Тёмный

Qoyska Qurbaha Iyo Lacagta loo diraayo Africa Nin xaaskiisii dhacday Iyo walaalahaeed wa ku wan 

Maskaxdii Dunida
Подписаться 82 тыс.
Просмотров 1,4 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@Osob_5
@Osob_5 6 месяцев назад
Anigu waxaan Aamin Sanahay wixii aan haysto inaan qurux ugu Noolaada aniga iyo Caruurtaydu kkkkkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khadraahmed6097
@khadraahmed6097 6 месяцев назад
Haa Dadkay Afrika Joga wa Nahabiin
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 6 месяцев назад
Maamadaan social worker miyaa wax badan ayey soo aragtay dalkii dadkii sida ay u badan yihiin dhul ayaa laysku heestaa Aakhiro zamaan ayaa lagu jiraa Ilaahey ha ina amaansado aduun iyo Aakhiro.
@Osob_5
@Osob_5 6 месяцев назад
Wallaalo Sahra anigu qof aan Aamino ma garanmaayo
@ashaoali8020
@ashaoali8020 6 месяцев назад
Alah sara kiin rubadanaa
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 6 месяцев назад
Waxan arkay niman xaasas afrika ku gursaday caruuro u dhaleen nagohoodi hore iyo caruurti isla tuuray markey soo noqdan amaan ragi kale ula faristeen ku hayay jana galnay nagihi inta wan ka reysanay gurya u dhisay kadib ka dhadhiciyen nagihi nadhoofi markey so dhofiyen iyagio sanad dhameyn banaanka nimanki ladhigay malin kasto gartodi lagu jira nagihi so istahen dhaheyn inta wan u gabaneynay ee aragida marabno nimanki dhaforadey hada heystan shalaayto qar ba leh bal gurigi africa ha i siiso layiri hasugin kas anaga leh nimsnki nabsi baa ku dhacay caruurti ey qurbaha ku dayaceen ayeey maciin uso radsadeen iyago isku dhex yacay shok dartiis ku dhaqalo isi dhaho iyo kiwa dhaho hooyada isku kaya celiya an isku duqowne bal fikir xumadas ma aragten
@luula1888
@luula1888 6 месяцев назад
Shufto ayaa joogta dhulkaas ee Fardo kagaga Carara.
@sofiaabdirahman9997
@sofiaabdirahman9997 6 месяцев назад
Mahadsanid abaayo ❤❤❤❤❤
@ikhyarali4189
@ikhyarali4189 6 месяцев назад
❤💯
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 6 месяцев назад
Good job sister ❤❤❤❤❤❤
@Osob_5
@Osob_5 6 месяцев назад
Asc Sahra yaa la Aaminayaa toloow
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 6 месяцев назад
Asc abaayo xawo kiiney wlhi umadi hurdada ayad ka kicisey 🤭💕❤️
@Osob_5
@Osob_5 6 месяцев назад
Dadka Afrika kaajira waa tuugo burcada
@Osob_5
@Osob_5 6 месяцев назад
Kuwa Hallam joogaana waxay aamin da tahay Askari baan kuugu yeeri
@Osob_5
@Osob_5 6 месяцев назад
Tii qurbaha joogta a waa belaayo tii dhulkii jootayna waa Cirka laga soorid 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@nuurulimanchannel
@nuurulimanchannel 6 месяцев назад
😂😂😂😂
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 6 месяцев назад
Isaga naag uu hada gursaday gormu aminay oo u guri u dhisaa maxaa iga dhici laha tan dhacday hadey tiisi hore ahaan lajeyd inleen carurtisa unbey siin laheyd
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 6 месяцев назад
Exactly taas ayaan aaminsanahay gabadha Caruurta Kuu dhashay ayaa xaq ku leh hantida .
@user-kg8ve2ri5u
@user-kg8ve2ri5u 6 месяцев назад
Waxba mayalan dhulka galada
@Osob_5
@Osob_5 6 месяцев назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 6 месяцев назад
😂😂😂😂
@user-kg8ve2ri5u
@user-kg8ve2ri5u 6 месяцев назад
Benalay adiguba waad kuledahay
@khadraahmed6097
@khadraahmed6097 6 месяцев назад
Aniga wllalkay Aya wuxu igu Wareriyay wllo Dhul jaaban Ayaan Hayaaye E So iibso Haye un baa idhada shaw wa been 😮
@bennyblanco9377
@bennyblanco9377 5 месяцев назад
Iska ilaali waayo dhulka markaad iibsatid, aqal dhis baa lagu odhan kolkaas na lacagtaada baa la cuni. Aqalka hadii la dhisana adigu ka faaidi meysid ee was lagaa qaadan.
@bennyblanco9377
@bennyblanco9377 5 месяцев назад
Maxkamad hadii aad la tegtidna wads lagu odhan adaa fudud oo Urup iyo America ka imidey ee iska samir
@monasuja6232
@monasuja6232 6 месяцев назад
😂😂😂nag nool igadheh 😅😅
@nuraabdirahman421
@nuraabdirahman421 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂waaba naag walaled jecel war dadadow wixina idinka mamusha dadku waa iska damac badan yihin
@Aymo72
@Aymo72 6 месяцев назад
Walaalleheet haxey jeceshajy dadka dadow maalkooda mey dheceeysaa tuugada mey shaqeestaan ninkaan maalkkisa asaa dhididay inkaar idunku dhacday
@user-kg8ve2ri5u
@user-kg8ve2ri5u 6 месяцев назад
Haysku dirin dadka
@Osob_5
@Osob_5 6 месяцев назад
Dee haday waalan tahayna
Далее
Sheekooyin iyo Qisooyin waku wan
30:16
Просмотров 1,2 тыс.
Dropping In from the Clouds 🌁
00:17
Просмотров 1 млн
MAXAA KEENA KHILAAFKA QOYSKA ? || Sh Abudalxa
11:19
Просмотров 51 тыс.
Sabaayad Jilcan Saa Loo Suubiyo Part 1 | Team_Isha
8:05
Dropping In from the Clouds 🌁
00:17
Просмотров 1 млн