Тёмный

Quraacdii Banka Tuuyo | Daadmadheedh | Somaliland | Daawasho Wacan | 

Dalkeena Hooyo
Подписаться 2,4 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Quraacdii Banka Tuuyo | Daadmadheedh | Somaliland | Daawasho Wacan |
Maalintii oo dhan markaanu Oodweyne joognay, waxaanu go'aansanay inaanu xagaa iyo hawd u sii jeesano salaadii Maqrib ka dib. Waataad arkeyseen inaanu goor shaacu madoobaadey soo istaagney kaantaroolka galbeed ee Oodweyne.
Laba iyo tobakii (12:00 AM) habeenimo markay saacadu mareysey ayaanu Banka Tuuyo bustaha dhiganay. Hurdo waxaanu seexanay aanaan meel kale ku arag noloshayada. Waxaanu isku keliyeysanay dabayshii xagaaga iyo bankii oo abaara xiligan. Waxay noo aheyd fursad aanu ku nasano, quraacdii magaaladana ku sameysano.
Waxaanu idinka raali gelinaynaa dabeysha xoogan ee banka oo codkii naga kharibtey doorkan. Waxaanuse jeclaysanay inaad nala aragtaan idinkuna dhulkan aadka u qurxoon.
Waad ku mahadsantihiin sidaad noogu xidhan tihiin mar walba. Fadlan like, share iyo subscribe noogu sameeya channel-ka.
--------------------------------------------------------------------------------------------------
Welcome to the Official Channel for Dalkeena Hooyo.
Dalkeena Hooyo Channel was created to showcase our beautiful country, Somaliland, from its natural wonders that leave everyone in awe, such as the Laas Geel cave paintings, which are thought to be some of the "most vivid rock art" in Africa, to its great and hospitable nomads that often have little material wealth to show for, but are gifted with generous hearts the size of several continents combined.
Dalkeena Hooyo channel will bring Somaliland's case for independence, its natural resources and pristine landscapes, human capital and strengths, to a wider range of audiences all over the globe.
This channel will soon provide you with content that covers every aspect of Somalilanders, doing their everyday thing, and anyone looking for such content will certainly find it here.
Please subscribe to our channel for weekly videos geared to help you see the beauty of our country and its people. You'll love them both, GUARANTEED!

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@omerabdillahi5996
@omerabdillahi5996 Год назад
Waa ilaahay mahaddii Mar haddii Da,yartii ay cupping kusamaynayso Bankii Tuuyo ee waqtigii Waddanka la Xoraynayey Mujaahidiin Badan ku geeryoodeen.AlhamdulillH.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 года назад
J love republiken of somaliland
@5cents246
@5cents246 2 года назад
wallhi you enjoying your dhulkaagi hooyo
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
Mahadsannid walaal.
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 года назад
Nice adventure... Enjoy bro. Ma Shaa Allaha.
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 2 года назад
Masha Dalkeena Hooyo hore u socda
@omerabdillahi5996
@omerabdillahi5996 Год назад
Sc masha-allah Dalkeena Nimcaa Fadhida. Dunida Ragbaa nool . taariikh Baad dhigteen.Camping with Craven.
@farabenben2125
@farabenben2125 2 года назад
Saxiib i really love it. Keep going bro 💪 guulaysoo. From djibouti
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
Thank you 🙏 brother. We love ❤️ you too 🥰
@xasanaadam751
@xasanaadam751 2 года назад
M.a dhulkeena nimcaa fadhida waa muhim in dhulkeena aynu aamino intaan meelo kale usocono soobadiya fid yawyadan ookale si ay qurba jogtu u aaminto dhulkoda
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
Xasan, waa runtaa walaal. Meel walba caalamka marnoo dhulkeena meel ka fiicani ma jirto, siiba xilliyada barwaaqada. Hala soo noqdo oo hala ilaashado dhulkeena hooyo.
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 года назад
That caravan/lorrie looks really good. Brilliant idea Ma Sha Allaha 👏
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
Mahadsanid walaal. You did a wonderful tour with a bike yourself. We’ll do one together next time insha’Allah.
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 года назад
@@DalkeenaHooyo In Sha Allaha..
@januarySl2024
@januarySl2024 2 года назад
Dadka Tuunyo laga raray ee tegaya Baardheere tudhaal kama aha e wuxu rabaa in uu talaalaa e Tumaalihii Gedo iyo gub baa laysku tolayaa e
@maxamedcabdi5369
@maxamedcabdi5369 Год назад
Bro, Plse take care and put the fire away from the tourism Lorry, splendid
@abdifatahismael4073
@abdifatahismael4073 2 года назад
Waxan Somaliland joga wadanka Gremany magalada Aachen hore usoco ban kulayahi muqalo Tayo leeh oo wadanka dadka jecelsinya ayad so gudbisa salan Sare bro
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
Abdifatah, waad ku mahadsantahay dhiiri gelinta walaal. Aabahay ayaa 3 years jaamacad ka dhiganaayey Aachen, Germany, sanadihii 1971-1974. Waa magaalo qeyb ka ah noloshayada. Ka soo shaqaysta, waxna ka soo barta, dhulkeenana idinkaa u maqane soo noqda insha’Allah.
@ismailmahamed
@ismailmahamed 2 года назад
Roobka wadankan allah ha wada gaadhsiiyo oo barwaaqadu ha isgaadho
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 2 года назад
Jeclaan lahayaa inaan halkaa jogi lahaa saka
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
Waad iman insha’Allah dhawaan adiguna walaal.
@jamalmohamed1595
@jamalmohamed1595 2 года назад
Waxaan ka daawanaya USA magala yaroo Ku taal oo u dhaw New York Manshalah keep going
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
Jamal Mohamed, aad ayaad walaal ugu mahadsantahay dhiiri gelinta. Halkaaga ayaanu salaan sharafeed kuugu soo diraynaa.
@abdirahmankayse9809
@abdirahmankayse9809 2 года назад
Banka tuuyo wuxu ka mid yahay bananka ugu waawayn somaliland waxaanu ka tirsanyay gobolada daadmadhedh iyo maroodi jeex
@mowarsame
@mowarsame 2 года назад
Waxaanka dawaanaya tuulo ingriiska ah oo Luton la yidha sxb keep up the good work share share share com on poeole let support our brothers ilaahay haydin gacan qabto
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
Mo Warsame, mahadsanid walaal sidaad noola wadaagtey dareen kaaga iyo meeshaad nagala socoto. Dhiiri gelin badan ayey noo tahay in la daawanayo videos ka aanu soo duubno.
@dalxiischannelvlogs14
@dalxiischannelvlogs14 2 года назад
@@DalkeenaHooyo gudoomiye keep going watching from saint Petersburg Russia 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@mowarsame
@mowarsame 2 года назад
Living the dream mansha Allah
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
That’s right, brother 😎
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Год назад
👏👏👏👏👏👏👏👏❤
@mohamedhassanega
@mohamedhassanega 2 года назад
Looks good n tasty do you use solar power?
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
Thank you, brother. Yes we use solar power.
@drmohamadomar1289
@drmohamadomar1289 2 года назад
MaashaaAllah, excellent content, Bankani xageebuu ku yaala? Waligay ma maqal! Waxaanu ka midnahay dadka magalooyinka waa Wayn aan dhaafine!
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
Dr. Mohamed, mahadsanid adeer. Bankani wuxuu ka tirsanyahay Gobolka Daadmadheedh. Wuxuu u dhexeeyaa Oodweyne iyo Degmada Sabawanaag oo ka tirsan Gobolka Maroodijeex. Banka Tuuyo wuxuu ka mid yahay bananka caanka ah ee heesaha iyo gabayadaba lagu soo qaatey ee ku yaala Somaliland.
@ibraahimaliaspro8334
@ibraahimaliaspro8334 2 года назад
Banka tuuyo waa burco iyo oodwayne ayuu u dhaxeeyaa
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 2 года назад
xaaxi ood wayne waa vally in buurta gacan libaax 100 km 4
@musj21
@musj21 2 года назад
Libaxiin gonii ubaxay SOMALILAND HA NOLATOO GUYS
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
Insha’Allah. Mahadsanid walaal.
@musj21
@musj21 2 года назад
Just a question did you do the work on the truck in Somaliland brother ?
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 2 года назад
Cuntaa samayseene waxba namaydaan tusin
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
Ujeedadu intaas ayuun bay aheydba videogan. Kuwii aad xiiseyneysey waanu soo wadnaa dhawaan insha'Allah.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Ku dalxiis dhulkaaga qurux badanaa rageedii wax walba waa u diyaar lkn dhulkaa ciida cas waa dhul baatrool xitaa dahab Neget ka ayaa laga helayaa you need Metel Detector
@januarySl2024
@januarySl2024 2 года назад
Sida dhalinyarada Hargeisa ee v/log soomaydin jeedin video dalxiis ah oo Banka Tooyo iyo Daadmadheedh ka waramaya oo laga daawado.Caeavan kiina iyo sida aad quraac ugu samaysteen Safari ayuun baad bandhigteen. Marka dambe, in shaa Allaah soo bandhiga viidyoo bilicda degaanada Togdheer iyo Daadmadheedh aad dadka baraysaa
@cigesoma5549
@cigesoma5549 2 года назад
Did you built this car in the country???
@DalkeenaHooyo
@DalkeenaHooyo 2 года назад
Yes some of it in #Somaliland.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
wax ba wax baay keenaaney Hassan aadan samatar oo reer hargeisa u baxsheen Hasaan duufe maan maqal in uu u tacsiyadedeyy Hadrwaaye alaya raxmee isga iyo Ninak calosha buuran jabuti Hassan aadan samatar waxa so caan baxshey oo somali barey Hadraawe marku u dhiibey heestii Balad weyn oo aanu ku garan Hadrawi Hasan duufle maa hassan aadan samatar lakiin hassan duufle ku dhagey
Далее
People Cling To Trees As Typhoon Slams Into Shanghai
00:34
Распаковка Monster High Potions №4
00:46
Просмотров 83 тыс.
Horumarka BURCO 2024 - VLOG #7
4:32
Просмотров 1,2 тыс.
Qool Caday
6:53
Просмотров 4,8 тыс.
waa abwaankii weynaa tuuyo cawil
10:50
Просмотров 894
People Cling To Trees As Typhoon Slams Into Shanghai
00:34