Тёмный

Qudbadii Aamina Xersi Mooge oo aad u xiiso badan, 

Xogmaal Media
Подписаться 1,3 млн
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 122   
@saeedboos6024
@saeedboos6024 5 лет назад
Richest Somali woman her net worth is more than 700 million dollars Masha Allah I'm proud of you that you're Somali women.
@eedowlogistics7204
@eedowlogistics7204 4 года назад
She’s very humble and hardworking woman. Keep up the good job our big Sister.
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 лет назад
masha Allah, she is un-inspiration to ALL Somali woman wax badan baa ka faideysaney habo sida 4 subaxnimo kacidiisa ,nabigacsw wuxuu yiri sacadaha hore ee subaxa baraka ku jirto thank you for telling us this
@fardusafardusa6817
@fardusafardusa6817 6 лет назад
Marwa amina is humble and very smart may Allah protect her
@rashiid187
@rashiid187 5 лет назад
Congratulations you are inspiration mama Amina
@maxamedmuse1468
@maxamedmuse1468 6 лет назад
Maasha Allah gabadhani waa geesiyad habar yoonis ah dadka habaryoonistu isaaqa kale way ka somalinimo jecel yihiin sida gabadhan oo kale
@somboi71
@somboi71 6 лет назад
Maxamed Muse gabadhani maxaa waa habar jeclo ee caruurteda habar yonis .hadanad qofka aqoon ula hayn waxad jeceeshahay lama yiradoo
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 6 лет назад
Maxamed Muse jaahilbaad tahay qabiil dushooday. Qof somali ah oo somali neceb ayaad atagtay??? Hadaanad adiga ahayn. Mise ku wax burburinta ku jiraad tahay
@malyunali3217
@malyunali3217 6 лет назад
Mashaa Alaah sis
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 6 лет назад
Maxamed Muse lkn hooyaded wa habar jeclo wa tajieada red Kenya ah
@omarali7115
@omarali7115 6 лет назад
isaaq maaha mise waa habar yoonis habar yoonis ma isaqbaa mise waa qabiil kale
@susuumoha6879
@susuumoha6879 6 лет назад
Very strong women I'm so proud of you Amina keep going you are a role model to all the women around the world specially Muslim women 😍👍👏👍🌹🌹
@suhuursocial4394
@suhuursocial4394 5 лет назад
Habo qali amin hirsi moge nolow oo guulayso akhrio iyo adunba😍😍😍😍😍
@nanaabena3925
@nanaabena3925 5 лет назад
Very strong woman and an inspiration
@yesboss4488
@yesboss4488 3 года назад
NAAG ISAAQ HABERYONIS SOMALILANDER AHA MCHLLHA
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 лет назад
Mashalah mashalah ilaahayi hakuu siyadiyo. Anagana adigoo kaleh hanaga dhigo iyo kafiicanba
@engabyad1
@engabyad1 4 года назад
Dhamaan hablaha Soomaaliyeed waa in ay ka dhigtaan ROLE MODEL
@husseinaden4509
@husseinaden4509 4 года назад
Mnsha allah wee hooyo somaaliyeed, god bless you
@mrjaymunye3341
@mrjaymunye3341 4 года назад
Wow I proud to see some one making progress maasha allah aamina well done
@kingadnan8128
@kingadnan8128 5 лет назад
Masha allah waa farxad in gabadh somaliyeed halkaa gaadhay. Noolashaada yool u yeel, Hubaal figta waad u bixibee.
@mrali3601
@mrali3601 6 лет назад
Good and inspirational , well done
@qalbiqaboojis9206
@qalbiqaboojis9206 3 года назад
MashaaAllah.keep going.what a man can do awoman can do even more... Am happy for her is anice example for us to follow....
@hayaabinmideeye4255
@hayaabinmideeye4255 6 лет назад
Masha allaah marwo aamiina Xirsi Mooge hy Cali siciid
@omarali7115
@omarali7115 6 лет назад
walahay zxb adoo iga raaliya aamina wan taageeraa waligay mar dambe ayan maqlay in ay tahay somalilander wan ku sii farxay man radin yeye ka tahay somalilander waayo waxaa igu filan somalilander adna hada waxad soo qortay jilibka ay ka tahay habaryoonis hadaba su aal baan ku waydiinayaa why ama waayo ayay dhilinta habar yoonis uga hor mariyan wadanininda qabiilkooda inta badana midiaha waxan ku arkaa kaliya dhalinta habaryoonis in ay markasta ka hadlan qabiil sababtu waa maxay????????
@maxamedyuusuf7178
@maxamedyuusuf7178 6 лет назад
aamiin hirsi mooge waa hy kana ah Cali Siciid lkn anigoo ay eedaday tahay uma aqaano wxaan u aqaana shaqsi soomaliyeed
@ley6133
@ley6133 5 лет назад
@@omarali7115 CV
@mansuurjama2110
@mansuurjama2110 3 года назад
Omar Ali ha kugu taagnaato ka xuntaay habaryonis weeye aamina hersi
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 6 лет назад
Mansh Allah Eeddo Aanina Hersi Moge Noolow Eeddo Alle Maalkaaga haku barakeeeyo Aamina Hersi Moge from #Hasan #xaji #Saalax #Cali #Siciid #Ismacil #Garxajis #Sheekh isxaaq
@omarali7115
@omarali7115 6 лет назад
kuli dhalinta habar yoonis waan ka wayey nin soqora waa somalilander or ama waa isaaq arintan waxaan rabaa in aan research sabata ay habar yoonis u sheegan waayaan somalilander ama isaaq oo ay u sheegatan toos habar yoonis
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 6 лет назад
Omar Ali sxp maanad caadi u akhriyin #Commentkyga waban u abtiriyay inantee😂 mida kle #HY ma #cuqdad bad ka qabta adigu mxd uso xultay illeen Garxisbaaban xusay iyo sheekh isixaaqe!!
@mansuurjama2110
@mansuurjama2110 3 года назад
Omar Ali ha kugu taagnaato ka xuntaay habaryonis weeye aamina hersi
@xamuudhussen739
@xamuudhussen739 3 года назад
Amina reer xasan yay ka tahay
@qalilenasir3726
@qalilenasir3726 5 лет назад
I like how she empeirese her somalines...not Somaliland.
@kaareburburiye
@kaareburburiye 6 лет назад
Eedo amina,, proud of you,,Doin big things ,,
@osamanaser2637
@osamanaser2637 6 лет назад
Well done sister
@adabjanno5046
@adabjanno5046 6 лет назад
Her speech is to teach people abt how life is ,if you have goal there a road and the road is not easy
@husseinaden4509
@husseinaden4509 4 года назад
Wlahi its true, there was no xaasidnimo, that time
@jmk7b947
@jmk7b947 6 лет назад
Proud of you hbo 💝
@M.Duran71
@M.Duran71 4 года назад
Wow 👏 it was every where 🤔 somali culture used to be collective responsibility as society to brought up generations in order to be good citizens very proud, independent and reflect the values that we had in many generations
@abdulkadiraadan3021
@abdulkadiraadan3021 5 лет назад
Awesome
@nasraelmi6970
@nasraelmi6970 4 года назад
Western Kenya🥰
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 4 года назад
bungoma.....lughya counties
@nanaabena3925
@nanaabena3925 5 лет назад
I like this woman ,she is a virtuous woman
@shukriaxmed6132
@shukriaxmed6132 6 лет назад
mansha allah tabarakalaah alle haku xifdiyo
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 6 лет назад
Masha allah she is smart mama
@jamhas8956
@jamhas8956 4 года назад
Mama she is real worrior and risk taker who follows her heart no matter what others are saying, and please be proud of who you are never shame away of you origin. Thank you for wholeheartedly personal story telling.
@albayyinah6114
@albayyinah6114 Год назад
Very intersting meeting ❤
@aminaabdi2192
@aminaabdi2192 4 года назад
Masha Allah tabaarakallah
@cabdirisaaqyusuf4546
@cabdirisaaqyusuf4546 4 года назад
mama cajiibsanidaa mnsha allah
@MaidoaxmedXasab-gc5uw
@MaidoaxmedXasab-gc5uw Год назад
How many aamiino mooge
@ghboy2914
@ghboy2914 6 лет назад
Afsomaliga kaliya baa larabay in ay Ku hadasho maadama aysan Kenya joogin
@sahrayusuf9539
@sahrayusuf9539 4 года назад
maamadaan waan jeclahay waa daacad somali oo dhana way jeceshahay
@SamiW861
@SamiW861 4 года назад
Does anybody know the song in the beginning when they are doing dhantoo
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 5 лет назад
She from Ishakia kemya
@maxamedmuse1468
@maxamedmuse1468 6 лет назад
Abdi salaan yuusuf gabadhani waa gabadh habar yoonis ah Cali siciid ah oo caruurteeduna waa hy Sacad yoonis ah markaa waa sidaa wllo
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 6 лет назад
Maxamed Muse sxp ma hubtaa carruurteda ciddooda
@AliHaider-sy9pl
@AliHaider-sy9pl 6 лет назад
Mashalah
@omarali7115
@omarali7115 6 лет назад
ANIGU SOMALILANDER BAN AHAY QABIILNA ISAAQBAN KA AHAY HABAR AWAL HABARYOONISNA WAY ILA DHASHEEN OO ILMAABTIYAASHAYBAA AH MUUSE CARE LAAKIIN WAXAAN GARAN WAAYEY SABATA DHALIN YARADA HABAR YOONIS AY U SHEEGAN WAAYAAN LANDER AMA ISAAQ EEG HADA COMENTIGA AAMINA TOOS BAY UGU SHEEGAYAN IN AY TAHAY HABAR YOONIS MIYAANAY KA FIICANYN IN AY KU SHEEGAAN LANDER KADIBNA ISAAQ .MO FARAH MARKAN KA HADLAYO ANY COMENTI WAXAAN KU SHEEGAA SOMALILANDER WAL;IBA ISAAQ KUMA SHEEGO ISKA DAA IN AAN KU SHEEGO HABAR AWALE INDINKUNA ILAA CALI SICIID AYAAD SOO QORAYSAAN YAAAAAAAAAAAAAAAAAAB HHHHH
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
Waa runta wllo waan kugu raacaanahey wllo.
@AA-ek5kz
@AA-ek5kz 5 лет назад
She came to Somaliland in 2017 to give talks regarding entrepreneurship, it was the most interesting talk that I have ever been to. I set my business in Hargeisa soon after and UK and so far so good. Just get a good idea, you can do this by see in other Countries what works or what is needed in that particular community and just go for it, failure or success you learn huge transformational lessons.
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 4 года назад
Mudanayaal iyo maryooyin
@omarali7115
@omarali7115 6 лет назад
wali dalkeeda wax ma soo gashay?
@somaliudiidaceeb2904
@somaliudiidaceeb2904 6 лет назад
She has Kenyan Accent. Kkk i like that Accent its so clear. I went last sommer to london and Edinburgh they have a crazy accent you think that they are eating Something when they are Speaking.
@abdiissa2890
@abdiissa2890 5 лет назад
Hahaha 😂
@omarali7115
@omarali7115 6 лет назад
waa maxay sabata ay dhalinyarada habar yoonis u sheegan waayaan isaaq hada comentiyada eeg ma sheegatan somalilander or isaaaq ????????????????
@husseinhussein-jk2jx
@husseinhussein-jk2jx 6 лет назад
yaa ku yidhi iyagaba abayashood yihiin kuwii xoreyeee
@fadumosaid114
@fadumosaid114 4 года назад
Hhhh Miskiin baa tahay wax soomaaliland la yiraahdo ma jiro soomaali dad la yiraahdo baa jira somaliland waa maamul goboleed
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 года назад
somaliland baa jirta ee somali ma jirto
@xamuudhussen739
@xamuudhussen739 3 года назад
Jeegaantu sababta ay isaaq u kala qaybiyaan waa maxay?
@صداميةوافتخر-ف5ح
@صداميةوافتخر-ف5ح 4 года назад
Barbarintada qudbadada iswafajisid silagufahmo
@sagal1701
@sagal1701 6 лет назад
Xogmal can you explain wo is she?
@XogmaalSo
@XogmaalSo 6 лет назад
She is the richest Somali Women and African Women
@ilovetheboss8987
@ilovetheboss8987 6 лет назад
Xogmaal Production african woman kuye waa gabadh garxajis ah oo habaryoonis ah
@omarali7115
@omarali7115 6 лет назад
she is reachest womon in east africa uganda she is from oraginal north somalia somalilander
@sahramohamed9704
@sahramohamed9704 4 года назад
Iney Gabar Somaliyeed tahay miyee indinku filaan waydey wale Somali qabiil baa dilayo intey saas yihiin😢🤭🤔
@sahramohamed9704
@sahramohamed9704 4 года назад
Maama Amina keep going 👏🏻👏🏻👏🏻🌹🌹🌹❤️❤️❤️
@husseinaden4509
@husseinaden4509 4 года назад
Mnsha allah sis god bless you
@jibrilaaden1808
@jibrilaaden1808 6 лет назад
Why is her eyes closed and not looking at people. But ManshAllah
@farahaxmed5579
@farahaxmed5579 6 лет назад
The isahakia are a little bit different from us, the real isaaqs in the holy republic. the way amina speaks makes me laugh.
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 6 лет назад
farah Axmed 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂saw maaha niyaw
@Thetruthfulone422
@Thetruthfulone422 5 лет назад
You continue laughing while she's a billionaire she can buy your whole clan plus your town🤣🤣
@ayaanladane1392
@ayaanladane1392 6 лет назад
Mama xirsi
@Culimocumar101
@Culimocumar101 6 лет назад
Sujuugu waa qalbi nadiif😂😂
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 6 лет назад
Dhool Cumar qalbi nadiif ah waa loodhama lkn dadka oo dhani isku mid maha lkn sujuda aniga lanool waa xasidin o aan jeclen qofku inina horumar gadhin
@Culimocumar101
@Culimocumar101 6 лет назад
Rahma Hussein dadku isku mid mawada ah wax walba waa leeyihiin
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 6 лет назад
Dhool Cumar ha qali wa isku mid adigu ma bungoma joogta
@Culimocumar101
@Culimocumar101 6 лет назад
Rahma Hussein abayo uganda baan joogaa
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 6 лет назад
Rahma Hussein sujuuu maha Eedaday Aamini waa gabadh cali siciida oo reer xaaji saalaxa kenya way ku dhalatay awoowana xaga aaday
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 лет назад
haabar yonis habar jecelodhashay baad tahay ha kala reebin eedo ok hooyadeeda lacagta lahayd wa habarjelo walahay wanaislanta maalka shaqaysay runtii marki odaygeeda ka dhintay inanteedan bartay bayac mushtarka maasha Allaahilahay wa u barakeeyay ya allaah u barakee gabdha dedashay maalkeeda diinteedan u adkeee
@same6001
@same6001 6 лет назад
Muntaz Issa CiilGarxajis hhhhhhhhhhhh gabadhan qabiilkeeda ayaa la sheegay. Goormaa qof qabiilkiisa kii hooyadiina lagu daray?! Malaha ma xamili kartaan in magaca HY la sheego?!! Sidaan maqlay gabadhani iyadaa tabcatey xoolaheeda ee ma aha qof iyadu wax dhaxashay. Sidoo kale iyadu waxay ku qab weyn tahay Somalinimadeeda, sidaa ayaaney tahay in loo daayo hhhhhhhhhhhh. Dhaqankiina wallahi waa wax loo khajilo!!!!!
@jamilafarah8194
@jamilafarah8194 6 лет назад
amina hoyadeed ganacsiga iyadaa bilawde magaceedana qofkasta oo galbeedka kenya weey garanayan mama hersi
@same6001
@same6001 6 лет назад
jamila farah Hhjjj gabadhani waxay tidhi waxaan ku bilaabey baayac mushtarigayga iibinta masaabiirta! Hooyadeed meesha kuma jirin! Hhhhhhh Goormaad xinka HY deynaysaan?!!! HY dhulkeedii Dahab baa laga helay, sidoo kale batrool .......
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 лет назад
walala gabadha anaga qaaarbo ah oo naqana mid kale gabdh aad ayay uga hadashay hooyadeed waxay xita ku tidhi qofka paasa hooayday schoolkeeda wuu basaya aad iyo ad bu u shaaraxday in hooyadeed ka danbaysya cajalado badan oohorena wata kaga hadlaysa abeeheen waa dhintay bay tidhi hooydeed ayaa bartay xata markay school dhiganaaysya waxay ku tidhi hooyo waxaad wadaysa bayac mushtark dib ugu noqo ooddhegysao iyadoo meelo badn ka hadlaysna soo dhegysomanta qudha may hadlin gabdha angana wanu garnaynaa hoyadood waa islanta guusha u keentay maalka samaysay iyadana tabo bartay ha u diidin hooyadeed
@deelbeel2043
@deelbeel2043 6 лет назад
Muntaz Issa wll miyaadan fahmin hadalkeeda Habar Jonis waa dhalashadeeda ilaahaybaana ka dhigay waxna lagama badali karo lkn somalidu waa u siman yihiin wlhi dhalashadeydu waa dhulbahante sideedaana aaminsanahay somalidu waa ii eedo iyo adeer mana kala jecli waligeyna qof wax noqdey oo dhulbahante ah kuma faanin waayo faanba uma arkee qof naftiisa u dadaaley un baan arkaa. qabiilku waa sida magacaaga adigu lama bixin dadbaa kuu bixiyey xaqna ma aha in magacaa laguu bixiyey dad kugu nacaan ama ku nacdid. Eedo Amino wax ma noqoteen hadey qabyaalad ku mashquuli lahayd taa anaa huba adna ka har hadaa rabtit wanaag mid aduun iyo mid aaqiro.
@axadoisniino
@axadoisniino 6 лет назад
Gabdhaha aan qurxoneyn xooley tabcadaan. Kuwa qurxoona ragbaa rifa kkkkkkkkkk
@ilovetheboss8987
@ilovetheboss8987 6 лет назад
axado isniino amina hirsi mooge maaL iyo qurux iyo haybadba ilahay baa saaray
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 6 лет назад
axado isniino yaa k qurux bdn Mama Amina Inta gabadhi Qurux leedahay wallee leedahay Mansh allah.... waa gabDh dhamaysa runtii
@aminaxaji1891
@aminaxaji1891 5 лет назад
Kķkkkk been masheegin
@mustihaji97
@mustihaji97 4 года назад
Jaaluusad
@cadarus75
@cadarus75 6 лет назад
ISLAANTU AFSOMALIGEEDU WAA ISKA OROMO KKKK
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 лет назад
maxad ka wada wa orom haday kuba dhalan dhowr awoow somaliland afka waa ka lumaya lakin waxay ku hadlaysa english iyo sawaxili iyo luqdo kale markaaa say masha Allah ha ka daboqadane
@TheEmraan97
@TheEmraan97 6 лет назад
Hahahaha wa afsoomaliga sijuudha
@somboi71
@somboi71 6 лет назад
cadarus cabdiraxmaan Af Somaligagaga orodh wax kusoo hel.gabadhani waa multi billionaire ayay Somali utahay oo halaal kushagasatey warshadoo ba kuledayha Africa da baari odhan.Mideeda kale wadan shisheyaa ah bay kudalatey af somaliga wax macnaa weyn masameynaysoo ee afafak ajaanabka ay kushaqaysa English ,frenchj Spanish ,iyo taliani untaba way taganaa.Adiguu gajadaa af somaliga orodh wax kusoo cuun kkkkkkk
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 6 лет назад
cadarus cabdiraxmaan Afsomaliga orod o owax ku hel
@zahramohamedraydabkhatumo3454
@zahramohamedraydabkhatumo3454 6 лет назад
Inadertay amina nolow my sis you are garxajiss ay the end of the day I'm proud of you
Далее
НЕ БУДИТЕ КОТЯТ#cat
00:21
Просмотров 638 тыс.
Entrepreneur Amina Hersi Moghe Full Video part 2
1:22:39
Wareysi Fanaanada Amina Cabdilaahi Xirsi Ahun oo dhan
37:09