Тёмный

Quruxda ay leedahay markaad maraakiibta dalxiiska raacdo 

Hereri Media
Подписаться 273 тыс.
Просмотров 66 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 220   
@abdullahiabdinasir6943
Inbadanbay dad ajaanib ah oo luqada kale kuhadlaya oo cruise ship kusafraya iiga sheekeeyeene, maanta dadkaygi baa iiga sheekaynaya.
@Ilyaasabdirahman
Masha Allah waa duni kalaa tagtaay cabdisalan hereri guuleyso markastaa iyo meel kastaa qof aan laa socdo waxan oraan karaa waxa tahay qofkii koobad aad baan ku ixtiirama ruuntii 🥰🥰🥰🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@abdihakimali4429
Waaw waxani dalxiis waa dhaafay... alla muxuu gaal buuryaqab ihi meesha joogaa. cabdisalaanow slaada hailoobine wllo aduunyadu naf malehee
@bashiirjeeni5358
Runtii cabdisalaan hereri wuxuu bulshada somaliyeed ugu jiraa kaalin qaali ah. Waayo wuxuu ina tusayaa caalamka kalle iyo sida loogu noolyahay taas oo inoo ah tusaale aynu ka qaadan karro dunida oo aynu kaga dayan karrno wixii wanaagsan oo dhan iyo horumarka. Mahadsanid wariye.
@EngYounis
Rabbi ummada soomaliyeed Farxad iyo Nolol wnagsan Hasiiyo, Umad bdan oo islaama aya dhinatysan ale haka saaro dhibta.
@MubarikHaybe555
Abdisalaan herari Dunidan Waad Ku xayaaday Camii enjoy your time
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
Fort lewderdale Specaley cler watter street.ayaan katirsanaa, 3500 kii qaadaayey baan, saraa 18bilood 1993. A salaanow.. crossier, ama Bakebot. Ayaad hda
@yaasinroble3481
It is they who are ˹truly˺ guided by their Lord, and it is they who will be successful.
@aanabibrahim5753
Lkn cabdi salan halakaan waxaa ey ku quruxbadned in ey kula socoto xaaskada waad ku mahad santahay sidA noo dalxiisiisay❤❤❤🎉😊
@yaasinroble3481
أُو۟لَـٰٓئِكَ عَلَىٰ هُدًۭى مِّن رَّبِّهِمْ ۖ وَأُو۟لَـٰٓئِكَ هُمُ ٱلْمُفْلِحُونَ ٥
@mahamedabdi2022
Waw dalxiiskii ugu cajiibsanaa ustaad hereri safar wacan
@Sharma-washington
Mnsha allh Warye Abdisalaan hareeri runti kaalin lixiaad leh baa ugu jirta dadkeena guulyiso
@ahmedjamac8303
قل أذالك خير أم جنة الخلد التي و عد المتقون . 😢
@cabdicaydiid3320
Waa dad iyo dal horu maray
@africaismyhome723
Mashalah cajiiib Saxafi cabdisalan hereri waankula socon doonaa safar raaxo leh
@suldaanapdullahi671
Isoo duceeya walalayaal waa xanuunsanahee❤❤❤😢😢
@MoohaFaarax
Masha Allah mahadsanid Wariye sare abdisalaam hareeri ❤❤❤❤❤
@abdirashid4016
Maxaad umalayn janada qofka ilaahay galiyo
@Som-Hanoolaato
Mahadsanidiin, Mr Hereri & Mr Liibaan
@sayidhabiib478
Mahadsanid adeer cabdi salaan herari duni kale ayaad nagaysay❤
Далее
СЛУЧАЙ В ЧЕРНОБЫЛЕ😰#shorts
00:19
Просмотров 331 тыс.
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
00:58
Просмотров 4,5 млн
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Booqashadaydii dhufaysyada hubka halista ah ee Norway.
14:53