Тёмный

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay madasha badbaadinta Carruurta Soomaaliyeed 

VTV Somali
Подписаться 35 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Magaalada Boosaso ee gobolka Bari waxay ka mid tahay magaalooyinka kulaala xeebaha Badda Cas ee Soomaaliya. Sannad walbaa xilliga xagaaga oo aan hadda ku guda jirno waxay magaalada iyo hareeraheedaba la dersaan kuleel aad u daran.
Soomaalida qaar ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa walaac ka muujiyay is rasaaseyn uu qof ku dhintay oo Talaadadii ka dhacday Fallstaff oo ay deggen yihiin Soomaali abdan.
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Jimcihii sheegay in uu damacsanyahay in uu kaga adkaado doorashada madaxtinimo ee bisha November ee soo socota murashaxa xisbiga Jamhuuriga, Madaxweynihii hore Donald Trump.

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 4   
Далее
Моя Бывшая - Зомби Вернулась!
24:45
Куда пропали ЗДРАЙВЕРЫ?
11:38
Просмотров 576 тыс.
Моя Бывшая - Зомби Вернулась!
24:45