Тёмный

QURAANKA SİDDEE AYUU U BURBURİYEY DOODİİ PHYSİCYAHANADU EE KOWNKA? 

ANNAGA PRODUCTİON
Подписаться 405 тыс.
Просмотров 39 тыс.
50% 1

Growth investments are more suitable for long term investors that are willing and able to withstand market ups and downs.
Si aad waxbadan uga aqriso booqo website-ka Annaga production; www.annagaprodu...
Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
Arimahasayniska@gmail.com
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 91   
@Cashraabi
@Cashraabi 2 года назад
maashaAllah walaal waad ku mahadsan tahay xasuusinta Alle, Ciddii ALLE Hanuuniyo ayaa hanuunsan.
@mohamedaliahmedhashi3246
@mohamedaliahmedhashi3246 2 года назад
M.a ustaad mowduucaan aad baan u su gaayay, waxa kugu abaal mariyo ma aqaan. Jazaaka allah khyr
@m.tayosame9123
@m.tayosame9123 2 года назад
Alle ha ina garansiiyo oo haynagu sugo jidka xaqa iyo xaqiiqada ah inshalah
@arafadsiadmusesaid8153
@arafadsiadmusesaid8153 2 года назад
ustaad soo badi muqalada noocan oo kale ah Mahadsanid
@Abthi_nazir
@Abthi_nazir 2 года назад
Video yada noocan ah noo soo badi fadlan 🥰
@Aza_7
@Aza_7 2 года назад
Haddan Soo dhacay Ustaad keep going 😘❤️💞
@rijaaltaajiray419
@rijaaltaajiray419 2 года назад
Ustaad shaqooyinka mustqbalka ka zoo hdal
@husseinahmed684
@husseinahmed684 2 года назад
Walahi bro I love u pls and pls make every 3 Days video pls pls
@Msg252
@Msg252 2 года назад
M.a Ustaad Allah ku barakeeyo
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 2 года назад
Masha allaah waxgarad heersare allaha kudhawro sxb
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 года назад
Masha Allah sxp Allah haku xafido horay Usoco barnaamijayada aad ino wado Sidaas ingu wad asc
@mustafemeecaad5923
@mustafemeecaad5923 Год назад
Maa shaa allaah si fcn baad wll u sharxday
@liibaanroble
@liibaanroble 2 года назад
Masha Allah allhu akbar
@wakaasports5255
@wakaasports5255 2 года назад
Waa barnaamijkii iigu saamaynta badnaa inatii aan daawanayay chanalkaaga wll
@abdirizackhosennor6229
@abdirizackhosennor6229 2 года назад
Axl madama uu allah inaga dhigay islam axl
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Mashallah keep going bro ❤👍
@habaneirshaad2185
@habaneirshaad2185 2 года назад
Tnks ustaad mawduuca hawada sare waan karaagnay walhi🙏🙏
@mukhtarxirsi5206
@mukhtarxirsi5206 2 года назад
Alleh cilmiga ha ku siyadiyo aamin
@hudaabdirahman3144
@hudaabdirahman3144 2 года назад
Mansha allah qof wangsan thy
@AsAtrader1
@AsAtrader1 2 года назад
ustaad welcome back
@b.m.qsiraadiftiinshe1382
@b.m.qsiraadiftiinshe1382 2 года назад
Wax kasta oo alle abuuray ama bani aadamba sameeyey waxay leeyi dhalasho iyo cimri iyo xili ay dhamaadaan ama dhimasho wayse kala cimri dheeryiin, Xataa diintu iyadaa dunida ka hor dhamaanaysa, Balse Alle subxaanlaahiye waa sifada uu makhluuqa kaga duwanyey Waayo Allle ayaa awal iyo aakhirba ah ,
@dofaan1234
@dofaan1234 2 года назад
Mashaa allaah sxb
@barkhadcabdi8916
@barkhadcabdi8916 2 года назад
Walaal aadbaad umahadsanthy mawduucyada sidan oo kale soo badi
@cristover8552
@cristover8552 2 года назад
Ustaad su,sa,aashaas inteee ka fakaraayay wllhi waligy markaxda baan ku hayay saa uga fikuraayay ayaan iska daayay
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 года назад
Mahdsnid ustaad keep going
@caadilmusdhaf8129
@caadilmusdhaf8129 2 года назад
Ljan cabdi rashiid kip going
@amrancabdullaahi9190
@amrancabdullaahi9190 2 года назад
Masha Allah ustaad horey usoco
@mahadmaxamed
@mahadmaxamed 2 года назад
Tariikhda aviation ino so diyaari ustaad
@caliyareasad9137
@caliyareasad9137 2 года назад
First coment🥰
@SAMBAD666
@SAMBAD666 2 года назад
Nicely to language Somalia
@abdirisaqmohamedahmed9150
@abdirisaqmohamedahmed9150 2 года назад
Comment***
@abdirisaqmohamedahmed9150
@abdirisaqmohamedahmed9150 2 года назад
@@SAMBAD666 grammerly error
@ibnushaafie7419
@ibnushaafie7419 2 года назад
M.a nooso badi macalin is 💙💙💙
@muusemuuse4064
@muusemuuse4064 2 года назад
Maasha Allah 😘😘❤
@mtr_mohamed-1663
@mtr_mohamed-1663 2 года назад
thanks my prother
@zakiali3546
@zakiali3546 2 года назад
shugran
@maxamedcqaadir747
@maxamedcqaadir747 2 года назад
Legend
@superglad3069
@superglad3069 2 года назад
Ustaad Abdirashid kaso hadal dhacdooyin falal dambi baaris sidiii taxanihi feylka dambiga cml dhacdooyinka dil kaso hadal plz mahadsanid
@ImranKhan-bo8vu
@ImranKhan-bo8vu 2 года назад
Mhdsanid ustd abdirashid
@SAMBAD666
@SAMBAD666 2 года назад
Keep going pro quality
@ahmedibnoumedahmedibnoumed1000
@ahmedibnoumedahmedibnoumed1000 2 года назад
Thanks my teacher another level
@powerfulldua647
@powerfulldua647 2 года назад
Mawduucyadan soo celi siyaasada naga dhaaf
@Ali-yusuf95
@Ali-yusuf95 2 года назад
Asc sxb soo noqosho wacan 👍🏽
@mawliidismail148
@mawliidismail148 2 года назад
ustaad ka soo hadala dagaalkii ruushka iyo yugran
@nimconimco8304
@nimconimco8304 2 года назад
Noosoo badi Barmaamijyadaa alle ka hadlaya aqoontana Soo Galaya
@oraah1094
@oraah1094 2 года назад
M.a walaal
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 2 года назад
Koonka waaa lee yahay dhamaaad sidow u lahay bilow in aw war wareeego Allah ayaaa sheeegay Suuratu al Caadiyaaat ayaaa laga helaaa
@ismailmohamedadengumaaddii1838
@ismailmohamedadengumaaddii1838 2 года назад
Asc sxpkey macalin cabdirashiid ardaydaada ayn kamid ahay casharadii dambe qaar ayaa maqan
@husseinhassan1686
@husseinhassan1686 2 года назад
Asc Wll Cabdirashiid
2 года назад
Wcs
@axmecaliimacil8695
@axmecaliimacil8695 2 года назад
Akhii qalad ayad gashay Alle haku danbi dhaafo sababtoo ah san filayo kas madan udhihin waxad nabi Muxamed scw aya dhahay samada inaga aburnay inaga wasicneyna hadad rabtid dhagayso daqiiqda 9 ilaa 10 udhaxaysa
@calanside95
@calanside95 2 года назад
Waa saxan thy samada waa wax ilaah ogyahay
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 года назад
Xageed kadhacday Sherwood.
@thatistrue2065
@thatistrue2065 2 года назад
1 Secend ❤❤❤
@abdiraxmanmahamed498
@abdiraxmanmahamed498 2 года назад
Ustaad waamaxay dabeecad qeexitankeda waafahmila,ahay erygaas imbadan dhagehega kumaqlayee?.......
@mohamedbashiir7
@mohamedbashiir7 2 года назад
السلا عليكم
2 года назад
Wcs
@justtt.4nx_p7
@justtt.4nx_p7 2 года назад
Wᴄs
@mohamedbashiir7
@mohamedbashiir7 2 года назад
@ M.a wllkey iga weyn wax badn ka faa'iday wllhi
@anasismaelali4498
@anasismaelali4498 Год назад
Sobadi teacher
@adenhassen9119
@adenhassen9119 2 года назад
ustaaad noo soo badi arimaha cilmiga physics ga psychology waliba wll kasoo hadal philosophy ga
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 Год назад
Philosphoy wa history sxb wana falsafad
@engineerilkacas3950
@engineerilkacas3950 2 года назад
If there is anything I like about you is how you generate phrases over the other. Keep going
@y.m.a.kochin1200
@y.m.a.kochin1200 2 года назад
Bufiintaa mar uun bay qarxi. Malaha marka wa qiyamaha
@brownofficiell2888
@brownofficiell2888 2 года назад
Waan ku xiisnay Sxb
@caashacabdi1896
@caashacabdi1896 2 года назад
Ustaad Adiga ma iska dhumee sxb
@rashiidsaleban8019
@rashiidsaleban8019 2 года назад
Part 2
@aishaibraahim8168
@aishaibraahim8168 2 года назад
Even me first
@ibrahim-tj1st
@ibrahim-tj1st 2 года назад
Qofkuu siddee bu ku ogaan karaa inuu illahay jiiro?
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 2 года назад
Asc walaalkey abou bareh ayan lahadlaya ilaahay waa mid adiga aniga cirka dhulka & dhulka iyo waxa kudhex jiraba abuuray intaas haday kugu filnaani weydo culimada weydii qur aan kana aqri una baro macna ahaan macnaheyga markaas ayaad ogaani doontaa jiritaanka Alle inshaa Allaah ilaahay hana wada hanuuniyo
@iskahubi3264
@iskahubi3264 2 года назад
Ilaahey jiritaankiisa mala ogaan karo. Waa aaminaad uun aaminaadana sax iyo qalad way noqon kartaa. Ilaahey jiritaankiisa qof cadeyn kara ma jiro
@warsamesufur8670
@warsamesufur8670 2 года назад
@@iskahubi3264 ilahy jiritankisa ina ugaato hadad ubahan thy fiiri samada iyo qorax iyo dhulka makula thy iney iskod usameysmen maku thy neefta aad qadaneyso oo aadan ujeejin iney iyada iska sameysmatay makula thy araga aad wax ku arkeyso inuu iska sameysmay hadii intas aad wax ku xaqijisan weydo oo aad maskaxdada uga shaqeysin weydo hubaH maskaxdada sidi la rabay uma shaqeyneyso
@iskahubi3264
@iskahubi3264 2 года назад
@@warsamesufur8670 intaa soo tirisay oo dhan cadeyn uma ahan ilaah jiritaankiisa
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 2 года назад
Ilahay aayaaadkisa waxa ka mida cadceeda dayaxa habeeen iyo maalinta,wll ma ogtahay in indhahaaga aad wax ku daawanayso ayku jiraan in ka badan 100 xidid mid kastana uu qaabil sanyahay hawl gaar isagoon midna mid ku qaldamayn,ma ogtahay madaxaaga ay sido kale ku jiraan in ka badan kumanan xidid mid ka mida hadii aad waydo xaaladada caafimaad aan la hubin,midna mid kuma duubmayo ama jidkisa kama xidhayo(وفي انفسكم افلا تبصرون)
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 2 года назад
Markan yara ayan isweydin jiray cirka wax lagu gara majira o meshow ku eg Yahay lagu so arko dhulkana baltow hadan farasta 🐎iska wato halkow ku eg Yahay ma arki donaa insha allaah markan weynadan ogaday wax waliba ilahey inow kushaqo leyahay o asiga un awodas leyahay wana marki leyga shekeyey asxabi aya dhahay ilahey ina wajigada arka raba o nurki ilahey indhaha kariday🙄🤲🏼🤲🏼😢😢
@hudaabdirahman3144
@hudaabdirahman3144 2 года назад
Wllo azxabii mu hayn nabi muuse ayuu ahaa
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 2 года назад
@@hudaabdirahman3144 haa wan gartay wllo mahadsanid
@ahmedomar3264
@ahmedomar3264 2 года назад
bro ayaata waa laguwaye
@cawiyahadadweynaha
@cawiyahadadweynaha 2 года назад
9:49 nabi maxamed scw miyaa dhahay anaga ayaa waasicinay mise ilaaheey ayaa dhahay mafahmin meeshaan
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 2 года назад
Asc walalkey waxaan lahadlayaa qofka ay ugu qoran tahay Team Caawiyaha fadlan imaqal ilaahay wuxuu noosoo dajiyay kitaab ahna ilaahay hadalkiis waxaana faah faahiya u ah wixii aynu fahmi weyno rasuulkena muxamed scw waxaana layiraahdaa faah faahinta halka aynu kahelno xadiith qur'aankana waa hadalkii ilaahay marka inaad barato ayan kugu boorinaa ama kugula talinaya markaan jawaabtaada toos u abaaro ilaahay ayaa yiri qur'aankiisuuna kuyiri waa intaas wixii faah faahin dheeriya aad dooneyso culimo iga cilmi badan ayad heli kartaa inshaa Allaah ilaahay hana wada hanuuniyo walaal diinta baro martina hana noqon Asc
@wakaasports5255
@wakaasports5255 2 года назад
Ilaahay ayaa yidhi anaaga waasicinay lkn marka la eego dhinaca kale qolooyinka kiristanka iyo kuwa bilaa diinata ahiba waxay aamin sanyihiin inuu quranka yahay hadal nabi muxamad iska yidhi uun markaa su aashu waxa weeyi iaga dhinacooda iyagoo loo raacayo muxuu ugubaahna xiligaa inuu hadalka intaa leeg ama cilmiga sidaa uwayn usheego carabtii baadiyaha kunolayd iyada oo ay adkayd in la fahmo aayadan macneheeda
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 2 года назад
@@wakaasports5255 wll mahadsanid hadii suaashas jawaabteda waxay noqonaysa"ilaahay subaxanahu watacaala isagaa abuuray adoomihiisa uuna u aqoon badan yahay waxa ay samayn doonan iyo dhamaadkooda sida daraded waqtigan hada caalamku casri noqday arimahan ay noqden kuwo doodo badani ka taagan yihiin ayaa loogu talo galay in lagu muujiyo mucjisada quraanka karimmka ah maadaama oo dadki ilahay u sahlay technology ay ku ogaadeen arimahan,
@abdirisaqmohamedahmed9150
@abdirisaqmohamedahmed9150 2 года назад
Isaac*********
@داربر-ك9ث
@داربر-ك9ث 2 года назад
🥰🥰🥰❤️💯💯🤝
@zaadkamohamed9298
@zaadkamohamed9298 2 года назад
Ugu dampeYn!!!
@ibrahim-tj1st
@ibrahim-tj1st 2 года назад
Sxb ateizmka ka soo haadal
@Dreamy-M
@Dreamy-M 2 года назад
1:55 Albert Einstein 😄 Sawirkale ayaad awooday😅
@halyeeygeming2042
@halyeeygeming2042 2 года назад
🌏?????🤔🤔
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 2 года назад
Xitaa hadii aynu isla qaadano in aayadaasi sax tahay macnaheedu uu yahay inuu koonku waadacyo wali waxaa jira sualo philosophy ah oo diimaha oo dhan burin 1.allah maxay tahay sababta uu hal diin uga dhigay mida saxdaha maxaa lagu garan karaa diinta saxda ah 10k oo diimod ba adunka ka jira midwalba cadaamo science bay haystaa tusaale RU-vid waxad ku qorta science and bible confirmation waxaad kusoo baxaya intaas oo video oo caajiba tilmaamaya wax yaabo kitaabka bible ku jira misana science uu waa dhawayd ogaaday sidoo kale diimaha kalena waa lamid sida hindus waxbu mid waliba inay sax tahay bay sheeganyan murana uu san ku jirin aaminadooda kuwa kalena habow san yihiin 2.illahay muxuu qof waa hore dhintay 1400sano ka hor diin uu usoo dhiibay inaga waajib iigaga dhigaya asagoo aniga ila soo hadli karaayay isla maanta dunidan casriga ah waxa jira kuwo wali sheegta inay nabiyo yihiin xidhiidhna la leeyihiin ilaahay waxana rumaysan dad badan muxuu maxamed kuwa kaga duwan yahay 3.aayado quraxnka kamida iyo axaadis badani waxay toos uga hor imanyaan science.
@ifraaxcabda1361
@ifraaxcabda1361 2 года назад
Hadad taas qirty aanu nimadno su alahd wadatid 1 ilaahy Masoo dajin hal diin oo sax ah ee wxuu soo dajiyey afar kitaab( waa inta quranka lagu shegy sabuur , injiil, tawraad Iyo furqaan ama qurankenan) 2 ka dib markii mudadihii lagu soo dajiyey ay badaleen ayaa la soo dajiyey mid aan la badeli karin kuna xafidan laabaha mu'miniinta 3 ugu horayntii injiilk(Bible) waxa uu kasoo dagay xaga rabi isagana qaar kamid ah waala badelay marka iswaafaqintankan aad la shekaynaysa waa aayadihii alle kasoo degay 4 ma Kula tahy wax aad adigu sameysay in laga aqoon badanyhy si kooban jawabtu waa Maya!!Hadaba see ku tiri quraanka Ayaa scienceka khilaafsan??! Waxd u egathy qof marin habaabsan ALLE HAKU SOO HANUUNIYO WLO
@xoghayechannel9513
@xoghayechannel9513 2 года назад
Last comment 🤣
Далее
The Cosmic Scale
33:12
Просмотров 5 млн
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 2,6 млн
Where Is Everything In The Universe Going?
56:48
Просмотров 806 тыс.
Muxuu yahay sixirka yahuuddu aduunka ku haysato!
8:23
Are The First Stars Really Still Out There?
56:05
Просмотров 1,3 млн
AQOONTA CİRKA HALKA AY KA BİLAABATAY?
19:38
Просмотров 144 тыс.
FAHAMKA BİGBANG İYO TOWXİİDKA BURBURİNTA DOODAHA
10:46