inuu maxkamadeyo Xassan baahane iyo rerkisa waliba la daldalo
@caliygoley
@caliygoley 49 минут назад
farmajo muxu sameyay asaga
@hooyosom8904
@hooyosom8904 Час назад
Allaah Ayaa Og Waxa So socdo Ee tanahaaga Aqoonso Maamo
Далее
На кого пойти учиться?
00:55
Просмотров 239 тыс.
Встреча в Лифте 😂
00:43
Просмотров 287 тыс.
Shacabka & Wadaadada Qurbaha!
16:42
Просмотров 19 тыс.
WAREYSI #2- CAGTA XAAJI - SIDEE KU NOQDAY WARIYE?
25:27