Kan waraysanayaa badoow wiilka abgaal waa aslal ilaah aqli o dhaliyay somali dhalada anoo Darood ah ayaa ehel u ah kuna farxay dhaqankeeni iyo aqligii somali lagu yaqaan baa ka muuqata bari intuu wax barto ayu noqon donaa hogaan ka dalka ina adeer waan kuugu farxay horay u soco
Aniga waxn la yaabanahay dadka qabiilista ah ee dhahaya wa abgaal cismaan wiilka ma adinka so ogaaday in uu abgaal yahay naga dhafa naqan xumada asigana idin ma dhihin qabil hebel ayan ahay
Dad baa meeshan ka caaytamayo ayagoo wadan gaal qaxooti ku ah........Koley aniga Meeshan Waxaa iiga muuqdo dhalinyaro si sharaf badan dhulkooda hooyo ugu dhex kaftamayso😍😍
Kan waa nin abgaal cismaanan umalaynaa hadaba amina muuse weheliye aan ugeyneynaa barnaamij shactiraa haka samaysee🍉🍉🍉🍉🍉🍉ninkaan xaayoow ahaa.dhaladkii weeye abgaal cismaan ar wa sakamanyahay
@@jaamacjeelaani1745 Qoraalkeyga dib u aqriso ma dhihin Xamar ayaa dad ka xigaa ee waxaa sheegay kaliyah waxa ey la dagi la dahay in ey duurka iyo baadiyaha fog ka imaadeen.
@@xasanabdi2601 walaalkey aan ku ceshto dhaqan uma lihin inaan gabar caayno hadii aan tol nahay gabdha raali gali waxeey rabto ha dhahdo waa gabar waa iga talo walaalnimo 👑🙏
Tantooyo buu yiri reer barigu waxay dhahaan tantoomo waa isku hal. Ninkaan waa soomaali asal ah. Dad aan waxba aqoon baa ku wareegsan. Inaysan halayn waa in laga dhex saaraa oo u wasaarada warfaafinta hiddaha iyo dhaqanka uu ka shaqeeyaan. Af-soomaaliga ayaa u baahan yarkaan.