Тёмный

Qoys Daganaa Sacuudiga oo Gurigoodi uga guuray Jin | sheeko dhab ah 

BARASHO
Подписаться 183 тыс.
Просмотров 115 тыс.
50% 1

Hadda Dooneyso in aad inala wadaagto Qiso adiga kugu dhacday ama Cid kale ku dhacday, waxaad inoogu soo diri kartaa 👇
Email: Khalid8Abdurashid@gmail.com
Facebook:- / khalidabdurshid01
Instigram:- / khalid_abdurashid
RU-vid:- / @barasho8227
Waad ku Mahadsantihiin Dawashada Muqalkaan, Fadlan Muqaalka Like Saar, RU-vid-kana Subscribe dheh furana Ganbaleelka

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 115   
@barasho8227
@barasho8227 Год назад
Hadda Dooneyso in aad inala wadaagto Qiso adiga kugu dhacday ama Cid kale ku dhacday, waxaad inoogu soo diri kartaa 👇 Email: Khalid8abdurshid@gmail.com
@idilosman676
@idilosman676 Год назад
😊
@idilosman676
@idilosman676 Год назад
😊
@idilosman676
@idilosman676 Год назад
😊😊
@idilosman676
@idilosman676 Год назад
😊
@idilosman676
@idilosman676 Год назад
😊
@Iimaan-xz3vq
@Iimaan-xz3vq Год назад
Qisooyinka cabsida Soo baddi😮😊
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
MashaAllah wll khalid Abdirashid🥰❤
@zeynabsoocali7676
@zeynabsoocali7676 Год назад
masha allah waa qiso cajiib ah noso badi thanks
@sahramaxamed9064
@sahramaxamed9064 Год назад
Soo badi sheekooyinka brother
@abdikhaaliq7102
@abdikhaaliq7102 Год назад
Alle ha unaxariisto wll aamin...
@t0mmjerry708
@t0mmjerry708 Год назад
Ano jinka iyo wax yabahaas igo ma dhicin balse waxan arkay habeen anoo hurda ayoo Mas intoo leegyaha aad yaabi ayaa meeshan hurday agtaydo ila seexday dawadiisana logtayda ayay saa u dolsaarneed ilaahay baa iga bad baadi ayay mahine wakhtigan dunida masii joogi laheen😭
@SaladoSudi
@SaladoSudi 4 месяца назад
😂😂😂mas dawn qabo waa another level😂
@qaayibo5404
@qaayibo5404 Месяц назад
😢😢😢
@MUS.462
@MUS.462 Год назад
Golden voice
@HindaXirsi-d2q
@HindaXirsi-d2q 2 месяца назад
2:37 2:39 2:40 2:40 2:40 ❤❤❤❤
@Mss.happy114
@Mss.happy114 4 месяца назад
Cabsi cabsi 😢😢 jinka أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
@WardaBashir-y8d
@WardaBashir-y8d Год назад
Ma runba❤❤❤❤😮
@Nolosha.dhabtaa
@Nolosha.dhabtaa Год назад
Ina nagu caawiso iba youtuber adi cml ah noqdo.
@GudoonCilmi
@GudoonCilmi 2 месяца назад
Wll. Khalid. Into. Soo. Baddi. Sheekooyinka. Cabsida. Balance. Mahadsanid🎉🎉🎉😊😊😊
@Quruxsanisaaq
@Quruxsanisaaq Год назад
No soo badii 😊😊
@AlimoalimdiriyeAlimoalim-vz6jn
Alle ha u naxariisto aabe mcn🤲🤲
@ubaxdhudi8241
@ubaxdhudi8241 Год назад
Aamin😢
@FadumoAhmed-h1v
@FadumoAhmed-h1v Год назад
Soo badi fadaln🥰😭
@Saleebaanozlo
@Saleebaanozlo Год назад
Sheeko cabsi badan❤❤🎉
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw Год назад
Qayti kale soo daa
@yoonismaxamed3287
@yoonismaxamed3287 Год назад
First man views and like $ comment ❤✌
@Zouhraqali
@Zouhraqali 3 месяца назад
Qisooyinka Dhab ah
@Shaima_ahmed418
@Shaima_ahmed418 Год назад
Cold voice m.a😊
@HodanDheeman-p9q
@HodanDheeman-p9q Год назад
Alaya barik😘
@umalkhayrmahdi5550
@umalkhayrmahdi5550 7 месяцев назад
Khalid waku jecelahy😢😢❤
@Bintubasra2019
@Bintubasra2019 7 месяцев назад
😂
@sahalMaxamed-u5t
@sahalMaxamed-u5t 29 дней назад
Soo badi Sxb wll
@abduraxmanhusseinhussein
@abduraxmanhusseinhussein 8 месяцев назад
is good❤
@muxuboqaali4586
@muxuboqaali4586 2 месяца назад
Ani iguma dhicin lkn awoowgay allah u raxmadii bay ku dhacday asoo beeraha ka imaaday casar liiqii jimca ay thy buu arkay rag meel ku tukanayo asina maqribkii baa ku galay wuu la tukaday magacis uga wacen weligisa ragaas muu arkin way shekaysteen ilaa guriga ka keenayeen markay keneen bay dhaheen anaga bila aadam manihin ee jinbaa nahay muslim ah kumana dhibatynyno ee salaama
@najmoclaahiimaan3324
@najmoclaahiimaan3324 Год назад
Wlhi aniga qiso sidaada oo kale ayaa igu dhacay habeen habeenada ka mid ah ayaa habayar hooyo ladhalatay ayaa nala joog tay kadib qol ayaan ku jirney aniga iyo walaalahay anaga oo sidaa u ciyaareyno ayaa waxaa dhacday in ay habyar nafiiriso fiiris qeyru dabiici ah anaga neh waxaa moodney in ay naga cabsiineyso kadib qaylo ayay bilowdey hooyo io walaashay naga weyn ayaa imaadeen ayada OO darbiga sida caaro caarada cml u fuuleyso anaga dhan hooyo banaanka ayay noo saartay kadib quraan ayay u shiday cabaar kadib wey fcnaadey anaga neh waan Iska jiifaney ilaahada waxaan ka baqaa dadka biyaha qabo runtii
@t0mmjerry708
@t0mmjerry708 Год назад
Bismilaha wll wad si gateene acoodu bilaahi minashay daa ni rajiim
@t0mmjerry708
@t0mmjerry708 Год назад
Hadaba noo shihiin waaba alxamdulilahaa
@qadrocali9052
@qadrocali9052 Год назад
Waxaa anaga nagu dhacday qiso xanuun badan😭
@ubaxdhudi8241
@ubaxdhudi8241 Год назад
Maxaa waaaye😢
@sagalmohamedhassen7468
@sagalmohamedhassen7468 Год назад
Alxm waan ka caafimaaday dhibkaa mid u dhaw isoo maray noladhayda🙄alxm maanta ka noolay shaydan iyo afarihii
@samaancabdi1052
@samaancabdi1052 Год назад
Ma inala wadaagtid wll
@Aabahajacelka-e2f
@Aabahajacelka-e2f 7 месяцев назад
Saaxip.sheekooyinka.noosobadi
@idilosman676
@idilosman676 Год назад
😊
@ElmiMedmoud
@ElmiMedmoud 3 месяца назад
Araya❤❤❤
@Lilpromanjr
@Lilpromanjr 3 месяца назад
Sheeko bari iqbsatay ah 19 tobajir aniga 2017 malin malmaha anigoo iska socda baan xaaray
@GeematiBoy
@GeematiBoy 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤waaw
@nasramaxamed9708
@nasramaxamed9708 2 месяца назад
اعوذ باللة من اشيطان الرجيم Cabsi cabsi 😮😢 jinka
@saabiriincali8840
@saabiriincali8840 Год назад
M.a
@safaismacil9860
@safaismacil9860 2 месяца назад
Eedadaybaa 20 jin marna 2 jin kadhexqalyaan Habeensaqbadh
@updirahmanilkacase5934
@updirahmanilkacase5934 9 месяцев назад
Sxb Soo Badi muqalada cabsida
@mascudmaxamed2661
@mascudmaxamed2661 Год назад
Masaajid maaba suli ka galee xili haweyna wllhi tan ugu dhacdaadan ogeen 😭😭😅
@Maryancabdulaahi600
@Maryancabdulaahi600 6 месяцев назад
Iga shekey😊
@sharaxaada.filimada
@sharaxaada.filimada Год назад
Golden voice ❤😊
@mumtazahmed5318
@mumtazahmed5318 Год назад
Waan.seexdaa.manacabsado
@maryanruun6422
@maryanruun6422 9 месяцев назад
Keewaa waay kaas😂iyyaa
@shamiskaahin7679
@shamiskaahin7679 Год назад
Bari waxa igu dhacay sheekadada oo kale Lakiin Marabo inaan ka sheekeeyo
@salmamukhtar-tc5pz
@salmamukhtar-tc5pz Год назад
Noo sheeg nooh sxipy
@FahmiAbdi-hq4be
@FahmiAbdi-hq4be 7 месяцев назад
No sheet he
@Hiboqalbi-nz1my
@Hiboqalbi-nz1my 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@hassanatosh3352
@hassanatosh3352 Год назад
🎉🎉
@yi-an_1
@yi-an_1 Год назад
Haa aniga aye igu dhacdhy hada kaa hoor aniga oo kaligeyga iska jogo halmar aa waxa maqlay wax ka qeylinaya jikada Marka aan adhy neh waxna mesha maba joga hada neh wan kaso noq dhy qol keyga so galay hada neh waxi ayaan maq lay wan aa dhy wan so firi yaay waxn arkay wax loo duul qadan Karo ma ahn waxn arkay haben kaas jinn iyo bahal lama dhi Karo waa wax maadaw oo afka ka weyn oo digaha kadher oo gacmaha kadher indhahiso wa gadud wan baqay hada neh guriga wa kaligeyga 🥺😭 naxtin darteet wan caara ray wakasa qisadeyda mardan boo guriga Lee gamatagin🥹
@zahuurmohamed-ok9uz
@zahuurmohamed-ok9uz Год назад
Meeqo sano ayaa jirtaa
@idil5758
@idil5758 Год назад
Caqliga taasi nooma galayso, fadlan wax kale noo sheeg😂🤣😅😆
@Muda-haanMuztaphe-fo7jq
@Muda-haanMuztaphe-fo7jq Год назад
Falya sulikale mada tagi jirtay 😂 walhi wayjirta qiso 😢
@IfrahHiisi
@IfrahHiisi 3 месяца назад
😢😅❤🎉cadsi May
@AlishireMoha
@AlishireMoha 2 месяца назад
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم 😢
@EymanXasan-k3d
@EymanXasan-k3d 2 месяца назад
Cabsi
@farduuscabdi9043
@farduuscabdi9043 Год назад
Delacroix
@SuleekhasiciidSulekhasiciid
@SuleekhasiciidSulekhasiciid 2 месяца назад
😮😮😮
@JdhdNdjd-bv2dk
@JdhdNdjd-bv2dk 3 месяца назад
😢😢😢😢
@gulledmohamed6716
@gulledmohamed6716 5 месяцев назад
aniga baa saas ba igu dhacdaywaan yabanahay😢😢😢😢😢😢
@yi-an_1
@yi-an_1 Год назад
Walahi wan baqay💦
@InasiciidGogax
@InasiciidGogax Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nawaleyy
@Nawaleyy Месяц назад
👍🏾👍🏾👍🏾🚿🚿👈🏻
@RiqiyoHuseen
@RiqiyoHuseen Месяц назад
Gvv
@khadanabdi2146
@khadanabdi2146 Год назад
Car waxkale soo dir bilaa dhaqanyow
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 7 месяцев назад
Haben baa waxa igu dhacay qiso iska sidan o kale ah waxaan diyaarsanaan imtixaan waxan fadhiyay meel baranda u dhow dad odhan wayjifeen ilaa aniga moye waqtiga waxa u ahy taqriban 12:00 ilaa 1:40 aniga cashirka aqrinayo waxan maqlay shanqar wan isdhafiyay ka dib maxaa dhacay hee mar kale waxan maqlay shanqar xoogan socod dhankeyga u so socdo wan baqday ka dib wan cudubilaytay hashigin wali waa sidedii dhawaq wuu siyaada uun qalas markan talo faro ka baxady inta mesha lagu iman ee lugu dilin ka hortak kaga daran kii mesha ee shanqarka ka dhaceso waa wadii aan marilahay ku si darso qof sojedo malahan kusiidarso guriga waa guri mar walbo quran la saari jiray oo shanqarta ahan mid hada cusub oo wanba garanaya lakiin ani waxan iska ahay dad aan isdhibin yacni wax walbo isdhafiya aanan baqanin dadka cabsida badan ma ihi lkn marar qar wan baqdaa ileen biladan ban ahay Waxan aqriyay ayatulkursi macawadteenka anoo baqanaya yaa waxan somaray meshii ee shanqarta ka socotay asan u socday waxan isku sidayay qolkega busta ayaa hosgay quraanka waxa u aqriyay si in laga buwoyo oo kale illah mahadi wax ma arkin habeenkaas waxu ahay mid cabsida isa wata alxamdu lilaa
@Aliinaa1
@Aliinaa1 6 месяцев назад
Nayaa he m.a hadlkaaga suu isugu aadan yahy kahelee youtube furo❤ waa gurigeenoo kle shanqar iska dhaafee wax caadi usocdo arkee ilaahow na amaanso❤
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 6 месяцев назад
@@Aliinaa1 wall mahadsanid dad qar baa sida idhahan furo youtube lkn wan ka jeda tan waa qiso dhabar ah oo igu dhacday ma ahan wax qiyaali ah
@carabey1237
@carabey1237 6 месяцев назад
Kuray maxa laga wadaa😂
@Mcshereboy
@Mcshereboy Год назад
War nio wax cadii ah o ka cabsano soo gali 😅
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 Год назад
suuli maxaa waaye?
@ummnoura4891
@ummnoura4891 Год назад
Musqul
@hanijibril713
@hanijibril713 Год назад
Ana waan la kulmay
@KheyrIfiye
@KheyrIfiye Год назад
anigaxitaa hooyadiiweeikubsatay
@Najah-Moha.7.
@Najah-Moha.7. Год назад
Qiso aniga igu dhacday waxsa ufogmaha ramadanti hore ayay ahyd wan xnunsaday xoga codka iga xirmay xabeb saida mrka xanunkan kahorna mrkan iskulka ka imado intan so socdo wxn mqla anigo lawacyo markn dhincyda firshna cidi mjogto alx guri cusupan dhisny o ila hda dganhy adi mrki xbebta igu dhcdy wxn bilabe inan humag kligay arko hdana an wayo durbadiba wxba kma so qadi jirin hben bn dmcy inan sexdo wlh bentyda maha wxan maqla dad fara bdn o korkayga kushekysanayo hdna an luqadoda fhmayn carbina mha english na maha sas a igu dhece wa lyqurnsare wyba iga si dirayba cadi a laikicina qol yn kligy sexn jire daradn ade o bdna lasexda ano jifa ya laykiciye kakac mesha hye yn dhahy wn si sexde sa dhowr jer ya lygu celiye markasta inta so koco yn qurn aqrista o inta ismariyo hdana sexda wlh wan kga goay inan bnan danbe sexdo ceji inta lygu dhge naqski igu xirme ruxa i cejinyo ma arko lkn wu ila hdlaya imisa jer yn ku digay kac kudhahy orodkan isdhige gudhn gle alx hebno kdib qolka anigo jifa lykiciye orod wxa idon ya rux igu dhahy adi wa aparo 1.00 habenimo qolkna kligy ya jifa wa ka cga jide aadu itosoye durbaba wd so labene kac hyan dhahy markn alpapka furay yn mirsady sa w kligy cidi qolka ila mjogto hda ya wx idiray kacrary habenke intisa kle so jedan kudhamyste ta igu naxdinta bdn wa mrkn arkay wax like sida muscles mrkad brnyso murqha cml leh o dhig leh maqarna sarnayn ya daqada iga so gle wn qyliye rerka igu so orday ma arkan ana wn arka ila hda sidasan ahy lkn hda sidi hore ugama baqo kliya hordady iga kiciyan wxd moda jifba inay i ogolayn cadi sarirta ya dhinacyda kafarisanyan wn arka qolkay ila jogan familkna ma arkn wa kligy wxa arka iyago muqalo cabsiya leh quran yan isa sara alx
@Park-k8y
@Park-k8y Год назад
Apyo quraan aqriso qolka tahliil ku shub kitaab Jamaca qolka soo gasho quraan daro😢
@Najah-Moha.7.
@Najah-Moha.7. Год назад
@@Park-k8y abayo quran aqriskaba culays ya iga sarna mrka o nqaska igu dhgijire cunahna sida in wx I tagan yhy yay noqon jirte saso thy hdan aqriyo xta wan arki jire wxyabha foosha xun io codadka an lfhmahn lkn hda alx wxn ogady in sixir an cby qurn mrka lysaro way iga dran lkn isbucn ad yn u ldnhy alx🥰
@Aliinaa1
@Aliinaa1 6 месяцев назад
Abayo hdda mareesaty ❤hdii lagu sixrayna qofkii ku sixray maad ogaaty❤
@Najah-Moha.7.
@Najah-Moha.7. 6 месяцев назад
@@Aliinaa1 Haa abayo cida isixirty wa edo apo qabay hda wy kla tagen marka anay inecbyd iyada waqti dhw yay ahyd o xanunka codka iga xirmnya kahoreye iyo saska San aminsanahy sixirka edo midkle inu ka horeye alx hda adu tos uma cfimadin wli sixirka dhunta yu ifadhiya o mrka qurnka lysaro cunaha ixirma o manefsn kro 14 jir yn aha mrka xnunka igu bilawde hdana 6 sno ya kajogna wlh rfd myara quransrkana jugeskisu wtaa io ciqab ado mirqabo😂😂😂 cafimd alle hakeno
@Aliinaa1
@Aliinaa1 6 месяцев назад
@@Najah-Moha.7. cafimad Tamm ah Allah kusiiyo xppt 🥰 dhibkas cml mel walbo uu kajiraa dad xasidiin ahna way iska jiran allaha inaga qabto xoggaa dhibaato nuucan ah way iheysataa lkn said ma aha alxamdu llilah🥰
@EkraamAmalow-ml7bg
@EkraamAmalow-ml7bg 7 дней назад
😅😅😅😅
@Animemommmy
@Animemommmy 8 месяцев назад
❤😊🎉🇹🇷
@Animemommmy
@Animemommmy 8 месяцев назад
🇸🇦❤❤❤
@Nawaleyy
@Nawaleyy Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedseid413
@ahmedseid413 7 месяцев назад
🦥🐶
@FadumoMuhumed-n1i
@FadumoMuhumed-n1i 2 месяца назад
😅😅😅😅😅
@Nawaleyy
@Nawaleyy Месяц назад
😆😆😂😂
@maxamedkaramah9247
@maxamedkaramah9247 Год назад
hhhhhhhhh hhhhhhh hhh❤️❤️❤️❤️❤️😄😄😄😊😊😊😊
@JuSeed
@JuSeed 8 месяцев назад
😂😂😂😂
@ilhancaliquruxqueenbea4142
@ilhancaliquruxqueenbea4142 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hiboabdilahi3001
@hiboabdilahi3001 2 месяца назад
Been 😂
@armygirl-p
@armygirl-p 5 месяцев назад
Golden voice
@NajmaKhadar-ei2ji
@NajmaKhadar-ei2ji 4 месяца назад
❤❤❤
@NajmaKhadar-ei2ji
@NajmaKhadar-ei2ji 4 месяца назад
❤❤❤❤
Далее
Dugsiga Roxaanta | Qisada Majid
21:44
Просмотров 105 тыс.
Сколько стоит ПП?
00:57
Просмотров 338 тыс.
AWOOWIHII YAABKA BADNAA ||QEYBTA 1aad||
18:41
Просмотров 108 тыс.
Gurigii ayeeyday 👹 Sheekadii Xamza Q1
21:26
Просмотров 16 тыс.
Qisada Daawi Iyo Abu Dhalaal | Makhluuqii Qarsoona #1
16:33