Тёмный

Quranka Iyo Sayniska Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil 

Baraarug Media
Подписаться 265 тыс.
Просмотров 606 тыс.
50% 1

Kala Soco Muxaadarooyin iyo Duruus Cusub Channelkan Baraarug Media
/ baraarug2011
Sidoo kale ka Dhegeyso Quran,Tafsiir,Muxaadarooyin iyo Kutub www.baraarug.net

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 317   
@abdullahiumal5489
@abdullahiumal5489 4 года назад
2020 ayaan Halkan Usoo Doontay Muxaadaradan alle Ha xifdiyo Sheikheena ajar Alle hakasiiyo siduu Barista Diinteena ineegu hagarbaxo
@muslimo66cajab12
@muslimo66cajab12 3 года назад
00l
@mustafeqanjey6754
@mustafeqanjey6754 Год назад
2023 baan dib usoo raadiyey muxadaradaan runtii aad baan uga faaidey rabi ha xifdiyo sheikh mustafe waa roal modelkeyga labaad kan kowaaadna waa nabi maxamed N.N.K.H❤
@hachiimelmundaralo2726
@hachiimelmundaralo2726 7 лет назад
Waxaan hubaa hadii ninkaan la hor fariisiyo million kirishtaan ah in uu ka guuleysan doono kana fikir iyo caqli sareeyo 👍👍👍❤️ Shiikh aan ugu jeclahay mushaaq iqda somalia inkastoo aanan nebceen laakiin waa ii number 1 shiik MUSTAFA
@ruunali7746
@ruunali7746 7 лет назад
hachiim elmundaralo anaaa kula jecel allah dartiii ayaaan u jeclahay
@abdirahmanabdilahi4645
@abdirahmanabdilahi4645 7 лет назад
Hachiim Elmundaralo thats true pro
@naeem4091
@naeem4091 4 года назад
Me 2 daralle ujeclahay
@ismailofficial1831
@ismailofficial1831 2 года назад
,.adgpGJN qeasqqfqq4rgj3qerypt7,pta
@mschanalssi1411
@mschanalssi1411 2 года назад
Same as to you bro
@CxakiimClaahi-xv7by
@CxakiimClaahi-xv7by Год назад
6/8/2023/habeen isniin ah Muxaadaradan mudo markaan mooganaadaba waan sooraadiyaa ale ha inoo xafido alcalaama sh mustafa ismaaciil I am at sh nur eisa jijiga
@khaldirmuxumad8863
@khaldirmuxumad8863 8 лет назад
illaahaw cilmiga sheekh Mustafe oo kale ayaanku waydistay
@jamalkainamohamed4362
@jamalkainamohamed4362 7 лет назад
khaldir muxumad Aamiin wll alle haku siiyo
@nasriinqalbi4308
@nasriinqalbi4308 4 года назад
Alle hakusiiyo wllo qli
@ikraanladan8497
@ikraanladan8497 5 лет назад
Illaahoow caqliga iyo cilmigaba kaama qaado sheikh mustaf xaaji inaan kula kulmaan jclhy insha allah
@ayaanshanle9390
@ayaanshanle9390 5 лет назад
Nasiib badana qof shiikh mustafo kale ladhshy Allaah dartii baan dhamaatayo kuu jeclnhy ❤🙏
@ubahahmed6968
@ubahahmed6968 3 года назад
Masha Allah cilmi iga maqns. Aya iso kordhisay Allah janatul firdowsa ha ku gesho sh mustafe❤️
@adensiyad7828
@adensiyad7828 6 лет назад
Masha Allah shiiqena Sheq mustafa wan kujeclahay ale ha igadhigo adigookale amiin
@nawalmohamed5539
@nawalmohamed5539 6 лет назад
Ilahay dartiis ku jclhay sheikh mustafa alaha ku xifdiyo ❤️ cimrigaaga alaha dheereyo cafimad iyo cibado suban na alaha hku siiyo
@muminaogle465
@muminaogle465 5 лет назад
X . xxcffe
@Mfvip
@Mfvip 4 года назад
@@muminaogle465 allaa.akbar
@monalisalisa7796
@monalisalisa7796 4 года назад
@@muminaogle465 ⁹8ygģuyycv8uģu7ggggggggggggggggggggyggggycycgycycgycycycgycycycygu8uhhvvh uyyg88uvgcccggggcccg yc7þ7 g yģgyucu8cy gggffyyyf uf8uyy 7fggfffff77ffcgfffyfff 7fffgfffgfffg of ffffgfffff fffffgfffgfg7777777777ff7f
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 лет назад
Hadanan sheekh mustafe dhagysan malintiba dhowr jeer waxba iga maqan jazakallah fi janah
@kaareburburiye
@kaareburburiye 4 года назад
Qalbigaaga qoyan wll maansha alaah
@mohameddeeq1136
@mohameddeeq1136 4 года назад
@@kaareburburiye y
@mohameddeeq1136
@mohameddeeq1136 4 года назад
yyy
@mohameddeeq1136
@mohameddeeq1136 4 года назад
yy
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 лет назад
Waa 12 sano ka hor Masha allah ilaahay cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo.
@awalecas2158
@awalecas2158 7 лет назад
alle ha barakeyo culimada muslinka ah oo dhan sheekh mustafe alle darti ban u jecelahy hadi ad aragtan qof dadku jecelyihiin micneheeda waxa weeye alle jecel alle ha daayo sheekha oo alle danbigisa ha dhafo
@cmmarooble8813
@cmmarooble8813 6 лет назад
Dad mominiinta ahi
@zeynabhassan4745
@zeynabhassan4745 6 лет назад
Awale Cas mk By
@liibanmuxamedcali3555
@liibanmuxamedcali3555 6 лет назад
ASC jazaakallaah
@ceydiidxasan9108
@ceydiidxasan9108 7 лет назад
Masha alllah waa muxaadro aad u qiimo badan shiiqana alllah inuu desto cimilkisana allah nagu anfaco
@balqiisaabdullaahi1704
@balqiisaabdullaahi1704 5 лет назад
ilaahayow sheq mustafa cilmigiisa ibar masha alaah sheq mustafa cimrigada alaah dhereyo
@Maahir2549
@Maahir2549 Месяц назад
Aammiin... after 5years mhaysaa cilmigaan oo kle
@mohammedabdillahi7370
@mohammedabdillahi7370 6 лет назад
masha allaah sheikh mustafa xaaji ajar aan dhamaan rabi ha kaa siiyo qeyrka aad fidineyso
@magool8581
@magool8581 4 года назад
Markaan yaraa sheikh mustafe sheekhcaadiya uma aqoon wayo waxan aaminsanaa qofkii sayniska sooqaadaa inuu yahy nusqaan Ilaa uu kanoqday sheeqa kaliya ee markaan dhagysto sense ii sameeya Oo alle igaga badbaadiyay gaalo iyo dhagartooda Alle cimrigaaga hadheereeyo💖🙏
@AdoonIlaahay
@AdoonIlaahay Год назад
Ilaahay haku xifdiyo gaalada cilmiga kuyar mid sceince iyo mid aakhiro ilaahay waa isiiyey like drzadr naik i.a inaa noqodo raba
@ayanlehkhaireh2845
@ayanlehkhaireh2845 7 лет назад
ilahay danbigiis ha dhaafo sh. mustafa x.ismail harun allow ku dhowr
@maxamedsalaad5936
@maxamedsalaad5936 7 лет назад
ilahayahoo khayrbadan sii Muslimiinta Dhamaan Allow Aamin
@miskiinkiiallebaabuu7048
@miskiinkiiallebaabuu7048 4 года назад
Maansha allaah shesh jasaka allaah khayr sheekh Mustafe xaJi Haarun alle ha ka jasasiiyo sheeskh ,?
@miskiinkiiallebaabuu7048
@miskiinkiiallebaabuu7048 4 года назад
Maansha allaah
@abdiosmanahmed8623
@abdiosmanahmed8623 6 лет назад
masha Allah Sh: Mustafa Ilahay Haku Xafido (Jazaka Lllah)
@ayaanleabshirayaanle6409
@ayaanleabshirayaanle6409 5 лет назад
Allah ha ku xafido Sheekhunaa quluubtayda ayaa Toos ula hadshaa
@hipoahmed8379
@hipoahmed8379 3 года назад
Sheeq mustafe masha Allaah Baraka ALLAAH
@khadirdahir7730
@khadirdahir7730 6 лет назад
maashaa alaah sheekh mustafe waxan kuu rajaynayaa if iyo aakhiroba
@kafiyaaxmed8935
@kafiyaaxmed8935 5 лет назад
ALLE HAKU XAFIDO SHIIKH MUSTAFE ALLE CAQLIGA IYO CIMRIGABA HAKUU BARAKEEYO
@zhavicimohmett6558
@zhavicimohmett6558 4 года назад
Riwj
@abdirizakdaud446
@abdirizakdaud446 6 лет назад
Ma sha Allah..so powerful, knowlegable, profitable lecture..sheikh Allah hakuxifdiyo..i really like u for the sake of Allah
@qisasalhidaya9050
@qisasalhidaya9050 2 года назад
C B. B.C .b . V . 0 please lL lLlllllllll lLllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllll B
@Mohamedahmadleabdi109
@Mohamedahmadleabdi109 7 месяцев назад
Macalinkaygii allah ha ku barakeeyo.
@mascudsuperboyofficial9376
@mascudsuperboyofficial9376 4 года назад
Mansha Allah. Sheekh mustafe 13 sano ayaa kasoo wareegtay, Alle haku xafido anagana Hanagu Anfaco cilmiga. Alle janada Haynagu Kulansiiyo😘
@amaalsalah1621
@amaalsalah1621 9 лет назад
MAAN-ALLAH SHEEGO MUSTAFE ILLAAHAY RSW HAKU NAXARIISTO ADUUN IYO AAQRIBA
@0oo7ii1marianmohamed5
@0oo7ii1marianmohamed5 7 лет назад
Amaal Salah @ 2GLOBEs @ ya4tBsp B
@abdirahmanjirdech4200
@abdirahmanjirdech4200 8 лет назад
Sheekh mustafe Janno ayaan kuugu duceeyay
@sacdiyocisman5265
@sacdiyocisman5265 6 лет назад
masha Allah Allah qery Ku siiyo sheikh musfta meel qasto oo joogto
@axlaanjamac8141
@axlaanjamac8141 7 лет назад
manshallah sh. ilahay aqoonta aad baratay haa ku siyadiyo anigana ilahay hay baro aqoontada oo kale
@MohamedDouksieh-n1e
@MohamedDouksieh-n1e 9 месяцев назад
Ale habarakeeyo shekh mustafe aamiin
@axmedgambool9856
@axmedgambool9856 5 лет назад
Mnsha alh shikh Mustafa xaji ismaciil haruun mnsha alh
@kawsarcali2377
@kawsarcali2377 5 лет назад
Mansha Allah Alle cimriga , cilmiga iyo risiqaba haku barakeyo sheekh mustafe x.ismaaciil
@MoHameDAshraF-cs1ow
@MoHameDAshraF-cs1ow 7 лет назад
sh. AllaH DarTiis ayaaN Ku jeclaHaY allaHa naGu wada kulmiYo JannaDa insha allaH
@yunisabdullahi5176
@yunisabdullahi5176 6 лет назад
Jasakal allah zeynab
@Ayub_kaarlo
@Ayub_kaarlo 5 лет назад
Amiin
@caydaruusdaacad1132
@caydaruusdaacad1132 4 года назад
Aamiin aniguba
@ijmaanhamze3871
@ijmaanhamze3871 6 лет назад
Mazha AllaH zhekh muztafe haji izmael haruun naartu hakaa xizhooto wll dar illahay ban u jeclahay adigiyo muxadarooyin kaagaba
@maxamuudceerigaabo4646
@maxamuudceerigaabo4646 5 лет назад
Ilaahay ha ku xifdiyo sh.mustafe x.isma.il haruun
@abduwelidalel9054
@abduwelidalel9054 8 лет назад
جزاك الله خيرا maasha sh.mustafe x. ismacil
@hafsadaauud2865
@hafsadaauud2865 6 лет назад
Abduweli mohmed man sha allhy ilahay cimirgia haw dheereyo aqoontana if akhriba hanugu aan faco
@hagardiidgeneral.knowledge5114
mansha allah allaha ku barakeyo shekh mustafa
@mohamedallahi3756
@mohamedallahi3756 8 лет назад
MASHAA ALAAH ILAAH HAKU XAFIDO SHIIQ MUTAFA
@badritimojilic7867
@badritimojilic7867 9 лет назад
jazaa kallaah sheekh mustafa x.ismail alle cilmiga ha ku siyadiyo
@Daakircabdi-pt7xh
@Daakircabdi-pt7xh 8 месяцев назад
Ilahay caqliga iyo cilmigaba ha inoo siyaadio mnzha alah sheikh mustafe
@zakariamusa29
@zakariamusa29 7 лет назад
Mansha allah Alle ha daayo sheikh mustafe I like him. Jasakallah.
@maxamedgaballaax3127
@maxamedgaballaax3127 6 лет назад
mnslh shiikhene ilahay haxifdiyo
@hamsemahamed790
@hamsemahamed790 5 лет назад
Sheekh rabi cimrigiyo caqligaba alle haku daayo rabi janadiisa hakugudeeqo aniyo adigaba
@drsakirhana2814
@drsakirhana2814 8 лет назад
sheekh mustafe alle hakuxafido
@apdimaalikapdiqani8620
@apdimaalikapdiqani8620 Год назад
Waaa 16 sano kohor weeye sheikh alle ha xafido❤❤
@Ayub_kaarlo
@Ayub_kaarlo 5 лет назад
ILaHeY cimriGa hkuu barakeYo muzTaFe
@samatermaxamed5841
@samatermaxamed5841 3 года назад
Malahelikaha toban qof oo sheekh mustafe oo kaleah Allah haku xafido
@dromaro.samater2862
@dromaro.samater2862 3 года назад
Ahlul cilmi sh mustafe x ismaaciil illhay ha ku xafidoh
@maxamedwarsame5886
@maxamedwarsame5886 8 лет назад
shiikh mustafe ismaciil haruun jasakalahu khyr
@Ibrano090
@Ibrano090 8 месяцев назад
7/2/2024 ayaan daawaday sheikh mustafe allah xafido
@mowlidceero6078
@mowlidceero6078 5 лет назад
Maasha allaH alle miisanka xasanaadka Hakuugu daro Sheekh mustafe
@amalmohamed7073
@amalmohamed7073 4 года назад
M.a shiikh mustafe ilhow nooxafid
@MohamedAbdi-iq6ju
@MohamedAbdi-iq6ju 6 лет назад
Masha allah sheeq illahay hakubarakeyo
@rabiicmohamed1211
@rabiicmohamed1211 6 лет назад
Alaha kaa jasaa isiiyo aamin aamin aamin
@mustafemaxamaed1829
@mustafemaxamaed1829 5 лет назад
Mnsha Allah Alle cilmiga Hanagu Anfac Sh Alle Jantul Fardwosa Hageeyo
@husseinadan4905
@husseinadan4905 4 года назад
Pin in UFC co comb bvb
@xubbixarago4410
@xubbixarago4410 5 лет назад
Masha Allah tabarakallah sh. Mustafe xaji ismacil.
@ahmedmohamoud391
@ahmedmohamoud391 9 лет назад
I LaHaye cimri Dheere iyo cafimad
@geel-qaadyusuf7235
@geel-qaadyusuf7235 5 лет назад
Walaal janno ugu ducee
@abdullahimohameddaqni5158
@abdullahimohameddaqni5158 4 года назад
ما شاأالله شيخ مصطفي حاج اسماعيل
@zeynabomar1703
@zeynabomar1703 4 года назад
hore u soco shekh mustafa kun qof adaa ka cilmi bdn wlhi m.a
@somalicade9265
@somalicade9265 4 года назад
Sheekh mustafe alah haku barakeyo cimiga alh ku baray si fcn ayad nogu fa.idaysay alah jasa.imariyo aniguna waxan ku hamiyaa inan sidado kale noqdo insha allh
@ridwanfarah3262
@ridwanfarah3262 3 года назад
Alle ha ku barakeeyo sheekh . Ma tihid sheekh keli ah ee waxaad tahay macalin umadeed.
@ayaanalikawali5022
@ayaanalikawali5022 8 лет назад
ماشاء الله تبارك الله شيخ مصطفى الله يحفظك
@shuukrihilowle1678
@shuukrihilowle1678 8 лет назад
allah kudhowro sh/mustafe xaaji ismaciil haruun
@happyboy-vf1nf
@happyboy-vf1nf 9 лет назад
masha allah ilahow culimada ino xafid inagana towfiqda ina wafaji
@luulsaid3270
@luulsaid3270 5 лет назад
Mansha rabi hakuxafido shiikh
@مصطفيالصومالي-ب2ب
@مصطفيالصومالي-ب2ب 3 года назад
Mashaa allah
@abdijabarhassanabdulahi6365
@abdijabarhassanabdulahi6365 3 месяца назад
Iso celi like isaar
@richardadamwais9734
@richardadamwais9734 7 лет назад
from djibouti that was interesting lecture thanks may allah bless you
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 9 месяцев назад
Sheekh mustafe ❤
@raaniyamohamoudali3201
@raaniyamohamoudali3201 3 года назад
4/5/2020 Baan dhegaystay iLaahay Haku xifdiyo sheekh mustafe
@hanaahmed4164
@hanaahmed4164 8 лет назад
الحمدلله على نعمةالاسلام😊😊😊
@anwarahmed6147
@anwarahmed6147 7 лет назад
maan sha allaah sh.mustafe x.Ismail jasaa akallaahu khyr
@aanooyxussen7401
@aanooyxussen7401 8 лет назад
maasha allaah jizaa kumu laahu kheeyran
@calicamir2021
@calicamir2021 4 года назад
Ik houd van je sheikh
@moogeoffical4065
@moogeoffical4065 4 года назад
Quraanka saxsan
@dawanprint650
@dawanprint650 4 года назад
Allah (sw) sheekh ha barakeeyo, wax badan ayaad ummadda u faa'iidaysa, xaqana u tustaa
@xaraaf1144
@xaraaf1144 4 года назад
Allaha ku xifdiyo sheikh mustafa
@cabdulahiaxmed5882
@cabdulahiaxmed5882 4 года назад
ilaahay haku xifdiyo sheeq mustafa xaaji
@xasanxaabul1194
@xasanxaabul1194 7 лет назад
Waxaa u diiday jihaadk, Alahu Akbar, wax u caayay. Sh. Ahmed Godane ilaahay ha unaxriisto.
@mustafemaxamaed1829
@mustafemaxamaed1829 5 лет назад
Mnsha Allaah sh mustafe
@naasirxuseen7764
@naasirxuseen7764 2 года назад
2022 ayaan halkan usoo raadsaday cilmigan allah ha xiftiyo sheekha
@AhmedMohamed-yn7pq
@AhmedMohamed-yn7pq 6 лет назад
Sheikh mustafe xaji ismacil allh yaxfiduk
@balqiisaabdullaahi1704
@balqiisaabdullaahi1704 5 лет назад
masha alaah sheq mustafa alaah ku saidiyo cilmiga alaah ku xafido
@rafcatrac7853
@rafcatrac7853 8 лет назад
بسم الله الرحمن الرحيم :waxaan dhalliyada somaliyeed u sheegi lahaa iney ka dhaxlaan aqoonta sh mustafaحفظه الله si ay berri jiilka dambe u bari lahaayeen, yey dhicin sida sheikh Ahmed diidaan waa sh hindi ah oo koonfur africa ku dhashey aqoona uleh diimaha kale ,oo uu dhaxley nin keliyah Zakir n ;waa sheikh Bangladesh ah oo sifiican aqoon u leh diimaha kale, nagana dhicin kara kufaarta marka ay ka murmaan diinteenna , walaalayaal waxbarashada diinta inlakala dhaxlo ayey ku wannaag santahey ee ka dhaxla sh mustafa.wasalaamu caleykum.
@abdifatahmohamud8630
@abdifatahmohamud8630 7 лет назад
sh zakir naik waa hindi ma'ahn bangaladesh. walal
@abdifatahmohamud8630
@abdifatahmohamud8630 7 лет назад
fariintada waa fariin muhiim ah oo wanaagsan
@sofiaabdalla2402
@sofiaabdalla2402 7 лет назад
abdi fatah mohamud Q
@abdirahmanabdirahman-st8tn
@abdirahmanabdirahman-st8tn 6 лет назад
Masha Allah
@rahmamohomed
@rahmamohomed Год назад
Masha Allha tabaaraka laha ❤️🤍
@hakimaosman9729
@hakimaosman9729 9 лет назад
maasha allah sheekh jisaaka llaah
@naimaismail80
@naimaismail80 7 лет назад
mansha Allah jaskumulah kheyr sheek
@axmedabshiryuusuf4601
@axmedabshiryuusuf4601 5 лет назад
Sheekh ILAHAY CIMLIGA haguu barageeyo
@qasimgedi5440
@qasimgedi5440 8 лет назад
Mashaa allaah ilaahay ha kula jiro
@foosabukar2288
@foosabukar2288 3 года назад
Allakakawen Allaa dhaxeeyo
@mohablack6013
@mohablack6013 4 года назад
Wlhi blhi tlhi ano dhageysanin maseexdo alle haku xafido sheik mustafa
@BlueberryAkari722
@BlueberryAkari722 8 лет назад
ilaahay hakuunaxariisto akharo iyo aduunb janadanakugee
@realgoal4738
@realgoal4738 8 лет назад
alla yaxfadka sheekhunaa
@badritimojilic7867
@badritimojilic7867 8 лет назад
Adunyada Khyr akhirona janno
@khadarahmed3177
@khadarahmed3177 8 лет назад
wllo sheekh mustafe haruun waxan ka codsanyaa inaad soo kalisoo talooyiin diin aha oo ku baxa luqadaha kale
@numcoismacil987
@numcoismacil987 4 года назад
Asc wllo sheekh mustafe xaaji ismaciil dar aLe ayaan ku jeclay walaahi
@mohameddeeq8618
@mohameddeeq8618 6 месяцев назад
Daawada yaasha 2024❤
@ummixabibti65
@ummixabibti65 9 лет назад
masha,Allaah ilahay ajar iyo xasaanad hakasiiyo sheikh mustafa Alle hanoo daayo
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 года назад
Mansha allah
@osmangulled6148
@osmangulled6148 8 лет назад
qisada meel macaan ayeey iiga go day waan ka xuma hay runtii weey fiicnaan laheed hadii aad noosoo dhameeystiri kartaaaan in aad noo soo dhameeystirtaan waad na mahadsantihiin
@kaltoumwaiss2763
@kaltoumwaiss2763 5 лет назад
Jizakallah kheyr sheikh mustafa amiin
@osmanabdullah6593
@osmanabdullah6593 9 лет назад
Alaahu akbar arraxmaan arraxiim
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 8 лет назад
shasaakumu Laahi khayr sheikh ale.haa ku xafiido
@0oo7ii1marianmohamed5
@0oo7ii1marianmohamed5 7 лет назад
Cabdirizak Ibnu Seeraar n #
@albaani550cade4
@albaani550cade4 7 лет назад
masha allaah allaha kudaayo Shiikh
Далее
У КОТЕНКА ПРОБЛЕМА?#cat
00:18
Просмотров 1 млн
Living life on the edge 😳 #wrc
00:17
Просмотров 5 млн
У КОТЕНКА ПРОБЛЕМА?#cat
00:18
Просмотров 1 млн